
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
What the clan govt supporters forgot to post.
General Duke replied to Ahmed_Guree's topic in Politics
^^^ Qabil-Ubahane, you are having a dreadful time saxib, the looted properties in Mogadishu will insha ALLAH come back to their owners, so start packing up. I know justice is here.. -
^^^Thanks for that MKA..
-
Ugandan troops arrive Mogadishu with Algerian Airplanes: Pics
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Duke- Your behavior is unbecoming of any respectable individual. It is rather embarrassing. Horn my old comrade in arms, kindly elaborate. What unusual act have I dont to merit that remark? Juje, Why the confusion, TFG leadership Yusuf/Geedi/Adan Madoobe Deputy PM Salim Aliyow Deputy PM A/Shiekh Ismael Deputy PM Xuseen Aydeed FMinister Buuba Finance Minister: Shargaduud IMinister Gacmadheere So Juje all thew fuss is about the President being from Puntland? -
^^^lol. I never knew you was so creative saxib. A satarist amongst us I see..
-
Ugandan troops arrive Mogadishu with Algerian Airplanes: Pics
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
-
Ugandan troops arrive Mogadishu with Algerian Airplanes: Pics
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Maxamed Dheere iyo Col. C/qeybdiid oo wada fadhiya hoolka Maxamed Qanyare oo ka qeyb galay soo dhaweynta ciidanka -
Ugandan troops arrive Mogadishu with Algerian Airplanes: Pics
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
-
Ugandan troops arrive Mogadishu with Algerian Airplanes: Pics
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^The Somali troops are bieng trained to secure their country first and do not have at this time any.But insha Allah we will play a role in Africa as we did in the past.. More Pics.. -
President Yusuf briefing..laid back style..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol. Thats a nice attmempt howvwer one forgets that that was the former regime of Ethiopia, remmeber it was the rebels that released him in the firts place, and aongst those they released was there own, and hence even weird stuff took place its history... Anyhow if this was an occupation I doubt they would want more Africans to come to the Somalia with troops. Its like the Isralelis allowing interlational forces or Arab ones to come to the occupied territories of Palastine.. Simple really. -
^^^Desperate as usual Ahmed huh?
-
What the clan govt supporters forgot to post.
General Duke replied to Ahmed_Guree's topic in Politics
^^^Innocent people die every where.. -
Cairo: Egypt to support the TFG institutions
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Yes I belive giving posative news from various angels goes a long way to enlighten people. For example why has this method created such reactions from Abwan & yourself dear lad? Because the truth hurts thats why. Also its not about AK-47, its about opening up jails, police stations in every district, ports airports and taking the guns from the clans..Thats happening. Abwan, the TFG foreign minister net with the Egyption FM and this communique came out. Saxib why is it so difficult for you to comprehend this? Ethiopia, Yemen, Uganda, Burundi, Kuwait, Nigeria, Tanzania, Ghana, and now Egypt.. So Mr Abwan bring one post to back up your claim? -
President Yusuf briefing..laid back style..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abwan, the Ugandans are also ruling Somalia now as well right. Its an honest mistake on your part, since you can not comprehend what is taking place. Lad get ready to back your bags the nation is back... -
-
-
-
What the clan govt supporters forgot to post.
General Duke replied to Ahmed_Guree's topic in Politics
The incident in itself is made up, its an attemot to picture everything Somali a failure. PS: Remmeber the noise made at that bombing in Kismayu? Thus its not a new tactic.. Lets wish for peace and reconstruction..War has got us no where.. -
C/laahi Yusuf iyo Wafdi uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo Posted to the MOL March 6, 2007, 11:28 am Madaxweynaha Dowlada Somaliya C/laahi Yusuf Ahmed iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo. Wafdigan oo kasoo duulay dalka Emaaraadka, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Airporka Gaalkacyo oo maanta amnigiisa si weyn loo sugay. Airporka ayey ku sugnaayeen Madaxda Dowlada Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweyne Cadde Musse. Wafdigan ayaa halkaasi uga gudbay dhinaca magaalada Gaalkacyo, ayadoo lagu wado in Wafdiga Federaalka uu kulan gaar ah la yeesho Maamulka Puntland. Illaa iyo hada wax faah faahin ah lagama bixin safarkan aan horey loo shaacin oo uu Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ku yimid magaalada Gaalkacyo ee Puntland. balse waxaa la filayaa inay madaxdu lahadlaan saxaafada Rabiile gabanow Gaalkacyo
-
What the clan govt supporters forgot to post.
General Duke replied to Ahmed_Guree's topic in Politics
^^^Oh my, one seems to be getting ever more desperate. Saxib if that incidnet is giving you courage, so be it. But this ship is sailing well thus far. -
Ugandan troops arrive Mogadishu with Algerian Airplanes: Pics
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Mortars what mortars? -
Ugandan troops arrive Mogadishu with Algerian Airplanes: Pics
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Golaha amaanka iyo nabad geliyada Midowga Afrika oo imaashaha ciidamada Afrika ee Soomaaliya kutilmaamay guul weyn oo la gaaray. Saciid Djinit oo ah masuulka ugu sarreeya golaha amaanka iyo nabad geliyada ee midowga Afrika ayaa maanta ka hadlay imaashaha ciidamada midowga Afrika ee dalka Soomaaliya oo uu ku tilmamay guul muujineysa horumar dagdag ah oo uu gaaray midowga Afrika. Saciid Djinit oo ah masuulka ugu sarreeya golaha amaanka iyo nabad geliyada ee midowga Afrika ayaa maanta ka hadlay imaashaha ciidamada midowga Afrika ee dalka Soomaaliya oo uu ku tilmamay guul muujineysa horumar dagdag ah oo uu gaaray midowga Afrika. "maanta waa maalintii ay ciidamadeenu soo gaareen Soomaaliya,waxana ay bilow u tahay howsha nabad ilaalinta midowga Afrika ee dalka Soomaaliya"ayuu yiri madaxa golaha amaanka iyo nabad geliyada ee midowga Afrika Saciid Djinnit. Hdalkan ayaa Mr Djinit waxaa uu ka sheegay shir jaraa'id oo uu ku qabtay xarunta midowga Afrika ee magaalada Adis Ababa maanta. "howlgalkeenu Soomaaliya ugama bilaabanin in aan ka dagaalano gudaha Soomaaliya,laakin hadii dabcan ay ciidamadeenu la kulmaan weerar waxaa ay ku dhaqaqidoonaan in ay is difaacaan"ayuu yiri madaxa golaha amaanka iyo nabad geliyada ee midowga Afrika. Mr Djinit waxaa uu intaa ku sii daray in ciidamada midowga Afrika ay howshoodu Soomaliya ka socon doonto muddo lix bilood ah iyadoo kadibna uu yiri waxaa raacidoona ciidamo ka socda Qaramada midoobay oo howsha kala wareegi doona . Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho info@carmooyin.com Contact: -
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dalka dib ugusoo laabtay {garoonka diyaaradaha Gaalkacyo oo si aad ah galabta loogu soo dahweeyay} Madaxweynaha jamhuuriyadda federalka dalka Soomaaliya C/llahi Yuusuf Axmed ayaa goor dambe oo galabta ahayd dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu safarro diabdeed kumaqanaa muddo ku dhawaad todobaad ah. Madaxweynaha jamhuuriyadda federalka dalka Soomaaliya C/llahi Yuusuf Axmed ayaa goor dambe oo galabta ahayd dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu safarro diabdeed kumaqanaa muddo ku dhawaad todobaad ah. Madaxweynaha oo hoggaminayay wafdi ballaaran ayaa galabta abaara 5:15 daqiiqadood waxaa diyaaradii uu la socday ay soo cahga dhigatay dhabaha diyaaradaha ee magaalada Gaalakcyo,halkaasoo tan iyo saka ay diyaar kusii ahaayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaliyeed ee Puntland, ciidamo aad u farabadan oo amaanka sugayay iyo dadweyne u diyarsanaa in soo dahweynta madaxweynaha ay ka qeyb qaataan. Madaxweynaha ayaa maalintii sabtidii gaaray dalka Kuwait kaddib marti qaad uu boqorka dalkaa ka helay,waxaana uu halkaa ku qaatay muddo sadex maalmood ah oo uu kulamo la lahaa masuuliyiinta dalka Kuwait oo uu kala hadlayay sidii Kuwait ay usii xoojin lahayd taageeradeeda Soomaliya. Booqashadiisii Kuwait kaddib waxaa uu madaxweynuhu soo maray dalka Imaaraadka carabta,halkaasoo uu kulasoo kulmay madaxda dalkaasi iyo masuuliyiin ganacsato iyo jaaliaydo ay ku jiraanoo Soomali ah. Madaxweynaha ayaa diyaaradii siday ookasoo dejisaygaronka diyaaradaha gaalkacyo waxaa aykasooqaaday dalka Yemen oo ahhalka uu kusoo amraylugtiiugudambeysay ee socdalkisia . Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaradaha ee magaalada Gaalkacyo kusoo dhweeyay masuuliyiin uu horkacayay madaxweynaha maamul gobaleedka Soomaliyeed ee Puntland General Cadde Muuse Xersi wxaana uu madxweynuhu caawa ku hoyanayaa magaalada Gaalkacyo Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho
-
Ugandan troops arrive Mogadishu with Algerian Airplanes: Pics
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^Jaylani you are utterly in the dark, I suggest you find some other hobby. These are AU, troops saxib, the AU has 50+ nations in it,and Somalia is a member of the AU, so how can AU troops occupy a member nation? -
Kismaayo: Kuxigeenka abbaan duulaha ciidanka DF oo ka hadlay arimo ciidan oo dhowr ah. 6. mar 2007 Kismaayo(AllPuntland)- Abbaan duule kuxigeenka arimaha taakulaynta ee ciidamada xoogga dalka soomaaliya Col: Cabdi Mahdi Cabdisalaan ayaa ka waramay hawl gallo dhowr ah oo ay sameeyeen ciidamada Federaalka. Col: Cabdi Mahdi ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay daba joogaan kooxo ka haray maxkamadihii Islaamiga, kuwaasoo lagu sheegay deegaanka Kulbiyow ee ku yaalla xudduudda Kenya iyo Soomaaliya. Md: Mahdi wuxuu sheegay in kooxahaasi ay soo qaban doonaan, sharcigana ay hor keeni doonaan. Wuxuu masuulkan sheegay in dhinaca kale ay ciidamada dawladdu qaadeen isbaarooyin aad u badan inta u dhaxaysa Dhoobley iyo Afmadow. Abbaan duule kuxigeenka ciidanka federaalka wuxuu xusay in kooxaha hubaysan ay ka faa'iidaysanayaan waqtiga kala guurka ee dalka laga hirgalinayo maamulka. Col: Cabdi Mahdi wuxuu xusay in malleeshiyaadka la qabtay loo samayn doono dhaqan celin iyo tabobaro. Sargaalkan ka tirsan dawladda wuxuu xusay in cid walba oo ka tirsan malleeshiyaadka Soomaaliyeed loogu baaqayo inay kusoo biiraan ciidanka dawladda. Col: Cabdi Mahdi wuxuu kaloo ka hadlay dhacdo shalay ka dhacday xerada ciidamada ee Luglow ,halkaasi oo nin kamid ah askarta uu dhintay, wuxuu sheegay in arintaasi xalkeeda la gaaray ,haddana ciidamada xaaladdoodu ay caadi kusoo laabatay. CCC Farayaamo AllPuntland
-
What the clan govt supporters forgot to post.
General Duke replied to Ahmed_Guree's topic in Politics
No clans are fighting each other, if these two did it would have been big deal, thus the news no more thna Hype. Gen Mahdi is still in Kismayu saxib..