General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. What threats, the threats were coming from you and the clan claiming they would start a war. This on the other hand is a company defending its image, Dayniile.com type rubish wont be tolerated by any firm. I would suggest these silly websites start concentrating on the truth for once.
  2. The battles have yet turned into full clan based, with the exception of Dayniile. Qaynyare highlighted suucessfully that they are are faced by Inda cade, Goobanle, Seeraar and Cayrow who all hapen to be from one sub-clan. The North Mogadishu clans are also starting to rally around the warlords, take into account the SISI battles. The question is can the courts hold together or will they become, Al-Furqan, Chircoole, Ifka-Xalin or clan based courts who wil turn on each other ?
  3. Seeraar , Indhacadde iyo Goobaale oo u muuqda kuwa ka tanaasulay maamuladii ay gacanta ku hayeen ee Jubada hoose iyo Shabeelada hoose iyagoo xoogooda isku keenay Muqdisho. Waxaa usbuucyadii ugu danbyeey Muqdisho ka socday dagaalo xooggan oo faraha looga gubtay kuwaas oo u dhaxeeyey maxaakiimta islaamiga ah iyo isbaheeysiga ladagaalanka argagaxisada iyadoo dagaaladan ay soo noq noqdeen guul deg deg ahna aan laga gaarin. Dagaaladan oo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan ayaa waxaa uu mar walbo marayey heer iyadoo maxkamadaha ay gurmad joogto ah helayeen hogaamiye kooxdeedyo ay ka mid yihiin seeraar , Indhacadde , iyo goobaale. Dagaaladii shalay ka dhacay suuqa xoolaha ayaa waxaa lagu arkay ciidanka Indhacadde oo inta badan beeneeya in uu ku lug leeyahay dagaalada ka socda Muqdisho , sidoo kale waxaa tekniko fara badan soo gaarsiiyey maxkamada maamulada ka dhisan jubada hoose Goobaale iyo Seerar. Haddaba dagaaladan dabada dheeraaday ee Muqdisho oo aan ilaa hadda lagu kala guuleeysan aawgood ayaa hogaamiye kooxdeedyadan ka kala yimid Shabelleda hoose iyo Jubada hoose u muuqdaan kuwo ka tanaasulay maamuladii ay xoogga ku heeysteen iyagoo ciidankoodii iyo maalkoodiiba isku keenay Muqdisho. Maxamed Cali shirwac Ceelbuurnet Muqdisho Somalia
  4. Maleeshiyo iyo gaadiid tikniko ah oo soo gaaraya degmada Baraawe Baraawe 01 June. 06 ( Sh.M.Network) Maleeshiyo iyo gawaari dagaal oo ka amar qaata isbaheysiga D/juba ayaa maanta gaaray degmada Baraawe ee gobolka SH/hoose. Gawaaridan dagaal oo ay saaran yihiin maleeshiyooyin aad u fara badan oo soo gaaray degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa la tilmaamay in ay ka yimaadeen dhinaca magaalada Kismaayo, iyadoo aan si rasmi ah loo ogeyn halka ay ku wajahan yihiin maleeshiyaadkaasi. Gudoomiyaha degmada Baraawe C/laahi xalane Dhuxulow oo arinkaasi aanu wax ka weydiinay ayaa sheegay in maleeshiyadaasi aanu aheyn kuwo ku cusub gobolka Sh/hoose, balse ay ka qeyb qaadan doonaan sugida amniga iyo xuduuda gobolka Sh/hoose uu la leeyahay gobolada kale si looga hortago colaado ku soo faafa. Qaar ka mid ah saraakiisha horkacaya maleeshiyooyinkaan iyo gawaarida dagaalka oo ay wataan ayaa ka gaabsaday in ay faahfaahin ka bixiyaan, balse sheegay in iyagu aanu ka gudbi doonin xuduuda gobolka Sh/hoose. Maamulada gobolka Sh/hoose iyo Isbaheysiga D/jubba ayaa sanadkii la soo dhaafay gaaray heshiiska koobnaa dhowr qodob oo ay ka mid tahay difaaca nabadgalyada iyo siyaasadda, iyadoo heshiiskaasi lagu kala saxiixda magaalada Baraawe. Imaatinka maleeshiyooyinkaan ayaa ku soo beegmay xilli xiisado dagaal ay ka taagan yihiin magaalada Muqdisho. Xuseen Nuur Geeseey Shabelle Media Network, Sh/hoose
  5. ^^^ That is a very important question, how do they maintain a near 5 months of battles?
  6. ^^^ I think they have the uper hand but in terms of control it is hard to say. So far they have shutt down Dayniile, Ciselay, Ceel Cad port and have taken control of key areas like KM4, they have defeated all the warlords they have engaged except Abdiqaybdeed who has not yet fought them. They have struggled in populated areas, the SISI, KARAN areas have been quite costly for the courts. The area near Dayniile K-Jalle Siyad has also hampered their progress. In open terrain their fighters seem to easily withstand the warlords who at times are much better equiped. The important note is they have the vast majority of the local populations support...
  7. lol, come on rude at least attempt to understand. What tribe are you on about, Somalis are basicly one tribe, did you mean clans? As for Federalism, it seems you are resisting to change, why not ry it the central model failed long ago?
  8. ^^^ Nothing emotive about facing facts, we must be able to call out a spade when we see it. Somaliland is and has been part of the Somali state since 1960, the myth of its uniqueness and the argument that it is not based on clan is irational. The secesionist have no control of the mythical British Somaliland, they have no outside support and have yet come to terms with the failure to get that panacea of all their ills "recognition". It is because of their many shortcomings and due to the realities on the ground that no nation on earth recognises this "right" of theirs to be a nation on their own and not a state in an already exisiting but troubled nation. My sympathies to the secesionists...
  9. Abdi2005, has apoint, it smacks of sheer desperation from Mr raage for him to start accusing whole clans of fighting against them, when did these people materialise how come no one saw them enetring the city i their thousands armed to the teeth. Raage lost the plot and the support of the people when he said he was fighting" wahabisam" and that he was paid by foreign intellegence agencies..
  10. ^^^ Calm down Qudhac I know you did not writte that moving love letter, it was another secesionist I tell ya.. So lets take a step back shall we, your recognition has xome down to Bashir and the ALLIANCE of Dayniile? I am aghast but I still have hope for you my brother..
  11. ^^^ Nicely put Codetalker. The author seems to be playing to the usual suspects in the secesionist camps. I am suprised that he wrotte such an article now, it is quite dated..
  12. Wasiirkii hub ka dhigista Bootaan Ciise oo aan la garanyn goob uu u baxsaday dagaalkii saakay kaddib Posted to the Web May 31, 12:07 Muqdisho (PP) - Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Malleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin ayaa waxaa ka soo baxaya goobta uu abbaaray warar is khilaafsan iyadoo wararka qaarkood ay sheegayaan inuu aaday dhanka Degmada Jowhar oo uu u baxsaday. Mar aan booqday deegaanka Suuqa Xoolaha oo uu deggenaa oo saakay dagaallo culus ay ka dhaceen ayaa waxaa ku sugnaa ciidammo ka tirsan kuwa miwoga gurigiisa, waxaana tani ay keentay in la is weydiiyo halka uu u baxsaday Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Malleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin oo isagu halkaas ay ciidammadiisu ka talinayeen. Wasiirka ayaa wararka qaarkood waxay sheegayaan inuu nafta ula baxsaday dhanka Degmada Jowhar oo uu ka taliyo Maxamed Dheere oo ay ka wada tirsan yihiin Isbahaysiga la dagaalanka Argagaxisada, waxaan sidoo kale la sheegayaa inuu ku sugan yahay Degmada Balcad oo aanu horay u sii gudbin isla markaana wado abaabullo uu ku soo weerarayo fariisimadii saakay lagala wareegay. Warar kale ayaa sheegaya inuu u baxsaday dhanka Degmada Dayniile oo uu iyadana ku sugan yahay Maxamed Qanyare oo ah wasiirka amniga Qaranka ayna ka wada tirsan yihiin Isbahaysiga, balse si dhab ah cid u xaqiijin karta halka uu abbaaray ma jirto weli. Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Malleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin ayaa warar waxay sheegayaan inuu la baxsaday qaar ka mid ah ciidammadiisa ayna ku wada sugan yihiin Duleedka Waqooyi ee xaafadda Suuqa Xoolaha, halkaasoo la sheegay inay ka wadaan abaabullo ay ku soo weerarayaan deegaankooda. Dadka Deegaanka ayaa xaqiijinaya in dagaalkaan uu ahaa mid u dhacay si kaddis ah isla markaana lagu kadiyay kuwa Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Malleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin, iyaguna ay isaga carareen goobihii ay ku sugnaayeen, waxaase wararka qaarkood ay sheegayaan inay wateen qaar ka mid ah ciidammada maxkamadaha oo ay ku qabsadeen maxaabiis ahaan, balse ma jiraan warar madax bannaan oo sheegaya arrintaas. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  13. ^^^ We need more hospitals like this all over Somalia. Great news ..
  14. ^^^ lol, thats unfair, they work real hard round the clock.
  15. Xubnaha golaha degaanka gobolka Baay oo maanta la dhaarin doono Wasiirka wasaaradda dib u heshiisiinta Soomaaliya Sheekh Aadan Mader ayaa gacanta loo geliyay liiska magacyada xubnaha degaanka gobolka Baay kadib muran badan oo beelaha Mirifle dhex maray iyadoo doodii beesha 8 ee maamulka degaanka Baay ay hirgashay. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayan in Beesha 8 la siiyay 15 xubnood, beesha 9 la siiyay 11 xubnood halka beesha Digil laga siiyay golaha degaanka gobolka Baay 1 xubin. Dadaal fara badan oo loo galay dhismaha Maamulka ayaa ugu dambeyntii sidaas la isku afgartay ayay yiraahdeen qaar ka mid ah Xildhibaannada gobolka Baay oo aan saaka qadka telefoonka kula xiriiray iyagoo jooga magaalada Baydhabo. Tirada oo markii hore ay ahayd 21 ayaa lagu daray 6 xubnood sida ay sheegayan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Doodii beesha 8 oo ahayd inay leedahay Gobolka Baay ayaa dhab noqotay oo beesha 9 waxaa laga dhigay marti waxaana la dheeraaday 4 xubnood sida ay sheegayaan wararka laga helayo liiska wasaaradda dib u heshiisiinta oo howshaan horseed u ah. Sida uu yahay qorshuhu maanta ayaa la dhaarin doono xubnaha degaanka kadibna waxay dooran doonaan Guddoomiye sida uu qabo sharciga.
  16. Good point but no one will listen, it has been attempted several times, most of the MP's want to be ministers and so on.
  17. Rudy, Federalism works in the US, Canada, India, Australia and even Nigeria. Why should ot not work in Somalia? Or are you atow line joker with no understanding of these Somali national issues? Mr Red sea. Your argument is without merit. This new governemnt is not a centralised entity but one based on a Federal formula that most will agree upon. Puntland works and has done so for neearly a decade. The old regional adminstrations of Mudug, Sool, Bari etc are outadet and can not stand ont heir own. The federal constitution would not recognise every administrative state , this would create 18 federal states and for a country our size and population it would not be a realistic governable structure. Thus this new Federal states would be no more than 5 or 6 including what is now Puntland, Somaliland. Puntland's future is to consolidate its control over its areas and to develop its infrustructure through the exploitation of its natural resources which includes its near 800 mile coastline .
  18. Waxgaradka iyo Aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool ayaa si Buuxda ugu Guulaystay in ay Soo Gudbiyaan, ama Magacaabaan Xubnaha Golaha Degaanka ee Gobolka Baydhabo oo iyagu ka koobnaan doona 27 xubnood, Waana kuwan Magacyadii'' Posted to the Web May 30, 04:58 Magacyada Xubnaha Golaha Deegaanka ee magaalada Baydhabo intooda badan waa kuwaan. 1. Mayow Ibraahim Xuseen. 2. C/raxmaan Axmed Sheekh. 3. Sheekh ***** Axmed Aadan. 4. Shiini Macalin Nuur. 5. Axmed Maadey ***** . 6. C/raxmaan Kuule Xasan. 7. Daahir Caliyow Axmed. 8.C/nuur Boodi Dheere. 9. C/llaahi Aadan Cali. 10. Cali Nuur Jiley. 11. Aadan Diinow ***** . 12. Maxamed Cabdi Cali. 13. Yacquub Cali Maxamed. 14. C/raxmaan Sheekh Ibraahim. 15. Maxamed Macalin Ibraahim. 16.C/llaahi ***** Suubow. 17.Maxamed C/llaaho ***** . 18. Xasan Macalin Axmed. 19.Cali Ibraahim Jasiir. 20. Ibraahim Xuseen Xasan. 21. Maxamed Aadan Qalinle.( Guddoomiyaha Gobolka Baay) 22.Xaaji Maxamuud Maxamed. 23.Cali Macalin Cabdi.
  19. Sharif Xasan visit site of new Bender-qasim Airport..
  20. The title says Bashir Raage and the secesionist are in love. go figure Red Sea, do not insult the Somali parliment, its your best hpe for peace.. Qudhac, I am just forwarding this wonderful peace of theater that could have only been composed by a secesionist. Bashir Raage what ever he was he lost it when he started an unprovoked war with his own people and then lost.
  21. Who is Bashir Raghe Chirar? -------------------------------------------------------------------------------- hadhwanaag 2006-05-28 (Hadhwanaagnews) Bashir Raghe Chirar is an action-oriented and result-oriented person. He is a doer and a daunting pioneer. Mr. Bashir is a very successful businessman in Somalia who has risen to the top by his vision, sheer dynamism, and superb organizational skills. He is a self-made man, and today his creations provide employment to over 2500 people from East Africa to the Middle East and Somalia. The birth and growth of his business took place because of his vision, dynamism, and his ability to put people in the proper places in the business. Mr. Bashir's strong support to Somaliland and its People's right to reclaim their independence and nullify the unscrupulous union with Somalia is well known, because he is a no-nonsense man. Bashir belongs to the latter New Brave Generation of leaders who are against the leaders of the past and their unrealistic theories of status quo. These age old so-called leaders like Abdillahi Yusuf Ahmed and his aficionados that made fool out of their people and with illusionary vision lead to fiasco politics. Mr Bashir Raghe, and many others of the bold new brave generation have called for new solution to old problems. We have heard their emphatic appeals to the TFG and its politicians of the past, to come out from its hideouts in Embaghetti and Baidhoa and face the reality in Republic of Somaliland Mogadishu. Bashir is one of the few who boldly but constructively talks about the visionless fascist leader of the TFG, Abdillahi Yusuf and his disciples who applause his utter ignorance. He stands and supports democratic forces and severely critical about TFG, but optimistic that Mogadishu will one day be victorious and get a new good leader, which it deserves after more than a decade of foul play. Sure that new leader shall be found in among the bold new era generation. Mr. Bashiir Raghe Chirar, your support to your brethren Somaliland Republic and its peoples, which is resulting from your clear vision, shall be remembered for a long time to come. You have spoken at a time when visionless TFG and its so-called unelected representative were busy on condemning the Republic of Somaliland, instead of congratulating it, and then addressing the insurmountable problems in their own yard. You bold action of support will enlighten many who are in Baidhoa and elsewhere, and for sure they will realize that there is someone who had guts and spelled out the historical facts that they were heinously trying deny and hide! Mr Bashir, definitely you know more about the incompetence overtrading the TFG representatives in Baidhoa, because they don't represent their people, instead they represent their mere personal greed. Facist Abdillahi Yusuf is in denial of the reality that has opened in front of him. He resorted to make an ostrich hide. It grieves us how beleaguered masses of Mogadishu are, and we support your struggle to justice no matter how hard. Partially, the turbulence in Mogadishu is mass resistance administered by the realistic forces of the new era opposing forces of the past injustice. Had that been not the case Fascists of the past would have devoured on its carcasses long time ago. It is true that the 15 years of struggle in Mogadishu has posed some sort of negative effects and had made an impression that some of its top leaders were competing on looting the country. In most of the cases it is not like that. However, it is time to come together and solve differences. Just make sure that once you remove many road stumbles to bring the necessary reform and justice. As I understand that it won't be possible immediately. But do keep it up to your level. Bashir Raghe Chirar, Weedheen Ha Yeedho! Ahmed Egal Somalilandpatriots
  22. It was joke in the first place.. Qaynyare support within his clan is deteriorating..