-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somaliland duushay oo samada tagtay -
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Caasimadda Hargeysa oo si weyn looga diyaar garoobay Xuska 18 ka May iyo Xukuumadda oo ku dhawaaqday Joojinta Gaadiidka kala duwan laga bilaabo Caawa 12 habeenimo Hargeysa(Waaheen) waxa Caawa si rasmi ah uga bilaabmay magaaladda Hargeysa Damaashaadka Munaasibada 18 ka May ee sanad guurada 20 aad ee madax banaanida Somaliland Waxa meel walba ka ifaya Rashka loogu talagalay dabaal degyada sidoo kale waxa maqribnimadii bilaabantay Rasaas Nool oo kor loo riday iyadoo laga qayb qaadanaya farxada Dabaal dega Madax banaanida Somaliland oo ku began aroorta. Sidoo kale waxa badhtamaha magaaladda iyo xaafadhaba ka bilaabmay inay dadku jidadka maraan iyagoo ku xardhan halku dhegyo kala duwan Sidoo kale gaadiidka ayaa lagu xardhay calamo iyo Astaamo muujinaya Qaranimada Somaliland iyo geedi socodkii siyaasadeed ee ay soo martay Dhinaca kalena waxa aad loo xoojiyay Amaanka Magaalooyinka iyadoo ay Xukuumadda Somaliland soo saartay Amar ay ku joojinayaan isku socodka baabuurta laga bilaabo caawa 12 habeenimo ilaa beri duhurnimada iyadoo la amray wadayaasha Gaadiidka ka baxa magaaladu inaanay soo geli doonin wax gaadiid ahi -
War Deg-deg Ah: Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Sii Daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil Iyo Muwaadin Kale Oo Dhowr Sanadood Jeelka Dhexe Ee Hargeysa Ugu Xidhnaa Eedo La Xidhiidha Argagixisanimo Hargeysa (Ramaas) May 17,2011 – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xoriyadoodii u soo celisay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan oo 7 sanadood u xidhnaa eedo la xidhiidha inuu xidhiidh la lahaa kooxaha aragagixisada ah ee ka dagaalama dalka Soomaliya iyo Muuse Cali Aw Yuusuf isna Muddo 6 sanadood ah xidhnaa. Ma jiro war sami ah oo ka soo baxay xukuumadda Somaliland, gaar ahaan hay’adaha amaanka ee kiiskiisa u u xil-saarnaa oo sheegaya sii dayntiisa, balse shakhsiyaad ka mid ah ehelada Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil ayaa shabakada caalamiga ah ee RAMAAS u xaqiijiyey in maanta galinkii hore laga sii daayey xabsiga dhexe ee Magaaladda Hargeisa. Warka aanu helayno ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Somaliland cafis u fidiyey Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo muddo 7 sanadood ah xidhnaa ka dib markii beeshiisu in badan xukuumadda ka dalbatay in Sheekha xoriyadiisa loo soo celiyo. Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil ayaa ka mid ahaa macalimiinta sida wayn looga yaqaanay Somaliland isla-markaana ku caan-baxay madaarista lagu barto culuumta Islaamka, iyadda oo sidoo kale lagu xasuuska oo uu ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay ee Hargeysa ka fura meelaha lagu daweeyo dadka jinku gallo ama qabba xannuunada dhinaca nafsiga ah (Cilaaj). Sidoo kale, xukuumadda waxa ay maanta sii daysay Sheekh Muuse Cali Aw Yuusuf oo isaguna u xidhnaa eedo la xidhiidha argagixisonimo, kaas oo la sheegay inuu Magaaladda Hargeysa Farmasii ku haysan jiray wakhtigii la xidhay. Ramaasnews Desk
-
Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Dawladda Djabuuti Oo Galabta Soo Gaadhay Caasimadda Hargeysa, Si Ay Barri Uga Qayb-galaan Xuska 20-guurada Madax-banaanida Somaliland. Hargeysa (Ramaas) May 17,0211 – Wefti uu hogaaminayo wasiirkii hore ee gaashaandhiga dawladda jamhuuriyadda Djabuuti oo ka qayb-galaya xuska sanad-guuradda 20-aad ee ka soo wareegtay madax-banaanida Somaliland ayaa galinkii dambe ee maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa. Weftigan uu hogaaminayay wasiirkii hore ee difaaca Djabuuti Md Ugure Gifle Axmed oo ay ka mid yihiin ganacsato, xildhibaano iyo guddoomiyaha baanka Djabuuti ayaa waxa madaarka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo uu horkacayay wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Maxamed Cabdilaahi Cumar. Weftigan oo hadda la dejiyey huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa, ayaa ka hor intii aanay ka soo bixin madaarka waxa ay u warameen warbaahinta dalka, waxayna sheegeen in ujeedada ay Somaliland u yimaadeen tahay sidii ay uga qayb-gali lahaayeen xuska sanad-guurada 20-aad ee madax-banaanida Somaliland oo ku beegan maalinta barri ah 18-ka bisha May. Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Djabuuti Mr Ugure Gifle Axmed oo isagu ah hogaamiyaha weftiga reer Djabuuti ayaa sheegay inay Somaliland ku yimaadeen marti-qaad rasmi ah oo Madaxwaynaha Somalilad u diray Madaxwaynaha Djabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle, isla-markaana Madaxwayne Geelle iyagga oo soo wakiishay inay ka qayb-galaan xuska 18-ka May. Weftigan reer Djabuuti ee maanta galinkii dambe ka soo degay madaarka Hargeysa, oo si rasmi ah uga qayb-gali doona xuska, ayaa waxa ay yihiin weftigii ugu horeeyay ee ka socda wadamada jaarka la ah Somaliland ilaa hadda soo gaadha caasimadda Hargeysa inta la og-yahay, iyadda oo la filayo in dalalka Kenya iyo Itoobiya-na wufuud u soo diraan xafladda xuska 18-ka May oo Somaliland sanadkan looga xusayo si aan hore loo arag, ila-markaana sanadkan hal ku dhig looga dhigay (ICTIRAAF), kaas oo bulshadda Somaliland meel ay joogaanba beesha caalamka kaga dalban doonaan aqoonsi, maadaama oo ay muddo 20 sanadood ah ku naaloonayeen nabadgalyo iyo horumar muuqda oo guud ahaan beesha caalamku ka makhraati kacday. Ramaasnews Desk Hargeisa
-
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo wefti balaadhan u soo diray Xuska 18 ka May ee Madax banaanida Somaliland Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wefti balaadhan oo goob joog ka noqda u soo diray munaasibada sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii Madax banaanida Somaliland oo maalinta bari ah si weyn looga xusayo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Weftigan ka socda dalka Jabuuti waxa Hoggaaminaya Wasiirkii hore ee Gaashaan dhiga Jabuuti Aougure Kisle, waxaana xubno ka ah Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Jabuuti Jaamac Maxamuud Xayd, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jabuuti Iyo Ganacsato reer Jabuuti ah. Weftigan waxa madaarka Magaalada Hargeysa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, waxaanu xukuumadda jabuuti uga mahad celiyay weftigan ay u soo dirtay inay ka qeyb galaan sanad guurada 20-aad ee dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland.
-
Haaji Musa farah igare was a Highly Remarkable Man and a real warrior of His time He started his career In Adan as a police chief and later he moved to india where he governed an indian District this was in the 1870s Before he arrived back to Somaliland He spend some time in what is now Oman Where he married his First Wife Then Arriving at Burco remember he left Somaliland and the hawd Area before he went to Adan Yemen some where in the begin 1870s a place of Hostility between the various clans in the wadaamago Area and the hawd area's Shorty after his arrival he was briefed by His chief Caaqil Ducaale of his subclan that 2 Years ago there were Riots in burco and that the Sultan Cawad Diiriye Sugule and Sultan Nuur Axmed Amaan Fought in burco over the Sultanate and that the Sultan , Sultan Nuur with 100 Men of his Tribesmen and Horses Joined a group of Madax Duubcadyaal That's how they were referred the Dervishes in the early stage of the Movement. And Hearing that he asked who is in charge in Hargeisa he was told A sheikh Called Madar and Sultan Diiriye of hargeisa he went to hargeisa and he sat down with Sultan Diiriye and asked him how are the tensions in the hawd sultan diiriye replied Here in hargeisa and salahlay we are all oke other then some droughts but there are tensions in the hawd area and there were in the past several month brutal Killings in the hawd Commited by Duubcadyaal, When ina igare heard that , he said you Guys need to defend yourselves before the next raid , this was in the year 1903. In igare Calculated well the next year it was the raid of dayax weeraar in the hawd region. He hopped on his favourite horse Dabayle Duudshe and Left Hargeisa For berbera and then left Berbera for Maydh Sanaag where he invited some of his tribes men to Join Him he was later In Charge From Buhoodle all the way to danood. And made sure all of his tribes men were armed to the Fullest. He set up a whole network for arms delivery From the Port of Maydh all the way to Yemen He even armed Sultan Mahamuud ali shire whom he was related trough His mother side against Boqor Cismaan when they Fought. Sultan cawad Diiriye said he was doing a raid in the hawd and needed his help Ina igarre planned the raid and organized the whole operation and made sure there were enough rifles huts to sleep in Sultan Cawad diiriye and his Men were successful they lifted 3000 Camels. Sultan Cawad Diiriye Composed a poem for his Victory Saying Tagteed ma haysaan kuwina tacab kashaare tafaruq idinka ma ahayn tiirkayaga idinka adage Talade igare baanu ku tagnay Turub Sidisiiye Togdheer wanu ka tagnay Danood na waku tamashlayney Even Cali Beeneley The Poet quoted Him in his Poems Igire iyo sidii dawaldii Adari oo qoodhay Ingiriis miyay nagu masaleen aaladanu wadanay. Haaji Musa farah igare was a well intelligent man he spoke Somali English Urdu Arabic and was loved By His People a tribal warrior of his time Indeed and schools will be named after him May allah bless his soul the Xaaji before his death in 1927 he went to the Hadj a year before that he wed his only daughter to the Son of Sultan Diiriye keep it in the blood lol . Sultan Cabdilahi the Current Sultan Maxamamd abdulqadir his grandmother was the daughter of ina igarre.
-
OdaySomali;719814 wrote: ^^ Dee xaaji waad iga xaraabalaysanaysaa hehe, Bal ii kala sheeg all the ones fighting in and around the Gedo area please. Mahadsanid. There is ahlu suna wal jamaca and the Ethiopians oo wada socda in gedo then there is the raaskambooni crew Fighting in the south of the juba area Hiiraale has his own Militia now he is locked up though and then there is Azania Kenyan trained Somali troops.
-
So now the piracy and Killings and Kidnapping of People is all propaganda made by Somaliland come on Thankful you can do better then that Let's go back to the topic So Even if the United states a foreigner claims that your Kin is a terrorist will you Blindly follow the Americans over your Kin Remember the Americans also falsely accused the ICU islamic Courts Union of being terrorist and they were the most well organized Somali peace loving Govt Somalia ever had in 15 years afterwards the US state department said they miss calculated the Situation
-
Somaliland:18 May preperation celebrations in Seylac Selel+VIDEO.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
loooolz Seylici went to borama in november maxa loogu foodhin wayey lolz. -
Thankful;719798 wrote: How's Maakhir my kin? they are anti-Puntland. Heavyweight politician and Puntland Interior Minister Ilko-Jiir who receives a huge welcoming in this community is my kin! Regardless, make believe news that Secessionists and Atam are advancing together sends an obvious message. They are Still your Kin they were your brothers before The pirate state was established remember, or do you love your Criminal project more then your Blood Brothers?
-
Where did i call other Criminals a Khadar anigu Nina haldoorkisa uma diido , That's why i respect ,, Suldaan dhawal he can remember and honour who ever he want's we are a democractic country even you A khadar you can remember Nimanki dooxatada meydhan eeh tuuloyinka gubi jiray , waxa ina mideysa wa qaranka Jamhuuuriyadas aynu wada hadsanayno.
-
I see ciidanki 99 Guutadi u watay Mujahid Xassan Yoonis habane I see also the late Sheikh ibrahim Sheikh Yusuf Sheikh madar i see also abiibtime cad and the current police chief of somaliland cilmi kabaal Former president daahir rayaale is also in the picture the guy with the sun glasses is Qamiriye the reer saaxil Guy
-
Ma Mujahidintad leedahay maxkamad hala so taago iyaga ba dadka maxkamadeeya hows that going to work lol
-
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in General
Saalax;719779 wrote: Xaaji Xunjuf Saado ali might originally be from Somaliland. But she is not much different from the likes of Mohamemd Omar, Buuba etc in terms of politics who support Somalia. However the difference is they present themselfs in a more respectful manner and are less tribalist. True saado is from Somaliland and her daughter is also reer Somaliland i hope she did not brain wash her lovely Daughter Yeah she is like those People Ina omaar buuba The Koonfurian Sympathisers She does not come over as a Tribalist to be honest But she hides her Feelings trough her music and Lyrics -
Akash what you think of this Mujahid
-
;););)
-
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somaliland 18 may celebrations in Germany Pictures -
Somaliland:18 May preperation celebrations in Seylac Selel+VIDEO.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
[/img]
