General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Any good words from you is a start. I wont call you names, secessionist is not an insult its your dilema. So good luck my brother.
  2. ^^^You have been wasting all this time on me and my tears? You need to get a life dear brother.
  3. ^^^Ok, as if you was contributing anything, or even making an impact..
  4. MUQDISHO: Ma iloobi karno, Laakiin waan iska cafin karnaa! Anagoo ku hadlayna bahweynta soomaliyeed ee caasimadii soomaliya ee xamar laga sheegtay, waxaan aad iyo aad uga xumaanay hadalka ka soo jeeray nabadoonada xamar jooga ee sida gaarka ah ay u xustay hay´ada wararka ee Shabeelle Nabadoon Axmed Diiriye. Markay taariikhdu ahayd March, 02 2007, hey´ada wararka ee shabeelle waxay qortay in nabadoon Axmed Diiriye isaga ka jawaabaayey dib u heshiisiin ay ku dhawaaqday Dowlada faderaalku uu jiri " in aaneey jirin qabaa'il haatan is dagaalsan, kuwaasi oo u baahan in la heshiisiiyo, isagoo sheegay in colaadihii kal hore u dhaxeeyay beelaha ay yihiin kuwo la iska hilmaamay isla markaana loo baahan yahay dowladda Somalia in dhexdeeda ay heshiiso" Hadaba horaa soomaalidu ugu maahmaahday " Yeelaa waa halmaamaa, laakiinse la yeelaa ma hilmaamo ". Sidaan wada ogsoonahay dagaalkii sokeeye ee soomaaliya ka dhacay waxaa dad badani ay ku waayeen xigtadoodii, hantidoodii iyo dhulkii ay awoowayaashood ku dhasheen. Waxaan kaloo ogsoonahay dhibtaas dhacday in ay geysteen 80% ( boqolkiiba sideetan) beelaha soomaaliyeed ee dega inta u dhexaysa Galguduud ilaa xamar, maxaa yeelay iyaga uun baa duulaan ku ahaa deegaano kale. Hadaba nabadonada xamar waxaan weydiinaynaa halkee soomaali isugu timid oo ay isku cafisay? Goormaase ergo u dirteen oo aad cafis ka dalabteen dadkii kale ee soomaaliyeed ee aad dulmiseen? Waa tiiyoo weli dulmigii sii socdaa oo dadkii deegaanadooda loogu tegay biyihii laga iibiyaa. Hadaba anagu ma qabno in marka hore dib u heshiin la samayo, sida ay ku baaqayso dowladu, ee waxaan qabnaa in marka hore beelaha aan ku soo xusnay ay cafis ka dalbaan beelaha kale ee soomaliyeed iyagoo ergo u diraaya beelkasta oo ay dulmiyeen. Ileen qof hadaad denbi ka gasho waa inaad isaga cafis weydiisataaye. Sidoo kale cid kasta oo wax dulmisay waa inay cafis eydiisataa cidii ay dulmiday. Nabadoon Axmed Diiriye wuxuu sheegay in la iska hilmaamay wixii qabaaílka soomaali kala gaaray. Hadaba nabadoonow waxaanu ku leenahay " waa mustaxiil ama wax aan dhacayn in qofku hilmaamo hadii la dulmiyo, waalidkiisba ha ahaadee" Laakiin dadkii la dulmiyey waxaa suurta gal ah in ay idin cafiyaan hadii loo hoydo walow ay tahay arin iyaga u taalo. Waana wax ay ayaku istikhyaar u leeyahay oo aan la khasbi karin. Hadaba nabadoonow We can't forget but we can forgive! Hadiiba dalab xagiina ka yimaado, waayo waxaaba laga yaabaa inaydinaan weli garwaaqsane. Nabadoon Caliyow Mamad aliyow.mamad@gmail.com FG: Kala xiriir Nabadoonka ku saxiixan yahay
  5. ^^^You seem to have a problem with comprehending basic statements. I note this is not the first time.
  6. ^^^I think you are one of the weakest visitors of the Political section, unlike some secesionist here who carry some weight.
  7. ^^^Why do you want to push me out saxib? The article is baseless...
  8. ^^^A rare case of the messinger agenda having more substance than the message..
  9. Boqolal ka tirsan Soomaalida ku nool South Africa oo oo maanta banaanbax cabasho ah dhigay. March 06-2007-HornAfrik, Mogadishu Maxamed Xuseen Xaaji Tahriib “South Africa” Boqolal ka tirsan Soomaalida ku nool dalka South Africa ayaa maanta isugu soo baxay dibadbax ay kaga ashtakoonayeen dhibaatooyinka ay kooxaha hubeysan kula kacaan dadka Soomaaliyeed ee mehradaha ganacsi ku leh dalkaas. Banaanbaxaas ayaa lagu muujinayey dhibaatooyinka lagu hayo Soomaalida ku nool dalka south africa, haddii ay ahaan laheyd dhaca dilka iyo boobka. Mudaaharaadkaas ka soo qeybgalay Soomaali tiradooda gaareysa ilaa 450 qofood oo isugu jira Rag, Haween iyo Carruur. Mudaaharaadkaas oo socod ahaa ayaa ka bilaawday masaajid weyn oo Soomaalida leedahay kaas oo lagu soo gabagabeeyey xafiiska duqa magaalada. Soomaalida banaanbaxaysay ayaa boorarka ay siteen waxaa ku qornaa “ Waxaan u baahanahay nabad iyo cadaalad, waxaan u baahanahay xaquuqda aan leenahay iyo qoraalo kale oo ay ku muujinayeen baahidooda amni. Banaanbaxyaasha ayaa markii ay tageen xafiiska duqa magaalada hortiisa dicomintiyadii cabashada ahaa ka guddoomay xogheyn ay soo wakiilatay duqa magaalada, waxaana dicumintiyadaas wareejiyey Guddoomiyaha jaaliyadaha Soomaalida south Africa. Dadkii ka soo qeybgalay bananbaxaas ayaa shacuurtooda saaka ku muujiyey dhibaatooyinka lagu hayo dalka south africa waxa ayna sheegeen inay aad ugu xun yihiin sida loola dhaqmo Soomaalida halkaas ku nool. Mudaaharaadkaas oo socday muddo saacado ah ayaa ku soo dhamaaday sidii loogu talagalay waana markii ugu horeysay oo gobolkaas uu ka dhaco mudaharaad nuucan oo kale ah.
  10. ^^^You have failed big time dude, not you of course but the clan millitia you support. The AU troops are here and what will a few mortars missing targets as usual do to them, these are soldiers.
  11. ^^^You have failed big time dude, not you of course but the clan millitia you support. The AU troops are here and what will a few mortars missing targets as usual do to them, these are soldiers.