General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. I see my friend, The General Leach back to his old habits, the same old daba-dhilifleyn . My dear friend you a parasite who lives on other people and I am literally speaking. Your pretences on the web do not wash with me, your stance is not about religion, or about nationalism. So watch what you say.. I repeat there is nothing that you could ever do to Puntland other than make some of us laugh..
  2. ^^^Saxib, stop the threats. The millitia who lost their lives at the airport were well armed. and fought. They were not unarmed civilians, shot behind the ears. Take it up with Saransoor and Xabsade who sent the boys on that mission. Also blaming the police chief makes no sense, it was a fire fight and the millitia in the airport were warned. Again your threats are out of place.
  3. Sharif Zaylici, man I do love your posts, keep them up. The picture was not from Borama, no Somali town is built like that..
  4. ^^^I think the situation is calm now. No need to make a mountain out of an ant hill. The people of Bay control their city, and the police chief is in the town.
  5. Qoriyahow, ma waxaan ku mooday...I had this impression that Gen. Duke is a nationalist who uses sometimes clanish arguement to win points for Somalia. With his scoope of the current in Somalia he has proven me wrong. The principle of the desert bedouins (FIQI TOLKI KAMA JANO TAGO) is manifesting its ugly face and crooked logic in here. God help Somalia...waar iga tag... My dear friend, nothing has changed, we are all deluding ourselves. My point is we need to support the national government, I have stuck to that even through disapointment, the corruption of the TFG is one case, their incompetence is another. But what is the alternative, a clan disguised as a religious movement? This is not a solution for us, and I am totally opposed this mass hypnosis that is taking place. These people have not even made any admins for areas they control, yet are rushing to war with Ethiopia and so on. While we put the torch on the TFG, is A.Qasin less corrupt? Is Inda Cade to be taken seriously, while Hiiraale is to be insulted? Is a whole clan to be marganalised while another to take its place? What has changed, in Kismayu, in lower shabbele, in Banadir? do the locls have more say? Did the locals in lower Shabbele choose, Adan Hashi Ayrow? My point is not to attack a clan but come on, this is becoming sad.
  6. MMA, I have answered your question regarding Hiiraale, no need to be repetative.
  7. Kulan Qarsoodi ah oo Itoobiya ku Dhexmaray Cabdillaahi Yuusuf iyo Wefti Somaliland ah Addis Ababa (Jam)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo weftigii uu hoggaaminayey oo hadda ku sugan magaalo-madaxda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa la sheegay inay kulan gaar ah Isniintii habeen hore la yeesheen Cabdillaahi Yuusuf Axmed, Madaxweynaha Soomaaliya loogu soo dhisay dalka Kenya. Ma jiraan warar xaqiijinaya jiritaanka kulankaas iyo waxyaabihii ay labada dhinac kaga wada hadleen. Hase yeeshee, sida ay tibaaxeen ilo xogogaal ah oo ku dhow-dhow magaalada Addis Ababa, waxa uu kulankaasi ahaa mid labada dhinac kaga arrinsanayeen guud ahaan arrimaha siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday mandaqadda Geeska Afrika, gaar ahaanna dhaqdhaqaaqa ay Soomaaliya ka wadaan Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho. Warku waxa uu intaa ku daray in kulanka labada dhinac iskula soo qaadeen sidii talo iyo mowqif midaysan uga yeelan lahaayeen awoodda xoogagga Islaamiyiinta ah ee liddiga ku ah labadooda maamulba, isla markaana ay wadajir uga samaysan lahaayeen awood caabidda Maxaakiimta Muqdisho, kuwaas oo maamulka Somaliland iyo xukuumadda Cabdillaahi Yuusuf u arka in ay daba-dhilif u yihiin Maraykanka iyo Itoobiya. Kulanka Cabdillaahi Yuusuf iyo weftiga Somaliland ayaa waxa wararkaasi sheegeen in uu ahaa mid qabsoomiddiisa hore loo sii qorsheeyey oo ay ka shaqaysay xukuumadda Addis Ababa. Xubnaha weftiga Somaliland oo dalka ka ambabaxay Sabtidii toddobaadkan, ayaa ujeeddada safarkooda Itoobiya waxa ay ku sheegeen in uu yahay mid la xidhiidha arrimo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee mandaqadda iyo saameynta ay ku yeelan karaan Somaliland, kuwaas oo ay tilmaameen in ay kala soo xaajoon doonaan masuuliyiinta dawladda Addis Ababa iyo diblomaasiyiinta dalalka shisheeye iyo weliba ururo caalami ah, waxa ay ku soo beegantay saacado yar kadib markii Cabdillaahi Yuusuf iyo wefti uu hoggaaminayey ay isla gelinkii dambe ee Sabtidii magaalada Baydhabo ka qaadday diyaarad khaas ah oo ay dawladda Itoobiya u dirtay. Jamhuuriya Online
  8. ^^^whay were they given those posts,1.are they more religious, or was it to divide the clan were they hail from? Its another trick, from Mogadishu, but this time things are different..
  9. ^^^lol. There was no battle, in Jilib if there was many here would report it. Oh Ersalam, welcome again my friend.
  10. ^^^Starting trouble if you ask me, also why blame him?
  11. ^^^Mr MMA, what is your point. You said yesterday I was Morgan, since when? I belive Morgan created many of the problems of Kismayu city, i.e. his constant fighting with certain clans. for no reason. Did I belive that Morgan had a right to fight?, maybe Do I belive that my sub-clan has the only right of control of the city? No. I have never said that, nor agreed to such notion. I disagreed with Hiiraale on many things, but I agreed with the creation of Jubaland and the political settlement to Kismayu. I think the clan courts feared this and attacked Kimsayu under the usual pretext of religion. You can go back to my posts for a while regarding the issue of Jubaland, and you will see my position has been consistant. Its not as simple as, supporting A.Yusuf, who happens to be head of state.
  12. ^^^The story is a fabrication, no Somali website including the clan courts have reported such a battle..
  13. ^^^Sory it was a typo, I have corrected it.
  14. Kismayo will be strategically fought and will probably decide the fate of the TFG! Shame on those who still are on the offense for fighting imaginary subclans and subvert every principle to win against their own invented enemy! Indeed, however you seem to still buy into the whole thing. Xasan Turki was a cover to extend the power of the clan courts. Since he belonged to the same clan as Hiiraale and most of the inhabitants of the city it gave them a certain legitimacy. However all indications are that he is a small player and that the forces who captured the city are from the same clan that occupies the Shabbele. Xiin, we have seen how they jail the admin of Jiliband Balcad but never the admins of, Barava, Marka, and so on. [Duxulow and Cirfo] are ntouched. We have seen how they allow the charcoal business to thrive and even the Qad trade in Mogadishu.. Also to some Xasan Turki's very character is in question, so while some will support him, his clan others will not because of his past actions, i.e Somaliland. This whole things is very simple to undertsand, even in Kismayu they sidelined a whole clan, i,e, Hiiraales and embraced Turki's. Nothing has changed. Kismayu needs a governemnt and not solutions from clans who already occupy other clans. Also, do not deny that Hiiraale has the support of his clan.
  15. Abaabul ka socda Sh.Hoose 17 Oct 17, 2006, 14:31 Maliishiyooyin ka tirsan Maxkamaddaha Islaamiga ayaa manta baro cusub la dejiyay iyadoo barahaasi ay qaarkood xuduud la leeyihin gobolka Bay, deegaanada la dejiyay ciidamada Maxkmaaddaha ayaa waxaa ka mid ah Wanlaweyn, Leego, Balidoogle iyo Yaaqbariweyne. Macalin Aadan Xaashi Cayrow oo ka mid ah urur mas’uuliyiinta xoogaga Al-Shabaab oo ka tirsan Maxkamaddaha Islaamiga oo hogaminayey mas’uuiyiinta manta deeganadaasi tegay ayaa waxaa lagu soo waramayaa in Malishiyadkan loo diyaariyay iney gacanta ku soo dhigaan gobolada Bay iyo Bakool oo dowladda KMG ah ay xarunteeda tahay Bay. Abaabulkii ugu sareeyay ayaa laga daremaya Balidoogle, Leego Yaqbariweyne iyo Walanlaweyn, iyadoo saraakiil uu ka mid yahay Aadan Xaashi Ceyrow uu halkaasi kula hadlay maliishiyooyinka maxkamaddaha oo u diyaarsan duulaan la sheegay in lagu qaadayo Baydhabo. Cali Muxayadiin Cali, Muqdisho Garowe Online
  16. Maleeshiyooyinka Maxkamadaha oo gaaray degmada Wanlaweyn Last Updated::2006-10-17 18:09:50 Wanlaweyn:-Maleeshiyooyinka Maxkamadaha oo uu hogaaminayo Aadan Xaashi (Ceyrow)ayaa gaaray deegaanada Walaweyn, Yaaqbariweyne, Leego iyo garoonka diyaaradaha ee Baladoogle. Maleeshiyooyinka Maxaakiimta ayaa wada olole ay isku balaarinayaa goobaha ay hada ku sugan yihiin ayadoo ay jiraan Maleeshiyooyin ka yimid dhinaca gobalka Shabeelada Hoose in lagu adkeenayo kuwo horey u joogay xadka gobalka Bay iyo Sh/hoose. Aadan Cayroow oo kasoo kicitimay magaalada Baraawe ayaa hada ku sugan degmada Wanlaweyn, ayadoo la sheegay in gaadiidka dagaalka ee loo yaqaano Tikniko ay ku sugan yihiin Airporka Balidoogle. Dhaq dhaqaaqan ayaa soo baxaya xili ay ciidamo ka socda Dowlada Soomaaliya ay gaareen shalay degmada Diinsoor. Sidoo kale ciidamo taageersan DFKMG iyo kuwa Maleeshiyooyinka Col.Bare Hiiraale Wasiirka Gaashaandhiga ayaa maanta gaaray nawaaxiga degmada Bu'aale ee gobalka Jubbada Dhexe. Waxaa si weyn magaalada Muqdisho looga dareemayaa abaabul ciidan oo ay wadaan maxaakiimta. Waxaa sidoo kale lagu wadaa in maleeshiyooyin cusub oo ay maxaakiimta ku tababareen xerada Hiilweyne iyo xerada Carbiska lagu hubeeyo gadiidka tiknikada oo lagu diyaarinayey maalmahan magaalada Muqdisho. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  17. ^^^Xiin, the Mogadishu warlords lost because they lost their clans support. It was an internal clan war between kinsmen. With Kismayu, Barre has the support of his clan up against the clan from Mogadishu. This is all too different.
  18. Odayaasha deegaanka magaalada Kismaayo iyo maxkamadaha oo is Afgaran waayey Kismaayo, Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is afgaranwaa uu ka dhex taagan yahay dadka deegaanka magaalada Kismaayo iyo malayshiyaadka maxaakiimta islaamiga ee dhowaan xooga kula wareegay magaalada Kismaayo. Arintaan ayaa ka curatay maamul dhowaan laga soo magacaabay magaalada Muqdisho, oo laga sameeyey magaaalada Kismaayo, kaasi oo haba yaraateen cid laga soo darin dadka iska leh magaalada Kismaayo, taasi oo ay casho iyo mudahaaraad ay ku muujiyeen dadka degaanku. Maxaakiinta oo markii ugu horaysay la shiray odayaasha magaalada Kismaayo ayaa odayaashu u sheegeen in magaalada Kismaayo, muddo 7 sano ay xooga kaga talinayey isbahaysigii dooxada Jubba xorna aysan u ahayn maamulka magaaladooda,waxayna weydiiyeen maxaakiimta inay xor u yihiin magaaladdooda iyo in kale? iyo weliba inay yihiin xoog kale oo kuwii xooga ku haystay xabad kaga eryooday meesha oo aysan waxba ku kala duwanayn Arintaan ayaa maxaakiimtu kaga jawaabeen inay caddaalada horseedi doonaan dadka deegaankana ku wareejin doonaan maamulka magaalada, waxaase arintaasi soo afjarantay kolkii shalay gelinkii danbe shir laysugu yimid maxaakiimtuna ku caddeeyeen in magaalada qor caaradiis ku qabsadeen,cid ka tala gelinayaana aysan jirin, waxaa kale oo ay sheegeen inaysan wadan sabraloogo reer ku magacaabanyahay magaalada qabiil aysan ku shaqayn waa sida ay yiraahdeene. Magaalada Kismaayo iyo gobolka shabeelada Hoose ayaa noqonaya labada gobol oo dadkii lahaa ilaa hadda xooga laga haysto marka la eego guud ahaan dalka Soomaaliya, waxaana magaalada Kismaayo lagu tilmaami karaa halka uu ka dhacay tacadigii ugu xumaa dalka Soomaaliya. Xarunta Wararka Waayaha.net
  19. ^^^All indications point to Barre returning to Kismayu and a war on many fronts developing.
  20. Xasan Dahir denied signing the letter. As for suicice bombers, i doubt it very much.
  21. ^^^The rains are a blessing from Allah, hope there are no casualties and major damage to the city.