
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Galkacyu: The birth pangs of a new Mudug Somalia . ...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Iyadoo 27kii bishan Maamulka cusub ee Gobalka Mudug uu magaaladan Gaalkacyo ku soo rogay bandaw ka bilaabmaya Xilliga maqribka ah kuna eg salaada subax ayaa markii ugu horaysay bandowgaasi wuxuu magaalada ka hirgalay habeenimadii xalay ahayd, waxaana Wadooyinka magaalada iyo xaafadahaba soo buux dhaafiyay ciidamo aad u hubaysan oo baaritaano ku samaynayay gaadiidka iyo dadkaba. Ciidamadan ayaa intooda badan waxay bara kontoroola ah u yaaleen Wadada laamiga ah halkaasi oo ay ku baarayeen gaadiidka Magaalada isaga kala gooshaya, waxaana iyaguna jiray ciidamo farabadan oo roondooyin ka samaynayay xaafahada Magaalada Sidoo kalana dadka ku amrayay in ay guryahooda ku xaroodaan. Ciidamada hawgaladan xaafadaha ka qayb qaadanayay oo aad u farabadanaa Waxay sidoo kale baaritaano xoogan ku samaynayeen Gawaariada kala duwan ee isticmaalaya wadooyinka xaafadaha. Ciidamadu waxay hawgalkoodan magaalada ka adeen ilaa saqdii dhexe ee xalay waxaana mudadasi uu hawgalku socday xaafad alba lagu arkayay Ciidamada faraha badan ee gaaf wareegaya xaafada kala duwan ee magaalada iyagoo wata Gaadiidka Ciidanka halka intooda badana ay raxan rxan wadooyinka ugu jireen. Xalay waxay ahayd markii ugu horaysay ee magaalada uu ka dhaqan galo bandawgii uu maamulku ku soo rogay, waxayna bulshadu si guud albaabada isugu dhufteen goobahoodii ganacsiga laga bilaabo xilliga maqribka iyagoo ku tagalkoodu uu ahaa in ay magaalada fiidkiiba ka xaroodaan maadaam uu jiray bandaw uu maamulku iclaamiyay -
Galkacyu: The birth pangs of a new Mudug Somalia . ...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hawlgalo Baaxaadwayn Amaankana Lagu Sugayo Oo Galkacyo ka socda. Posted by Ali on April 29th, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Magalada Galkacyo ayaa waxaa ka socda hawlgalo baaxadwayn kuwaa oo looga goleeyahay sugida amaanka waxaana magalada laga dareemay bandaw mamulka cusub ku soo rogay. Ciidamo xoogan oo qaarkood Gobolka xoojin loo soo gaarsiiyay ayaa lagy arkayay wadooyinka iyo xaafadaha magaalada kuwaa oo wada hawlgalo amaanka lagu adkaynayo. Qorshahan ayaa waxaa diyaariyay mamulka cusub ee Gobolka loo soo magacaabay kaa oo uu hogaamiyo Maxamuud C/raxmaan Cuuke waxaana guud ahaan laamaha amaanka lagu wargaliyay in ay heegan galaan diyaarna unoqdaan wax uqabashada bulshada Gobolka Mudug oo amnidaro soo wajahday mudooyinkii udanbeeyay. Bartamaha laamigawayn ee magalada ayaa waxaa laga sameeyay baro koontarool oo loogu talagalay in lagu baaro Gawaarida loogana fiiqo bacaha madaw ee lagu dhuunto waxaana qorshan umuuqdaa mid kaladanbayntii iyo amaanka magalada dib u soo celinkara. Hawlgalkii udanbeeyay ee xalay dhacay ayaa saraakiisha amaanka waxaa ay sheegeen in xabsiga ladhigay gawaari iyo shaqsiyaad laga shakiyay baaritaana lagu samayndoono. Qorshayaasha ugu muhiimsan ee mamulka cusub xooga saaridoono ayaa lagu sheegay in ay dhaliyaan nabad iyo xasilooni shacabka Gobolka ku noolaadaan waana mida ay bulshada taageerada uga helikaraan hadii ay ku guulaystaan. Hadalhaynta ugu badan ee magalada ayaa noqotay isbadalka lagu sameeyay mamulka Gobolka iyo waxa uu laminkaro mamulkan cusub ee dardarta la soo baxay waqtigan. Ali Ahmed Abdi -
^^^I think he has his reasons, regardless of what anyone thinks all avenues must be explored to the spike in insecurity. I disagree with his latest coment and it was rash, however those who profit from Puntland's insecurtity are many. Also the Galkacyu issue will be resolved by the new admin, the city is in the hands of its people and they are addressing it as we speak. Garowe is secure and Bosaso is getting much, much better. He needs to travel east to Raas Casayr and meet the people.
-
Madaweynaha Puntland oo ka hadlay Dilalkii dhawaanahan ka dhacay Puntland iyo cidda ay dowladu ku tuhunsan tahay ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay in la isu dilo aano qabiil, waxaana uu xusay in ay u muuqnaayso in dadku ay dib ugu noqdeen waqtigii casri jaahilaga ahaa. Wuxuu intaasi ku daray in dilalkaasi aysan ahayn kuwo ka yimi dadka ee ay yihiin kuwo siyaasdeed oo ay dabada ka riixayaan dadka nabadgalyo xumadda jecel. “…waxaan aamin sanahay in dilalkaasi ay ku lug leeyihiin dad cadow ku ah Puntland meel kasta ha joogaane, ha haadeen kuwa shaydaanku uu ku shaqaysto ee masaajida hortaagan ee dhiiga bini’aadamka xalaalaystay ama miinadda u dhigaya ciidamadda, culumadda, bulshada iyo masuuliyiinta dowladda…” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland oo la hadlayey idaacada Horseed Media. Md.Cabdiraxmaan Farole ayaa sheegay in dilalka ka dhacay Puntland aysan ka marnayn kuwo la siyaasadeeyay, isla markaasina ay dowladdu xog badan ka hayso arrimahaasi. Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa dhaliil kulul dusha uga tuuray Mas’uuliyiinta DFKMG Soomaaliya, asagoo yiri; “….kuwaas waa la og yahay, waa dad doonaya in Puntland aysan dagin oo ku fashilmay siyaasadda Soomaaliya,….Soomaali ay ku khasartay dib u heshiisiinta inta ay diideen doonaya madaxtinimo, laguna ilaaliyo guryo iyo Taangi gudihiisa… madashii wadahadal la isugu yeerona aan imaaneyn…hadana raba Madaxtinimo sharci daro ah….” ayuu yiri Madaxwaynuhu. Madaxweynaha Puntland ayaa ku nuux nuuxsaday in dowladu Puntland ay ka warhayso in khalkhal galinta Puntland ay ku hawllan yihiin wax uu ugu yeeray dadka ku shaqaysta magaca Soomaaliya, waxana uu xusay in uu cambarayno maamulka uu waqtigiisu dhamaaday shidada uu gaystay iyo ku tagrifalka hantida Soomalida. Wuxuuna Madaxweynaha Puntland uu sheegay inuu jiro xiriir ka dhaxeeya arrimaha khal khalka Puntland lagu wado iyo DFKMG Madaxdeed inay ku lug leeyihiin. Mar uu soo hadal qaaday Madaxweynaha Puntland ururka midnimadda iyo badbada SSC ee uu hogaanka u hayo Saleebaan Axmed Ciise Xagla-toosiye ayuu sheegay in ururkaasi oo waqtigan baaba’ay uu dhowaan isku dayay in iska horkeeno maamuladda Puntland iyo Soomaliland, isla markaasina dhibta ka jirta Gaalkacyona uu qayb ka yahay siduu hadalka u dhigay. Wuxuuna sheegay in SSC ay maalgeliso DFKMG isla markaana looga gol leeyahay khal khal ku abuurista Puntland. Madaxweynaha Puntland baaq uu u diray Baarlamaanka DFKMG iyo dadweynaha reer Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa ugu baaqay Baarlamaanka DFKMG Soomaliya in ay hubanti ka dhiagaan in doorasho ay ka dhacdo gudaha dalka Soomaaliya kahor bisha Agoosto oo ku eg yahay waqtiga DFKMG ah ee Soomaaliya. Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in uu filayo in la helo mustaqbalka hogaan wanaagsan oo aqoon iyo karti u leh hogaaminta wadanka isla markaasina ay wada shaqayn dhex marto Dowlada Puntland. Dadweynaha reer Puntland ayaa wuxuu ugu baaqay in ay kala shaqeeyaan hay’adaha amaanka sugida amaanka guud ee dalka, loona baahan yahay in gacan wayn ay ka gaystaan sugida amniga. Abaaraha dalka ka jira Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa shegay in abaar baxadwayn ay ka jirto guud ahanba degaanadda Puntland, waxaana uu xusay in meelaha qaar uu ku arkay xoololo u leday abaartasi. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu illaahay uga baryayo bulshada reer Puntland inuu ka saaro abaarta ka jirta deeganadda Puntland iyo Soomaaliya, xilli degaanada Puntland wadanka Soomaaliya qeybo kamid ah ay ku da’een roobab lagu diirsaday. Shirka jaraa’iid oo dhameystiran ka dhageyso Qeybta maqalka ee sare.
-
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Bosaaso [sawiro & Dhageysi] 6 hours ago | 18 comments 0 Madaxwaynaha Dowladda Soomaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo maanta sanad ka dib soo gaaray magaaladda Bossaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa si qoto dheer uga hadlay arrimaha Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliya. Madaxwaynaha Puntland iyo wadiga uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaaladda Bossaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Dhageyso: Shirkii jaraa’iid ee Madaxweynaha Puntland
-
Qardho: Puntland President visits capital of Karkaar region..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha Puntland oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho. Thu, 28 Apr 2011 21:28:42 -0400 pm -04:00 -14400 -------------------------------------------------------------------------------- Qardho, Apr 28 - Madaxweynaha dawladda Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta (khamiis) si weyn loogu soo dhawaayey magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar-kaar, waxaana madaxweynuhu saaka ka soo kicitimay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. M/weyne Faroole waxaa kaga soo horreeyey Qardho wasiirro, xildhibaanno iyo saraakiil ciidanka oo ka soo jeeda gobolka kuwaasoo ay ka mid yihiin wasiirka amniga, wasiirka deegaanka iyo xubno kale. Boqolaal ka tirsan dadwaynaha magaalada ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay madaxweynaha u soo dhawaayeen, kuwaas oo ku dhawaaqayey erayo lagu taareerayo dawladda. Madaxweynaha ayaa hadal kooban oo uu ka jeediyey hotelka Alla-aamin ee magaalada Qardho oo uu ku dagay uga mahadceliyey dadwaynaha sida diirran ee ay u soo dhaweeyeen, waxaana la filayaa inuu maanta galinka dambe la kulmo mas’uuliyiinta gobolka oiyo kuwa degmada. Muxuyadiin Hiirad Kaatun Daljir, Qardho -
Qaar kamid ah khubarada amniga ee Soomaaliyeed ayaa ugu baaqaya dowlada Puntland inay sameyso: 1- Ciidamo dharcad ah oo lagu xoojiyo kuwa Booliiska. 2- In diiwaangelin lagu sameeyo isu socodka magaalooyinka waaweyn ee Puntland lana ogaado dhaq dhaqaaqa gaadiidka iyo shacabka, taasi oo lagu xakameyn karo qorshayaasha kala duwan ee amniga khatarta lagu gelinayo ee ka socda magaalooyinka waaweyn. 3- In dowlada ay wax ka qabato maleeshiyaadka hubeysan ee gobalada ku sugan si looga hortago in dilalka ay isu bedaal dagaalo qabaa’il. 4- In nabadoonada kaalintooda ka soo baxaan awoodna u yeeshaan inay xakameeyaan dhalinyarada dowladana gacan kasiiyaan sidii loo soo qaban lahaa dadka dilalka geysta. 5- Culumaa’udiinka inay kordhiyaan wacyi gelinta shacabka iyo dhowrista amniga. 6- In siyaasiyiinta ka soo horjeeda Dowlada Puntland ee u dhashay deegaanada Puntland ay ayaguna si cad isaga fogeeyaan colaada deegaanada laga abuurayo taageeraana in amniga dhowristiisa ay lama huraan tahay, dowladana kala shaqeeyaan sidii xaalada loo dajin lahaa. 7- In kalsooni la gasho ciidamada Amniga oo loo sharciyeeyo inay adeegsan karaan awood ciidan, ayadoo wakhtigan ay askarta dowlada ka baqayaan inay tilaabo qaadaan kadibna beesha uu askariga ka dhashay loo qabsado wixii dhibaato ah oo hawlgalkaasi ka yimaada. 8- In saraakiisha ciidamada hogaamiya ee magaalooyinka iyo xaafadaha si joogto ah lagula xisaabtamo wax qabadkooda iyo falalka ka dhaca deegaanada ay qaabilsan yihiin inay amnigooda sugaan. 9- In xarumaha ay shacabka isugu yimaadaan la geeyo lagana sameeyo xarumo ciidan oo halkaasi isha ku haya, sida suuqyada waaweyn, iyo xarumaha xaafadaha magaalooyinka waaweyn. 10- In dowlada Puntland ay sare u qaado dhaqaalaha ay hada ku bixiso ciidamada amniga oo si weyn loo dhaliilay in ay hada aad uga yartahay hawsha taal magaalooyinka waaweyn sida Bosaaso iyo Gaalkacyo, waxna lagu daro saldhiyada hada shaqeeya oo aan kabi Karin baahida amni iyo baaxada ay magaalooyinkaasi leeyihiin. 11- In dowlada aysan qarsoodi ka dhigin xogta ay ciidamada sirdoonka ama amniga ay helaan oo ay shacabka usoo bandhigaan si dowlada gacan looga siiyo ka hortagida dadka caqabada ku ah amniga gobalka. 12- Waxaana ayaduna laga maarmaan ah in la fuliyo Qisaasta dadka lagu helo dilalka oo ay maxkamada xukunto, ayadoo ay jiraan dad badan oo dil lagu xukumay balse xabsiyada weli lagu hayo oo aan lagu fulin xukunkii maxkamada. 13- In xaduud rasmi ah loo sameeyo Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo si lagu kala ogaado meesha ay amnigeeda sugayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug. Hussein Farah Horseed Media
-
Galkacyu: The birth pangs of a new Mudug Somalia . ...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xaalada Galkacayo oo dagan 28 Apr 28, 2011 - 11:00:17 AM Kadib markii maalintii shaley 27 April isku dhacyo dhexmareen labo beelood oo wada daga degmada Galkacayo ayaa maanta 28 april,2011 wararka ka imaanaya magaalada sheegayaan in xaaladu dagan tahay. Gudoomiyaha gobolka ee cusub Mudd. Cowke, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasiirka Cafimaadka iyo Wsaiirka Cadaalada Puntland ayaa shirar aan kala go' laheyn la yeeshey waxgarad ka tirsan beelaha is-khilaafey maanta kuwasoo ku guuleystey iney kala qaadaan dhinacyadii dirirtu dhexmartey. Annooyinka qabiil oo dhexmarey labadaan beeleood ayaa yimid kadib markii kooxo aan heybtooda la garaneyn dilal qorsheysan u gaysteen shaqsiyaad muhiim ah kuwaasoo isugu jirey mas'uuliyiin iyo ganacsato. Ciidamada amniga Puntland oo maalintii shaley sadex askari kaga dhinteen howlgalo ay ku dhexgalyeen dirirta dhex martey labadaan beelood ee walaalaha ayaa caawa 28 April, 2011 howl-galo amniga lagu sugayo kawada jidadka magaalada. Ciidamadaan ayaa dhintey kadib markii maalintii shaley u gurmadeen saldhig boolis oo la go'doomiyey kaasoo ku dhexyaala halkii ay ahaan jirtey warshada Galeyda. Sarkaal u hadley ciidamada booliska Puntland ayaa beeniyey warar sheegaya in ciidamada Puntland la safteen dhinac ka tirsan qabaa'ilkii dagaalmey balse sheegey in sadex askari kaga dhimatey sugada amniga. Gudoomiyaha cusub iyo ku-xigeenadiisa ayaa qaadey tan iyo intii rabshadahaan bilowdeen talaabooyin shacabka degaanka soo dhoweeyeen kuwaasoo kulamo la yeeshey odayaashii beelaha dagaalamey. Saraakiil ka tirsan dowlada Puntland ayaa marar badan ku eedeyey in xasilooni darada ka dhacda mararka qaarkood degaanoka tirsan Puntland ay ka dambeeyaan Kooxaha Al-Shabaab iyo siyaasiyiin ka tirsan dowlada Federaalka. GAROWEONLINE -
This man has what it takes to become President of SOMALIA and win.
General Duke replied to General Duke's topic in General
"He has won a Super Cup, a small cup. He has never won a major trophy. Maybe he needs to change his mindset but he is too old to do it." After the Juventus boss hinted at criticism of the coaching methods of Mourinho, Jose went on the offensive in the summer of 2008. He also estimated the former Chelsea manager's age to be 70 years old, with his tongue firmly in cheek. -
This man has what it takes to become President of SOMALIA and win.
General Duke replied to General Duke's topic in General
Jose Mourinho was back with a bang today in his first press conference of the new season. Goal.com chronicles some of the juiciest sound bites of one of the most quotable men in football... Jul 10, 2009 3:53:06 PM Find the best odds and bet on Serie A. Ever since Jose Mourinho swaggered his way into the psyches of football fans and journalists alike with a 2004 Champions League win as manager of Porto, the self-anointed 'Special One' has made it his business to let the world know exactly what he is thinking. His time at Chelsea was punctuated by diatribes against referees, Arsene Wenger and of course, old foe Sir Alex Ferguson. His often controversial, sometimes ill-advised, but always entertaining bons mots have continued at Inter. This afternoon, Mourinho took part in his first press-conference of the new season for Inter, and it was certainly controversial, as he declared that Carlo Ancelotti was "not my friend", and labelled a question from a journalist as "gay". Here are 10 of Jose Mourinho's best quotes from the past, as we re-publish a popular editorial from February... [10]"I studied Italian five hours a day for many months to ensure I could communicate with the players, media and fans. [Claudio] Ranieri had been in England for five years and still struggled to say ‘good morning’ and ‘good afternoon.' -
Che adeer, again you provide no proof. When did Wadaads get shipped to Ethiopia from Galkacyu last week? As for Galkacyu, the likes of Gagaab are old news and no one cares for them. A new generation of leaders have emerged from Ali Abdullahi Warsame to Cuuke and many others are in the pipeline. The city is far too important, strategic and rich to be left as it has been. I agree with Xiin and Gheele dont worry no one is a guest in the city. Its diversity is an advantage. Its an asset for Faroole and he knows that from what I have been told. He is the President and not Gagaab and Bashir Ali. So lead Mr President and give the new admin the man power and money to bring order and prosperity to the city.
-
I'm still the special one, for sure. You want to try and succeed in your job like I have done in mine inside three years? You have no chance." I propose we should all ask Jose Mourinho to become the President of Somalia. The man has all the qualities. He is a fighter, a winner, great staregist and does not give a shitt who he is facing. Imagine the psychological damage this man would do to his enemies. would do to all his enemies. “Godane is nothing buts a cross dressing clown”, “Siilanyu is fat an old”, “Faroole bottled it in Galkacyu”. He would put together a defensive team and win all competitions. This is the type of leader Somalia needs today and not these little Fragles who prance around clueless while the people starve. I nominate Jose Mourinho for President of Somalia.
-
^^^I agree with you 100% Xiin. Galkacyu is complex, it has become a huge city and its leaders treat it like a village. It needs the State to pour in resources and develop its infrustructure. The city and region are rich relative to Somalia as a whole. It location should be used as an asset and not a burden. The fact that it has diverse clans and many Somali;s from the south should also be seen in a positive light. However a new geenration of leaders need to emerge. The new admin is a step in the right direction, Cuke is a very competent man. However the State needs to do more as you stated to bring about a lasting change. Xiin for Mayor of Galkacyu.. Me thinks its time you we all went back.
-
Qardho: Puntland President visits capital of Karkaar region..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No he should visit Caluula, Xafuun, Bargaal and Qandala. Galkacyu is in good hands. He needs to send that city its taxes back so it can secure itsself. -
^^The coment above and the one you made yesterday about "wadaads from all sides" being handed to Ethiopia from Galkacyu. Are proof beyond a doubt that you are a deep hater. You just drop what ever you want to make the city, region, State and its people look bad. Keep it up son.
-
Galkacyu is an asset for Faroole, he did not know then but he knows now. As for Che's comment adeer, stop with the hate, the new Governor has travelled to the area and met with all the elders. These events came about due to the lack of competence and weak leadership of the old admin. The new group and with the resources sent from the State shall have an impact. Galkacyu is one of the largest and richest cities in all of Somalia. Second only to Bosaso in Puntland. Anyone who doubts its importance is playing with themselves.
-
Galkacyu: The birth pangs of a new Mudug Somalia . ...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xiin, the new admin is very capable and insha Allah they will transform the region.