General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Xiin, I am a tad disapointed with you saxib, was it not you who was proposing the clan sourts set up a grand national meeting in Mogadishu. Guess waht it is being done by the Somali government and everyone who matters is invited. Sorry your new hero IndaCade wont be a guest, since he and group are no longer important.. Taako, great point mate..
  2. New York: Qaramada midoobay oo sheegtay in Soomaaliya haysato fursaddii ugu wanaagsanayd ee nabadda. 2. Mar 2007 New York(AllPuntland)- Qaramada midoobay ayaa sheegtay ayadoo ka xun falalka ammaan darada ah ee ka dhacaya Muqdisho inay haddana u muuqato in nabadda Soomaaliya ay haysato fursad aad u wanaagsan. Eric Laroche oo qaramada midoobay ugu qaabilsan gar gaarka Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed badankood ay ka daaleen qalalaasaha iyo dhibta dalka ka jirta . Mr: Laroche wuxuu xusay in shacabka Soomaaliyeed aysan wax jawaab ah ka bixin baaq uga yimid dhawaantan maxkamadihii la riday oo ahaa inay jihaad ku qaadaan Itoobiya iyo dawladda Soomaaliya. Laroche oo sanadkii ugu danbeeyay waqtigiisa ku qaatay geeska Afrika ayaa sheegay in badi shacabka Soomaaliyeed ay aqbalsan yihiin dawladda federaalka Soomaaliya inay gacanta kudhigto ammaanka Muqdisho. Mr Laroche wuxuu hoosta ka xariiqay inay jiraan qorshayaal dhowr ah oo u yaalla qaramada midoobay, kuna aaddan dalka Soomaaliya , waxaana kamid ah inay bilowdo nabad kusoo celinta dalka Soomaaliya , caawinta boqolaal qof oo qaxooti Soomaaliyeed , iyo inay gacan ka gaysato dhismaha ciidanka nabad galyada dalka. Masuulkan wuxuu sheegay in dawladdu ay waddo diyaar garaynta ciidankii booliska balse wuxuuse sheegay inaysan haysan gaadiid,iyo qalab isgaarsiin , hase ahaatee ay hadda heleen dharkii labbiska ahaa oo gaaraya 3,000 oo dirayska booliska ah. CCC Farayaamo AllPuntland
  3. Baydhabo:Wasiirka dib u heshiisiinta DF oo sheegay inaan maamul goboleedyo iyo ururo lagu casumi doonin shirka dib u heshiisiinta qaran ee lagu ... 2. Mar 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Wasiirka dib u heshiisiinta iyo xiriirka jaalliyadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in shirka dib heshiisiinta qaran ee uu ku dhawaaqay madaxwaynaha Soomaaliya uu noqon doono mid aan looga soo qayb galin magaca maamul goboleed , iyo ururo midna . Maareeye wuxuu sheegay in shirka uu ku salaysan yahay qaab qabiil, oo qabiillada Soomaaliyeed ay kasoo qayb gali doonaan, ayadoo sidoo kale shirka lagu casumi doono waxgaradka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Wasiirku wuxuu sheegay in shirkan uu yahay mid beesha caalamka aysan wax saamayn ah ku lahayn, oo beelaha Soomaaliyeed arimaha dhex yaalla ay ayagu xallisan doonaan. Md: Maareeeye wuxuu tusaale usoo qaatay in maamulka Somaliland iyo kan Puntland lagu dhisay shir ay beelohoodu inta ay fariisteen ay go'aan wada gaareen,shirkanna la doonayo in beeluhu khilaafkoodu dhammaystaan. Guddiyo iyo shaqsiyaad loo arko inay dhex dhexaad yihiin oo aan kamid ahayn dawladda iyo kooxihii dalka isku hayay ayaa shirkan hagi doona , isla markaana dadka muhiimka loo arko ku casumi doona shirka dib heshiisiinta qaran. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maalintii shalay ahayd ka dhawaajiyay in shirka dib u heshiisiinta uu furmi doono 16ka April , isla markaana uu socon doono muddo laba bilood ah, ayna kasoo qayb gali doonaan dad gaaraya 3,000 oo qof. CCC Farayaamo AllPuntland
  4. Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano loo diyaariyay gudiga badbaadada shirka dib u heshiisiinta qaran. Muqdisho, Jimco, March 2, 2007 Simba Radio Siyaasiyiin xilal hore uga soo qabtay dalka Somalia iyo aqoon yahanno caan ka ah dalka Somalia , ayaa lagu warramayaa in loo diyaariyay magacaabista guddiga madaxa banaan ee bad baadinta shirka dib u heshiisiinta qaran. Siyaasiyiintaan ayaa la sheegay in lagu soo xulay qaabka 4.5 waxaama tiradooda lagu sheegay inay gaareyso shan xubnood. Ragaan oo aan wali magacyadooda si waafi ah shaaca looga qaadin ayaa Idaacada Simba si hoose u heshay iyadoo kasoo xiganeysa Madaxtooyada Dowlada KMG Somalia. Ragaan howshooda waxuu yahay inay badbaadinayaan shirweynaha db u heshiisiinta qaran ee Somalia, iyadoo lagu tilmaamayo inay ka madax banaan yihiin qeybaha Soomaalida ee is haya. Ragaan oo shan xubnood ah ayaa waxaa kamid ah: Beesha ****** : Cali Mahdi Max'ed Beesha ***: Max'ud Jirde Xuseen Beesha .........: Cali Markuuus Beesha *******: Max'ed Cali Magan Beesha 5 : Cabdiraxmaan Guulwade Isku soo duuboo, madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf ayaa shalay ku dhawaaqay in dib u heshiisinta ay dhici doonto 16-ka April isagoo sheegay in la wado dadaalo lagu badbaadinayo shirweynahaasi si uu u noqdo mid guud ahaan mira dhala. Simba Media Center, Muqdisho Somalia Email: simba@simbanews.com
  5. Even the nay sayers are choosing their words more carefully. No more talk of "regional war" or the doomsday scenario. Now its all about a turning point.. Viva the third republic..
  6. Somalia has best chance in years for peace: UN (Reuters) 2 March 2007 UNITED NATIONS - Somalia appears to have reached a ‘turning point’ in emerging from chaos but needs a minimum of 8,000 foreign troops and aid to stave off further anarchy, according a senior UN official in the country. The northeast African nation has not had a functioning government since dictator Muhammad Siad Barre was toppled in 1991, and American and UN troops in subsequent years have failed to quell fighting warlords. ‘I think Somalia is at a turning point and I think we need to convince people that things can change in Somalia,’ Eric Laroche, the UN humanitarian coordinator, told a new conference on Thursday. The Ethiopian-backed Transitional Federal Government routed the Islamic movement, known as the Union of the Islamic Courts, three months ago. The vanguard of an African peacekeeping force on Thursday landed in the government stronghold of Baidoa in the south. The African Union hopes to send 8,000 troops but may not be able to raise that number. The UN Security Council has authorized the African force but has not made a decision on whether to supplement that operation with UN troops. Political will? Laroche, who spent much of the past year in Somalia, said there was no point in the Ethiopians withdrawing if not enough peacekeepers could be found. If you have 4,000 troops, forget about it, it’s not enough,’ he said. ‘I think 8,000 troops is probably the minimum we can get and therefore it raises the issue of political will -- are we willing to make a change in Somalia, are we willing to really provide troops, are we really willing to finance those troops?’ Laroche said Somalis were tired of so many years of warfare, especially in the capital, Mogadishu, and in many ways backed the new government, based on clans, rather than warlords. ‘It’s a kind of representativeness, that was not the case with the previous warlords coming to Mogadishu,’ he said. ‘And when the Islamists came in they told me they don’t have a clue (of how) to run a country.’ Laroche acknowledged that shellings were increasing ‘but that is not a good reason not to do anything.’ ‘If you don’t believe that the (new) institutions are the key solution, you admit that you want to go back into chaos for another 15 years,’ he said. Security was paramount, including organizing a police force, demobilizing militia and helping the thousands of civilians who fled fighting return home. ‘Having forces is nothing unless we have demobilization and re-integration of all these fighters. There are so many fighters in Mogadishu,’ he said. The interim government, meanwhile, is still based in the Baidoa, even though the Islamists are out of Mogadishu. Laroche said more than 70 government buildings were in such disrepair there was no place for officials to work.
  7. ^^^Its still late afternoon in my part of the world..
  8. ^^^I am not sure, I think it will be an independent commitee set up by the TFG..But thats a wild guess.
  9. ^^^Was it a constructive sentence, or a botched attempt?
  10. ^^^He always holds his own thats why he is a nightmare to your group. Hence the simple fact you are dedicating your time to him.
  11. ^^^Saxib you sure try to have a discourse, to me its nothing more than a gread deal of hot air. Anyhow keep up the struggle...
  12. Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku dhawaaqay mudada uu bilaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta Soomaaliya. Madaxweynaha wdanka Soomaaliya Mudane C/lahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay mudada uu billaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida. Madaxweynaha wdanka Soomaaliya Mudane C/lahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay mudada uu billaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida. Madaxweynaha Soomaliya oo maantala hadlayay xubnaha barlamaanka dalka Soo maaliya ayaa sheegay in kulan weynaha dib uheshiisiinta Soomaaliya uu bilaabanayo bartamaha bisha April ee inasoo aadan,islamarkana uusocon doono muddo labo bilood ah. "Waxaan doonayaa in aan ku dhawaaqo in shir weynahadib u heshiisiinta Soomaaliya laguqabandoono magaalada Muqdisho uuna rasmi ahaan u billaabamn doono 16-ka bisha April uuna socondoono muddolabo bilood ah"ayuu yiri madaxweynaha dalka Soomaaliya Yuusuf oo maanta la hadlayayxubnaha barlamaanka dalka Soomaaliya. "Waxaa kulanka ka qeyb gelidoonaan 3,000 oo ergo oo ka kala imaanaya dalka iyo dibadda intaba"ayuumar kale yiri madaxweynaha Soomaaliya Yuusuf. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa 30-kiibishii janaayo ku dhawaaaqay barnaamijka dib u heshiisiinta qaran ee Soomaaliya. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho
  13. Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku dhawaaqay mudada uu bilaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta Soomaaliya. Madaxweynaha wdanka Soomaaliya Mudane C/lahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay mudada uu billaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida. Madaxweynaha wdanka Soomaaliya Mudane C/lahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay mudada uu billaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida. Madaxweynaha Soomaliya oo maantala hadlayay xubnaha barlamaanka dalka Soo maaliya ayaa sheegay in kulan weynaha dib uheshiisiinta Soomaaliya uu bilaabanayo bartamaha bisha April ee inasoo aadan,islamarkana uusocon doono muddo labo bilood ah. "Waxaan doonayaa in aan ku dhawaaqo in shir weynahadib u heshiisiinta Soomaaliya laguqabandoono magaalada Muqdisho uuna rasmi ahaan u billaabamn doono 16-ka bisha April uuna socondoono muddolabo bilood ah"ayuu yiri madaxweynaha dalka Soomaaliya Yuusuf oo maanta la hadlayayxubnaha barlamaanka dalka Soomaaliya. "Waxaa kulanka ka qeyb gelidoonaan 3,000 oo ergo oo ka kala imaanaya dalka iyo dibadda intaba"ayuumar kale yiri madaxweynaha Soomaaliya Yuusuf. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa 30-kiibishii janaayo ku dhawaaaqay barnaamijka dib u heshiisiinta qaran ee Soomaaliya. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho
  14. Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku dhawaaqay mudada uu bilaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta Soomaaliya. Madaxweynaha wdanka Soomaaliya Mudane C/lahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay mudada uu billaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida. Madaxweynaha wdanka Soomaaliya Mudane C/lahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay mudada uu billaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida. Madaxweynaha Soomaliya oo maantala hadlayay xubnaha barlamaanka dalka Soo maaliya ayaa sheegay in kulan weynaha dib uheshiisiinta Soomaaliya uu bilaabanayo bartamaha bisha April ee inasoo aadan,islamarkana uusocon doono muddo labo bilood ah. "Waxaan doonayaa in aan ku dhawaaqo in shir weynahadib u heshiisiinta Soomaaliya laguqabandoono magaalada Muqdisho uuna rasmi ahaan u billaabamn doono 16-ka bisha April uuna socondoono muddolabo bilood ah"ayuu yiri madaxweynaha dalka Soomaaliya Yuusuf oo maanta la hadlayayxubnaha barlamaanka dalka Soomaaliya. "Waxaa kulanka ka qeyb gelidoonaan 3,000 oo ergo oo ka kala imaanaya dalka iyo dibadda intaba"ayuumar kale yiri madaxweynaha Soomaaliya Yuusuf. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa 30-kiibishii janaayo ku dhawaaaqay barnaamijka dib u heshiisiinta qaran ee Soomaaliya. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho
  15. Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku dhawaaqay mudada uu bilaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta Soomaaliya. Madaxweynaha wdanka Soomaaliya Mudane C/lahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay mudada uu billaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida. Madaxweynaha wdanka Soomaaliya Mudane C/lahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay mudada uu billaabanayo kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida. Madaxweynaha Soomaliya oo maantala hadlayay xubnaha barlamaanka dalka Soo maaliya ayaa sheegay in kulan weynaha dib uheshiisiinta Soomaaliya uu bilaabanayo bartamaha bisha April ee inasoo aadan,islamarkana uusocon doono muddo labo bilood ah. "Waxaan doonayaa in aan ku dhawaaqo in shir weynahadib u heshiisiinta Soomaaliya laguqabandoono magaalada Muqdisho uuna rasmi ahaan u billaabamn doono 16-ka bisha April uuna socondoono muddolabo bilood ah"ayuu yiri madaxweynaha dalka Soomaaliya Yuusuf oo maanta la hadlayayxubnaha barlamaanka dalka Soomaaliya. "Waxaa kulanka ka qeyb gelidoonaan 3,000 oo ergo oo ka kala imaanaya dalka iyo dibadda intaba"ayuumar kale yiri madaxweynaha Soomaaliya Yuusuf. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa 30-kiibishii janaayo ku dhawaaaqay barnaamijka dib u heshiisiinta qaran ee Soomaaliya. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho
  16. ^^^ Your are indeed deluded.. Did any one tell you Somaliland people didn't have a conflict? The war was part of our political struggle that makes us strong today. No Somalilander will deny that. Did not have a conflict, and the war was part of our struggle, do not go together dear lad. Make up your mind saxib. Again you deny that the SNM murdered civilians in Borama out of revenge?, but you would say that since you are not sure if there was even a conflict between the people engaged in the war that made you politically stronger.
  17. Saraakiil hordhac oo ka tirsan Ciidammada Yugaandha oo maanta soo gaaray Baydhabo Somaliweyn Media Center (SMC) Baydhabo 01/03/07 Saraakiil Yugaadhiis ah ayaa maanta ka dagay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baydhabo oo fariisin u ah dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya. Booliiska Soomaaliya qaar ka mid ah ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in ay arkeen 35-saraakiil oo Yugaandhiis ah oo ay diyaaradi ka dajinayso Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo. Sarkaal ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in Saraakiishaan Yugaandhiiska ah ay hordhac u yihiin Cidammada Yugaandha ka socda ee Imaanaya gudaha Soomaaliya, toddoobaadyada soo socda Dhanka kale, Afhayeen u hadlay ciidamada Yugaandha oo lagu magacaabo Bady Anconda ayaa sheegay in aanay jirin wax ciidammo Yugaandhiis ah oo jooga Magaalada Baydhabo xilligaan bals lagu wado inay soo gaaraan maalmaha soo socda. Saraakiishaan ayaa waxa ay ku soo beegmeen xilli la filayo in ciidammo ka socda dowladda Yugaandha ay soo gaaraan dalka Soomaaliya. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)
  18. The president as usual held his own. He made fun of himself and outlined what happened and what the TFG is planning to do. Juje would have clapped and waved the President picture, since he liberated his region for him from those clan courts. Any how a new Somalia is emerging..
  19. BTW, the war in Burco and Berebera was already going on when Cigal (RIP) come to power. Get your facts straight dawg. Why was it going on? Also enlighten us to what the SNM did in Borama?
  20. ^^^No Yusuf & Jama Ali , never contested an election, saxib get your facts right before you come here. Also funny how the founding father of Somaliland Tuur ran away to Mogadishu.. So much for conviction.. Saxib Somali history is not in the hands of a confused secesionist who was born in Djibouti. Thus if Yusuf is a warlord, so are Tuur, Egal, Silanyu. Another nothing even 10% comparable to the Borama incident has never taken place in Puntland.
  21. Again who is Koshin? I heard of him on SOL post, wished him well, but never heard of the dude untill another SOL post, and so far the Somali goevrnemnt has not appointed an ambassador to the US. Too much over nothing, I wish everyone well.. Its in my nature.