-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Prof. Gandi First Elected President of Azania State of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Kamaavi's topic in Politics
Odayaashu waxay kaloo ay shaaca ka qaadeen dagaal ay lagalayaan maamulkaan cusub ee lasoo magacaabay gobbalada jubbooyinka,iyagoona Pro Gaandi oga digay inuu soo weeraro gobbalo ay haatan nabad iyo barwaaqo ka jirto ''sida ay hadalka u dhigeene''. ma iyada ba hano qaaday maxay la dagaalami;) odayshani waba dagaal suge markastaba -
Akash;708684 wrote: keep hallucating, the map of the Awdalstate is from Arabsiyo to lowyacado. infact Hargeisa and Burco its middle of the inclave between Awdalstate and SSC regions, Right now awdal state is located between edmonton and texas forget about arabsiyo and lawyacade and sool and sanaag and cayn
-
Bashiir;708681 wrote: SSC is fully armed you silly separatist. It's the pain in your neck that had let you cry for Ethio help. In last weeks it's secret agents made your enclave look average marvash green leave chewer. You can't compare them to the peaceful uprising of Awdal now. Because this tinny revolutionary desire from Awdal has to yet pick a gun which is last thing they would have done. You don't understand the needs of the people, nor what they can do in their yards when they are forced to. You better be careful.. ssc is a non existent failed rebel movement that destroyed it self it's run by People in the diaspora it's a money making machine set up to get money from the Qabil driven diaspora members. The Noble Awdalians helped establish the state of Somaliland in 1993 in borama By Sheikh cali jawhar and his People. But i don't think an Ethiopian would know that and i don't think you know the needs of the people of awdal you don't even know the needs of your own People in Ethiopia.
-
Somalina;708663 wrote: Awoowe I thought you said SNM don't exist anymore. Anywho I'm glad you finally accept gooni isutaaga Awdal State. SNM does not exist any more but it's still an Example for Many People SNM was one of the greatest Rebel movements africa has ever seen.. Awdal is in the heart of Somaliland and they are great citizens of Somaliland
-
Somalina;708643 wrote: :D:D awoowo baby sakiin sooka meel xun ku socdo loool maa abihi ba jiidaya
-
Duufaan;708627 wrote: People in AWDAL, do not really like Somaliland and that is through. This Sunday afternoon, I am my way to one of their Xaflad So you like partying ? That's nice but i am waiting to see the PICS of the so called demonstration that happened to day according to liibaans sources? I called today back home to borama and they did not report any Demonstrations in borama?
-
London: Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Oo Ka Waramay Shir Lagaga Hadlay Sidii Dalka Loo Maal-gashan Lahaa, Sheegayna Inay Xabsiyadda Dhigeen Dad Si Sharci Daro Macdan U Guranayey. London (Ramaas) Apr.03, 2011 - Wasiirka Wasaaradda Macdanta, biyaha iyo tamarta Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ka waramay ujeedada shir-balaadhan oo lagu falanqeeyay sidii maal-gashadayaasha caalamiga ah iyo kuwo Soomalida ahi u maal-gashan lahaayeen Somaliland, kaas dhawaan lagu qabtay Magaaladda Lodon. Md.Xuseen Cabdi Ducaale, waxa uu sheegay in shirkaasi si wayn looga lafa-guray sida ugu haboon ee Somaliland loo maal-gashan karo, maadaama oo ay wakhtigan ka jirto nabadgalyo iyo xasilooni taam ah oo suurto-galinaysa in cid kastaa maalkeeda ku aaminto. Wasirka macdanta iyo biyaha Somaliland oo maanta u waramay laanta afka Soomaliga ee Idaacadda BBC, isaga oo ku sugan Magaaladda Lodon, ayaa sidoo kale sheegay inay xidh-xidheen shakhsiyaad si sharci daro ah isugu dayey inay gurtaan macdanta ku jirta buuraha Somaliland. Md Xuseen Cali Ducaale oo ugu horeyn sharaxaya cida shirka soo qabanqaabisay iyo nuxurkiisa ayaa yidhi “Marti qaadka waxa lahaa urur la yidhaahdo (Angalo Somaliland chamber Of Commerce) oo urur ganacsi iyo maal-galin ah oo halkan (Ingiriiska) ka samaysmay ayaa shirkan soo qaban qaabiyey, shirkan waxa lagu falanqaynayay sidii loo maal-galin lahaa ama loo maal-gashan lahaa fursadaha ka soo baxay Somaliland maanta. Shirkani waxa uu socday maalin dhan, waxaana lagu marti qaaday dad danaynaya inay wax maalgashadaan lagana dhaadhicinayay, waxayna isugu jireen shirkaddo reer Somaliland ah, kuwo shirkado Ingiriis ah iyo shirkado kale oo ajaanib ah, markaa aad iyo aad ayaa looga soo qayb-galin, waxaana shirka furay wasiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Afrika, waxa kale oo halkaa khudbad ka jeediyay ninka baarlamaanka Ingiriiska u qaabilsan mucaawinada dibada, markaa shirka waxaanu kula kulanay shirkado nooc walba leh oo doonaya inay wax ka ogaadaan sidii ay Somaliland u maalgashan lahaayeen.” Eng Xuseen Cali Ducaale, oo ka hadlaya shirkadaha ay la kulmeen iyo waxyaabaha ay kala hadleen ayaa yidhi “Runtii saddexdayada wasiirba waxaanu shirka u nimid inaanu shirkadaha ajaanibka ah ku dhiirigalino inay fursad fiican oo maalgashi Somaliland ka banaantahay oo amni ka jiro, soona dhaafay xiligii dagaalada, kana midho dhaliyey nidaamka dimuqraadiyadda imikana dalku diyaar u yahay in la maalgashado, waxaanuna uga waranay in qofku aanu ka baqayn in lacagtiisu ka lunto, waxa kale oo aanu tusnay in dalka ay ku jiraan waxyaabo badan haddii ay noqoto macdanta iyo in aad iyo aad loogu tuhmayo in shidaal ku jiro.” Md Ducaale waxa uu tilmaamay in la hayo macluumaad badan oo ku saabsan macdanaha Somaliland ku jira “Dalka macluumaad badan ayaa laga hayaa haddii ay tahay macdanta iyo haddii ay tahay shidaalkaba, inkasta oo macluumaadka badankiisu dagaaladii ku lumen, shirkadaha wax daneeyaana way ka warqabaan oo macluumaadkan iyagga ayaa sidooda u helaya, shirkaduhuna kamay soo qayb-galeen haddii aanay ogeyn oo aanay tuhunsanayn, qaarbaana noola yimid iyagga oo macluumaad badan sita, markaa waa dal la ogyahay inay wax ku jiraan.”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray isaga oo ka hadlay in ictiraaf la’aan dal horumari karo “Dalal badan ayaa horumar gaadhay iyagga aan aqoonsan haysan sida dalka Taywaan, dalal badana way soo mareen wakhti aan la qoonsanayn, markaa horumarku kuma xidhna aqoonsi ee waxa uu ku xidhan yahay inaad la xidhiidho adduun-waynaha oo aad tusto dan labada dal ka dhaxeeya.” Wasiirka macdantu waxa uu soo jeediyay inaan horumarka ictiraaf lagu xidhin “Aniguna waxaan qabaa inaynaan sugin aqoonsi ee aynu dalkeena horumarkiisa ka shaqayno, marka aynu dalkeena horumarinana aqoonsigu wuu imanayaa.”ayuu yidhi waxaanu intaa sii raaciyey isaga oo tilmaamaya baaqa ay sideen inaanu ku waajahnayn oo kaliya shirkadaha ajaanibka ah “Baaqan uma jeedinayno oo kaliya shirkadaha ajaanibka oo kaliya, wayna jiraan shirkadu Soomali leedahay, shirkadaha gudaha (dalka) ku jiraana dadaalkoodu aad ayuu u badan oo ay u danaynayaan (Maalgashiga dalka).” Wasiir Xuseen Cali Ducaale oo ka jawaabayey inay jiraan dad si qarsoodi ah macdanta uga gurta ayaa yidhi “Waxyaabaha aanu wasaarad ahaan ku hawlanahay waxa weeyaan in inta qof diyaarad ka soo dego buuraha gallo, qaar sidaas sameeyey oo buuraha galeyna inta aanu ka daba galnay aanu booliska u dhiibnay oo aanu doonaynay inaanu dadka tusaale uga dhigno oo tusno in dalkani dawlad ilaashanaya leeyahay, qofku haddii aanu fasax ka haysan wasaaradda inta uu duurta iska xullo wax iska guran Karin, waxyaabaha yar yar ee la xadxadayaana wax wayn maaha, haddii si wayn hawshan loo galana wax la qarin karo way ka waynaanaysaa, imikana waxaanu ku hawlanahay shuruuc cusub oo dhiirigalinaysa xagga maal-gashiga macdanta iyo baatroolka si ay u soo jiidato shirkadaha.” ‘Ugu dambayn, wasiirka wasaaradda Macdanta, biyaha iyo tamarta Somaliland waxa uu tilmaamay “Waxaanu jecelahay in shirkadi maalgashato warshada sibidhka ee Magaaladda Berbera.”ayuu yidhi oo uu hadalkiisa ku soo xidhay.
-
Ceerigaabo can not be compared to galkacyo this city is run by the Somaliland Administration not by two different administrations other then that the big beard Community are the absolute Majority in the city but there are also other inhabitants in the city From Maakhir and the Garaads from Fiqifuliye and sarmaanyo to be precisely
-
Somaliland Professional Photography images Dawasho wacan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
-
Somaliland Professional Photography images Dawasho wacan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
-
Somaliland Professional Photography images Dawasho wacan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
-
Somaliland Professional Photography images Dawasho wacan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
