General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Garoowe:Madaxweynaha Puntland oo kulamo muhiim ah uga socdaan dalka Ethiopia..(War-Saxaafeed). 6. september 2010 Garoowe:(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa weli kusugan magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Ethiopia oo uu todobaadkii tagay u dhoofay,waxaana uu halkaas kawadaa kulamo kaladuwan,isagoo maantana booqday Dhaawacyada Askartii dhawaan ku dhaawacantay Dagaalka Galgala oo dalka Ethiopia lagu dabiibayo. Hadaba Madaxtooyada dawlada Puntland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay Safarka Madaxweynaha iyadoo soo saartay Warsaxafaadeed,waxaana uu Warsaxaafadeedkaasi u qornaa sedan:- Warsaxaafadeed Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) oo booqasho ku jooga Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa maalintii afaraad halkaasi uga socdaan kulamo muhiim ah. Madaxweynaha iyo Wafdi ka tirsan Xukuumadda Puntland ayaa kulamo la yeeshay qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Dowladda deriska ee Ethiopia iyo weliba sarakiil ka socota Ururka European Union (EU) oo fadhigoodu yahay Magaalada Addis Ababa. Mas’uuliyiinta Dowladda Ethiopia oo uu horkacayo Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibada Dr. Takeda Alemu ayaa kulan la qaatay Madaxwenaha Puntland iyadoo laga wada hadlay arrimaha guud ee amaanka dalka Somalia iyo arrimaha u gaarka ah Dowladaha Ethiopia iyo Puntland, gaar ahaan dhinaca amaanka iyo ganacsiga. Dhowaan ayaa la bilaabay diyaarad si toos ah uga dhexshaqaysa Addis Ababa iyo Garowe iyadoo talabadaasi ay ka mid tahay xoojinta xiriirka labada Dowladadood. Sidoo kale, Wafdiga Puntland ayaa kulamo la yeeshay Sarakiisha EU-da u joogta Magaalada Addis Ababa oo uu horkacayay Ambassador Koen Vervaeke oo ku magaacaban Wakiilka gaarka ah ee EU-da ahna Madaxa EU Commission u jooga Ururka African Union oo xaruntiisu tahay Addis Ababa. Amb. Vervaeke waxaa kulankaasi ku wehliyay Sarakiil kale oo ka socota EU-da oo ay ka mid ahaayeen sarakiil u qaabilsan arrimaha Siyaasadda iyo Militariga. Kulamadaasi ayaa dhamaantood waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka Dowladda Puntland iyo Ururka EU-da oo arrimaha Somalia ku howlan, gaar ahaan dhinaca Nabadaynta iyo Hor’umarka iyadoo la filaayo in EU-da ay mashaariic kala duwan ka bilawdo Gobollada Puntland oo ah goobaha ugu nabdoon dalka Somalia. Dhanka kale, Madaxweyne C/raxman Farole ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Askar ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland oo daaweyn loo geeyey isbitaal ku yaala Magaalada Addis Ababa. Madaxweynaha Puntland ayaa amaanay geesinimada Askartaan isagoo ugu duceeyey inuu ILAAHAY caafimaad siiyo, wuxuuna u balanqaaday abaalmarino dhan kasta ah. Madaxweyne C/raxman Farole wuxuu mahadcelin balaaran u jeediyay dhaqaatiirta Isbitaalkaas oo ku howlan daaweynta dhaawaca Ciidamada Darawiishta oo dagaalo adag la galay kana adkaaday kooxda Al Shabaab oo dhuumaalaysiga ku joogta Buuraleyda Galgala iyadoo firxad kooxdaasi Argagaxisada ah ka tirsan ay Ciidamada Darawiishta weli **** joogaan. Askarta Daraawiishta dhawaaca ah ayaa si weyn ugu mahadceliyay Madaxweynaha booqashadiisa iyagoo amaanay qaabka ay Dowladda Puntland isaga xilsaartay xanaanaynta iyo ka warqabida Ciidamada Dowladda oo amaanka Puntland ka shaqeeya maalin iyo habeenba. Madaxtooyada Puntland
  2. ^^^No one insulted him, he is on a quest to get himself banned and cries out when his weak attempts at propganda is called into question.
  3. "Xuseen Gurxan Geedi is the elder who represents Galgala, and he did not mention any uprooting, looting or burning of farms, there was a man who claimed he lost his mobile, and a girl who said she lost 300 shillings and both were refunded their claims"
  4. Garad Cali Ciid’s in-depth interview covering a range of important issue; • The clashes, and even what a place Galgala is • Who is Attam [no leader of the people] • No uprooting of people, no torching of farms • Dispelling the myth of a clan under attack • Unity of Puntland and the Issims of Makhir in particular • His role in the Majeyahan clashes and how he helped handled it. • He touches on the silly role of websites, and their role on confusing the public • No Issim has spoken out against the operation, one should not take some wannabe speakers of Issims Listen to this Audio and the voice of the powerful traditional chief of Puntland.
  5. Waraysi Dagaalada Galgala iyo guud ahaan Soomaaliya 4. september 2010 Garaad C/llahi Cali Ciid - Dagaalkii Galgala, kuwa Muqdisho, mahadhooyinka dagaallada, is-bedallada bulsheed & aayaha Somaliya ... audio
  6. There goes Xudeedi again bereft of any facts and getting upset as usual. Adeer I won’t insult your person, because you are not worthy of me stooping so low in this holly month. Lets again stick worth the facts, no doubt you have lost much hair over the past month as you realized the truth. The fact is any clash between armed men produces injuries, deaths and so on, but to describe the Galgala clashes as a major war is wrong. It’s your usual custom to exaggerate and lie about basic clashes we have heard about your myth making regarding the clashes of Majeyahan which you described as the mother of all battles, was a minor clash. You need to calm down, for your sake and stop making stories up which you end up believing. Again there is no such thing as Makhir admin there is only the Puntland state government which runs the affairs of these lands with the consent of the people of Puntland. Dividing these common folk, creating myths with this evil intention will not be tolerated and you and your little outlets are a fringe, a radical desperate fringe that will be called out. Also the clan you claim to speak of have elders, political leaders, military commanders and Mickey Mouse Attam does not speak for them let alone his mouth piece.
  7. No one insulted this individual or initiate any personal attacks on his person the forum is open to anyone. The attacks had been only on Attam and the happless little websites that support him, if that's pesonal then so be it. Also 700 families are not equal to 25000 persons, again they mix up figures actually make up figures to try and create hatred between whole clans. Like how relaible sources are telling them that only wounded members of a certain clan wounded are being treated in Djibouti and Addis while others are not. It's crazy stuff, nonsense news.
  8. ^^^ To be honest I am more interested in the reactions of some people so far. The Somali's don't need a piece of paper but to get rid f the armed groups notably Al Shabaab.
  9. The President was clear on this issue.
  10. ^^^Nicely put, it's been more than a month and half and this big war has only been waged online by a few desperate websites in support of a defeated and near toothless Al Shabaab agent Attam. Yet Puntland stands, united together and stronger. Inshallah it will continue to do so, regardless of the desperate envy of others. Oh and Makhir is a race now and not the monikar of a certain sub clan.
  11. This is the end of Sharif Ahmed and his group. The rest is history. Not sure why he is opposing somethingthis late, when he had all the time in the world.
  12. http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Madaxweynaha_PL_oo_booqdey_askar_dhaawac_ah.s html
  13. Madaxweynaha Puntland oo booqdey askar dhaawac ah 5 Sep 5, 2010 - 6:51:41 AM Madaxwaynaha Puntland Md. Cabdiraxman Maxamed Maxamud oo booqasho ku jooga wadanka Ethiopia magaaladiisa Addis Ababa ayaa maanta 5.09.2010 ku booqday isbitaalka ay ku jiraan qaar ka tirsan ciidanka daraawiishta Puntland ee dhawaan ku dhaawacmey dagaal lagaga saaray deegaanka Galgala maleeshiyada Al- Shabaab kuwaasoo hogaamiyo Maxamed Siciid Atam. Ciidamadan oo in mudo ah ku sugnaa magaalada Addis Ababa ayaa xaaladooda caafimaad iyo tooda nololeedba ay aad u wanaagsanayd. Madaxwaynaha ayaa intuu booqanayay ciidanka dhaawaca ah mid mid u gacan qaaday una duceeyay, waxuuna uga tacsiyeeyay ragii asxaabtooda ahaa ee ku nafyayay goobtii dagaalka. Waxa kaloo uu sheegay in la abaal-marin doona ayna taariikhda dalka baal dahab ah ka galidonaan dhamaantood. Askartan dhaawaca ah oo niyadoodu ay aad u wanaagsanayd ayaa si wayn ugu farxay booqashada madaxwyanaha oo lama filaan ku noqotay, waxayna ugu warbixiyeen xaaladooda caafimaad iyo dhaqaale iyagoo weliba uga mahadceliyay madaxwaynaha dadaalka uu u galay in caafimaadkooda iyo sida uu uga fakarayo xaaladooda. Siciid Gureye oo ka mid ahaa askarta dhaawaca ah ayaa isagoo madaxwaynaha la hadlaya waxa uu yiri "....madaxwayne khayr ALLAHA ku siiyo..waxaan ciidanka ahaa in ka badan 40 sano, intii ay Puntland jirtayna askari baan ahaa weli ma arag sida ciidanka hadda loo xanaanaynayo oo looga fakarayo....". Booqashada Madaxwaynaha oo qaadatay ugu yaraan laba saacadood ayaa waxa uu ugu dambayntii u mahadceliyay dawladda Ethiopia iyo dhakhaatiirta ka shaqaysa Isbitaalka guud ee Addis, kaalintii ay ka qaateen ogolaanshaha iyo la tacaalidda ciidankaas. Dowladda Puntland ayaa dhaawacyada halista ah ee ciidamada Daraawiishta u qaadeysay intii ay socdeen dagaalka Galgala wadanka Ethiopia iyo Jabuuti. Dowlada Jabuti iyo Ethiopia aya balan qaadey in dhawacyada ciidamada Darawiishta ku daaweyn doonaan wadamadooda. GAROWE ONLINE
  14. Yeah they don't know their heads from the ****. Remember how 25,000 civilians uprooted became 700. Now the "SSDF" clans who were not there, are treating their own in Addis and no one else according to the same reliable source. Faroole is looking good thus far, while Attam Diaspora supporters hapless oppsition are bussy setting up fake Admins in cloud nine. Makhir admin, that only exisits in the mind of Galgalanews and Dhahar.com
  15. Xudeedi as usual gets upset at the truth, Adeer there is no such thing as a Makhir admin it's a figment of your imagination. As for your clan living in villages here and there, so what they make up no more than other population who reside that in that region. Thus again stop making up stories and believing in silly hype that you help parrot. I support a real state called Puntladn you support a figment of your imagination which no one cares for. It was only few yeas back that you was pushing for Makhir admin and telling us it was the best thing since sliced bread, but to no avail, the people chose Puntland and supported Gen IlkaJiir. They an their Garads are part of the state, yet you are running where trying to divide Bari region in a desperate attempt to match another sub clans and to sound relevent. Another thing Attam has been beaten and will continue to be hunted, Puntland has survived bigger trouble and beter armed groups than this fringe fanatic who is a useless comander and his weak Diaspora supporers. Like we have told you before there is no such thing as Western Bari, or Mahkir admin. There is no reelion or a big civil war, there are no clams at war or making death threats at each other. The elders led by Garad Abdullahi Ali Eid are resiliency in their support for thr beloved state. No one has bought into the fake stories of 25,000 uprooted or farms in flames torches by an outside clan. Is been more than a month an Galgala has yet to be taken by Attam. Yes Adeer slowly you are realizing that you thought that Attam was Sadam Hussain but he was Mickey Mouse. Thankfull Adeer keep up the good work the only clanist ehere ate those making up stories and claiming regions they only day dream about
  16. It's good the President has met the brave soldiers and that they are being treated well and recovering. It's about time the state takes care o it's own. It's funny how reliable sources tell one something contradictory every day.
  17. ^^^ Early days yet lad don't jump the gun. This deputy Minister who visited him is the Xgrid foreign policy maker of Ethiopia and he traveled to Faroole hotel to start talks.
  18. Zack Adeer Lool at the map again lad, Puntland has not lost any region aside from political posturing. Do youknow the distance between Bossaso to Galkacyu or the coastline between Garacad to Bende qasim? The cities of Bossaso, Carmo, Qardho, Garowe, Gallacyu are amongst the fastest growing still in all of Somalia. Adeer in every angle you look at it, Puntland will rain a potent state and the dreams of haters which you are do not quite add up. As for Makhir there is no such thing as an admin, Puntland state create Haylan region as well as Cayn in C of SSC. Thus mo one is going anywhere.
  19. Addis-Ababa:(Allpuntland)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo dhowrkii cisho ee lasoo dhaafay kusugnaa magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ayaa halkaas ka bilaabay Kulamo uu la leeyahay madax katirsan Dawlada Ethiopia,Wakiilada Beesha Caalamka ee Addis fadhiya,Saraakiil kasocotay Hay’adaha Amaanka & Siyaasaa ee Midowga Afrika & Madax sare oo katirsan Golaha Amaanka & midnimada ee Qaarada Afrika. Madaxweyne Faroole oo ayaa dhawaan kulan Hotelka uu Addis Ababa ka degenyahay kula qaatay Saraakiil katirsan Dawlada Ethiopia oo uu horkacayey Wasiiru-Dawlaha Arimaha dibada ee dalka Ethiopia Takidh Aluma & madax sare kuwaas oo Madaxweynaha kusoo qaaday arimo badan oo xiriirka labada dal & Iskaashiga Amaanka & Deris Wanaaga kusaabsani ay ka dhexeeyaan mase jiraan Warar faahfaahsan oo kusaabsan Kulanka Madaxdan katirsan Ethiopia & Wafdiga katirsan dawlada Puntland ee halkaas kusugan. Sidoo kale Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed wuxuu kulan muhiim ah islamarkaasna xaasi ah la qaatey Saraakiil kasocotay Midowga Yurub gaar ahaan Waaxyo ay kamid yihiin Xiririka Caalamiga ah,Siyaasada,Amaanka & Khuburo milatari oo katirsan Midowga Yurub (EU) oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia,waxaana Wafdigan oo madaxweynaha kusoo booqday hotelkiis ay kawada hadleen arimo badan oo aysan Madaxtooyada Puntland weli si rasmi ah u shaacin. Dhinaca kale Madaxweynaha dawlada Puntland Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Wuxuu la kulmay Madaxda ugu saraysa Golaha Amaanka & Midnimada qaarada Afrika oo ay kawada hadleen Arimo badan,waxaana Kulamadan badankooda Goobjoog ka ahaa Wakiilo kasocda Safiirada Dawladaha Midowga Afrika ee Addis Ababa,Madaxweynaha Puntland wuxuu maalmaha soosocda kusii sugnaan doonaa Magaalad Addis Ababa oo ay weli kulamo badani ugu dhimanyihiin waxaana ujeedada Kulamadani ay yihiin Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland & Afrika & iskaashi dhanka Amaanka ah oo ay Puntland layeelato wadamada Caalamka gaar ahaan afrika & deriskeeda dhow.
  20. Zack Adeer I did not know you suffered from the same ailment as sme people here. The people of Puntland don't need to be taught by the likes of you of their geography and the size and scope of their land. Adeer the coast alone is pricessless and the cities as Thankful pointed out are part and parcel of Puntland. Envy does not know and has no sense. Che; Adeer the poin that was highlghted, that Author sober assesment is something that can contrast the rabid ou of the realm reporting and sub clanist propganda that some here presented. Puntland needs reform and it needs change but not the type Al Shabaab's agent wants. That's all. And the author was spot.
  21. There is a man here in the Twin Cities who keeps having events and declaring he is running for office in 2011, Thoth like you states there is no timeline for an elction or a venue. Strange stuff
  22. Madaxweynaha Puntland iyo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada Ethiopia
  23. Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaadnaya xubno ka socda EU
  24. Madaxweynaha PL oo kulamo uga socdaan Ethiopia 3 Sep 3, 2010 - 1:32:43 PM Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku jooga wadanka Ethiopia magaalo ayaa waxaa uu kulamo la galey madaxda dalkaas iyo wakiilada beesha caalamka ka jooga magaalada Addis Ababa. Warkaan oo Garowe Online ka heley xubno ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa sheegaya inuu maanta Hotelka uu ka dagan yahay magaalada Addis Ababa kulan hordhac ah kula yeshey Wasiiru dowlaha arrimaha dibada Ethiopia Dr.Tagadhe, waxayna ka wada hadleen xiirika labada dawladood iyo guud ahaan kan Somaliya. Madaxweynaha Puntland iyo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada Ethiopia Kulankaas ayaa ahaa mid jawi wanaagsan kusoo dhamaadey iyadoo la sheegey in weli socdaan wadahadalada labada dhinac. Dhinaca kale waxaa Madaxweynaha Puntland uu maanta 4.09.2010 Hotelkiisa kula kulmay sarkiil ka socota Midowga Yurub. Xubnahaan uu la kulmey mud. Farole ayaa waxaa kamid ahaa Wakiilka EU-da u fadhiya dalka Ethiopia, Ambassador. H.E. Koen Vervaeke, u qaabilsanaha xafiiska siyaasada (Politiacal Affairs Officer) Mr. Umberto Travollato, la taliyaha xagga ciidamada (Military Advisor) Sandy Wade iyo Thomas Peyker ah Counsellor madaxa dhinaca amniga EU-da geeska Africa (Head of Peace and Security Section). Wadahadaladaan ayaa dhamaantood diirada saararyey xaalada dalka Somalia gaar ahaan Puntland iyadoo tafaasiil dheeraad ah kasoo bixin kulankaas. GAROWE ONLINE
  25. I am reading the Motorcycle Diaries; Notes on a Latin American Journey. Fantastic book, makes one want to travel to remote parts of the world.