General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Look I am not interested in wasting my time talking to you. If you want to vent by all means do. I have my sights on Sharif Ahmed and there is nothing anyone can do about it. Good day.
  2. Somalina, adeer if the reasoning is they need a year extension, then in 12 months they will need more extensions. No an election must be held, Sharif needs to go and Farmaajo has enetered politics and thats what this is. Its not a fmily business and one needs to follow a system and chart a course. Sharif Ahmed is running out of time and excuses.
  3. Maxaa kajira in Xareed Cali Dur-Dur Kismaayo lagu dilay kadibna Meydkiisa lagubay?!!. Print here| By: allgedo.com: Thursday, April 14, 2011 // u Jawaab Related ArticlesSaacadihii lasoo dhaafay waxay warbaahinta Afka Soomaaliga ku hadasha baahinayeen war sheegaya in magaalada Kismaayo lagu dilay siyaasi katirsanaa maamulkii Dooxada Jubba ee Barre Hiiraale madaxda ka ahaa. Kadib markii wararkaasi ay isisoo tareen ayaan Xariiro la sameynay Ehelkii uu ka dhashay Marxuum Xareed Cali oo Durdur ku magac dheeraa waxayna noo xaqiijiyeen in Xareed ladilay. Meydkiisa ayaa saaka abaara saacadu markii ay ku beegneed 10:39 daqiiqo lagu arkay meel Shan boqol oo talaab u jirta Cisbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo, siyaasiga ladilay waxaa oogadiisa ku yiil 2 xabadood oo midi madaxa uga tiil midna dhanka dhabarka.   Warar ay qaar katirsan Website-yada qoreen oo sheegayay in meydka Xareed lagubay ayaa noqday been laga bad badiyay waxaana noola xaqiijiyay in Meydka Marxuumka uusan wax dhib ah qabin marka laga reebo iyo rasaas lagu sharnaqay.   Ehelada ayaan wax ka weydiinay sababta loo dilay wayna ka gaabsadeen sababa dhanka amaanka ah, Xareed Cali Durdur waxaa laxaqiijiyay in ay dileen ciidamada maamulka Al Shabaab ee Kismaayo maamula.   AOL ayaa loo xaqiijiyay in soo xiridda Xareed ay dilkiisa mas’uul ka ahaayeen saraakiil Shabaab katirsan oo ay isku Jufa yihiin kuwaasi oo in mudda ah dabagal ku hayay markii dambana kiiskiisa ka dhigay mid khatar ah sidaasina ay mas’uuliyiinta maamulka Kismaayo go’aamiyeen in ladilo.   Siyaasigan ayaa la sheegay in uu in mudda ah kusoo jiray arrimaha siyaasadda balse weligiis kama qeyb qaadan dagaal marka laga reebo in uu dhanka dhaqaalaha u qaabilsanaa maamulkii Dooxada Jubba. Xarakada Al Shabaab ayaa horey u dishay siyaasiyiin uu kamid ahaa Afhayeenkii Jubbooyinka Cabdi Raxmaan Waldiire iyo Eng.Daa’uud balse dilka Waldiire ayaa ahaa mid shaacsan oo meel fagaare ah ka dhacay halka Eng.Daa’uud iyo Xareed qaab qarsoodi ah loo dilay lamana oga sirta ka dambeysa arrinkaasi Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com
  4. ^^^Agreed, but remember Geedi & Yusuf where together when Sharif Xasan did his last jump. I think the UN will get their way with Sharif Ahmed, but Farmaajo should be given more time. If both Sharif sink it would be the best option for Somalia. Somalina keep talking love.
  5. ^^^I applaud this Shir? No adeer, I applaud that Sharif Ahmed is getting his just deserts, I applaud the end game and how dumb founded all his supporters are. UNPOS made Sharif, they made the Djibouti agreement, they made the 550Mps' they brought him back from his exile in Asmara. Now after 2.5 years of doing nothing he is running around in circles and finding the nation. Adeer Yey, is spot on as he was 5 years ago. Now either bring this meeting or keep attacking for no reason. I am not picking a fight with you. I have Sharif clown in my sights.
  6. AMISOM will not lose any ground if Sharif is removed, no excuses. In fact Al Shabaab would love Sharif to stay as it would mean they will stay strong also.
  7. ^^^lol. Lost for words I guess. Next time dont just make things up, also Mahiga was a lovely bloke untill he told Sharif we[ic] wont elect you again. Now all the tears. Anyhow I applaud this shir, so long as Sharif AHmed is not the center but just a participent after his term ends.
  8. Yuusuf:-''*********** in la iga dhigto ayaa la rabay, waan diiday' Gedoweb Caabudwaaq on Thursday, April 14 @ 14:02:15 EDT Madaxweynihii hore ee Somalia Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa si kulul u cambaareeey shirkii wada-tashiga lagu tilmaamay ee lagu soo gabagabeeyey magaalada Nairobi, isagoo ku qeexay mid lagu burburinayo ummadda Soomaaliyeed. Isagoo u waramayey caawo Idaacadda VOA-da ayuu sheegay Mr Yuusuf in dowlado shisheeye ay ka dambeeyaan qabashada shirkaas oo danta ay ku leeyihiin uu ku tibaaxay in mar kale la gumeysto Somalia, wuxuu tilmaamay in Somalidu ka daashay shirar dibadda loogu qabto waxa hadda la rabaana ay tahay in ay iyaga heshiiyaan, Cabdullaahi Yuusuf wuxuu Qaramada Midoobey iyo beesha caalamkuba ku eedeeyey in ay kala qeybinayaan Somalida iyagoo burburinayo buu yiri dowladda hadda dalka ka dhisan. Mar uu ka hadlayey ka qeybgalka kulanka ee guddoomiyaha baarlamaanka ayuu sheegay in Shariif Xasan Sheekh Aadan yahay nin ay dowlado uusan carabaabin dabada ka riixayaan oo la doonayo in wadanka ay ku baab'iyaan sida uu hadalka u dhigay, ''*********** in la iga dhigto ayaa la rabay, waana diiday Shariif Xasane waan aqaanaa aniga sidaas ayaa hadda laga rabaa waa wixii aan soo marnay annaga'', ayuu yiri Mr Yuusuf oo iminka ku sugan dalka Yemen/ Madaxweynihii hore ee Somalia wuxuu mid shakhsiyadeed ku sheegay tagitaanka shirka ee madaxweynaha Puntland oo uu intaas ku daray in shacbiga reer Puntland uusan marnaba u mataleyn kulanka Faroole. Hadalkiisa ayaa ku soo beegmay iyadoo ay isa soo tareyso cambaareynta shirkii uu Mahiga soo qaban-qaabiyey. C/llaahi Axmed Culusow Gedoweb, Muqdisho.
  9. Che adeer, Yusuf spoke just like this in the past, Somali';s can hear better these days. One must thank the fake religious groups, the likes of Ahmed Diiriye, and Sharif Ahmed for waking the nation up.
  10. ^^^Not sure what language you speak. I dont even want Faroole to become President, however that does not mean I want clown Sharif to stay and ruin the country even more. Sharif needs to go, his fakeness is appaling.
  11. ^^^the poster does not give an F about Faroole. However Sharif Ahmed needs to go, we have had two years and a half of his nonsense and pretences. Somalia needs new leadership. I will take Farmaajo any day over this *****.
  12. ^^^Its the first time he has said it. Its the first time he has put a date in, if you have anything old, kindly provide it. Also while I agree, I think saving ones position should not be the motivation.
  13. Maadey its my opinion that Xasan Dahir & Al Shabaab are the biggest dhaba*****s in the history of Somalia, and all the fake religious groups are worse than any thing Somali's have seen. Yusuf left when he saw that he could not add anything positive, Godane, Xasan Dahir, and all the others are still killing maiming and adding nothing to the Somali cause. Yusuf spoke just like this on many occasions, clan hate and fake religious nonsense was against him. See what it got us?
  14. Cabdullahi Yusuf “Wixii aan Shaqada Uga Tagey Ayaa Socda” [WARAYSI] 11 mins ago | 0 comments 0 In Dawladda Federaalku ay qaadacdo shirkii wadatashiga ee Qaramada Midoobey soo qabanqaabisey way ku saxsanaayeen, Waxaana wada dad dooneya in Soomaaliya sidaas ahaato oo aysan Qaran noqon weligeed… Cabdullaahi Yusuf. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yusuf oo waraysi siiyey laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa sheegay in shirkii wadatashiga ee ka dhacay Nayroobi aanu ahayn mid Soomaali dani ugu jirto, waxaana uu tilmaamey in ay wadaan dad u haysta in Soomaaliya ay tahay maxmiyad hoostagta Qaramada Midoobey. Waxa uu ka hadley: Mowqifka Dawladda Federaalka Damaca Shariif Xassan iyo cidda wadata Doorka Puntland ee shirkaas iyo weliba Madaxweyne Faroole Xalka Soomaali in uu ku jiro in Shir Soomaaliyeed oo gudaha lagu qabtey oo Soomaali leedahay Danaha shisheeyaha Waraysi aad u xiiso badan hoos ka dhegayso Cabdullaahi Yusuf Axmed oo loo doortey Madaxweynaha Soomaaliya Okt 2004, ayaa xilka iska casiley kadib markii beesha caalamku cadaadis saareen, isla markaana si cad ugu sheegeen shir ay kula yeesheen dalka Kenya dhamaadkii 2008, waxaana taasi keentay mudadda xilkiisa oo ka harsan tahay 8 bilood in uu is casilo, nuxurka waraysigiisa ayaa ku saabsan in uu ka digaayo wixii dawladiisi lagu sameeyey, su’aasha isweydiinta mudan ayaase ah siyaasiyiinta Soomaalidu ma gaareen heer ay MAYA yiraahdaan isla markaana isku filnaadaan, shacabkoodana kalsooni ka raadiyaan. Horseed Media
  15. Shabaab & Sharif are both irrelevent. Whats needed is a Somali National Council to create a new governemnt or hold elections for this one with clear guidelines for Parliment reform. Reduce parliment Extend the power of the central government to all the stable regions. Bari, Mudug, Sanaag, Sool, Galgaduud Nugaal .................... Capture Hiiraan Banadir Middle Shabelle and keep the pressure on these clowns.
  16. Maadey, adeer Abdullahi Spoke like that and much better when he was in Mogadishu, some people then were deaf with clan hate and excitement. The same people today can hear much better since what they found out what they fought for. They got some anti clan hearing aids. Bakaal, adeer where do you live? Yusuf is in Sanca because of health reasons, you can see how his very words carry weight by todays events. Thus go jump.
  17. Wuxuu yiri “Waxaa haboon in Soomali iyadu isu tashato, Shirka Nairobi Waa mid aan iska garanayo u jeedadiisa, Qolyaha Caalamka ee Faraha kula jira Arimaha Soomaaliya ayaa ku raadinaya Nin iyaga u adeega oo ay Madaxweyne ka dhigaan” Mudane Cabdullahi Yusuf wuxuu kaloo tilmaamey in Dowlada hada jirta ay iyaduba sidaan si lamida lagu keeney ama lagusoo dhisey,iyagaana masuul ka ah in Qolyaha Caalamku ay saydoonaan ka yeelaan Soomaaliya, ayuu yiri mudane Cabdullaahi. Cabdullaahi Yusuf wuxuu hoosta ka xariiqey oo yiri “Danaha Soomaaliya Soomaali kaliya ayaa Xalin karta waa iney iyagu xalisadaan”. A national reconciliation conference must take place inside Somalia.
  18. Oba, a National Reconciliation Conference, should be held inside Somalia. Sharif should not use it as a ploy, but let the people come together and decide. Even in Villa Somalia as long as everyone can come. Its late but not bad.
  19. Muqdisho, April 14 - Golaha xukuumadda federkaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa diiday baaqii iyo natiijooyinkii ka soo baxay shirkii wada-tashiga heerka sare ee qaar ka mida hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya shalay ugu soo dhamaaday Nairobi. Taa baddalkeeda ayay xukuumaddu ku baaqday shir kale oo wada-tashi, kaasoo ka dhici doona Muqdihso bisha June ee sannadkan. Kadib shir ay golaha xukuumadda federaalka KGM ah ee Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho, uuna guddoominayay ra'iisul-wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa looga dooday natiijooyinkii shirkii wada-tashiga heerka sare ee xalay ku soo dhamaaday magaalada Nairobi. Afhayeen u hadlay xukuumadda ayaa sheegay in natiijooyinkii ka soo baxay shirka ayan gaarsiisnayn halkii laga filayay, isla markaana ayan wax dan ah ugu jirin ummadda Soomaaliyeed. Goluhu waxa uu soo jeediyay in shir wada-tashi iyo dib-u-heshiineed lagu qabto magaalada Muqdisho bisha June ee sannadkan 2011-ka. Dhinaca kale, xukuumaddu waxa ay sheegtay in ay diyaar u tahay in ay wada-xaajood la gasho maamullada iyo ururada ka jira Soomaaliya. Madaxtooyada iyo golaha xukuumadda ayaa qaadacay shirkii wada-tashiga heerka sare ee xafiiska QM ee arrimaha siyaasadda Soomaaliya uu ku casumay dhammaan dhinacyada ay ka go'do siyaasadda Soomaaliya. Shirkaas oo shalay soo gaba-gaboobay ayaa waxa ka soo baxay go'aanno ay ka mid yihiin in laba sano loo kordhiyo barlamaanka federaalka ah iyo in la soo af-jaro xaaladda ku-meel-gaarnimo ee Soomaaliya, taasoo loo marayo doorasho madaxwayen iyo mid guddoon baarlamaan oo la qabto inta ka horeeysa bisha August ee sannadka 2011-ka. Tallaabadan ay golaha xukuumaddu ku qaadaceen natiijooyinka shirka iyo baaqa shirka kale ee cusub ayaa la filayaa in uu sii fogeeyo qotoda khilaafka iyo farqiga u dhexeeya madaxtooyada iyo xukuumadda oo dhinac ah iyo dhinacyadii ka qayb-galay shirki wada-tashiga oo dhinaca kale ah. Diiwaanka Wararka, Daljir
  20. Mar uu ka hadalayay ka qayb-galka shirka ee Puntland, ayuu sheegay in uu yahay qof reer Puntland ah, waxana uu ku tilmaamay madaxwayne Faroole in uu fikirkaas ku matalo naftiisa. Waxa uu sheegay in uusan ka soo horjeedin madaxwayne Faroole, balse waxa uu intaa raaciyay waa sida uu hadalka u yiriye "...ninkii sidaa madaxwayne ku raadiya isagaa isna eedi doona." Waa markii ugu horeeysay ee uu madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed uu si cad oo qayaxan siyaasadda uga hadlo isaga oo dhinacna taageeraya dhinacna naqdinaya. Tough words for Faroole.