Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Cawaale;708526 wrote: Too much Aljazeera iga dheh. looool
  2. Laamaha Amaanka Gobolka Mudug Oo Kawaray Maleeshiyaad Weerar ku Soo Qaaday Ciidamada Bilayska. Posted by Ali on April 3rd, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Laamaha amaanka Gobolka Mudug ayaa xaqiijiyay in maleeshiyaadkii weerarka ku soo qaaday ciidamo katirsan Dawlada Puntland laga soo abaabulay koonfurta magaalada Galkacyo. Warka ayaa intaa ku daraya in maleeshiyaadkan isku dhawyihiin shaqsiyaad ciidamada Policka ka soo qabteen degmada Bayre ee Gobolka Mudug kuwaa oo dadka jidgooyo u dhigtay shacabkana ku soo wargaliyeen ciidamada amaanka deetana gacanta lagu soo dhigay dhamaantood. Weerarka xalay waxaa ku geeriyooday askari katirsan ciidamada Policka waxaana gacanta looga dhigay gaarigii ay weerarka ku soo qaadeen halka wararka qaarsheegayaan in qaarkood xabsiga ladhigay. Laamaha amaanka Gobolka Mudug ayaa sheegay in baaritaano dheeriya samaynayaan kuna dadaalayaan sidii ay gacanta ugu soo dhigilahaayeen maleeshiyaadka duulamada ka soo qaada koonfurta Galkacyo. This was today So much for a peaceful island
  3. Xildhibaanno ka Tirsan Wakiillada Somaliland oo Lagu Casuumay Doorashada Baarlamaanka Dalka Finland Sunday, 03 April 2011 Addis Ababa (Togdhnews)- Saddex mudane oo ka tirsan xildhibaannada Wakiillada Somaliland, ayaa u ambabaxay shalay waddanka Finland, kadib markii lagu martiqaaday inay goob-joogayaal ka noqdaan doorashada Baarlamanka oo la filayo inay dhowaan dalkaas ka dhacdo. Weriyaha Jamhuuriya ee Gobollada Bariga Somaliland Keyse Axmed Digaale oo khadka telefoonka kula xidhiidhay shalay xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo ka mid ah weftiga mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland isagoo ku sugnaa magaalada Addis Ababa ee caasimadda waddanka Itoobiya ka hor intii aanay xalay ka dhoofin halkaas, ayaa sheegay inay safarka ku wehelinayaan xildhibaan Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Marreexaan), waxaannu intaa ku daray in martiqaad rasmi ah ka heleen dawladda Finland, isla markaana goob-joogayaan ka nodon doonaan doorshada baarlamaanka oo dalkaas ka dhici doonta badhtamaha bishan April. ‘Waxa lanagu casuumay doorashada baarlamaanka Finland in aannu goobjoog ka ahaano oo bal eegno qaabka ay u dhacayso, maadaama ay yihiin waddan horumaray, labadayda gole baarlamanna ka dhexeeyo xidhiidh wanaagsan,” ayuu yidhi Md. Waabeeye. Waxa kaloo xildhibaanku tibaaxay muddada ay dalkaas joogaan inay kulamo kala duwan la yeelan doonaan mudanayaasha Baarlamanka Finland, ugana warrami doonaan horumarka Somaliland ka gaaadhay geeddi-socodka hannaanka dimuqraadiyadeed iyo qaddiyadda Somaliland. Ma aha markii u horreysay ee xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland martiqaad ka helaan dhiggooda waddan kale, balse marar badan ayaa qaar ka mid ah mudanayaasha goluhu safarro kala duwan ugu baxaan dalal kala duwan oo caalamka ah.
  4. Galkacyo(Puntlandi.com);- Laamaha amaanka Gobolka Mudug ayaa xaqiijiyay in maleeshiyaadkii weerarka ku soo qaaday ciidamo katirsan Dawlada Puntland laga soo abaabulay koonfurta magaalada Galkacyo. Warka ayaa intaa ku daraya in maleeshiyaadkan isku dhawyihiin shaqsiyaad ciidamada Policka ka soo qabteen degmada Bayre ee Gobolka Mudug kuwaa oo dadka jidgooyo u dhigtay shacabkana ku soo wargaliyeen ciidamada amaanka deetana gacanta lagu soo dhigay dhamaantood. Weerarka xalay waxaa ku geeriyooday askari katirsan ciidamada Policka waxaana gacanta looga dhigay gaarigii ay weerarka ku soo qaadeen halka wararka qaarsheegayaan in qaarkood xabsiga ladhigay. Laamaha amaanka Gobolka Mudug ayaa sheegay in baaritaano dheeriya samaynayaan kuna dadaalayaan sidii ay gacanta ugu soo dhigilahaayeen maleeshiyaadka duulamada ka soo qaada koonfurta Galkacyo
  5. Gaalkacyo(Puntlandi.com) Maleeshiyaad kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo ayaa caawa makhribadii soo weerarey Ciidamada Booliska Puntland ee ku sugnaa Aaga Warshad Galey Magaalada Gaalkacyo, Hal Askari oo bileyska ka tirsan ayaa dhintey. Dhinaca MAleeshiyaadka khasaaraha gaarey lama cadeyn balse halgaari ayaa gacanta looga dhigey. Malaashiyaadkaan ayaa si gaadmo ah ku soo weerarey Bileyska Gaalkacyo goob ay kusugnaayeen, Waxeyna Maleeshiyaadkaan kasoo duuleen Koonfurta Gaalkacyo.
  6. Poor xaglatoosiye not safe in Buhoodle not safe in the pirate state not safe in Kenya not safe in the states
  7. Jacaylbaro;708488 wrote: Reminds me of when the SNM was about to win the war ........ all of the sudden everyone started their own little urur ,,, SSD, SPM, SPU, SSPPMM ,, SSSM, SS ........ and most of them were even starting with S ...... Waa jirtay wa sidi oo kale watan Somalia hada noqotay midstate jubaras state udubland jubbaland azania wax iyo waadi iyo qaar kalo badan , Wa kuwan so badanayaa mala aqoonsigu ba so dhow:D
  8. Garaadka hada laga takhaluso reerka ya hogaamin doona
  9. Sawdinki laha dhowr bilood ka hor fuaad wuxu ka baxay alshabaab oo dawlada Sh dalxiis iyo mr cheese bu ku soo biiray lol
  10. Itoobiya ma hees bay ka baqata xabashidu fuleysana
  11. Jacaylbaro Widhwidh hada qolada Khusuusigu waxba kama qoran intii u keyse goostay oo u nabad qaatay nabadiidku widhwidh waxba kama qoran
  12. War deg deg ah Ciidamo ka tirsan Kooxda SSC oo maanta u so goostay Dhanka Somaliland Burco- (own- Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal oo Hore uga tirsanaan Jiray Kooxda ssc ayaa Maanta Soo gaadhay Deegaanka Kalshaale Kuwaasi oo isu soo dhiibay Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ee jidaasi Ku sugan. Tirada Ciidamada ka tirsan Kooxda ssc eeh maanta u so goostay dhanka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa inay tiro Ahaan dhanyihin 15 Askari oo ku hubeysan Qoryo Fudfudud Iyo Gaadhi Tikniko ah oo uu saaranyahay Qori. Goob joogayaal Ka tirsan Ciidamada qaranka Somaliland ee JIIDA Kalshaale oo ka gaabsaday in la xuso Magacyadooda ayaa Warkani Noo Xaqiijiyey Kuwasi oo Tilmaamay in maanta ay Ciidamadaani ka soo goostay dhanka kooxda SSC ay so gaadheenk deegaanka Kalshaale Halkaasi oo ay ciidamada qaranka eeh jida hore ku suganiu so dhawyeen si diiran Dhawaan ayay ahayd marki dhanka Somaliland uu soo goostay taliyihi Ciidamada Birmadka Iyo warfaafinta Kooxda ssc Mr keyse cabdi yusuf iyo ciidamado ay wataan u soo goosteen dhanka Somaliland kuwasi oo ku baaqay inay qaateen goaanki ay Xukuumada Somaliland ku gaadhay inay ka shaqeyso sidii ay nabad ugu aslixin lahayd deegaanka Khilaafku ka taaganyahay eeh Buhoodle Soo goosashadan ay maanta Ciidamadani ka tirsana Kooxda ssc u so goosteen Dhanka Somaliland ayaa iyadu ku so beegmaysa xili ay maanta ka haluleen cuqaal iyo salaadin ka yimi dhanka Garowe oo wajigabax kala kulmay dadka deegaanka Buhoodle oo u cadeeyey mawqifkooda ku aadan colaad laga huriyo deegankaasi
  13. Ciidamo iyo gaadiid ka soo goostay Maleeshiyada SSC. Friday, 01 April 2011 Burco-(Togdhnews)- Hal baabur oo Tikniko ah iyo Ciidanki watay oo ka tirsanaa Maleeshiyada SSC ee fadhigeedu yahay magaaladda Buhoodle, ayaa maanta galinkii danbe isku soo dhiibay Cidanka Qaranka Soomaaliland ee ku Sugan Degaanka Kalshaale. Sida ay Shabakada Togdheernews u Cadeeyeen Saraakil ka tirsan Ciidanka Qaranka oo ku sugan jiidaasi Kalshaale ayaa sheegay in, Baaburkan noocisu yahay land cruiser uu saaran yahay qoryaha culus ee loo yaqaan B10, ayna watay 4 Askari , kuwaaso sheegay inay ka soo goosteen Maleeshiyada SSC ee ka soo horjeeda Soomaaliland, waxa kale oo askartani sheegeen inay ahaayeen maleeshiyo ay dhawaan uruuriyeen Kooxda SSC,una sameeyeen tiknikadan yagoo gacan ka helaaya qurba jooga dibada. Maleeshadan iyo gaadhigan ka soo goostay Kooxda SSC ayaa degaan ahaan waxay ka soo jeedaan YAGOORI iyo Laascaanod. Maaha markii u horey ee maleeshiyda SSC ay ka soo goostan Ciidamo iyo tikniko, kuna soo biiraan dhinaca Soomaaliland
  14. Paragon;708157 wrote: ^haahey, mayaan. Xaaji weli ma wiilal qorya isla dadkoodii u haysta inay ku laayaan miyaad ku faanaysaa? War bal isku xishoo Xaaji. 2o years is enough of that BS. Qoryaha waxa loo haysta ina qaranka iyo carada cadawga laga difaaco markasta heegaan ba lugu jira
  15. xiinfaniin;708161 wrote: Thanks for the first vid, Paragon. Somalis should move on, and not look back. i disagree with that History shapes people's future
  16. Taleexi;708132 wrote: stuff and nonsense. are you sure lol
  17. Wararka aanu ka Helayno Buuhoodle ayaana intaasi ku daraya in Cali sabaray ay ku soo badanaysay Habacsanaan Xoogan oo kala daad sanaa dhinaca Maamulka ah iyo Ciidamada oo aan la siin Wax dhaqaalo ah taasina keentay inay jabhada SMNTA U Talaabaan ;);)
  18. Sadex Nin Iyo Baabuur Tikniko Ah Oo Ka Soo Goostay Kooxda SSC April 1st, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Baabuur Nooca Tiknikada ah iyo sadex nin oo ka mid ahaa Kooxda Nabad diidka ah ee SSC, ayaa maanta ka soo goostay magaalada Buuhoodle, oo fadhiisin u ah kooxdan waxaanay duhurkii soo gaadheen fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee degmada Qori-lugud, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha ciidanka qaranka ee Aaga Bari. Sadexdan nin iyo Baabuurkan oo ay saaran yihiin laba qori oo kala ah B-10 iyo SK-43, waxa caawa loo soo kaxeeyay dhinaca magaalada Burco ee xarunta Gobolka Tog-dheer waxaana soo galbiyay saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka. Waxa iyaguna dhawaan u yimid Somaliland sodameeye ka mid ah kooxda SSC, kuwaasi oo sheegay inay doon ayaan inay ka qeyb galaan wadahadalada turxaan bixinta ee Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu u soo jeediyay waxgaradka bulshada gobolada Sool, Sanaag barri iyo Buuhoodle.
  19. Thankful the Person that is descendant of a person From Somaliland Prior 1960 From His father side not From His Motherside. Somalina:D:D