General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya oo manta gacanta ku dhigay dhowr qaran diid iyo gaari walxaha qarxa ay ka buuxeen oo ay wateen Qeybo ka midamada Dowladda Federaalka oo ka howlgala Isgoyska Fagax iyo agagaarka xarunta maareeyaha dekedda Muqdisho ayaa maanta ku guuleystay inay ka hortagaan weerar loo adeegsan laha gaari waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay oola doonayay inlala beegsdo hoyga maareeyaha dekedda Wey nee Muqdisho In Cabd Jiinow. Qeybo ka midamada Dowladda Federaalka oo ka howlgala Isgoyska Fagax iyo agagaarka xarunta maareeyaha dekedda Muqdisho ayaa maanta ku guuleystay inay ka hortagaan weerar loo adeegsan laha gaari waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay oola doonayay inlala beegsdo hoyga maareeyaha dekedda Wey nee Muqdisho In Cabd Jiinow. Ciidamdan ayaa gacanta ku soo dhigay labo qaran diid oo watay gaari MarkII ah oo ayka buuxeen walxaha qarxa ay xoog kusoodhaafeen isgoyska fagax iyagoo usoo gudbay dhanka Ceel Tubaweyne oo ah halka uu maareeyuhu dagayhay,hase ahaatee ciidamo kusugnaa Fagax ayaa telefonka kusoo wrgeliyay ilaalada maareeyaha oo ay u suura gashay gacanta in ay ku dhigaan gaarigii walxaha qarxa ay ka buuxeen,labo qarandiid iyo qoryo,halka ay baxsadeen labo kale oo ka mida qaran diidyadii gaariga watay. Qaran diidyadii gacanta lagusoo dhigay ayaa haatan ku xiran mid ka mida xabsiyada Muqdisho,iyadoona lala tiigsan doono sharciga la dagaalanka qaswadayaasha aan doonayn in dalka Soomaaliya uu mar kale dib iugu taago cagihiisa. Dhawaan ayay ahayd markii cidiamomadani ah oo ka howlgala degmada yaaqshiid ay sdian oo kale gaanta kudhigeen :hoobiye ,qoryo gacmeedyo iyo rag qaran diid ahaa oo watay doonayayna in ayweerar qaadaan Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho Contact: info@carmoyin.com
  2. General Galaal also was part of the welcoming party at the airport...
  3. ^^^ I remind you of the words of wisdom mentioned moments earlier. "Those who try to terrorize will be exiled or excuted" Taako Man...
  4. audio Khudbad Xiisad badan oo uu Maxamed Qanyare ku soo dhaweeyay Ciidamadda Uganda
  5. Muusse Suudi oo hadal aan looga baran ka jeediyay xafladii soo dhawaynta Ciidamadda Uganda audio
  6. ^^^Every clan is being trained, even the unarmed clans from Afgoyee district alone sent over 800 millitia.
  7. ^^^Which ones? My cousins are from many clans, I had many aunts.. Be specefic saxib.
  8. ^^^Yes, Bali-doogle was housing the most troops from across Somalia, Hiiraan alone had 2000 + recruits...
  9. ^^^Those days of blame are coming to an end. "Those who do not economise, agonise" Confucious.
  10. Hoggaamiyaha Soomaaliya oo kulan Gaalkacyo kula qaatay Madaxweynaha Puntland {Waxyaabihii kulankaa looga hadlay oo faah faahsan}. Xarunta madaxtooyada ee magaaalda Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay yeesheen madaxweynaha jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed iyo Madxweynaha maamul gobaleedka Soomaliyeed ee Puntland General Maxamuud Muuse Xersi {Cadde}. Xarunta madaxtooyada ee magaaalda Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay yeesheen madaxweynaha jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed iyo Madxweynaha maamul gobaleedka Soomaliyeed ee Puntland General Maxamuud Muuse Xersi {Cadde}. Kulankan ayaa ahaa mid albaabada loo laabay oo saxaafadda ka qeybgalkiisa loo diiday,waxaase wasiirka maaliyadda Maamulka Puntland Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab uu markii kulanku dhamaaday kaddib wariye ka trisan shabaakddan carmooyin oo jooga Gaalkacyo uga warbixiyay waxyaabihii looga hadlay kulankii maanta. "Labada masuul waxaa ay ka wada hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen:Imaashaha ciidanka Afrikaanka ee dalka Soomaaliya,Xaladda amaan ee kofurta Soomaaliya gaar ahaana Tan Muqdisho,kulan weynaha dib u heshiisiinta qaran ee dhawaan ka bilaabmaya Muqdisho iyo arrimo kale oo dhowr ah"ayuu yiri wasiirka oola hadlay wariyeheena Jooga gaalKacyo. Warar duul duul ah oo kulankaa ku dhow dhow ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland uu hoggaamiyaha Soomaaliya ka dalbaday in kulanka dib u heshiisiinta ay kaga qeyb galaan maamulka Puntland iyagoo ah laakin uu arrinkaa diiday hoggaamiyaha Soomaliya Mudane Yuusuf. Madaxweynaha Soomaaliya Yuusuf ayaa shalay soo gaaray dalka kadib markii uu muddo todobaad ah ku maqnaa safar dibadeed oo uu kusookala bixiyay dalal cabreed waxaana la filayaa in isla todobaadkan uu madaxweynuhu soo gaaro Muqdisho Xafiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:info@carmooyin.com
  11. 400 Askari oo lagu soo siyaadiyey Ciidamadii Ugandha oo Muqdisho kasoo degay Last Updated::2007-03-07 14:04:36 Muqdisho:- Waxaa maanta oo Talaada ah magaalada Muqdisho soo gaaray racii labaad ee ciidamada Ugandha ee ka socda Midowga Afrika. Ciidamadan oo ka badan 400 oo askari ayay diyaaradi keentay Airporka magaalada Muqdisho. Shalay ayey magaalada Muqdisho yimaadeen racii ugu horeeyey ee ciidamada Ugandha, ayadoo halkaasi ay kusoo dhaweeyeen mas'uuliyiinta dowlada iyo xubno kale oo badan. Ciidamadii shalay yimid ayaa wakhtigii halkaasi ka degayeen lagu soo tuuray dhawr madfac oo hoobiye ah, inkastoo ay weeraradaasi aysan waxna geysan. Ciidamada Maanta yimid ayaa ayagu si weyn uga feejignaa dhinaca Amniga, ayadoo si weyn loo adkeeyey dhaq dhaqaaqa gaadiidka ee nawaaxiga Airporka Muqdisho. Ciidamadan cusub ayaa hada ka dhigaya tirada Ciidamada Ugandha ee dalka Soomaaliya soo gaaray in ka badan 800 oo askari. Dowlada Ugandha ayaa u qorsheysay in 1500 askari ay u dirto dalka Soomaaliya, ayadoo lagu wado in ciidamo kale oo dheeraad ah ay ka yimaadaan dalal kale oo Afrikaan ah. Dhinaca kale Dekkada Muqdisho ayaa lagu wadaa in laga soo dejiyo qalab ciidan oo ay leeyihiin ciidamada Ugandha. Sidoo kale Airporka Balidoogle ee gobalka Shabeelada Hoose ayaa waxaa ka socda dhaq dhaqaaq ayadoo lagu wado in ay halkaasi kasoo degaan ciidamo kale oo dheeraad ah iyo qalab militari. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  12. They never own anything significant in Xamar. For them, it’s all about political survival. Who are the people you are refering to? Be clear saxib.
  13. Deadly earthquake, plane crash strike Indonesia By ZAKKI HAKIM and CHRIS BRUMMITT Associated Press Writers Wednesday, March 07, 2007 SOLOK and JAKARTA, Indonesia — A jetliner carrying more than 130 passengers and crew caught fire Wednesday as it landed on Indonesia’s Java island, trapping a number of people inside the burning plane, the airline and witnesses said. An airport official reported that 20 people are confirmed dead. Some passengers escaped and rescuers battled flames to reach those still on the Boeing 737-400, said Capt. Ari Sapari, operations director of national carrier Garuda. “It caught alight when it landed,” said Sapari. He didn’t provide any other details. The cause of the accident was unclear, but at least one passenger said the jetliner had overshot the runway. Metro TV said that 133 people were listed on the plane’s manifest. “We overshot the runway, then I heard the sound of an explosion and ran through an emergency exit,” said passenger Muhammad Dimyati. “I believe many passengers remained trapped on board.” The crash comes a day after a powerful earthquake jolted western Indonesia on Tuesday, killing at least 70 people and injuring hundreds as they fled shaking hotels, homes and hospitals. Two children were crushed by debris on a playground. The 6.3-magnitude quake struck Sumatra island just before 11 a.m. and was felt as far away as Malaysia and Singapore. Several aftershocks followed, the strongest measuring 6.1, adding to fears of people already too nervous to return indoors. “Women were crying out in terror. We all just fled as quickly as we could,” said Alpion, a welder who joined thousands of others running to higher ground, fearing a tsunami that never came. Indonesia straddles one of the world’s most seismically active zones and has been hit by a string of natural disasters in recent years, the most deadly being the 2004 Asian tsunami that killed 160,000 people on Sumatra’s northern tip. At least 70 people were killed by Tuesday’s quake, Cabinet Secretary Sudi Silalahi told reporters in the capital, Jakarta. The hardest-hit area appeared to be the bustling town of Solok, where two children were killed when a two-story building collapsed on the school playground, said police spokesman Supriadi, who like many Indonesians uses only one name. In addition, three members of one family were burned alive when their collapsed home burst into flames. Government spokesman Hasrul Piliang said the number of dead “would likely rise” because tallies from remote areas were still being collected.
  14. Shir Gaalkacyo uga furmay DFKMG iyo Puntland Last Updated::2007-03-07 13:48:39 Gaalkacyo:- Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug maanta ka bilowday kulamo ay yeelanayaan Madaxda Dowlada Federaalka iyo Puntland. Magaalada Gaalkacyo ayey shalay soo gaareen Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha DFKMG C/laahi Yusuf Ahmed. Wafdiga Federaalka oo si diiran shalay loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la yeeshay Madaxweynaha Puntland Cadde Musse, Golaha Wasiirada iyo xubno ka tirsan Golaha Wakiilada. Illaa iyo hada wax faah faahin ah lagama bixin kulamadan iyo waxa ay salka ku hayaan, balse xubno kamid ah Wafdiga Federaalka ayaa sheegay in ay Puntland u yimaadeen sidii ay wadatashi uga sameyn lahaayeen maamulka Puntland arrimaha xiriirka u dhaxeeya labada maamul. Maamulka Puntland ayaa ahaa maamulkii kaliya ee dhinaca dhaqaalaha ku taageera Dowlada Federaalka, waxayna warar qaar sheegayaan in arrimaha laga wada hadlayo ay kamid tahay sidii Puntland uga qeyb qaadan lahayd qorshaha dib u heshiisiinta oo uu horey ugu baaqay Madaxweyne C/laahi Yusuf. Maamulka Puntland ayaa horey u codsaday in uu qaban qaabiyo shirkaasi dib u heshiisiinta, inkastoo markii danbe Madaxweynaha DFKMG ku baaqay in shirkaasi lagu qabto Caasimada Muqdisho. Wafdiga Dowlada Federaalka ayaa lagu wadaa inay u dhoofaan magaalada Baydhabo ee xarunta DFKMG kadib marka ay soo afjaraan safarkan gaaban oo ay ku joogaan magaalada Gaalkacyo. Cabdifutaax Shirwac HorseedNet.com Print This Page
  15. Gaalkacyo: Puntland iyo dawladda federalka oo kawada xaajooday Canshuuraha Puntland u goynayso Federaalka. 7. Mar 2007 Gaalkacyo(AllPuntland)- Xarunta madaxtooyada gobolka Mudug waxaa maanta kulamo ku yeeshay wafdigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf iyo maamulka Puntland , waxaana kulamadan ay ahaayeen kuwo ujeeedooyin badan leh, hase ahaatee qodobka ugu wayn laga xaajoonayay arimaha canshuuraha. Wasiirka maaliyadda Puntland Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa sidoo kale sheegay in labada wafdi ay isla soo qaadeen arimaha dib u heshiisiinta dalka iyo sidii arimo dhowr ah la isaga kaashan lahaa. Madaxwaynaha DFKGS C/laahi Yuusuf Axmed iyo madaxwaynaha Puntland waxay ka wada hadleen sidii loo meel marin lahaa qodobbo horay masuuliyinta labada dhinac ay uga wada hadleen oo ah ,sidii loo hirgalin lahaa canshuur u qoondaynta dawladda federaalka Soomaaliya. Madaxwaynaha Puntland ayaa soo dhaweeyay qorshahaasi, waxaana uu u saaray guddi ka tirsan wasaaradda maaliyadda dawlad goboleedka Puntland. Warar kale oo aan ka helnay kulanka madaxtooyada ayaa sheegaya in wafdi ka socda wasaaradda maaliyadda federaalka inay Puntland imaan doonaan arimaha lagu heshiiyayna ay meel marin doonaan. Puntland iyo federaalku waxay kaloo kawada hadleen arimaha dib heshiisiinta iyo sidii beelaha maamulka Puntland uga qayb qaadan lahaayen shirka dib u heshiisiinta. Cali Cabdi Awaare oo ah wasiirka dawladaha hoose ee Puntland ayaa sheegay in dhammaan qodobadii ay kawada hadleen Puntland iyo federaalku ay si guul ah ku soo dhamaadeen. CCC Farayaamo AllPuntland
  16. Another miss fire and the death of 4 innocent people. So much for "insurgency" how can you miss troops walking on foot?
  17. WAR DEG-DEG AH: Ugu yaraan 4-qof oo ku dhintay iyo 20-ruux oo kale oo ka dhashay weerar kaddis ah oo lala maagnaa ciidammada Posted to the Web Mar 07, 18:25 Muqdisho (PP) - Ugu yaraan 4-qof ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 20-ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Maqaayad ku taalla Agagaarka Isogoyska KM 4 ee Magaalada Muqdisho, dhacdadaan oo dhacday markii kooxo aan la garanayn ay isku dayeen inay weerar baasuuke ku qaadaan ciidammo Ugandese ah oo marayay Isgoyska KM 4. Wararka laga haleyo Isgoyska KM 4 ee Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in kooxaha aan la garanayn oo watay dhowr gaari oo Toyoto ah ay isku dayeen inay weerar ku qaadaan ciidammo Ugandese ah oo marayay isgoyska, waxaana tani ay keentay in baasuukihii la tuuray uu ku dhacay Maqaayadda oo laga casheynayay. Ciidammada Ugandese-ka ah oo watay ku dhawaad 4-gawaarida aanay xabbadu karin ah ayaa waxaa la sheegay inay dagaal xooggan ku qaadeen kooxihii weerarka ku soo qaaday iyadoo dagaalkaas uu ahaa mid aad u xooggan, waxaana ciidammada la sheegay inay kooxaha huwiyeen rasaas ayna raacdeeyeen. Ciidammo kuwa lugta ah oo Ugadnese ah oo la socday gawaarida ayaa la sheegay inay kooxihii weerarka soo qaaday ay lugta ku eryeen, waxaana sidoo kale rasaas xoog leh huwiyay ciidammadii saarnaa gawaarida weerarka lagu qaaday ee ay ugandese-ku wateen. Waa markii ugu horreysay oo weerar noocan oo kale ah lagu qaado ciidammada Uganda oo soo gaaray dalka Shalay uun, waxaase dadkii goobjoogga ahaa ay qireen in ciidammada Uganda ay karti badan leeyihiin, mar haddii ay lugta ku eryeen kooxihii weerarkaas dhibaatada dhimasho iyo dhawaac geystay ka dambeeyay. Isgoyska KM 4 oo ah halkii maanta lagu dilay laba ka tirsan Askarta ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa la sheegay in haatan ay xaaladdiisu tahay mid aad u kacsan isla markaana la xiray waddooyinka soo gala oo dhan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
  18. MUQDISHO: Dowladda Federaalka oo wadda qorshe ay Muqdisho ku soo galinayso ciidammo nabadda Muqdisho suga oo tababar uu u dhammaaday Posted to the Web Mar 07, 12:47 Muqdisho (PP) – Ilo wareedyo ku dhow Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in dowladdu ay billowday inay u soo daad-gureyso Muqdisho ciidammo ka tirsan kuwa dowladda oo tabar uu uga socday xerada Milateriga ee ballidoogle. Wararkaan ayaa waxay xaqiijinayaan in ku dhawaad 120-gaari oo nooca N3-ga loo yaqaan ah loo dilay xalay inay soo daadgureeyaan ciidammadaas, waxaana wararku ay sheegayaan in lagu wado in ciidammada Dowladda la keeno Muqdisho. Sidoo kale wararkaan ayaa waxay sheegayaan in dowladda Soomaaliya ay go’aan ku gaartay inay wax ka qabato dowladda Federaalka Ammaanka guud ee Magaalada Muqdisho oo noqotay meel ay si gaar ah isha ugu hayso Dowladda Soomaaliya. Muqdisho ayaa waxaa shalay soo gaaray cutubyo ka tirsan ciidammada Dowladda Uganda kuwaasoo nabad ilaalintooda ka bilaabaya Muqdisho oo ah caasimadda Soomaaliya oo ay dowladdu dhowr jeer oo hore sheegtay inay tahay meel ay ka jirto xasillooni darro aad u xoog badan. Waxaa marag ma doonto ah in Magalaada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ay tahay meel aanu haba yaraatee ka jirin ammaan la isku halleyn karo, waxaana ku soo badanaya Muqdisho dilalka dadka rayidka ah iyo sidoo kale dilalka loo geystay ciidammada dowladda iyo saraakiisha ciidanka booliiska iyo kuwa nabasugidda dalka; iyadoo falalkaas ay ka wadaan caasimadda kooxo aan la garanayn oo abaabulan. Maxamed Xusen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mal: jantiile@puntlandpost.com
  19. ^^^Last time I checked the clan courts leaders Cadow, Sharif Ahmed were in Yemen. The commanders of their clan millitia, IndaCade, Manuur, Khalaf were in Jeddah [never even fought], the head of the Juba area Ahmed Islan was captured injured and traeted in Kismayu. Do tellw hich leaders are you talking about?
  20. ^^^Your information is incorrect as usual, who says I am in the UK?
  21. ^^^Saxib you do have problems with understanding even what you writte. Anyhow a good evening to you sir.