General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^^ la, my friend I nver insulted any Shiekh, I criticised the actions of political leaders, Xasan Dahir, Sharif Ahmed are politicians who want to rule. They are not above my criticsam as a Somali citizen. As for real Scholars I have never criticised a religious scholar, or contradicted them. As for you praying for me, I am touched by your kindness.
  2. ^^^ I accept your apology, I know it just sliped out..Happens right?
  3. That is a little hypocracy, among the many hypocracies you excell, Bravo, Ubahane you are on the road to recovery..
  4. ^^^lol. Defending who? The people in Afgoyee, Barava, Qoryoole. Oh they are not important right. You are defending the occupiers from another all bigger occupation right?
  5. lol. again you misundertsand the point. I will give you sufficient time to recover. PS: the clan that loves Ethiopia why insult a whole clan? sad
  6. I wouldn't call such article demeaning words, for, you will make an asinine out of yourself. You have a point there. I will try to choose better words next time.. As for dividion, one is that many see the courts as beholden to the clan of Inda Cade and that has caused most of their set backs. For example the case of A/qaybdeed in South Mudug in which he has the support of the population. The North Mogadishu clan also belives it lost allot of influance and gained little, apart from the Caadani company the perception is they have lost much power, the governor/mayor Gaabow who supported the courts has been sidelined and many belive it is because of clan. There is a lot of internal tension and contradiction within the clans that the courts represent. The author should have included this and the workings, structure.
  7. ^^^^lol, I find your comments defeatest. Ubahane you was tougher than this old man...
  8. Ubahane, your limited understanding of everything keeps you in bondage.. I did not writte the article..
  9. ^^^No one is talking about wadaads, the religious leaders are the top branch in my opinion in our society. My bone here is this group, Cadaani, IndacADE, Xasan Dahir and so on. Everyone knows the BANDIR Co, The occupation of lower Shabbele and even what is happening now which is blatent clan action cloaked in Islam.
  10. He is not a bad person, yet you are judging his ability to write as an author?!! You out did yourself this time..
  11. Sh.Shariif oo Lacaktii ku Wareejiyay C/Qaadir Abuukar cadaani=todays news...onkod.net Waxaa kaloo la sheegaa Abuukar Cumar Caddaan oo ah Ganacsade ka mida wadaaadda saxwada loo yaqaan inuu qeyb weyn ka ayahay Shuuradaasi qarsoon, iyadoo aanay meesha ka marneyn Sheekh Yuusuf Indha-cadde iyo xubno kale aad si weyn loo aqoonin, laakiin akhristow sow la yaab ma leh, inaysan dadku xitaa garaneynin qorshaha maxkamadaha iyo cidda dhab ahaan hoggaamisa?!!!.
  12. Aan soo qaadano maxkamadaha iminka jira waxay u qeybsamaan saddex nooc: - Maxkamado awood weyn leh oo hoggaanka haya sida: - Ifka Xalan ...[clan name] - Shiirkole (clan name) iyo kuwo kale oo ku daba jira sida : Warshadda Caanaha (clan name) Maxkamado magac ahaan loogu qaraabto sida: Siisii oo uu metelo guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha hadda ku magacaaban. Qeybta sddexaad waa Maxkamado iska caadi ah oo ay ugu magac dheer tahay: Xararyeele waxayna ka haraan Midowga marka xaaladdu runta tagto maadaama aanay gacanta ugu jirin wadaadda la fikirka ah kuwa safka hore. Marka aad intaas ogaato waxaad u baahan tahay in aad fahamto cidda gaarta ama leh go’aanada dagaalka, nabadda, howlgalka iyo wixii u baahan waxqabad adag?, lama garanayo ama dadka intooda badan ma oga, sababtoo waxaa la ogyahay kaliya in maxkamaduhu codkooda uu ku hadlo guddoomiyaha Midowga iyo ku xigeenkiisa. Laakiin waxaa la sheegaa inuu jiro Gole sare oo shuuro ah, kaasoo aanay maqlin dadka intiisa badan. Golahaas ciddii doonta ha ku jirtee waxaa cad inuu go’aanadan isagu qaato, waxaad mar waliba maqashaa wadaadka Sheekh Xasan Daahir Aweys inkastoo uu caan yahay, haddana wax xil ah kama hayo maxkamadaha sidaasoo ay tahay waxaa dadka loo fahamsiiyaa inuu yahay ninka madaxda u ah maxkamadaha oo dhan, wareysi uu dhowaan la yeeshay Telefishanka Carbeed ee Aljazeera waxaa loogu yeeray hoggaamiyaha ruuxiga ah ee maxkamadaha!!. Waxaa kaloo la sheegaa Abuukar Cumar Caddaan oo ah Ganacsade ka mida wadaaadda saxwada loo yaqaan inuu qeyb weyn ka ayahay Shuuradaasi qarsoon, iyadoo aanay meesha ka marneyn Sheekh Yuusuf Indha-cadde iyo xubno kale aad si weyn loo aqoonin, laakiin akhristow sow la yaab ma leh, inaysan dadku xitaa garaneynin qorshaha maxkamadaha iyo cidda dhab ahaan hoggaamisa?!!!.
  13. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf wuxuu marar badan ku celceliyay in qabqablayaasha wasiiradiisa ka mid ah aanay wax badan gacanta ugu jirin caasimadda ay ku doodayaan Muqdisho, iyadoo ay iska caddeyd inuu ula jeeday hadalkaasi maxkamadaha islaamiga ah ee Muqdisho ay uga awood badan yihiin caasimadda, taasoo laga yaabo inay sababtay imaansho la’aantiisa magaalada Muqdisho, laakiin C/llaahi Yuusuf kuma gaar aha fikradda ceynkaas ah ee dad badan ayaa la qaba. Ra’iisul wasaaraha ruug--caddaaga ah ee Soomaaliya hore u soo maray C/risaaq Xaaji Xuseen mid ka mid ah waraysi ay la yeelatay idaacadaha magaalada Muqdisho ku yaalla wuxuu ku dhaartay in qabqablayaasha maanta hortaagan shacabka ee dadka mooda doqommo in maalin ay ahaataba meel aysan fileyn looga soo bixi doono oo daadku qaadi doono. Digniintaas odayeed waxaad moodaa in durba la taagan yahay laakiin aan is waydiinee muuqaal noocee ah ayaan u yeeli karnaa awoodaan naloo buun buuninayo, maxeyse noqon karaan haddiiba ay dhacdo in ay awoodooda hadda sii ballaarsadaan, ama aan khiyaali u hadalno ay caasimadda qabsadaan?!!!!!!!!!!! Muuqaal ma leh, oo waa kuwaa cimaamadaha ku duuban, madax ma leh oo lama hayo mas’uuliyiin aan qarsoodi ahayn, mashruuc ma leh oo lama oga wax ka baxsan mabda’ weyn ee ah in shareecada islaamka dalka lagu xukumo, wax kasta waa majhuul waxaase ka sii mashaqo badan oo meelna looga gudbi karin in aysan laheyn awood ka baxsan beel.
  14. Tusaale ahaan maxkamadaha awoodda leh ee iminka la hadal hayo in ay ka badiyeen ama xoogaa dhinac u riixeen hoggaamiye kooxeedyadii 15-ka sano Muqdisho heystay, ma laha qaab cad oo lagu qeexi karo, wayna adag tahay si wax badan looga ogaado jadwalkooda siyaasadeed ee ay ku taagan yihiin. Mar waa beelo oo maxkamaduhu jufooyin ayey u taagan yihiin, sidaas darteed suuragal ma aha in ay dadka u dhaxeeyaan ama ka dhex baxaan mushkiladdii Soomaalida meesha ay taallo dhigtay, marka kalena waa Wadaado mabda’ diimeed isku raacay, wayna adag tahay sida dad Soomaali ah mabda’ noocuu doono ha noqdee inta isku raacaan ay meel ku gaaraan, walow taas wax badan dawo u noqon lahayd.
  15. Dowladdii Carte ee C/qaasim Salaad Xasan madaxweynaha ka noqday waxey soo degtay Muqdisho, iyadoo maxkamadihii aan soo sheegnay awood baaxad leh yeesheen kuna baaheen koonfurta Muqdisho illaa Sh/hoose, waxaana dhacday in ciidamadii maxkamadahaasi ay la wareegto dowladdii Carte, isla markaana si tartiib ah loo kala diro awoodii maxkamadaha magac ahaanna liifadda loogu gaabiyo, taasoo ugu wacnayd dowladdii C/qaasim oo ka cararaysay shaabad Itoobiya la daba joogto oo ah in ay taageeraan kooxo argagixiso islaami ah, wayna caddayd in ay maxkamadahaasi madaxtinimada C/qaasim dhaafsadeen jiritaankooda.
  16. less than a year ago less than a year ago Haddii xaaladda la isku soo duubo waxay noqoneysaa danihii guracnaa ee kursi, dhaqaale-doon iyo iyo awood raadin oo shaarar cusub loo huwiyay oo kii hore loo yiqiin ee qabiilka laga bedelay, maxaa yeelay wax isbedelay ma jiraan, dadku waa dadkii, waa isla kuwii 16-ka sano na hortaagnaa, waa isla kuwii dhibaatada maanta inteeda badan mas’uulka ka ahaa, magac la bedeshayna waxba soo kordhin maayo, ogowna haddii iyadoo magaca maxkmadaha Maxkamadaha lagu shaqeynayo Muqdisho la qabsado in kala fur iyo burbur imaan doono oo sidii USC-dii dhexdooda uga tafan doonto haddii aanayba ka soo hormarin sababtoo ah ma jirin qorshe hore looga shaqeeyay.
  17. Saxib I know who this man is, and have read his articles which are quite humurous. To my knowledge he is not a bad person, what I am judging is his ability as an author.
  18. Dear Caamir, I don’t plan to write long essays on every asinine essay posted on Somaliaonline. However I found the above article boring and simplistic. It provides no more than what we already knew. The courts are pushing the agenda of a specific clan and the TFG is seen to be doing the opposite. The comparison to 1991 further illustrates the lack of new material. I would liked the author to touch upon the contradiction within the two major clans in this conflict, for example not all the clans of Mogadishu are supporting the courts, some have become disenfranchised while others have become empowered. The military might of the courts is again exaggerated, a laymans assessment and nothing more.
  19. ^^^lol. Ubahane you are a comedian if all you have is the like of Abdi as refrences then you are lost..