
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
The picture is of Ilqayte, but the name did not match. Their world is falling apart.
-
Mogadishu warlords are finished. dayniile.com concedes defeat
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
lol. Brother lets agree that Islam being the complete religion, creed and way of life has no place for clans, nationalisam and self interest. Now if your point is that these clan based courts are the building blocks to an Islamic nation then I agree with you. Though I will not take your word or Xasan Dahirs but their actions and this will help me in my deceion in supporting them. Regardless of what Abdullahi Yusuf or TFG does, I am for peace and I will defend my religion. But so far I have seen nothing but a new faction who yesterday were happy to be smiling with Musa and Qaynyare. But who knows... -
North Mogadishu demonstration against courts PICS...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somali Clan Threatens Attack on Militia Tuesday, June 06, 2006 MOGADISHU, Somalia (AP) - Backed by thousands of chanting supporters Tuesday, the Somali capital's largest clan threatened to attack Islamic militiamen who do not leave part of the city they seized this week in a blow to U.S. foreign policy. Protesters shouted "We don't need Islamic deception!" and "We don't want Islamic courts, we want peace!" at a rally called by the clan. The leaders of the capital's largest and historically strongest clan had controlled northern Mogadishu since 1991. Islamic militiamen maintained positions about a mile from the protest but did not move to stop it. The Islamic Courts Union militia on Monday drove out the fighters of a secular alliance backed by the United States, which fears that the nation of 8 million could fall under the sway of al-Qaida (website - news) . The militia became the first group to consolidate control of Mogadishu since this impoverished Horn of Africa nation descended into anarchy 15 years ago. But Tuesday's protest showed that the Islamic militia may have to negotiate with clan leaders to keep control of the capital. "If the so-called Islamic courts don't stop invading our territories ... the country will return to civil war," said Sheik Ahmed Kadare, an elder. The clan did not give a timetable for a potential attack. Tuesday's rally appeared to be an attempt to redefine the conflict in the capital as a competition between clans, rather than a religious battle, in order to build support for continued fighting if the Islamic militants do not retreat. The clan leaders promised to set up new, clan-based courts in northern Mogadishu to replace those that the Islamic extremists have operated in recent years in order to raise money and goodwill for their bid to take over the country. The courts have said a government based on Islamic law will restore order to Somalia. U.S. officials said recently that Islamic leaders in Mogadishu are sheltering three al-Qaida leaders indicted in the 1998 U.S. Embassy bombings in Kenya and Tanzania. The same al-Qaida cell is believed responsible for the 2002 suicide bombing of an Israeli-owned hotel in Kenya, which killed 15 people, and a simultaneous attempt to shoot down an Israeli airliner over Kenya. The U.S. officials, speaking on condition of anonymity because of the sensitivity of the issue, have confirmed cooperating with the secular warlords defeated by the miltiamen Monday. The president of Somalia's transitional national government also has said Washington is funding the secular alliance. The Bush administration has not confirmed or denied that, saying only that it supports those who fight terrorism. Secular alliance leaders were on the run after Monday's capture of Mogadishu; at least two of them - Bashir Rageh and Muse Sudi Yalahow - have pledged their loyalty to their clan. "Our clan has agreed to defend our land and we will fight the courts hiding under the cloak of Islam and trying to fool our people," said Rageh, who arrived at the demonstration with Yalahow, escorted by Abgal militiamen. The battle between the militia and the secular alliance had been intensifying in recent months, with more than 300 people killed and 1,700 wounded - many of them civilians caught in the crossfire of grenades, machine guns and mortars. The Islamic militants and their secular rivals began competing for influence in earnest after a U.N.-backed interim government slowly began to gain international recognition. But the weak government, wracked by infighting, has not even been able to enter the capital because of the violence. Instead, it is operating out of a base in Baidoa, 155 miles from Mogadishu. Weapons prices soared there Monday amid fears the militia could head to Baidoa next. The United States has not carried out any direct action in Somalia since the deaths of 18 servicemen in a 1993 battle in Mogadishu depicted in the film "Black Hawk Down." Source: AP, June 6, 2006 -
North Mogadishu demo in support of courts.PICS....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mudaharaad lid ku ah go'aankii Hogaamiyaasha Mudulood oo asna ka dhacay Muqdisho Last Updated::2006-06-06 05:18:47 Muqdisho:-Isu soo bax weyn oo looga soo horjeedo hadalkii kasoo yeeray Shaqsiyaadka Beesha Mudulood oo maanta ka dhacay Isgoyska Fagax. Isu soo bax weyn oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan qof ayaa maanta lagu qabtay isgoyska Fagax kaasi oo looga soo horjeeday hadalkii kasoo yeeray siyaasiyiin iyo hogaamiye kooxeed isku sheegaya in ay matalaan beesha Mudulood. Isu soo baxan oo uu soo qaban qaabiyay golaha la baxay kacdoonka difaaca diinta iyo dalka ayaa waxaa ka hadlay culimaa’uddiin aad u fara badan oo kuwaasi oo dhamaantood sheegay in ay uga soo horjeedaan Banaabaxaasi marin habaabinta lagu hayo kacdoonka shacabka iyo shaqsiyaadka ku qaraabinaya magaca qabiilka ee ku doonaya in ay ku badbaadiyaan haraaga isbahaysiga islaam la dirirka. Sheekh Cali Sheekh Maxamuud Sheekh Cali Dheere oo guddoomiye u ahaan jiray maxkamadii islaamiga ahayd ee laga hirgeliyay waqooyiga Muqdisho sanadihii sagaashamaadka ayaa ka hadlay isu soo bixii maanta Waxa uuna Sheekhu sheegay in shaqsiyaadka ku shiray mowlaca Sheekh Muxyadiin ee ka soo saaray go’aanka qaldan in ahaayeen shaqsiyaadkii burburiyay maxkamadii islaamiga ahayd ee waqooyiga Muqdisho. Sheekh Cali Dheere ayaa ugu digay shacabka in ay ku kadsoomaan been abuurka iyo qabyaalada ay faafinayaan shaqsiyaadkan u adeegaya hogaamiye kooxeedyada laga xaaqay magaalada Muqdisho ee la’ meel ay gabaad ka dhigtaan. Culimadii ka hadashay isu soo bixii maanta waxaa ka mid Sheekh Xasan Dheere guddoomiyaha golaha midnimada iyo bad baadada Soomaaliyeed, waxa uuna ugu baaqay shacabka ku dhaqan waqooyiga Muqdisho in ay ku sirmin hagar daamada hogaamiye kooxeedyada iyo shaqsiyaadka lacagaha ka soo qaatay oo maleegaya in dalka uu dib ugu laabto jahligii iyo qabyaaladii laga soo gudbay. Intii uu socday isu soo baxaasi waxaa soo gaaray isgoyska Fagax Macallin Xaashi Faarax iyo xubno kale oo ka yimid degmada Balcad oo ka qeyb qaadanaya dibad baxaasi lagaga soo horjeediyay quranka ay faafinayaan shaqsiyaadkan u xilanaya shilimaadka yar. Macallin Xaashi oo ka hadlay isu soo baxaasi ayaa ku tilmaamay hadalkii kasoo yeeray hogaamiyaasha Beesha Mudulood in ay matalaan beesha Mudulood kuwa micno darro ah oo kasoo baxay shaqsiyaad aan dhawranayn sumcadooda. Macallin Xaashi waxa uu mar kale u mahad celiyay midowga maxkamadaha islaamiga oo ka xoreeyay hogaamiye kooxeedkii gumaadka ku hayay dadka ku dhaqan degmada Balcad, isaga oo wax la la yaabo ku tilmaamay shaqsiyaadka iminka doonaya in dadka ay ku marin habaabiyaan qabyaalad iyo isir faquuq, waa suu hadalka u dhigayee. Guddoomiye ku xigeenka maxkamada islaamiga Yaaqshiid Sheekh Ibrahim Weydow oo isagana ka hadlay isu soo baxaasi ayaa carabka ku dhuftay in shaqsiyaadkii ku shiray mowlaca Sheekh Muxyadiin aysan matalin beesha, magaceedana aysan meel uga dhici Karin, waxa uuna ku eedeeyay shaqsiyaadkaasi kuwa shar iyo shirqool u maleega shacabka Soomaaliyeed oo iminka ku mideysan hirgelinta kitaabka Alle. Mudaharaad kale oo maanta ka dhacay Stadium Koonis ayaa maanta waxay kumaan qofood oo halkaasi isugu soo baxay ku taageereen Go'aan ay si wada jir ah usoo saareen siyaasiyiinta, odayaasha, culumaa'udiinka qaar kamid ah iyo hogaamiye kooxeedka Beesha mudulood. Banaanbixii taageerada ahaa ayaa noqday kii ugu weynaa ee looga soo horjeedo Maxkamadaha oo ka dhaca Muqdisho. Isu soo baxa garabsocday oo asaguna lagu dhaliilayo go'aankan ayey ayaguna dhankooda soo qaban qaabiyeen xubnaha kamid ah Maxkamadaha Islaamiga ee kasoo jeeda Beesha Mudulood. HorseedNet.com -
This is the second demo today but one which is against the warlords attempt to bring the clan into the issue of thei allaince and terror...
-
Mogadishu warlords are finished. dayniile.com concedes defeat
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Your arguments is based on a falacy, I once heard some here who beleived in the promise of Qaynyare and Sharif and we saw how that ended up. Brother do not delude yourself these courts are no more rightous than the other factions in Somalia. They can say they will return to the Holy book and the Sunna, but the Somnali acronyms of USC,SSDF,SNM,SNF,SPM all had noble titles cloaking the clan. Ifkahalin, Chercole, AL furqan are all clan based organisations. So who is living in fanatasy, those who support as multi clan government or a man who claims that his clan has a sole right to hide behind the religion of Islam. Its disgusting i tell ya. So give it up man, your stance is amusing to say the least. These courts can outmuscle a few dead enders but can they rise above their criminal elemnts to play a tangible role in Somalia? -
North Mogadishu demonstration against courts PICS...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Banaan baxii ugu weynaa oo ka dhacay W/magaalada Muqdisho Mogadishu - 06-June-2006-Allceeldheer.com Banaanbaxyo kacdoon ah ayaa saakay ka bilowday degmooyinka W/magaalada Muqdisho oo lagu taageerayo kulankii shalay waxgaradka iyo siyaasiyiinta beelaha Mudulood ay ku yeesheen Mowlaca Sheekh Shariif Sheekh Muxudiin, iyadoo kulankaasi laga soo saaray qodobo dhowr ah,waxaana maanta kumanaan dad ah ay isugu yimaadeen isbartiibo Koonis ee degmada C/casiis si ay u muujitaan tageerada loo hayo kulankaasi. Banaanbaxayaasha Xuseen Kadare oo ka hadlaya banaanbaxa Muuse, Bashiir Raage iyo Nuur Dakhli Macalin Haaruun, Nabadoonka beesha warsangali Dooni meyno Maxkamado dano gaar ah laga leeyahay, dooni meyno BBC, Hornafrik, , Mudulood ha noolaado, ayaa ka mid ahaa halku dhigyo ay ku qeylinayeen kulamaan dad ah oo isugu soo baxay fagaaraha Istadiyo Konis ee W/magaalada Muqdisho, halkaasi oo qudabo kala duwan ay ka jeediyeen Mas'uuliyiin badan oo ka tirsan beelaha Mududulood. Ganacsade Bashiir Raage iyo Xildhibaan Muuse Suudi oo ka hadlay dibadbaxaasi ayaa ugu horeyn ugu mahad celiyay dhamaan shacbigii ka soo qeybgalay dibadbaxaasi , iyagoo sheegay in si cad ay u taageersan yihiin kulankii shalay beelaha Mudulood ay ku yeesheen Mowlaca Sheekh Muxudiin Celi. Ciise Dheere oo ka mid ah waxgaradka Beelaha Mudulood oo ka hadlay banaanbaxaasi ayaa sheegay in Shacbiga Mudulood ay jiifka ka kacaan isla markaana ay u diyaar garoobaan difaaca dhulka beesha Mudulood oo duulaan ay ku soo yihiin Beesha H/gidir oo huwan Magac Maxkamado. Kumanaan dad ah oo isugu jira dhalinyaro, haween iyo caruur ayaa socod dheer ku maray wadooyinka W/magaalada Muqdisho, iyagoo ku qeylinayay halkudhigyo ay ku soo dhaweynayeen qodobo dhowr ah oo ka soo baxay kulankii shalay ka dhacay Mowlaca Sheekh Shariif Sheekh Muxudiin. Midnimada beesha waa muqadas, Ha midoobo Mudulood iyo halku dhigyo ka dhan max maxakamadaha Midoobay ayay ku qeylinayeen boqolaal dad ah oo isugu soo baxay wadooyinka W/magaalada Muqdisho. Baabuur ay ku xiran yihiin Sameecado ayaa baahinayay hadalo lagu kicinayo shacbiga beelaha Mudulood in ay arkaan qiyaanada dadban oo ay wataan waxa ay ku tilmaameen Rag huwan magac Maxkamado oo doonaya in dagaalo ay ku barakiciyaan Maatada Mudulood. Ilaa xalay lagama jiifan gawaari iyo shacbi fara badan oo wata Sameecado kuwaasi oo aahinayay banaanbaxa maanta ka soconaya fagaaraha Stadio Koonis ee magaalada Muqdisho. Jaaliyadaha beesha Mudulood ee ku dhaqan dibadaha ayaa loogu baaqay in ay taageeraan go'aanadii ka soo baxay kulankii shalay ka dhacay Xarunta Sheekh muxudiin Celi si loo badbaadiyo shacbiga Mudulood. Banaanbaxyo kale ayaa ka dhacay degmooyinka Madiina, Waberi Hodon iyo Qeybo ka mid ah H/wadaan gaar ahaan Bermuud, kaasoo looga soo horjeeday Maxkamadaha midoobay. Kumanaan dad ah ayaa socod dheer ku maray wadooyinka degmada Madiina ee K/mgaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi ay qudbado ka jeediyeen siyaaasiyiin iyo waxgad ka soo jeeda beelaha Mudulood oo si weyn u taageeray go’aanadii ka soo baxay kulankii Mowlaca Sheekh Muxudiin xalay ay ku yeesheen Waxgaradka. CNM
-
Mogadishu warlords are finished. dayniile.com concedes defeat
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
These courts will have to make a deal if not they will be brought down to earth. But alas this Ale Ubahane has no idea what he talks about, he is living in fanatasy world. The warlords who opposed the governemnt, Bootan, Qaynyare, Sudi, Mohamed Dheere are all gone. One must thank the courts and the people of Mogadishu for that. -
Now they turn to the clan they havew destroyed. The people they have shelled. Shame on Ali Mahdi and others who are saving Musa and Bashir.
-
After their defeats this week and the loss of their cash cow or the Alliance. Bashir Raage and Muse have used the clan yet again to create discord in Mogadishu... It probably wont stick. but here is the link. Opposing court to be formed.
-
The greatest desertion in Somali warlord history.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
lol, you are not helping the situation with these infintile threats. Like I said before no one has a monopoly on the faith.. The warlords are finished but the troubles are not yet over.. -
The greatest desertion in Somali warlord history.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
MMA & Horn stop muddying the arguments. Significant events are taking place. So lets just get the news flowing and less on the clan talk. -
Yalahow and Bashiir Raage capitulate and give themselves up........!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
A new chapter for the people of Mogadishu has begun regardless of what Yalaxow, Raage and Qaybdeed do. An important moment in history. -
Abdiqaybdeed has given in to his clans court. Good news it seems there is a pattern in which the warlords are realising at last that they have no support and thus must cut and run.
-
Muqdisho: Shan hogaamiye kooxeed oo awood culus ku lahaan jiray Muqdisho oo hogaamiyihii ugu danbeeyay maanta Muqdisho ka baxay. Sunday, June 04, 2006 AllPuntland Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Maxamed Qanyare Afrax oo wata tikniko aan badnayn ay ka bexeen halka lagu magacaabo Dayniile oo fariisin u ahayd. Wararku waxay sheegayaan in Maxamed Qanyare uu aaday magaalada Jowhar ee uu ka taliyo Maxamed Cumar Xabeeb , inkastoo si rasmi ah aan loo sugi karin halka uu aadayo ayaa haddana wararku waxay sheegayaan inuu aadayo magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya. Maxamed Qanyare ayaa wararku sheegayaan in ciidamadiisu ay u muuqdaan kuwo ku go'doonsan deegaanka Dayniile uu ka taliyo , wararkuna waxay sheegayaan in waddooyinka soo gala dayniile malleeshiyaadka Maxkamadah ay joogaan. Maxamed Qanyare inkastoo ciidankiisa heegan la galiyay haddana waxay u muuqataa in xaaladaha dagaalka awgeed uu uga baxay halka uu ka taliyo ee Dayniile. Marka la isku soo wada duubo dhammaan hogaamiye kooxeedyadii hubaysaa ee dawladda kasoo horjeeday ayaan midna ka joogin magaalada Muqdisho marka laga reebo Muuse Suudi Yalaxow. Maanta sida wararku nagu soo gaarayaan shir uu Muuse la yeeshay odayaasha beeshiisa ayuu ka dalbaday inay la gurmadaan oo ay la difaacaan wuxuu ku tilmaamay cadawga soo weeraray deegaanka uu ka tiliyo , hase ahaatee waxaa la sheegayaa inay ka dalbadeen inuu ciidamadiisa ka saaro Cusbitalka Keysaney. Maxamed Dheere , Maxamed Qanyare , C/rashiid Ilqayte ,Bootaan Ciise iyo Cumar Finish ayaa gabi ahaantood maanta aan joogin halkii ay xukumi jireen. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Range Resources Ltd has started threatening Somali sites
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
but your coming here to avert or convey a positive image for the Range company, it will not help. I love that Somali confidance.. Keep it up brother. -
Bootan's broken millitias to join TFG army recruits...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
lol. I did respond to the cut and paste news posts. From the news it is the millitia of Booaan and not the man himself who went to Baidoa. Like you I belive the warlords have no use since they can not even lord it over war. -
I love that title: Anti-Tear-Gas coilition. The picture looks fishy, his dress and armes look far superior to anything in Somalia. The man has gloves on and if you look closer at the right hand side you see a man another caucasian sitting there smiling. Desperate warlords, the dude is porbably Oromo or from region five of Somalia..
-
Bootan's broken millitias to join TFG army recruits...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ This is a very posative step. Other warlord millitias could easily be incorporated into the recruits. -
Bootan's broken millitias to join TFG army recruits...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maleeshiyadii Bootaan Ciise oo ku sii jeeda magaalada Baydhabo Baydhabo- 03.June.2006 Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in maleeshiyaadii Bootaan Ciise Caalin oo ka mid ah xubnaha Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada isla markaana lagu jabiyey dagaal ka dhacay deegaanka Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa wararku sheegayaan inay ku sii jeedaan magaalada Baydhabo. Maleeshiyo fara badan oo wadata 6 gaadiidka dagaalka ah oo ah intii u hortey Bootaan Ciise oo horey ugu baxsadey dhanka magaalada Jowhar ayaa dadaal laga sameeyey magaalada Baydhabo waxay keentey in lagu qanciyey inay u soo wareegaan dhanka magaalada Baydhabo si ay ugu biiraan maleeshiyooyinka lagu tababarayo xerada Manaas ee duleedka magaalada Baydhabo. War SBC ay ka heshay dad wargal ah ayaa tibaaxaya in wasiiru dawladaha Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamig ah Ibraahim Cali Max’ed oo ay isku hayb yihiin Bootaan Ciise uu ku qanciyey maleeshiyadaasi inay yimaadan magaalada Baydhabo iyadoo aqbaley. Ciidamadan ayaa wararkii ugu dambeeyey waxay sheegayaan inay soo gaareen degmada Buur-Hakaba waxaana goor dhaweyd ka ambabaxay magaalada Baydhabo wasiiro iyo xubno kale oo la doonayo inay soo galbiyaan maleeshiyadaas, waxaana xubnahaas ka mid ah wasiirka Beeraha ahna ku simaha wasiirka arimaha gudaha Col.Xasan Max’ed Nuur (Shaati-Guud), wasiiru dawladaha Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamig ah Ibraahim Cali Max’ed iyo Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya Jen.Cali Max’ed Xasan (Cali Madoobe). C/laahi Saomaali SBC Baydhabo. -
Ciidamo Farabadan oo ku Hubaysan Baabuurta Loo yaqaano Tiknikada oo ka kooban 6 Horeyna uga Amar Qaadan Jiray Wasiirka Dhaqan Celinta Bootaan Ciise, oo iyagu ahaa kuwii lagu Jabiyay Dagaaladii Muqdisho ayaa U Dhaqaaqay Dhinaca Magaalada Baydhabo, Iyaga oo ku biiri Doona Ciidanka Qaranka ee Tababarku u Socdo Posted to the Web Jun 03, 04:33 Ciidamo farabadan ku Hubaysan Baabuurta Loo yaqaano Tiknikada oo ka kooban 6 Horeyna uga Amar Qaadan Jiray Wasiirka Dhaqan Celinta Bootaan Ciise ayaa U Dhaqaaqay Dhinaca Magaalada Baydhabo, Iyaga oo ku biiri Doona Ciidanka Qaranka ee Tababarku u Socdo. Ciidamadaan ayaa iyagu ahaa kuwii Maxaakimiinta Islaamku ay ku soo Jabiyeen Magaalada Muqdisho, goobta loo yaqaab suuqa xoolaha waxaana lagu qanciyay in ay si toos ah, uga mid noqdaan Ciidamada Qaranka ee iyagu ku sugan Gobolka Baay, waxayna Ciidamadi ay soo Gaareen degmada Buurhakabo, oo iyadu aan aad uga fogayn Magaalada Baydhabo. Ciidamadaan ayaa waxaa ka hortagay Madax sare oo Dawlada ka tirsan oo uu Hogaaminayay Wasiirka Beeraha ahna kusimaha Wasiirka Arimaha Gudaha, horeyna u ahaanjiray Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Goobolada Baay iyo Bakool Kornayl Xasan Maxamed Nuur (Shaati Guduud), waxaana Madaxdaan ka mid ahaa Saraakiil, iyo Wasiiro Dawlada ka tirsan . Ciidamadaan ayaa la sheegay in uu ka muuqdo diif iyo Daal farabadan, waxaana loo qorsheyay in la dajiyo Xerada Manaas oo iyadu ku taal Duleedka Magaalada Baydhabo. Waxaa Magaalada Baydhabo ka socda dadaal ku aadan sidii loo maarayn lahaa, looguna soo dhawayn lahaa Ciidamadaan soo Gaaray Gobolka ee iyagu Goostay in ay ka mid noqdaan Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee horey ugu sugnaa Gobolka Baay. Idamaale News
-
Ciidammo iyo tikniko ka yimid Kismaayo laguna xoojinayo kuwa Maxkamadaha oo soo gaaray Afgooye Posted to the Web Jun 03, 10:28 Afgooye (PP) - Ciidammo iyo tirkino ay wataan oo lagu wado inay gacan siiyaan dhanka Maxkamadaha Islaamiga ah kana yimid Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xalay soo gaaray duleedka Magaalada Afgooye ee Shabeellada Hoose. Tiknikada ay wataan ciidammadaan oo ka soo ambabaxday magaalada Kismaayo dabayaaqadii toddobaadkii hore ayaa waxay gaaraysaa in ku dhow 20-gawaarida dagaalka ah iyo cidammada la socda oo gaaraya boqollaa askari, waxaana la sheegay inay xoojinayaan kuwa Indho-cadde oo ku sugan deegaanka Carbiska ee degmada Afgooye. Ciidankaan ayaa la sheegay inay isku dayayaan inay awood ku furtaan waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho oo uu fariisin ka dhigtay Cabdi Qaybdid, waxaana dadka deegaannadaas ku dhaqan ay cabsi weyn ka muujinayaan dagaallo ka dhaca deegaannadooda oo keeni kara qasaare naf iyo maalba leh. Guddoomiyaha Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose C/llaahi Xaaji Dhuxulo iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Yuusuf Indho-cadde oo labaduba ka soo jeeda beesha uu ka soo jeedo Xasan Daahir Aweys ayaa daboolka ka qaaday in xoog lagu furayo waddadaas haddii Cabdi Qaybdid uu diido waawaanta ay waddaan guddiyada Habar-gidir ee Muqdisho ku sugan. Arrintaan ayaa waxay cabsi weyn ku abuuray guud ahaan dadweynaha ku dhaqan Gobollada Banaadir iyo Shabeellada Hoose, waxaana dhanka kale Cabdi Qaybdiid uu sheegay inay gacan bir ah kala hortegi doonaan cid walba oo isku dayda inay ku soo duusho fariisimahooda waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mial: puntlandpostmog@hotmail.com
-
Where has Bootaan Ciis Caalin alias Xaaraan-ku-naax gone after his defeat?
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
Ciidammo iyo tikniko ka yimid Kismaayo laguna xoojinayo kuwa Maxkamadaha oo soo gaaray Afgooye Posted to the Web Jun 03, 10:28 Afgooye (PP) - Ciidammo iyo tirkino ay wataan oo lagu wado inay gacan siiyaan dhanka Maxkamadaha Islaamiga ah kana yimid Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xalay soo gaaray duleedka Magaalada Afgooye ee Shabeellada Hoose. Tiknikada ay wataan ciidammadaan oo ka soo ambabaxday magaalada Kismaayo dabayaaqadii toddobaadkii hore ayaa waxay gaaraysaa in ku dhow 20-gawaarida dagaalka ah iyo cidammada la socda oo gaaraya boqollaa askari, waxaana la sheegay inay xoojinayaan kuwa Indho-cadde oo ku sugan deegaanka Carbiska ee degmada Afgooye. Ciidankaan ayaa la sheegay inay isku dayayaan inay awood ku furtaan waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho oo uu fariisin ka dhigtay Cabdi Qaybdid, waxaana dadka deegaannadaas ku dhaqan ay cabsi weyn ka muujinayaan dagaallo ka dhaca deegaannadooda oo keeni kara qasaare naf iyo maalba leh. Guddoomiyaha Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose C/llaahi Xaaji Dhuxulo iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Yuusuf Indho-cadde oo labaduba ka soo jeeda beesha uu ka soo jeedo Xasan Daahir Aweys ayaa daboolka ka qaaday in xoog lagu furayo waddadaas haddii Cabdi Qaybdid uu diido waawaanta ay waddaan guddiyada Habar-gidir ee Muqdisho ku sugan. Arrintaan ayaa waxay cabsi weyn ku abuuray guud ahaan dadweynaha ku dhaqan Gobollada Banaadir iyo Shabeellada Hoose, waxaana dhanka kale Cabdi Qaybdiid uu sheegay inay gacan bir ah kala hortegi doonaan cid walba oo isku dayda inay ku soo duusho fariisimahooda waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mial: puntlandpostmog@hotmail.com -
in pictures: giving support to Islamic courts in Mogadishu.
General Duke replied to Jabhad's topic in Politics
The courts have support and they are winning so far on the ground. But what happens when they take over Mogadishu?? It is troubling.