General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Baydhabo: Kulankii Madaxweynaha iyo golaha xukuumada Soomaaliya oo gabagaboobay Talaado, October 24, 2006 Baydhabo (AllPuntland)- Wararka ka imaanaya magaalada Baybdhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya inuu soo gabagaboobay kulan albaabadu u xirnaayeen oo ay maanta aqalka madaxtooyadu ku yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed, golaha xukuumada dawladiisa iyo taliyayaasha ciidamada dalka Soomaaliya. Kulankan oo saacado qaatay ayaa warar hor u dhac oo maanta ka soo baxay aqalka madaxtooyada Soomaaliya ee Baydhabo waxay sheegayaan in looga hadlayey xaalada amaan ee dalka Soomaaliya iyo tilaabooyinka ku aadan ee ay dawladu haatan qaadi karto. Kulankan oo markii uu gababoobey aan wax war ah saxaafada laga siin, markii horena albaabadu u xirnaayeen ayaa waxaa la aaminsanyahay in looga arinsanayey xaalada ka soo cusboonaatay dhawaan gobolada Jubbooyinka iyo degmada Buur-hakaba oo ay shalay ciidamada dawladu dib uga soo baxeen ka dib markii ay mudo laba maalmood ah gacanta ku hayeen degmadaasi, isla markaasn ay maxkamaduhu awooda ciida iskugu keeneen degmada Buur-hakaba, ka dib markii ay ciidamada dawladu baneeyeen. Haddaba kulankii maanta oo u muuqday mid xasaasi ah ayaa waxa uu ahaa mid kii ugu horeeyey oo noociisa ah oo ay si wada jir ah u yeeshaan madaxweynaha Soomaaliya, golaha wasiirada iyo taliyayaasha ciidamada qalabka sida ee DFKMG ah Jamhuuriyadda Soomaaliya. Sidoo kale kulankan maanta ayaa ahaa mid ilgaar ah ay ku eegayaan beesha Caalamaka iyo shacabka Soomaaliyeed oo welwel weyn ka qaba dagaal toos ah oo dhexmara maxkamadaha iyo dawlada Soomaaliya, ayadoo maalmo yar uun ay ka hartay xilligii loo balansanaa wareega saddexaad ee kulanka Khartuum. AAA Gentleman AllPuntland
  2. ^^^Mr Red Sea, the clan courts used to claim it was the loclas who were in Bur-Hakabo. While all along they wre there. Rememebr Xoogsade and MMA saying it was the locals, who were chased out. The TFG armed forces were there for a while and left without a fight. The courts came a few hours later. The TFG has lost not a single man or wepon, while the courts lost armour and men everytime the TFG came. Also Bur-Hakabo is close to Balidoogle and Leego, two important bases for the clan of IndaCade these areas have been in the hands of the USC since the time of Aydeed. Now the TFG troops are on their way in.
  3. ^^^Saxib, I think the TFG did not support this attack and many questions arise as to why Hiiraale rushed. Kismayu is a warlord run fiefdom right now, it is run by the clan of Indacade with Turki's as cover much like before. What does it change what happened in Buaale? Nothing because the war when it happens will be between two cities, Baidoa and Mogadishu and Kismayu will be just another city.
  4. ^^^Saxib remmeber the claim beforehand that these were local millitia in Bur-Hakabo, that IndacADE was not involved, that the courts would not move into Baidoa and so on. It was all a trap. Well now everyone has seen the mighty mouse of lower Shabbele gang and his boy Roobow, the TFG will move back in. The question for you is what will they say when the TFG moves back into Burhakabo? That they fought locals? As for the clan courts they are nothing more than a paper army.
  5. ^^^lol, but Horseed is a website that tries to get the news without the added salsa. The courts claim of 22 technicals is laughable. By all accounts Hiiraale had a set back but not a death blow as they claimed he is still in the Middle Shabbele.
  6. Xoogsade, thinks robing people is deen. Saxib stop the insults there are no looters like IndacADE and Co in the whole of Mudug. No one in Galkacyu lives in other peoples homes, while we know the case is very different in the areas you occupy including Mogadishu. As for cheap talk, wait brother the people of lower Shabbele will be LIBERATED from the thugs who now pretend to be religious.
  7. Dagaal cusub oo laga baqayo inuu ka dhaco degmada Bu'aale (Warbixintii ugu danbeysay) Last Updated::2006-10-24 18:18:28 Bu'aale:- Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya gobalka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in saan saan colaadeed laga dareemayo nawaaxiga degmada Bu'aale. Khasaaraha dagaalka Dagaalo culus oo 22kii bishan ka dhacay deegaanka Bu'aale halkaasi ku dhexmaray maleeshiyooyinka Maxaakiimta iyo kuwa Col.Bare Hiiraale Wasiirka Gaashaandhiga DFKMG ayay khasaaro badan ka dhasheen. Ciidamada Bare Hiiraale ayaa la sheegay in ay haatan ku sugan yihiin deegaanka Saakow iyo nawaaxiga Dajuuma ee ka baxsan magaalada Bu'aale. Maleeshiyooyin dhaawac ah kana mid ah kuwii Col.Bare ayaa la gaarsiiyey deegaanka Baardheere. Col.Bare Hiiraale ayaa la sheegay inuu ku sugan yahay magaalada Saakow, halkaasina ay joogaan intii badneyd ciidamadiisii. Col.Bare Hiiraale ayaa dib uga gurtay deegaanka Dajuuma oo ah halkii uu Axadii lasoo dhaafay dagaalka ka dhacay. Dhinaca Maxaakiimta ayaa sheegay in ay ayagu qabsadeen qaar kamid ah gadiidka dagaalka ee uu watay Col.Bare Hiiraale, walow aysan arrintaasi weli ka hadlin dhinaca Wasiirka Gaashaandhiga. Warar madax banaan ayaa sheegaya in Col.Bare Hiiraale laga furtay 2 gaari oo nooca Tiknikada loo yaqaan iyo 3 gaari oo labo ay tahay kuwa xamuulka. Tiro ka badan 10 askar oo kamid ah dhinaca Bare Hiiraale ayaa la sheegay in dhaawac iyo nolol ay dhinaca Maxaakiimta gacanta ku dhigeen. Dhinaca Maxaakiimta ayaa la sheegay in laga gubay hal gaari oo tikniko ah. Ayadoo sidoo kale in ka badan 15 ay ka dhaawacmeen. Tirada dhimashada ee labada dhinac ayaan la xaqiijin karin illaa iyo hada inkastoo la sheegay in ay ka badan tahay 10. Wararkan oo laga soo xiganayo qaar kamid ah ganacsatada ku sugan magaalada Bu'aale ayaa intaa ku daray in maleeshiyooyinka Maxaakiimta ay weerar kadis ah ku qaadeen kuwa Col.Bare Hiiraale xili uu soo degay nawaaxiga magaalada Bu'aale. Halka wararkii hore ay sheegayeen in Col.Bare Hiiraale asagu weerarka soo qaaday. Labada dhinac ee dagaalka ku dhexmaray degmada Bu'aale ayay kasoo baxayaan hanjabaadyo, ayadoona la dareemayo abaabul dagaal, taasi oo si weyn u cabsi gelisay shacabka ku dhaqan deegaankaasi. Horey ayey magaalada Bu'aale iyo gobalka Jubbada Dhexe uga qaxeen boqolaal qoys oo qaarkood galay dalka Kenya, halka ay hay'adihii deegaanadaasi ka shaqeyn jiray ay gebi ahaanba isaga baxeen dhulkaasi. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  8. No one is goint to attack Baidoa. The TFg troops are on their way to Bur-Hakabo. Lets see if IndaCade and his deputy Roobow stay. Oh they are already in Mogadishu. Qadsiya website is a joke, even shabbele is better. I have from relaible sources that there will be no negotations and war will be declared by both sides soon. We pray otherwise but that seems to be the case.
  9. Maleeshiyooyinka Maxaakiimta oo dib uga soo gurtay deegaano kamid ah degmada Buurhakaba Last Updated::2006-10-24 14:49:57 Muqdisho:- Maleeshiyooyinka Maxakiimta Islaamiga ee Muqdisho oo shalay la wareegay magaalada Buurhakaba ayaa dib uga gurtay degaano dhinaca Baydhabo ah oo ay xalay gaareen. Maleeshiyooyinka Maxaakiimta ayaa la sheegay in ay shalay iyo xalay u gudbeen dhinaca degmada Baydhabo kadib markii ay ciidamada Dowlada Federaalka soo baneeyeen magaalada Buurhakaba oo ay ku sugnaayeen labo maalmood. Maleeshiyooyinka Maxaakiimta ayaa ayagu hada dib ugu soo noqday Buurhakaba kana soo noqday deegaanadii ay kusii dhawaadeen ee dhinaca Baydhabo. Macada waxa keenay dib u gurashada maleeshiyooyinka Maxaakiimta ayadoo dhinaca kale ee Baydhabona ay ka socdaan abaabul ciidan oo xoogleh. Waxaa si weyn looga cabsi qabaa in dhawaan ay isku dhacaan labada dhinac ayadoo ay muuqato in labada garab ay ku jiraan dhaq dhaqaaq xoogleh. Maxamed Cabdi HorseedNet.com - Muqdisho
  10. BAYDHABO: Ciidammada Dowladda Federaalka oo la geliyay heegan buuxa, isla markaana lagu wado inay gaaraan... Posted to the Web Oct 24, 14:43 Baydhabo (PP) - Wararkii ugu dambeeyay ee Puntlandpost ka soo gaara Degmada Baydhabo ee Xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamamda dowladda ee ku sugan Degmada Baydhabo la geliyay heegan buuxa. Saraakiil ka tirsan Dowladda oo ay Puntlandpost xiriir toos ah la yeelatay ayaa sheegay in heeganka la geliyay ciidammada dowladda ay tahay sidii loo adkeyn lahaa nabadda Degmada Baydhabo oo ay dowladdu daggan tahay kuna sugan yihiin madaxda dowladda ugu sarreeya. Warkaan ayaa wuxuu sheegayaan in lagu wado in ciidammada dowladda ay gaaraan saacadaha soo socda Degmada Buur-hakaba oo ay habeen hore dib uga baxeen, waxaana ay sheegeen saraakiishaan in halkaas ay ka abuureen Maxkamadaha deggenaasho la'aan isla markaana ay ka jeediyeen hadallo aan munaasab ahayn oo liddi ku ah Dowladda. Ka hor intii aanay ka soo bixin ciidammada dowladda Degmada Buur-hakaba ayaa waxaa lagu waday inuu booqdo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Geeddi, waxayna sheegeen saraakiishaan in lagu wado inuu halkaas booqdo Geeddi isla markaana uu u jeediyo hadal uu ugu sharraxayo howlaha dowladdu ay ka waddo gudaha dalka. Xalay ayaa waxaa isaga soo baxay degmada Buur-hakaba saraakiil ka tirsan Maxkamadaha iyo Malleeshiyooyin ay wateen, waxaana la sheegay inay ku sugan yihiin hadda Baydhabo iyo agagaarkeeda Malleeshiyooyin ka tirsan kuwa deegaanka oo gacan saar la leh Maxkamadaha. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogdishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
  11. aamiyaasha Maxaakiimta Muqdisho oo ku heshiiyey in ay la wareegaan gobalka Bay Last Updated::2006-10-24 15:02:38 Muqdisho:- Waxaa shalay kulan gaar ah magaalada Muqdisho ku yeeshay Mas'uuliyinta sare ee Maxaakiimta Islaamiga ee Muqdisho. Kulankan oo ay ku sugnaayeen Sh.Xassan Daahir Aweys iyo Sh.Shariif Axmed iyo mas'uuliyiin kale oo kamid ah Maxaakiimta Muqdisho ayaa looga hadlay dhaqaqaaqa hada ka socda deegaanka Buurhakaba iyo koonfurta Somaliya. Kulankan ayaa looga dooday tilaabadii ay qaadi lahaayeen Maxaakiimta Muqdisho oo ayagu shalay markale gacanta ku dhigay magaalada Buurhakaba. Kulankan ayaa waxaa dood dheer kamid ah lagu soo gabo gabeeyey in Maxaakiimta Muqdisho ay la wareegaan dhamaan deegaanada ay gacanta ku dhigi karaan, isla markaana weerar lagu qaado magaalada Baydhabo hadii laga fursan waayo. Wararkan oo ay HorseedNet kasoo xigatay xubno xog ogaal ah kana mid ah Maxaakiimta Muqdisho ayaa intaa ku daray in lama huraan ay tahay in uu dhawaan dagaal culus uu dhexmaro DFKMG iyo Maxaakiimta. Mas'uul kamid ah Maxaakiimta Muqdisho oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo ayaa Wariyaha HorseedNet ee magaalada Muqdisho Maxamed Cabdi u sheegay in Maxaakiimta Islaamiga ay mara kan ku kalsoon yihiin in ay gacanta ku dhigi karaan magaalda Baydhabo ee xarunta DFKMG. Wuxuuna mas'uulkani sheegay in kulama Muqdisho ka dhacay ay jireen xubno maxaakiimta kamid ah oo doonayey in aan wax dagaal ah lagu qaadin dhinaca DFKMG, balse ay arrintaasi ka horyimaadeen inta badan mas'uuliyiinta sar sare ee Maxaakiimta. Dhinaca kale waxaa kulamadan looga hadlay sidii loo hawl gelin lahaa maleeshiyooyinka Maxaakiimta ku tababareen xerada Hiilweyne ee degmada Balcad, maleeshiyooyinkaasi oo la qorsheenayo in maxaakiimta ku adkeeyaan deegaanada ay hada gacanta ku hayaan ee dhinaca Gobalka Hiiraan iyo Sh/dhexe. Maxamed Cabdi HorseedNet.com - Muqdisho
  12. ^^^I think Onkod are representing their clan in this attack on Turki. They blame him for his clans war on Raso in the ******. Shamefull really. Also is there any proof he commited any crimes against the people of the North West?
  13. ^^^No there are allot of new wadaads in Migadishu, like Yusuf Inda Cade.
  14. Indhacade oo soo gaarey Buurhakaba 23 Oct 23, 2006, 16:52 Ciidamo aad u fara badan oo ay horkacayaan Maddaxa Amniga ee Golaha Maxkamadaha Islaamiga Yusuf Max'ed Siyaad "Indhacade" iyo Ku-xigeenkiisa Sheekh Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur ayaa soo gaarey degmada Buur-hakaba ee Gobalka Bay. Xubnahaan ka tirsan Golaha Maxkamadaha Islaamiga ee gaaray Degmada Buur-hakaba ayaa ku soo beegantay ka dib markii degmadadaasi xalay saqdii dhexe ay ka baxeen Ciidamo ka tirsan DFKMG ah oo halkaasi horey u qabsaday. Ciidamadii ay wateen xubnhaan Maxkamadaha ka tirsan ayaa durbadiiba waxaa la geeyay fariisimaha adag oo ay Ciidamada Maxkamadaha ka sameynteen dulleedka Degmada Buur-hakaba ee Gobalka Bay. Xasan Aadan Burow oo ah Taliyaha Ciidamada amniga ee degmada Buur-hakaba ayaa sheegay in Mas'uuliyiintaa u imaadeen Degmadaasi sidii loo qorsheyn lahaa weerar culus oo Maxkamadaha ay ku qaadaan Magaalada Baydhabo oo xligaan fariisin dhexe u ah Dowlada Federaalka Somalia. Burow oo aan qadka telefoonka kula xiriirnay isagoo ku sugan Degmada Buur-hakaba ayaa sidoo kale sheegay in ka bixitaanka Ciidmada Dowlada ee Buur-hakaba ay timid kadib markii ay maqleen in ciidamo ka tirsan Maxkamadaha oo aad u hubeysani ay ku soo food leeyihiin Degmada Buur-hakaba, taasina ay keentay in xalay saq dhexe ay Buur-hakaba isaga hayaamaan waa sida uu hadalka u yiri. Imaanshaha xubnhaan sar sare ee ka tirsan Golaha Maxkamadaha Islaamiga ayaa dadweynaha qaarkood ku macneeyeen iney qorsheynayaa weerar maalmahaa soo socda ay ku qaadaan Magaalada Baydhabo ee xarunta dhexe xiligaan u ah DFKMG ah.Ka dhageyso halkan Khudbada Sheekh Shariif Cabdi Fatax Axmad, Baydhabo Garowe Online
  15. ^^^Turki, I have developed a gigh respect for. He is rash but he tells the truth he says what the others dont say. He puts their lies out in the open. When they say we will not attack here or there or we want to talk. He says no such thing, it is war, it is dog eat dog.
  16. ^^^No such luck. the place that will be cleaned out will be lower shabbele.
  17. BAYDHABO: Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadaha Muqdisho oo laga cabsi qabo inay isku dhacaan Posted to the Web Oct 23, 23:47 Baydhabo: (pp) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarrunta ah DFKS ayaa sheegaya in asbuucaan gudihiisa laga cabsi qabo inay isku dhacaan Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maxaakiimta Muqdisho. Bilihii la soo dhaafay oo dhan ayaa waxaa soo baxayey cabsi aad u tiro badan oo laga qabay inay mar uun isku dhacaan Ciidamada Dowlada iyo kuwa maxaakiimta .Waxaana soo dhowaaday waqtigeedii, maadaama ay is kulaalayaan kuwa dowlada iyo Maleeshiyada Maxaakimta Muqdisho. Maleeshiyooyinka Maxkamaduha ayaa Asbuucii la soo dhaafay lagu soo daabulayey Garoonka Diyaardaha ee Bali-doogle , halkaas oo ay hor joogeyaasha Maxkadaduhu ay isugu keeneen Maleeshiyo iyo Tiknikooyin lagu qiyaasay 50-meeyo ay saaran yihiin hubabka noocyadiisa kala duwan. Ka bixitaankii ay Ciidamada Dowladu ay kabaxeen Deegaanka Buur-hakaba ayaa waxay soo de-dejisay inay Maleeshiyaadka Maxaakiimtu ay ku soo siqaan deegaanka buur-hakaba oo ay hada ku suagn yihiin. Ciidamada DFKS ayaa la sheegayaa in la geliyey heegankii ugu danbeeyey, badidoodna laga soo saaray goobihii ay horay ugu sugnaayeen. Dhaqdhaqaaqa ciidamada Dowlada oo ku hubaysan Baabuurta gaashaaman ayaa laga dareemayaa magaalada Baydhabo , waxaana saraakiisha dowlada ay wada galeen heegankii ugu danbeeyey , kaddib markii ay ka warheleen goobihii ay soo baneeyeeen ee dhanka buur-hakaba inay soo buuxiyeen Maleeshiyooyinka maxaakiimta oo ay ka'ag dagaalamayaan sida ay Puntlandpost xogta ku helayso quwado shisheeye oo mutadawaciin ah. Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaara magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ay kusugan yihiin goob lagu magacaabo Mood moode oo Deegaanka Buur-hakaba u jirta 40 km.Waxaana magaalada Baydhabo Daafaheeda laga dareemaya Ciidamo aad u faro badan oo kuwa dowlada ah oo ku sii socda dhanka ciidamada Jiida hore ee fariisimaha dowlada, halka kuwa maleeshiyada Maxaakiimtu ku sugan yihiin deegaanka Buur-hakaba oo ay horay u baneeyeen kuwa DFKS. Kala soco Puntlandpost Wararka ku saabsan arrimaha Soomaaliya waqti walba iyo goor walba Daabacaada: Qaybta Wararka deg-dega: Puntlandpost.com
  18. Eid Mubarak to all the people in SOL.
  19. Horn is correct, Gedonet is waiting for more news, but I am starting to think that the courts claim is not sound. For example. Simbanews.com a Mogadishu radio states that the fighting is still ongoing. Waagacusub.com, Allpuntland.com, Mudugonline.com and others are reporting that Hiiraale has the uperhand. Shabble, goobjoog and Hornafrik all pro courts are reporting that Hiiraale lost but with some hesitation.
  20. Ciidamadda Barre Hiiraale iyo kuwa Maxaakiimta oo gaadiid dagaal iyo maleeshiyooyin iska qabsaday{khasaarahii ugu badnaa oo ka dhacay} Bu'aale, Axad, Oct. 22, 2006 Waagacusub.com 21 qof ayaa ku geeriyootay 33 kalana way ku dhaawacmeen Dagaalo qaraar oo u dhaxeeya Ciidamadda Korneyl Barre Hiiraale iyo kuwa Maxaakiimta kadib markii ay isku hardiyeen degaanka bu’aale. Dagaalka u dhaxeeya Barre Hiiraale iyo Maxaakiimta ayaa ku sii fidaya tuulooyinka ku xeeran bu’aale,waxayna labada dhinac iska gubeen todobo gawaaridda dagaalka,iyagoo iska qabsaday Maleeshiyooyin hubeeysan. Dagaalka ka soconayo bu’aalo oo labada garab dhinac ka mida la soo weriyay inay si wayn ugu jabeen oo hubkii looga furtay,waxaa ka qaybqaadanaya taangiyaal,beebeyaal,Bm iyo gaadiid dagaal oo mootaro kala duwan saaran yahiin. Korneyl Barre Hiiraale ayaa haatan ku sugan tuulo lagu magacaabo Gubato oo 30 Km u jirta Bu’aale isagoo halkaas kula hadlay dadweyne isu soo baxay. Korneyl Barre Hiiraale wuxuu sheegtay inuu la wareegay gacan ku heeynta Bu’aale hasse yeeshee wali wax wara kama soo bixin dhinaca Maxaakiimta. Warar goor dhaweeyd ka soo baxay dhinaca buurhakaba ayaa sheegaya in Ciidamadda dowladda iyo kuwa Maxaakiimta uu goordhawayd dagaal ka dhex qarxay ,iyadoo buurhakaba laga maqlayo gurxanka madaafiicda. Guud ahaan goboladda Somaliya ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq Ciidan,waxaana xiisado colaadeed ka aloosan tahay goboladda Galgaduud iyo Mudug. Ciidamadda Cabdi Qaybdiid ayaa ku soo dhawaaday Tuuladda Gelinsoor,iyadoo labada ciidan ee Maxaakiimta iyo kuwa Qaybdii
  21. How accurate is this wole news. Barre has the town, Courts won, they captred maybe 8,11,22 technicals? Its all confusing, but we wait and see. But this is usual for the courts to start singing first.