
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
'Ciidamada DF oo ku sii jeeda magaalada Kismayo'
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
^Stop with the boasting saxib, thats what Xasan Dahir Aways used to say. I also remmeber the great JVA Gedo boys running away from the last Somali armed militias on their way to Kismayu. -
Suicide bomber wareersan, caught and defused
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
^^ Its not the first time that you have highlighted how you only take news from sites which happen to be run by your kinsmen. And you want to criticise the Duke. -
Suicide bomber wareersan, caught and defused
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
^^^It's to be expected that such desperate acts would occure since the anti-governemnt groups could no longer put up a fight. Criminal acts are to be expected but organised violence against the government and gun markets are a thing of the past. -
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo howlgallo hub uruurin ah ka sameeyay Magaalada Muqdisho Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Itoobiya ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa howlgal hub uruurin ah waxay maanta ka fuliyeen xaafado ka mid ah Degmooyinka magaalada Muqdisho, iyagoo intii ay howlgallada ku jireen-na gacan ku soo dhigay hub fudud oo aad u tiro badan. Ciidamadan oo ka howlgalay xaafado ka mid ah Degmooyinka Hodan iyo Huriwaa ee Gobolka Banaadir ayaa waxay ka heleen xaafad u dhow Suuqa Cir Toogte ee Bakaaraha Hub aad u tiro badan oo guryo ku xareysnaa, iyagoo sidoo kalena halkaasi ka kaxeystay labo nin oo hubeysnaa oo lagu sheegay in ay ka tirsanaayeen ilaalada Suuqa Bakaaraha. Sidoo kalena waxay Ciidamadan howlgallo ka sameeyeen xaafado ka mid ah Degmada Huriwaa, halkaasi oo iyana la soo weriyay in guryo ay galeen ay hub ka haleen. Ma jirin wax iska caabin ah oo ay Ciidamadan la kulmeen intii ay ku guda jireen howlgalka hub uruurinta ah. Waa markii ugu horeysay oo ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaan ay sameeyaan howlgallo ay guryaha hubka uga baarayaan tan iyo markii ay dagaal kula wareegeen gacan ku heynta Magaalada Muqdisho dabayaaqadii bishii April ee aynu ka soo gudubnay. Howlgalkan Hub uruurinta ah ee ay sameeyeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi uu dhawaan sheegay in aaney dadka rayidka ah hub heysan karin, isla markaana waxa hub isu heysan kara ay noqon karaan labo dowladood. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa yaala hub fudud oo aad u tiro badan, kaasi oo ay dadku siyaabo kala duwan u qaateen wixii ka dambeeyay markii ay bur burtay Dowladdii uu garwadeenka ka ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Maxamed Siyaad Barre. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Cotact info@carmooyin.com
-
Suicide bomber wareersan, caught and defused
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
^^^The war is over, thus I am a retired soldier. I figure you would be the first to notice. How is your war going Abwan? More clan demo's in London are planned I guess. The question is will the turnout be more than 50? -
Guddoomiyaha guddiga Beelaha ****** Xaaji Cabdi Iimaan Cumar ayaa ku tilmaamay kulankii shalay ka dhacay xarunta Villa Somalia mid aan loo dhameyn isla markaana isaga laga been abuurtay. Ahmed Diriye and the Ugaas have used the good xaji and now left him alone.
-
Mogadishu 07, May.07 ( Sh.M.Network) Guddoomiyaha guddiga Beelaha ****** Xaaji Cabdi Iimaan Cumar ayaa ku tilmaamay kulankii shalay ka dhacay xarunta Villa Somalia mid aan loo dhameyn isla markaana isaga laga been abuurtay. Xaaji Cabdi Iimaan Cumar Xaaji Cabdi Iimaan Cumar oo wareysi siiyay shabakada warbaahinta shabelle ayaa sheegay in aan loo dhameyn isla markaana aysan isku raacsaneyn odayaasha dhaqanka beelaha ****** kulankii shalay ku dhex maray xarunta Madaxtooyada Madaxweynaha Somalia C/laahi Yuusuf iyo Odayaasha Beelaha ******. Cabdi IImaan waxa uu ku eedeeyay Odayaashii kulankaasi ka qeyb qaatay in ay ka been abuurteen isaga ayna Madaxweynaha u gudbiyeen qoraalo uu ku saxiixan yahay taasoo uu sheegay in uusan waxba ka ogeyn. Mar la weydiiyay khilaafka soo kala dhex galay odayaasha dhaqanka ayuu sheegay in khilaafkaan uu yimid ka dib markii siyaasiyiin iyo waxgarad uu ka mid yahay Xuseen Xaaji Bood ay guddigaasi la soo xiriireen deetana ay ka codsadeen in kulanka ay la qaadanayaan madaxda sar sare ee dowladda uu noqdo mid ay u wada dhan yihiin qeybaha kala duwan ee odayaasha iyo waxgaradka beesha ******. Waxa uu sheegay in la isku khilaafay arinkaasi, isla markaana isagoo shir gudoonka odayaasha beesha ****** ah uu ku taliyay inta aan la xalin khilaafkaasi in uusan dhicin shir lala yeesho madaxda sar sare ee dowladda KMG ah. Xaaji Cabdi IImaan mar wax laga weydiiyay in arimahaan khilaafka ah ay horseedeyso burbur ku yimaada odayaasha beesha ****** ayaa waxa uu sheegay in markii horeba aan la dooran odayaasha beesha ****** balse ay ku midoobeen dagaalo ka dhacay caasimadda oo geeystay qasaaro naf iyo maalba leh. Hadalka Xaaji Cabdi IImaan ayaa muujinaya khilaaf xoogan oo dhinaca fikirka ah oo soo kala dhex galay odayaasha Beelaha ******.
-
Odayaasha Beelaha ****** ee ka soo horjeeday Dowladda Federaalka oo Khilaaf uu soo kala dhexgalay Isniin, May 07, 2007(HOL): Odayaasha Beelaha ****** ee ka soo horjeeday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ah ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa soo kala dhexgalay khilaaf gaaray in ay iska been abuurtaan, isla markaana ay u kala dhuuntaan la kulanka madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya. Khilaafka Odayaashan soo kala dhexgalay ayaa wuxuu banaanka u soo baxay kadib markii shalay qaar ka mid ah Odayaasha ****** ay kulan la qaateen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi, halka qaar kale oo aan kulanka ka qeybgelinna ay sheegeen in kulankaas uu ahaa mid aan loo dhameyn. Guddoomiyaha Guddigii Odayaasha Beelaha ****** Xaaji Cabdi Iimaan Cumar ayaa daboolka ka qaaday in uu jiro khilaaf soo kala dhexgalay Odayaasha Beelaha ******, wuxuuna caddeeyay in uu khilaafkaas yimid kadib markii la isku af-garan waayay in Odayaasha la kulmaya mas'uuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka lagu daro Odayaal kale oo iyana ka soo jeeda Beesha ******. Xaaji Cabdi Iimaan waxaa uu sheegay in ay ka been abuurteen Odayaal shalay la kulmay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi, kuwaasi oo uu sheegay in ay xanuun ku sheegeen isagoo caafimaad qaba, sidoo kalena mas'uuliyiinta Dowladda ay u gudbiyeen qoraal uu ku saxiixan yahay oo uusan ka warqabin. Guddoomiyaha Guddigii Odayaasha Beelaha ****** Xaaji Cabdi Iimaan Cumar oo wax laga weydiiyay in khilaafka soo kala dhexgalay Odayaasha Beesha ****** uu keeni karo burbur ku yimaada Guddigii Odayaashaas ayaa waxaa uu sheegay in markii horeba aanan Odayaasha Beesha ****** la dooran, balse ay ka dhasheen xiisadihii Colaadeed ee ka jiray Magaalada Muqdisho. Si kastaba arrintu ha ahaatee, khilaafka soo kala dhexgalay Odayaasha Beelaha ****** ayaa wuxuu soo baxayaa kadib markii ay soo af-jarmeen dagaalladii Muqdisho ka dhacay ee u dhaxeeyay Kooxo Wax iska Caabin ah oo ay u hadli jireen Odayaasha Beelaha ****** iyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanayay Ciidamada Itoobiya. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
'Ciidamada DF oo ku sii jeeda magaalada Kismayo'
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
Kismayu is not a big deal. No one is here to eliminate reer Gedo. The situation is not so critical, nor even comparable to the 1990s because now we have a governemnt in place. The TFG will not allow for isolating or collectively punishing a clan. Any clan that is why they are meeting everyone in Mogadishu even the likes of Ahmed Diriye & Abdullahi Sheikh Xasan who yesterday wanted to kill TFG leaders. Thats why the TFG sent a top level deelgation to Kismayu to see the situation. Thus fighting will be the last resort and if it happens it will not be against a clan but an armed militia. Again Kismayu is not a big deal,. The whole country is under control. -
Suicide bomber wareersan, caught and defused
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
Great news. The confused man is being held. -
The price of the gun falls market to be closed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Every step will be taken in the appropriate time. The guns are silent, disarmament unseen in history is taking place. The Ethiopians and AU troops will leave as soon as the job is done. -
TFG troops take over more areas...IfkaXalin, Jarmalka
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada Dowladda + Ethiopia oo Hawlgalo Amaan Soo Celin ah Ka Wada Caasimadda (Ciidamada Oo Saakay Gudaha U Galay Deegaanka Suuqa Xoolaha). Posted to the Web May 07, 04:32 MOGADISHU: Ciidamada Dowladda KMG oo ay weheliyaan Kuwa Ethiopia oo maalmahanba fariisimo cusub iyo hawlgalo ka waday Caasimadda ayaa hawlgalkii ugu horeeyey saakay ka bilaabay Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo ah kuwa aad u fara badan, islamarkaana ku hubaysan Gawaarida Dagaalka ayaa waxa ay saakay degeen Xarunta Warshadda Nacnaca ee Banaadir iyo goobaha ku dhow dhow ee ku yaala wadada dheere Deegaanka Suuqa Xoolaha. Waxa ay baarayaan dhammaan gawaarida BL-ka iyo kuwa gaarka loo leeyahay, ka dib markii ay jarteen Wadada, iyagoona mararka qaar gudaha u galaya dhismayaal halkaasi ku yaala oo ay ka shaki qabaan. Guud ahaan goobihii ganacsi ee Suuqa Xoolaha ayaa albaabadu u laaban yihiin saakay, ka dib markii ganacsatada qaar sida ay sheegayaan loo diiday in ay gudaha u galaan Suuqa. Shalay ayaa Ciidamada is weheshanaya ee Dowladda KMG iyo Kuwa Ethiopia waxa ay degeen Xaruntii hore ee Ifka Xalane iyo halka loo yaqaano Xero Jarmalka, iyadoona saakay lagu arkayo Isgoyska Ifka ciidamo badan oo baaraya gawaarida halkaasi isticmaasha taasi oo qeyb ka ah Hawlaha la doonayo in amaan buuxa loogu soo dabaalo caasimadda. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com -
Ciidamada DFKMG ah iyo kuwa Itoobiya oo fariisimo hor leh ka sameystey Muqdisho Ciidamada Dawlada Federaalka KMG ah iyo kuwa Itoobiya oo wada jira ayaa maanta waxay fariisimo ka sameysteen goobo hor leh oo ka mid ah magaalada Muqdisho, taasi oo qayb ka ah hawlgal la doonayo in lagu sugo amaanka magaalada. Ciidamada ayaa waxay fariisin ka dhigteen deegaano ku dhaw Isgoyska Ex-Control Balcad, waxaana ciidamada saaka ay halgal baaritaan ah ka sameeyeen xaafada Suuqa Xoolaha iyo SOS, iyagoo halkaasi si weyn baariraan xoogan ugu sameeyey. Sidoo kale ciidamada Dawlada iyo kuwa Itoobiya ayaa waxay saaka hawlgal hub ururin ah ka sameeyeen Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho hub kala iigsiga ee caanka ah Cirtoogte, halkaasi oo la sheegay inay qabteen hub kala duwan, inkastoo qaar ka mid ah Ganacsatada hubka ee Suuqa Cirtoogte ay sheegeen in hubkaasi uu ahaa mid ganacsi oo aanu aheyn mid amaanka Qatar ku hayey, waa sida hadalka ay u dhigeen’e. Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliska sare ee ciidanka Boooliiska Gobolka Banaadir ayaa goor sii horeysay waxay ka shanqariyeen inaanu jiri karin wax hub oo si sharci daro ah loogu haysan karo magaalada Muqdisho,waxaana ay sheegeen in cidii lagu qabto ay gacan bir ah ku qaban doonaan. SBC News Desk
-
JC: Are you saying the USC was created by Somalilanders? Thus can one say the SNM was created by the SSDF? As I have said there is no trouble between the TFG & Somaliland. None other than mere words.
-
DFKMS oo diiwan gelinaysa ciidamo bolis ah isla markana siinaysa tababaro deg deg ah Last Updated::2007-05-07 11:58:15 Muqdisho:-Madaxa ciidamada boliska ee magaalada Muqdisho General Abdulahi Ali Uma oo shalay soo kormeeray Akademiyada ciidamada boliska ee magaalada Muqdisho ayaa isaga oo khud bad u jeedinayay ciidamo bolis ah oo cusub oo gaaraya ilaa 500 askari waxa uu yiri:"Tababarkan deg deg ah oo labada asbuuc ah waxa uu idiin suura gelin doona inaad la tacaashan xaaladaha magaalada Muqdisho,waqti aanu meeshan idinku siihayno ma haysano" Waxaa uu isaga oo hadalkisi sii wata yiri"waa inaynu bedelnaa wajiga xun ee Somaliya kaas oo ku dhisan qabyaalad iyo qabqablenimada ,waxana doonaynaa inuu nabadii iyo kala damayntii dib ugu soo celino wadanka" Kuxigeenkisa Abdi Mohamed Fidow oo isaguna halkas ka hadlay ayaa yiri" shaqadina u horeysa waxa ay noqon doonta inaad la dagaalan taan burcada isla markana aad xoojisan hanaanka garsoorka ee magaalada " Qorshahan ay dawlada Somaliya ku qoranayso ciidamo bolis ah oo faradan ayaa qayb ka ah dadaalka ay dawladu ku doonayso in ay si adag gacanta ugu dhigto amniga magaalada Muqdisho . Faysal wakaalad wakaalad@hotmail.com HorseedNet.com
-
Long live the third republic.
-
Somalia: Mogadishu businesses handover weapons. PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
He has been promoted, nothing big deal about it. Anyhow lets give the new admin and the General some time. -
The price of the gun falls market to be closed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
hoos u dhac ayaa ku yimid qiimaha lagu kala iibsan jiray hubka, bedelkii uu hore ka ahaa mid sare uu uga kacay suuqaas, waxaana taa lagu tilmaamay in dagaalo ay ka jireen Muqdisho, dhinacna laga guuleystay, taa ayaa saamaxeysa bey leeyihiin dadka aan kula soo sheekeystay suuqaas inuu hoose u dhaco Hubka. -
The price of the gun falls market to be closed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dhaq Dhaqaaqa Suuqii Hubka ee Cirtoogte oo gaabis ku yimid tan iyo markii Ciidamada Dowladda ay la wareegeen Muqdisho inteeda kale. Tan iyo markii Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ethiopianka ee is garabsiinaya ay xaqiijiyeen gacan ku heynta Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waxaa yaraaday dhaq dhaqaaqii ganacsiga ee Suuqa weyn ee Hubka Cirtoogte. Suuqa Cirtoogte oo ah suuqa Hubka lagu iibiyo kan ugu weyn Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka dareemeysaa isbedel xaga ka ganacsi hubka ah. Maanta oo aan socod ku soo maray Suuqaas ayaa ii muuqan waayay wax hub ah oo lagu iibinayo Miisaskii hore ay saarnaayeen Qoryaha kala duwan ee daran dooriga u dhaca, waxaana taas sabab looga dhigay in la soo bartilmaameedsado. Ganacsatadii Hubka ku iibineysa halkaas ayaa hubkoodii kala baxay, waxaana dhif ah rasaastii halkaas ka dhici jirtay oo qaarkood ahaa kuwo la baroobeyn jiray. Ma arkeyso Qoryaha Ak47, BKM, Bistooladaha, Baasuukaha, Rasaasta kala duwan Qoryaha sida Dhashiikaha, Zuuga Rasaasta Hoobiyaha oo hore halkaas sida dharkii oo kale ay ugu camirneyd, waxaana haatan ay yihiin kuwo maran oo aan waxba oolin. Ciidamada Dowladda ayaa ku sugan meelaha qaar ee Suuqa Bakaaraha iyo daafaha Suuqaas, waxaana aad u adag in dadka ay sidii hore oo kale ay hubka u kala iibsadaan, maadaama ay jirto baqdin ku aadan in hubkooda ay Dowladda kala wareegto. hoos u dhac ayaa ku yimid qiimaha lagu kala iibsan jiray hubka, bedelkii uu hore ka ahaa mid sare uu uga kacay suuqaas, waxaana taa lagu tilmaamay in dagaalo ay ka jireen Muqdisho, dhinacna laga guuleystay, taa ayaa saamaxeysa bey leeyihiin dadka aan kula soo sheekeystay suuqaas inuu hoose u dhaco Hubka. -
The infamous Bakara gun market or Cirtoogte is being taken out of busienss. Viva the third republic.
-
The Somali people are the winners. They have their governemnt in place now after a long 16 years. Mogadishu can become beautiful again, and no need for the cries lads. You supported wars, warlords and fake clan courts against the TFG. The TFG under Yusuf have outplayed everyone. As for Somaliland, there needs to be no war, they are not aggressive nor do their admins harm the locals. It will be dialogue and dialogue and it will be a long while beofre we have any agreement. This is the time for the south+ Puntland to start a long process of healing and economic foundation building. Somaliland will be left for future adminstartions.
-
Maxamed Dheere oo magacabay gudoomiyal degmo Last Updated::2007-05-06 22:52:51 Muqdisho:-Gudoomiyaha gobolka Banadir isla markana ah duqa degmada Muqdisho ayaa maanta magacaabay 8 gudooomiye degmo oo ka mid ah 16 degmo ee gobolka Banadir Degmooyinka loo magaacay gudoomiyasha ayaa waxa ay yihiin ,degmada Kaaran,degmada Shibis,X/weyne,Shangaani,Huriwaa ,Yaaqshid ,C/casiis,iyo Boondheeri. Gudoomiyasha la magacaabay ayaa waxa ay magacyadoodu yihiin sidan. Max'ed Isloow Cumar duqa degmada Shangaanni Sahra Maxamed Cayte, duqa degmada Kaaraan Abuukar Xuseen Bandhaas guddoomiyaha degmada Shibis Cabdikariin Maxamuud Xasan duqa degmada Boondheere Cabdilaahi Ibraahim Sahal guddoomiyaha degmada Xamar Weyne Cabdilaahi Shiiqoo Cali duqa degmada Huriwaa Maxamed Max'ed Isloow Cumar duqa degmada Shangaanni Xaaji Cali Fiidoow, duqa degmada Yaaqshiid Maxamed Xuseen Cariif, duqa degmada Cabdulcasiis . HorseedNet.com
-
Ganacsatada Muqdisho oo bilaabay wejiga labaad oo ay dowladda Federaalka ugu wareejinayaan hubkooda iyo Guddoomiyaha Ganacsatada Muqdisho oo ka howlahaasi Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed waxaa ka dhacday xaflad lagu wareejinayay hub ay lahaayeen Ganacsatada Muqdisho oo galay wejigiisa labaad... Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed waxaa ka dhacday xaflad lagu wareejinayay hub ay lahaayeen Ganacsatada Muqdisho oo galay wejigiisa labaad, waxaana munaasabadan oo ay goob jog ka ahaayeen Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jan. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) iyo madax kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka. Wejiga labaad ee ay Ganacsatada Muqdisho ku wareejinayaan hubkooda ayaa isagu ka koobnaa toban qori oo waaweyn, kuwaasoo qaarekood u dhaca darandoori, iyadoo xafladii xil wareejinta ay ka hadleen madax ka tirsan Booliska, maamulka G/Banaadir iyo Ganacsatada Muqdisho oo iyagu hubka wareejinayay. Kadib markii ay dhacday xaflada hub wareejinta waxaa kulan gaar ah yeeshay Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jan. Cabdi Qeybdiid iyo dhinaca ganacsatada Muqdisho oo uu hoggaaminayay Guddoomiyahooda Md. C/Kariin Gabeyre, iyagoo ka wadahadlay arrimo ku saabsan hubka ganacsatada Muqdisho, wada shaqeynta dowladda Federaalka iyo ganacsatada iyo sidii ay ganacsatada Muqdisho gacan uga geysan lahaayeen arrimaha nabadgelyada Muqdisho. Md. C/Kariin Gabeyre oo Saxaafadda uga waramayay kulankii ay la yeesheen Taliska ciidamada Booliska iyo waxyaabihii ay uga hadleen waxa uu sheegay ayaa sheegay in hubka ay maanta wareejiyeen uu qeyb ka yahay dhowr shixnadood oo ay leeyihiin Ganacsatada, isagoo sheegay inay hubka haray wareejin doonaan maalmaha soo socda. "Ganacsatadu waxay u arkaan howlahan ay hubka ku wareejinayaan mid horsed u noqoneysa ifafaalaha nabad ku soo dabaalida gobolka Banaadir" ayuu yiri C/Kariin Gabeyre oo sheegay in ganacsatada Muqdisho ka qeyb doonaan sidii dib loogu heli lahaa xasiloonidii iyo kala dambeyntii. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com
-
Ugandan troops recover arms in Somalia Sunday, 6th May, 2007 E-mail article Print article Lt. Gen. Katumba Wamala (second right) inspects the weapons surrendered by residents of Mogadishu last week By Vision Reporter and Agencies THE Ugandan peacekeepers, serving in Somalia under the African Union flag, have recovered over 2,000 mines, over 200 guns and three mounted battle-wagons in a voluntary disarmament exercise in Mogadishu which started a week ago. “We have received 2,128 mines, three technicals, 201 SMG rifles, six pistols, four 12.7mm guns, three 23mm guns, one 76mm gun and one anti-aircraft gun,” said the spokesman for the peacekeeping force AMISOM, Capt. Paddy Ankunda, from Mogadishu last night. He explained that most of the weapons were received from businessmen in Mogadishu, who used to have their own militias to protect their lives and businesses and were also the main arms traders. “The weapons are being brought in mainly by members of the business community. We did some mobilisation and they have responded to our call to disarm.” Asked what would happen to the weapons, he said: “We register and document them and keep them in safe custody. In due course, they will be destroyed in the presence of the public so that there is no suspicion that they will end up in the hands of another clan.” The voluntary disarmament is a sign of confidence that peace is returning, Ankunda said. “We know that there is a plan of some elements to use land mines and car bombs to disrupt the present peace. But so far they have been unsuccessful. In the last week we were able to disable three landmines which had been reported to us by civilians.” He called upon other countries which promised to contribute not to let this momentum pass. “The only thing which is missing is for the other contributing countries like Nigeria, Burundi and Ghana to move in. If they could come here soon, they could tap into this support.” In a separate move, Somalia’s armed forces, backed by Ethiopian soldiers, are carrying out regular security sweeps meant to reassure the population of the capital, AFP reports. With direct combat having ended over a week ago, they have turned their attention to searching for arms caches and rooting out rebels in an effort to consolidate control over the city. They have also multiplied road blocks, closing some districts off to traffic. The insurgents, remnants of the Union of Islamic Courts, remain opposed to the government presence, however, and have formed ad-hoc alliances with clan fighters. According to a Somali human rights group, around 400 people - most of them civilians - died in the last rounds of fighting, in which soldiers sought to stamp out the insurgency. The fear among many of Mogadishu’s inhabitants is that the current attempt to instill order will not hold, and open violence will return. Their determination to hold on to weapons despite the disarmament push has complicated the army’s efforts. Mohammed admitted that bringing security back to the city was slow going. “We have to search house by house. It takes a long time,” he said. “Every day we find bombs, landmines.” He added that 200 people had been arrested in recent days. But the government’s policies in trying to impose security on Mogadishu — a city that has been living in armed chaos since 1991, when it became prey to feuding warlords — has raised hackles. “Peace behind the tanks is not real peace,” Ali Mohali Mohammed, the chief administrator of the city’s Medina hospital, told AFP. Mogadishu’s security problem “will not be solved by force,” he said, reflecting a common opinion in the capital. He added that negotiations should instead take place. The government has shown little patience for that line of reasoning, arguing that the first step to peace is by eliminating the rebels, behind which it claims Al-Qaeda lurks. Only then, it claims, the conditions will be right for the long-awaited “national reconciliation conference,” which is now scheduled for mid-June.
-
TFG, AMISOM Ethiop troops peacefully patrolling the capital
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
^^^loool. The gun market is closed. The governemnt isin full control. The businessmen are willing to disarm. Somalia is making great strides.