-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Saalax;707796 wrote: ^^^ Not as soft as SSDF disarming themselfs and giving themselfs up to Siad bare. ;) Their leader was jailed by the Ethiopians and the rest of the SSDF boys raised the white flag and singed Aaabe Siyaadow Na cafi Radio Mogadisho ba laga sii dayey i remember like it was yesterday.Typical ssdf weakeling -
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Somalina;707785 wrote: Warlord Tuur should know nooh. Cali naafto doesn't only know he also felt the heat -
Wasiirka Arrimaha diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan ayaa sheegay in dalkiisu aanu ka qeyb geli doonin shir Soomaaliyeed oo lagu wado inuu ka dhaco magaalada Nairobi Arrintaas aad iyo aad bay noola xun tahay" ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha diinta iyo Owqaafta Dowladda Jabuuti oo sheegay dhinaca kale in (GNS)Wasiirka Arrimaha diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan ayaa sheegay in dalkiisu aanu ka qeyb geli doonin shir Soomaaliyeed oo lagu wado inuu ka dhaco magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna Wasiirku sheegay in shirkaasi uu yahay mid lagu carqaladeynaayo xaa ladaha amaan iyo siyaaso eedalka Soomaaliya. Arrintaas aad iyo aad bay noola xun tahay" ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha diinta iyo Owqaafta Dowladda Jabuuti oo sheegay dhinaca kale in shirkaasi uu yahay qasid la qasayo xaaladda murugsan ee dalka Soomaaliya, isla markaasina ka hor imaanaya axdigii lagu saxiixday dalka Jabuuti ee ay ku dhisan tahay Dowladda KMG ah. Xaamud Cabdi Suldaan Wasiirka arrimaha diinta iyo Owqaafta Dowlada Jabuuti waxa uu sheegay in shirkaasi lagu martiqaaday maamul goboleedyada dalka ka jira, isagoona sheegay in shirkaasi uu yahay mid aanay waxba ka soo baxeynin, bacdamaa Dowladda KMG ah iyo maamul goboleedyada ay yihiin kuwo aragtidooda aad u kala fog tahay. Waxa uu sheegay Xaamud Cabdi Suldaan in dowladiisu ay ka mid tahay dowladaha deriska ah ee sida aadka ah u daneeya arrimaha Soomaaliya, isla markaasina dhowr jeer Soomaalida loogu qabtay shirar dib u heshiisiin, wuxuuna ugu baaqay QM iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya inay ka shaqeeyaan nabadda ka dhacda dalka Gabilaynews.
-
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Abokor Omar;707765 wrote: Ponds, Fish, Swimming, a Pirate and the sea. Hey Duke.lol ;) -
Abaabul Loogu Diyaar Garoobayo Ka Qayb Galka Doorashada Madaxtooyada Jabuuti Oo Ka Socda Gabiley Dadkan Reer Jabuuti ee ku Dhaqan Gobolkan oo badidoodu ku kala nool Magaalooyinka ay ka kooban yihiin guud ahaan Gobolka Gabiley Gabiley(GNS) Jaaliyada Reer Jabuuti ee Ku nool Magaalada Madaxda Gobolka Gabiley ee Gabiley ayaa in dhawaaleba ku gudo jiray dhaqdhaqaaq xoogan oo ay iskugu abaabulayaan sidii ay uga qayb gali lahaayeen Doorashada Madaxtooyada ee ka qabsoomaysa Dalka Jamhuuriyada Jabuuti horraanta bishan Abriil ee isla Sanadkan gudihiisa. Dadkan Reer Jabuuti ee ku Dhaqan Gobolkan oo badidoodu ku kala nool Magaalooyinka ay ka kooban yihiin guud ahaan Gobolka Gabiley sida Xarunta Gobolkan Gabiley ee Gabiley, Arabsiyo, Agabar, Allaybaday, iyo Wajaale ayaa dhaqdhaqaaqan ay Jaaliyadu ku abaabulayso ka qayb-galka Doorashadaasi waxa ay ka bilowday Gabiley bilowgii Todobaadkan imika dhamaday, iyaga oo ilaa hada Diiwaan-galintoodii u socoto. Gudoomiyaha Jaaliyada Reer Jabuuti ee ku nool Gobolkan Gabiley Aadan Maxamed Xaaji Aadan oo nooga xog-waramay Nidaamka iyo qorshaha ay kaga qayb galayaan Doorashada Madaxtooyada iyo sida ay isku abaabulayaan ayaa sheegay in ay si fiican ugu socoto Abaabulku, isla markaana ilaa hada ay diiwaan galiyeen ku dhawaad Boqol Qof oo u diyaar ah in ay ka soo qayb galaan Doorashada ka qabsoomaysa Jamhuuriyada Jabuuti. Waxaanu Xusay in Maalinta Sabtida ah si-wayn u iclaamin doonaan , una qaban doonaan Xaflad ballaadhan oo loogu diyaar garoobayo ka qayb galka Doorashada, laguna sii nidaamin doono sidii loo daad gurayn lahaa Dadkaasi, iyada oo laga wada tashanayo. Gudoomiyuhu waxa kale oo uu ka codsaday in cid kasta oo ka qayb gashay Doorashooyinkii hore ee ka qabsoomay Jabuuti sida tii hore ee Madaxtooyada iyo tii Baarlamaanka ee Sanadii labada kun iyo sideedu, ama cid kasta oo hore isku diiwaan galisay ay la soo xidhiidhi karaan Isaga(Aadan Wali) oo telifan Numberkiisu yahay 4464427 si uu faah faahin dheeraad ah uga siiyo, isaga oo xusay in Magaalo kasta oo ka tirsan Gobolkan ay Wakiilo ku leeyihiin, isla markaana uu tilmaami doono. Gobolkan Gabiley ayaa ka mid ah Gobolada sida wayn ugu xidhan Dadka Dalka Jamhuuriyada Jabuuti iyada oo ay intooda badan ka dhaxayso xidhiidho Sokeeye, iyo mid Qoysnimo. Oo Dadwaynaha Reer Gabiley qayb ka mid ah Noloshoodu kuba tiirsan tahay Jabuuti.
-
Somalia: British Delegation visited Garowe, meet SSC elders..pics
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
gooni;707755 wrote: Taleexi abtiyasha na diday inad weel wax kula cuntiid , tolka na waad diiday inad marakibta calaamka la so wiishdhacdiid. war yanay haraadku taleex kugu dilin eeh meel uun raac. Anigu uun ba ka naxaya eeh :D,,, hadaadan soomaali diid ahayn waa la hubaa inaad wax wada cuni lahaydeen,,faraska har gee talexow xiligu waa abaare. Somalidi isagu u jecla inu wax la cuno bu wax la cuni kari wayey oo cuntadi ba u dha dhami lah 20 sannadood bay u dha dhami laadahay anigay makhaayad i furantahay so fadhiso baan ku idhi wali shaki bu qaba. Ps Somali Wa dhalasho wax la didii kara maha wa assaliyad ay umada Geeska africa ka so jeedo -
Somalia: British Delegation visited Garowe, meet SSC elders..pics
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
'Liibaan';707735 wrote: Bilan is one of the writers in Pirate websites, and Xaji Xunjuf writes is one of the writers in clan secessionist/ Qaatland websites Liibaan Viva Ssc Saaxib i love Garaadada ssc -
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
it's pretty much fair Awdal region 3 Ministers and a deputy Minister Sanaag region 2 Ministers and one deputy Minister Sool region 2 Minister and one deputy Minister Saaxil region 1 minister -
Somalia: British Delegation visited Garowe, meet SSC elders..pics
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Taleexi abtiyasha na diday inad weel wax kula cuntiid , tolka na waad diiday inad marakibta calaamka la so dhacdiid. war yanay haraadku taleex kugu dilin eeh meel uun raac. Anigu uun ba ka naxaya eeh -
Somalia: TFG will not be attending the Peace Conference in Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
Somalina;707695 wrote: Awoowe, once again waxaa cadaatey inaadan waxba ogeyn siyaasada Koonfurta. Adiga iyo Mahiga Iska nasta xoogaa. ;) Mr cheese ooo laga keenay buffalo waleh waan ka badiya Siyasada Koonfurta Mahiga na iska bada hadalkisa isagu wabu qalin jabbiyey -
Somalia: British Delegation visited Garowe, meet SSC elders..pics
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Taleexi are you calling your uncle Indho indho a slave shame on you and according to you your Uncle Abdisamad cali shire was a former slave and now a new born sayid now that he is with the pirates. -
Somalia: TFG will not be attending the Peace Conference in Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
Liqaye;707680 wrote: March 26, 2011: Over the last week, the AU (African Union peacekeeper)/TNG (Transitional National Government) offensive has cleared Islamic radical fighters from over a third of the city. Al Shabaab, and its smaller allies, have lost the ability to stand up to these advances. At most, the Islamic radicals can delay the advance with snipers and the occasional ambush. The civilian population is largely hostile to the Islamic radical groups, and are more likely to provide accurate information to AU/TNG forces. http://www.strategypage.com/qnd/soma.../20110225.aspx i thought it was called the Transitional federal government this will piss of dad an ogahay -
Somalia: TFG will not be attending the Peace Conference in Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
Saalax;707646 wrote: Serves them right anyway. The international community should not get involved just leave Al shabab and TFG together to fight to the last man standing. If there was a clear winner in Mogadisho they wouldn't be in this situation but the weak TFG can't defeat Alshabaab and Alshabaab cant totally destroy the Amisom Forces because of the Military superiority of the mercenaries If you Look back in history Cali mahdi could not defeat Gen Caydiid Cabdiqasim could not defeat the Warlords of Mogadisho Cabdilahi Yusuf with Xabashi troops could not defeat (Muqawamo) And Alshabaab Sharif after two years can not defeat Alshabaab. -
Somalia: TFG will not be attending the Peace Conference in Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
Liqaye;707642 wrote: Xaaji do you see know why its easier to copy paste than think critically? If the UN conference is pointless if alshabaab are not represented as you said then surely there is no point for the TFG to participate? as for puntland and all that who cares? Liqaye but the case is different the TFG mandate is ending in august Mahiga and the UN are planning what will happen to the TFG after august that's what the so called Peace conference is all about sharif and faarmaajo feel like they are making progress and want to continue to be the head of state and head of government for another year atleast the UN disagrees A Somali peace conference under a tree is the way forward not in fancy hotels in nairobi and Djibouti and if you are going organize a real peace conference inside your Country you can decide who you will invite. -
Somalia: TFG will not be attending the Peace Conference in Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
TFG can't survive with out UN support it's not smart to Boycott the UN peace led Mahiga Conference it's not like the TFG can exist with out UN support , eventhough the so called UN peace deal will not bring any solution since the big stakeholders Alshabaab are not invited (Amiir Godane and his crew ) it seems only the pirates want Mahigas efforts to be successful and they support the peace conference in kenya just so that they can be the successors of the current TFG leaders -
Somalia: TFG will not be attending the Peace Conference in Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
bad move very bad move -
Somalia: British Delegation visited Garowe, meet SSC elders..pics
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
PS I wonder if Libaan is one of the writers in Jidbaale??? ;);) -
Somaliland Refuses To Attend Peace Conference
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Well Done Somaliland government -
Somaliland vice president opens new university laboratory + PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
University of Hargeisa inaugurates a science lab HARGEISA — Nation Link under its community regeneration initiatives and capacity building, donated a fully fledged science laboratory to the University of Hargeisa during a ceremony held in the capital last week. The new laboratory equipped with state-of-the-art science equipment, materials and other tools was handed over to the faculty of Science. The Chancellor of the university, Professor Muse Abdi Elmi and Dean of Faculty of Science, Professor Ahmed Mohamed Adad formally accepted the facility and applaud the telecom giant. Prof. Adad, who spoke there first thanked the donors and stated the university was happy to have its own laboratory. “We want to thank Nation Link for their generous contribution, we also equally wish to thank Edna Hospital, Manhal Hospital and Shifo health institution, who allowed us to use their laboratories since day one, their efforts will not be forgotten,” he said. Speaking at the ceremony Vice-President Abdulrahman Abdullahi Ismail praised Nation Link for their contribution to the institution and the community. He presented a certificate of appreciation to Mr. Mahdi Dahir Jama, the Deputy Manager of Nation Link. Mr. Jama on his side briefed the media and attendees during the event. “We’re very committed to community involvement,” he said. Furthermore, he revealed they spent over $45,000 to refurnish the lab and said all the equipment and chemicals were imported from Germany. The university was thrilled to have their lab in full working condition and fully equiped. “The University of Hargeisa thanks Nation Link for their support in this area which is vital for acquiring the scientific and technological knowledge badly needed for the development of our country,” it said in a statement. Other organizations who contributed to the project include CARE International and UNDP. Among the distinguished guests were Dr. Ahmed Haashi Oday, Minister of Telecommunication and Postal Services, Dr. Hussein Mohamoud Mohamed, Minister of Health, Dr. Edna Adan Ismail, Prof. Mubarak Ibrahim Aar, Vice-Chancellor of University of Hargeisa and many others. University of Hargeisa receives new science lab Nation Link is one of seven telecommunication providers operating in Somaliland’s competitive telecom industry. It began its operations in Somalia’s capital Mogadishu in 1997 and began its mobile, fixed lines, internet and satellite mobile services in Somaliland shortly after. It is the largest and oldest telecom operator in Somalia and Somaliland. The Somaliland government recently announced it plans to introduce a new regulatory legislation and will establish a body to help enforce regulations. Currently the country has no regulatory institution and relies on the cooperation of all operators through Somaliland Telecommunication Operators Association. The government claims a French firm will help develop a nationwide network and regulations. -
Saalax;707266 wrote: Good stuff. Suldaan Xiiray iyo Masuuliyiin Kale Oo Maanta Deeq Lacageed Gaadhsiiyey Qoyskii iyo Agoontii Uu ka Tagay Marxuun Maxamed Xuseen Faarax(Fanax) Oo Ka Mid Ahaa Saraakiisha Cidaanka Qaranka Somaliland. http://oodweynenews.com/news/60736-suldaan-yuusuf-muxumed-xiiray-iyo-masuuliyiin-kale-oo-maanta-deeq-lacageed-gaadhsiiyey-qoyskii-iyo-agoontii-uu-ka-tagay-marxuun-maxamed-xuseen-faarax-fanax-oo-ka-mid-ahaa-saraakiisha-ciidanka Well done to the sultan