General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Lol @ poor secessionists Raas Casayrs development I'd an advantage for the people and admin of Puntland. Surely you do t know us if you think the clans of these regions are anti Puntland. But keep it up. The promotion of Raas Casayr the heartland and ancient home of the kings by SNM groups is a wonder to be held. By all means continue.
  2. XX, you must mistake us for your sub clans who used to enslave each other. No this is not the case of your clan being in bondage to Faisal Warrabe's. This is the start of the development of a large region of Puntland.
  3. XX Adeer all is well in Puntland state. Aside from the renewed war with Al Shabaab, the state has moved on. We have a new fresh admin in Mudug, peace with our neighbors in the south. We have a renewed and popular movement for the development of the Raas Casayr regions and the whole of he Indian ocean coast. We have crated a new young admin in Sanaag which the secessionist could do nothing about. The terrible war between Sillanyo and the people of SSC is something that needs to end and it seems the people have the upper hand. Even the group in London held a meeting that was clearly anti secessionist. Makhir led by Ilka jiir is a Puntland entity. The SSC are coming together to resist the clanist SNM and we have Awdal waving the blue flag. Thus who has a problem. I am a supporter of Somalia, so are all my kinsmen and my brothers on Awdal. You are isolated and meeting low level Shiekhs in the Gulf. Anyhow when Faisal Warrabe's clan ruled you, did you have an elder?
  4. The beauty of the pictures, the proud men and the promise of the development of the eastern regions is breathtaking to behold. The development of Xafuun, Caluula, Bargaal (capital of the kings), and the whole Indian Ocean coast will only add to the strengths of the people of Puntland as a whole. Funny that what is termed as the Raas Casayr regions are larger in size than the whole SNM taingle. Keep up the good work and kindly update us when the reach he beautiful Cape Guardafui.
  5. lol@XX as long as you know that we might disagree and we might agree however unlike what happened to your sub clan we will never enslave each other. Thus keep up the pretences, Puntland state does not bother with anyone nor will it force anyone to follow it. It was built on an ideal and this will be expanded to app the regions of the state. Anyhow thr secessionist war against the clans of SSC as a whole and now Awdal State is big issue.
  6. This is a most welcome development. Puntland will miss Talexi's taxes and all the funds he used to contribute to The State. I have said before there needs to be a clear position. Again I welcome this development in SOL and I hope that the SSC group would stick to thier guns when things change. Puntland as I have said on many an occasion does not covet the land of any clan or people and will not force anyone to go with it. Our aim now should be to concentrate on those tax paying areas and reach the large Indian Ocean coastline that has trully been neglected.
  7. ^^Yes he will and insha Allah Khair. The man is competent enough.
  8. Madaxweynaha Dowlada Puntland oo maanta xil ka qaadis ku sameeyay maamulkii Gobolka Mudug gudi amnina magacaabay April 21, 2011 // Warar Somaali Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane:Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo khamiis ah wuxuu ku kala diray dhammaan maamulkii gobolka Mudug iyo magaalada Gaalkacyo, isagoo xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka mudug ee Puntland. Wareegtooyinka kasoo baxey xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Farole ayaa u qoraa sidatan A good move
  9. Poor Gabbal still trying to sell everyone, out of date Hiiraale Donkey Milk. Adeer Gedo, is not a region exclusive to anyone least of all your sub clan. The actions of those militias who have for decades destroyed this region and taken away and wasted the lives of so many young men will be highlighted.
  10. Garoowe:Madaxweynaha Puntland oo kala diray oo kala diray Maamulka Mudug,kii degmada,Golihii deegaanka & Taliskii ciidanka Booliska ee Mudug..(Digreeto). 21. april 2011 APL Garoowe:(Allpuntland)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta si rasmi ah u kala diray maamulkii gobolka Mudug,kii degmada Gaalkacyo,golihii deegaanka ee Magaalada & Taliskii ciidanka booliska ee gobolka mudug,waxaana ay tani timid kadib habacsanaan dhanka maamulka ah & kala jajabnaa isla maamulka ah,madaxweynaha ayaa soo saaray digreetadan oo u qornayd sidan:- Wareegtada Koowaad: Xeer Madaxweyne Lr-kiisu yahay X/K/G/G oo ku tarikheysan 21 April 2011, Kuna saabsan xil ka qaadis Gudoomiyaha Gobolka Mudug . Madaxweynaha Dowlada Puntland markuu arkey Dastuurka Dowlada Puntland. Markuu tix-geliyey wada shaqeyn la,aanta ka dhex jirta laamaha Degmada Gobolka Mudug. Markuu Arkey Amniga Gobolka Mudug oo sii xumaanaya , Maamulka hadda jirrana uu wax ka qaban waayey. Markuu Xeeriyey, Waxaa Xilkii laga qaadey Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Ku xigeenadiisa. Xeerkan Wuxuu dhaqan galin marka Madaxweynuhu Saxiixo . Waana uu saxiixey. Wareegto Labaad. Xeer Madaxweyne Lr-kiisu yahay K/G/G, Kuna taariikheysan 21 April 2011. Kala dirrid Gollaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo. Madaxweynaha Dowlada Puntland markuu arkey Dastuurka Dowlada Puntland. Markuu la tashadey Wasaarada Arrimaha Gudaha . Markey cadaatey wado shaqeyn la,aanta ka jirta Gollaha Deegaanka & Laamaha kale ee Dowlada Gobolka Mudug. Markuu Arkey Amniga Gobolka Mudug oo sii xumaanaya. Wuxuu Xeeriyey. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 21 April 2011 , la kala direy Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo. Xeerkan Wuxuu Dhaqan Galayaa Markuu Madaxweynuhu Saxiixo. Waana Saxiixey. Wareegtada Sadexaad. Xeer Madaxweyne oo Lr-kiisu yahay M/G, Kuna taarikheysan 21 April 2011. Magacaabid ku meel gaar ah Maamulka Iyo Amniga Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowlada Puntland markuu arkey Dastuurka Dowlada Puntland. Markuu arkey habacsanaanta Gobolka Mudug oo heer walba ah. Markuu garowsadey in ay laga maar maan tahay in si deg wax looga qabto Arrimaha Amniga & Maamulka Gobolka Mudug & kan Degmada Gaalkacyo. Markuu Xeeriyey .Waxaa loo magacaabey Degmada Gaalkacyo & Guud ahaan Gobolka Mudug Guddi Maamul & Amni oo ka kooban . Maxamuud C/raxmaan Cowke Gudoomiyaha Guddiga oo ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaarada Waxbarashada Dowlada Puntland. Daahir Maxamuud Muuse Ku xigeenka Kowaad horeyna u ahaa Gudoomiye ku xigeenka maamulka Degmada gaalkacyo.´ Farxaan Cali Xirsi ku xigeenka Labaad ee Guddiga , horeyna guddoomiye ugu ahaa Gollaha Deeganka Gaalkacyo. Waajibaadka Guddiga Maamulka Iyo Amniga Galkacyo waxa uu yahay Sugida Amniga Gobolka & hagaajinta maamulka. Mideynta Bulshada ku nool Gobolka Mudug. Horumarinta Arrimaha Amniga, Dhaqaalaha, Xoojinta, Wada shaqeynta,Maamulada Dariska ah Sida Galmudug Iyo Ehlu sunna. Waxaa hoos imaanaya Guddiga maamulka Iyo Amniga Gobolka Mudug dhamaan Hay,addaha Dowlada oo heer gobolka Iyo Degmo ee Gobolka Mudug. Wuxuu Guddigu Xiriir wada shaqeyneed oo toos ah la yeelanayaa Madaxweynaha,Wasaarada Arrimaha Gudaha , Wasaaradda Amniga, & Taliyaasha Ciidamada si toos ah . Waxaana Xeerkan uu dhaqan galin marka Madaxweynuhu saxiixo Waana uu saxiixey.
  11. Mohamoud A/rahman Cuuke is a talented man who is a most welcome change.
  12. * Maamulkii Mudug heer gobol iyo heer dagmo oo lakala diray; Maxamud C/Raxman Cuuke oo noqonaya Guddoomiyaha gobolka iyo Duqa Galkacyo. Thu, 21 Apr 2011 11:23:29 -0400 am -04:00 -14400** Garowe, April 21 - Dikreeto uu soo saaray madaxwaynaha Puntland ayaa lagu kala diray dhammaan maamulkii gobolka Mudug iyo magaalada Gaalkacyo. Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa u magacaabay Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke guddoomiyaha cusub ee gobolka isla markaana ah duqa magaalada Gaalkacyo. Tallaabadan ayaa qayb ka ah isbaddal baaxad wayn oo dhinaca ammaanka sababsaday kaas oo uu madaxwaynuhu ka shaqeeynayay tan iyo dilalkii iyo weeraradii todobaadkan bilowgiisii ka dhacay xarunta gobolka ee Gaalkacyo. Madaxwayne Faroole ayaa wada-tashi qoto-dheer oo uu ka sameeyay xaaladda gobolka Mudug guud ahaan iyo gaar ahaan tan Gaalkacyo waxa uu xaalad dag-dag ah galiyay gobolka, waxana uu si ka duwan gobollada kale ee Puntland isku daray guddoomiyaha gobolka iyo duqa degmada Gaalkacyo. Xilkaas ayaa loo magacaabay Maxamuud Cabdiraxamaan Cuuke oo horay u ahaan jiray agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarasahda Puntland. Daahir Maxamuud Muuse iyo Farxaan Cali Xirsi oo horay uga tirsanaa golihii hore ee degaanka ayaa loo sida ay u kala horeeyaan loogu magacaabay guddoomiye kuxigeenka 1aad iyo kan 2aad ee maamulka cusub. Madaxdaan ayaa Sidoo kale waxa ay guddoomin doonaan guddiga amniga gobolka sida ku cad amarka ka soo baxay xafiiska madaxwaynaha. Madaxdan ayaa la siiyay waajibaad cadcad oo ay ugu mihiimsan yihiin sugidda ammaanka iyo midaynta bulshada ku nool gobolka. Dadka falanqeeya xaaladda ammaanka gobolka ayaa tilmaamaya in mudane Cuuke iyo ku-xigeenadiisaba uu horyaallo waajib aad u ballaaran oo uu ugu wayn yahay sugidda amniga iyada oo gobolkaasi inta badan lagu sheekaysto in uu yahay mid aanay ka shaqayn karin awoodda sharciga. Gobolka Mudug oo dhaca albaabka koonfureed ee Puntland iyo xaruntiisa Gaalkacyo ayaa indhawaalaba waxaa la soo darsay xaalado ammaan xumo iyo isaga oo caan ku noqday khilaaf ba'an oo goor iyo ayaan dhex yimaada guddoonka gobolka iyo kan magaalada. Tallaabadan adag ee uu qaatay madaxwayne Faroole ayaa timid kadib markii todobaakan xaaladda ammaan ee magaalada Gaalkacyo ay gaadhay figtii ugu sareeyay, halkaas oo lagu dilay Sheekh Ismaaciil Xaashi Xuseen isla markaana tallaabooyin lagu fasiray aargoosi lagu weeraray masaajid ku yaal magaalada. Guud ahaa weeraradaas ayaa waxa ku dhintay illaa afar qof halka siddeed kalena ay ku dhaawacmeen. Wixii faahfaahin ah kala soco daljir.com Diiwaanka Wararka, Daljir
  13. What great news to wake up to. The new governor & mayor Mohamoud A/Rahman Cuke is a man of great intelligence and drive. Wonderful news, I am thrilled that change has finally arrived in Mudug. Well done to President Faroole. A single man will now run both thr city and the region bringing a smooth decision making process into play. The new Governor & Mayor of the city of Galkacyu, will use all the resources at his disposal, the major airport, the cities markets and the power of thr population to bring order to Galkacyu and jump star her development. The man will be missed in his post as director general of the ministry of education, but this is a big move. May Allah make it easy for him.
  14. Poor old Gabbal, always attempting to sell people stale milk. Let’s hope, wonder boy Farmaajo can work with the Ethiopians to have your hero hiiraale released from the dungeons. Now that would be something.
  15. Waxaa saaka dagaal xoogleh ka qarxay magaalada Ceel Waaq ee gobalka Gedo halkaasi oo ay maanta ku dagaalamayaan ciidamada taageersan DFKMG iyo xoogaga Xarakada Al Shabaab. Dagaalkan ayaa ah mid hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsaday, waxayna wararka kasoo baxaya magaalada Sheegayaan in ay halkaasi si weyn uga baro kaceen dadka rayidka ah ee halkaasi ku dhaqanaa. Dagaalka maanta ayaa dhacay kadib markii ay ciidamada taageera DFKMG ay weeraro ku qaadeen goobo ay fariisimo ku lahaayeen maleeshiyaadka Xarakada Al Shabaab. Labada dhinac ayaa kala sheegtay in dagaalkan ay guulo ka gaareen, ayadoo aysan jirin warar madax banaan oo magaalada xiligan laga heli karo. Todobaadyadii lasoo dhaafay ayey ciidamo taageersan DFKMG oo ay gacan siinayaan ciidamada Itoobiya ay la wareegeen qeybo kamid ah magaalooyinka gobalka Gedo, middaasi oo u sahashay in ciidamada DFKMG ay kusii siqaan magaalooyinka kale ee fadhiyaan xoogaga Al Shabaab. Wasiirka Gaashaandhiga ee DFKMG Cabdixakiim Xaaji Fiqi, ayaa shalay [Talaado] booqday qeybo kamid ah gobalka Gedo, sida magaalooyinka Doolow, Luuq iyo Beledxaawo, wuxuuna warsaxaafadeed uu halkaasi kasoo saaray ku sheegay in dowlada ciidamadeeda ay gobalka ka sifeyn doonaan kooxda Al Shabaab. Dhanka Al Shabaab ayaa ayaguna maalmahan waday abaabul dagaal oo ay ku doonayaan inay dib ugu qabsadaan magaalooyinkii laga soo saaray, inkastoo ay jiraan warar madax banaan oo sheegaya in xoogaga Al Shabaab si weyn u wiiqday awoodii ay ku lahaayeen gobalka Gedo, xili ay dagaalo kale xarakada uga furan yihiin dhanka koonfurta gobalka J/hoose iyo magaalada Muqdisho. Horseed Media
  16. ^^^Farmaajo was the man who promised a 90 day war of defeat against Al Shabaab. His minister of Defense escorted by the Ethiopians even visited Luuq yesterday, entering from Ethiopian held Somali territory. As usual the little rag tag clan militia in Dolow have played no role other than allowed to them by Ethiopia, one hears even old Hiiraale is in an Ethiopian jail as we speak. The article from a local website indicates that Farmaajo has failed to take into account the impact his adventures have had on the locals.
  17. ^^^The Ethiopian and Kenyan attack has not dislodged them from the region. They are still fighting as the news report highlights and the people are suffering even more than a few months ago.. dadku way baahanyihiin sicir barar iyo nolol xumo ayaa ka jirta Luuq, dowladda Halkaan joogta waxaan ugu baaqeynaa in ay wax ka qabtaan dhibaatada ilaa markii ay dowladu nasoo gaartay wax gurmad ah namasoo gaarin Raggii halkaan joogi jirey marmar bey wax nagusoo ridi jireen” Nabadoon Xasan Xaaji. R/waasare Farmaajo iyo Wasiirka G/dhigga ayaa Gargaar u balan qaaday Shacabka Gedo xiligii uu socday dagaalkii Beled-Xaawo balse ilaa iyo hadda lama hayo wax gargaar ah oo ay gaarsiiyeen shacabka, xaaladda ayaa sii xumaatay markii ay Al Shabaab go’doomiyeen degmooyinka Gedo.
  18. ^^^yeah their villages of Sanaag and not the majority of it. This thread proves the secessionists are full of BS.
  19. ^^^Indeed, the SNM militia spokesperson in SOL would have us belive they control these regions. They do not. Well done to the locals again.
  20. Good things come to those who wait. However this city is growing real fast specially the schools and educational outlets.
  21. Bashir adeer, the city council was set up by the Puntland admin led by our interior Minister. Well done to the people of Sanaag and the new admin.