Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. oba hiloowlow;718793 wrote: ^^ Inaa lilahi xaaji daacad mey ka tahay,?? Waxaasi waa habaar ,sakiin waa kaliye isutaliye suu rabo lee socoheeyso Geedi neh waa doqon, dadka muslimka ee Muqdisho waad ogeyd sow uu xasuuqay gaar ahaan reer abtigeey Maya wa siyasada faroole u wato iyo sharif xassan wa sheekada hada socottta inananu sharif sakin wax so wadin cidna loo sheegi mayoo wana calooshi u shaqeyste haa waan ogahay Geedi iyo cabdilahi yusuf ,, qalad fara badan bay ka galeen Somalia gaar aahaan Reer muqadisho.
  2. The Funny thing is also Alshabaab leaders threatened America several times and we never hear the United states even respond to Al shabaab that should ring a bell. I mean like jb Pointed out the the US Has the largest military base in Djibouti , laba daqiiqadu kuma qadateen haday diyaradihi F16 so kiciyan. Kuwan shabaabku na maba dhuuntan camarada waweyn bey la so fadhistan meesha:D iyago dhoolo cadeynaya tallow ma obama ba u so qoslaya.
  3. Sharif xassan for president Cali Maxammad geedi for Prime Minister ,, Capital city of Somalia to be moved to Garowe Faroole will get his piracy base in Puntland. Mr Cheese is an underdog in politics he was frightened mahiga+ Sharif Xassan would strip him from his Prime Ministership.
  4. Saalax;718775 wrote: Interesting. The two SNM veterans liberators of Sanaag, Saxiil, Togdheer and other regions in Somaliland meeting for the first time in a longtime. Axmed mire went to togdheer and sanaag he was leading 8 aad Faction of SNM east later he formed His own 9 aad with his best Friend and cousin Col libaahe Dream team And Dhago weyne went to cadaadlay sheikh and between hargeysa and burco Him and Muj Maxamad cilmi samatar who was leading Sayid cali Faction of SNM
  5. Sidoo kale waxa ilahaasi tibaaxeen in markaa kadib aanay jirin cid og meesha ama goobta labada Mujaahid kulan kooda ku qaateen, haseyeeshee warar aanu ka helnay ilo kale oo u dhuun daloola kulan ka labada Mujaahid, ayaa sheegaya in Dhaga-weyne iyo Axmed Mire ay kulankaa ku lafo-gureen arimo dhowra oo ay ka mid yihiin ilaalinta Madaxbanaanida iyo gooni isutaaga Somaliland, adkayanta midnimada iyo wada jirka shacabka ree Somaliland iyo saamaynaha toga ee Madaxbanaanida Somaliland ay ku yeelan karaan shirarka Mujahidintu waxay u jooogan ilaaalinta qaranka
  6. Jacpher;718766 wrote: Shaw duriyaddu waxaan mujaahid aheynba ma jiraan. Who knew mujaahidnimo is a heredity gene up north. Tan tii diinta aheyd ma aha waa mid dhaxal lagu helo, yacni you need a pure dna to get the title. Dhaxal awoow lugu me helo ficil ba lugu hela
  7. Dhega-weyne iyo A. Mire oo Kulan ay Isku Keliyeysteen kaga Tashaday Aayaha iyo Qadiyadda Somaliland Written by Qaran news May 12, 2011 at 05:30 AM War-Murtiyeed la Filayo inay Wada Jir u soo Saaraan Axmed Mire iyo Dhego-weyne London(Yool)-Muj. Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhaga-weyne) iyo Muj. Axmed Mire Maxamed, ayaa shalay wada yeeshay kulan qaatay Maalin galinkeed, kaasoo aan la ogayn goobta iyo meesha uu ka dhacay, kadib markii sida la sheegay labada Mujaahid dadkii lale ka codsadeen in kaligood la isu daayo. Warkan oo sida ay Wargeyska "Yool" u sheegeen ilo u dhuun daloola dhaqdhaqaaqa labada Mujaahid, waxa uu ka danbeeyey kadib markii subaxnimadii hore ee shalay Labada Mujaahid iyadoo aan cid kale wahelin iska raaceen Hudheelkii uu daganaa Mujaahid Dhaga-weyne, isla markaana ay ka codsadeen dadkii kale in maanta ay isu daayaan labadooda oo kaliya. Sidoo kale waxa ilahaasi tibaaxeen in markaa kadib aanay jirin cid og meesha ama goobta labada Mujaahid kulan kooda ku qaateen, haseyeeshee warar aanu ka helnay ilo kale oo u dhuun daloola kulan ka labada Mujaahid, ayaa sheegaya in Dhaga-weyne iyo Axmed Mire ay kulankaa ku lafo-gureen arimo dhowra oo ay ka mid yihiin ilaalinta Madaxbanaanida iyo gooni isutaaga Somaliland, adkayanta midnimada iyo wada jirka shacabka ree Somaliland iyo saamaynaha toga ee Madaxbanaanida Somaliland ay ku yeelan karaan shirarka dhaqaalaha loogu gabanayo oo mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland kala qaybgalaan hogaamiyayaasha iyo Maamul Gobileedya Koonfurta Soomaaliya, waxa kaloo wararku intaa ku dareen in labada Mujaahid ay kulankaa iskula soo qaadeen kala durugsanaantii siyaasadeed ee dhextiil hadda ka hor. Geesta kale wararka nagsoo gaadhay Magaalada LONDON, ayaa sheegay in Mujaahid Axmed Mire iyo Dhaga-weyne ay wada jir u soo saari doonaan War-murtiyeed dhinacyo badan taabanaya, kaasoo la filayo in labada Mujaahid ay ku soo bandhigidoonaan arimo ay ka mid yihiin isbahaysigooda iyo damacooda siyaasiga ah. Kornayl Dhaga-weyne iyo Axmed Mire, waxa soo hadlqaadkooda siyaasadeed uu si wayn u soo shaacbaxay Afartii Todobaad ee u danbaysay xiligaasoo ahayd markii si toosa looga war helay Safarka Ibraahin Dhaga-weyne uu doonayey inuu ku tago dalka ingiriiska. Dhinaca kale hadal haynta xidhiidhka labada Mujaahid ayaa waxa xiisaha weyn u sameeyey, iygoo labada Mujaahid ahaa kuwo Siyaasada ku kala fog isla markaana ay dad badani u yiqaaneen kuwo la kala safan laba garab oo aan isku argti ka ahayn arimo badan, waana mida qudha ee maanta dhadhanka u yeeshay deris mimadooda cusub. Taasoo ah waxa kaliya ee loogu hadal haynta badan yahay Somaliland Maanta, waxaana Xukuumadda siyaasiyiin iyo dadweynaha qaarkood isa su’aalayaan sbabta xiligan keentay midowga Labada Mujaahid iyo waxa ka dhalan kara ama kaga iman kara Xukuumadda cusub wada jirka labda Mujaahid. Inkastoo ay jiraan aragtiyo is xulufaysaga labada Mujaahid ku micnaynaya inuu yahay mid ka dhashay furfurka ku yimi kooxdii markii hore lagu tiring jiray Ibraahin Dhaga-weyne, kuwaasoo ay dadka qaarkood qabaan in ay iska xulufaysteen Mujaahid Ibraahin Dhaga-weyne iyo Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali, arintaasoo markii danbe sababtay in Dhaga-weyne Cabdiraxmaan Aw Cali ay debadda ka joogsadaan Xisbiga talada haya ee KULMIYE, halka uu ka door biday Madaxweyne Siilaanyo xiligii uu Gudoomiyaha Xisbiga ahaa Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin. Si kastaba ha ahaatee, waxa laka ogaan doonaa Todobaada soo socda faaiido iyo khasaare midka uu yeelan doono isxulufaysiga cusub ee Dhaga-weyne iyo Axmed Mirre. Yool
  8. Liqaye Axmed mire is one of the youngest SNM officers he went even back to University in the early 90s in London, And the other Mujahid lives in hargeysa he is just there for the 18 may celebrations
  9. So the former finance minister is the new Minister of justice interesting
  10. Naxar Nugaaleed;718742 wrote: I wonder if dogs could be trained to detect land mines haday ku istagaan ambay ku qaraxda the poor dogs.
  11. Ilahay ha u naxaristo oo qabriga ha u nuuro Imam Maxamuud
  12. awoow anigu waxan ba kala garan wayey ma Jamhuuriyada Somaliland ba safaaraad ka furanaysa Somalia mise Boqortooyada Ingriiska.
  13. Labada Mujahid eeh Axmed mire iyo Ibrahim dhagoweyne oo ka mid aha saaraakishi hogaamiye Halganki dib u xoreynta isla markaaana lagu Tilmaaami jiray kuwo hoodo ku laha hawlagaladi SNM eeh mudadi dheera halganku socday. Waxa ay labadu Mujahid Hormood ka ahaayeen Hawlgalki Guda galki eeh Jabhadi SNm eh dagaalka Hubeysan kala hor tagtay taliski Maxammad siyad bare Guda galki sanadku marka ahayd 1988 ki ku so hujoomeen Fadhisinmadi Ciidamadi Siyaad bare eeh Fadhigoodu ahaa Burco Iyo hargeysa oo la kala odhan jiray Makka iyo Madiina. Lbada hawl gal oo ay labada Mujahid kala hogaaminayeen. Hadaba waxaan idin so gudbin doona waraysi aan la yeelen doono mujahid Ibrahim cabdilahi Xuseyn Dhagoweyne iyo ganacsade Maxammad ciise Musbaar.
  14. awoow inta badan waan akhriya wax badan kuma qoro loolz :D
  15. Thankful in borama they can bring out the Jamaican flag if they like the same in sanaag the fact is Somaliland controls it's land From east to west From awdal to Marodijex all the way to sanaag and sool.
  16. Now thats a sick movie,, i thought the movie was about cars but guess not it was nice the story the location in brasil i did not bored me once great action between Vin diesel and the Rock one to watch.
  17. Reer burco selling Somaliland flags and items and souvenirs as they are getting ready for the Great day 18 may 2011 the anniversary of 20 years statehood of the republic of Somaliland
  18. Quit being so emotional A Somalilander is a person from Somaliland a person that hails from Somaliland i do not dislike a clan nor a particular group in Somalia or community Oday Somaliyeed baan ahay i am just being realistic as you said it does not matter where the TFG was born i mean if you do not care how your Govt was born grassroots of your govt and by whom it was created how do you know where it will end up , you can not compare your self to the great Somaliland a state that was created by it's people for it's People a Country that controls 95% of the Former british protectorate of Somaliland it does not rely on 12000 African forces. You need to go back to the roots of your Problems only then you can solve your problems good luck
  19. War Degdeg ah:Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle oo Soo Saaray Liiska Cusub ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Jabuuti. Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Cabdi Xuseen Axmed (Qarda jeex) Jabuuti (GNS)-Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Saaka Soo Saaray Liiska Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Dalka Jabuuti ka talin doonta shanta sanno ee soo Socda. Warsxaafadeed ka Soo Baxay Xafiiska Madaxwaynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo Nuqul ka mid ahi Soo Gaadhay Shabakada Wararka ee Gabiley News ayaa waxaa lagu shaaciyay Magacyada Golaha Wasiiradda oo isugu jira Qaar hore oo aan la badalin iyo Wasiirro Cusub oo ku Soo biiray Saaxada Siyaasada Jabuuti. Golaha Cusub ee Madaxwaynuhu Magacaabay waxay kala yihiin sidan. Ra,iisal Wasaare Deliate Maxamed Deliate Wasiirka Cadaalada Cali Faarax Casoowe Wasiirka Maaliyada Ilyaas Muuse Dhawale Wasiirka Difaaca C/qaadir Kaamil Maxamed Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Cali Yuusuf Wasiirka Arimaha Gudaha Xasan Darar Hufane Wasiirka Caafimaadka Cali Yacquub Maxamed Wasiirka Waxbarashada Dr.Caddaawe Xasan Cali Wasiirka Tacliinta Sare Nabiil Maxamed Axmed Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Dr.Xaamud Cabdi Suldaan Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Dr.Fu,aad Axmed Aye Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Cabdi Xuseen Axmed (Qarda jeex) Wasaarada Shaqada iyo horumarinta shaqaalah Cali Xasan Bahdoon Wasaarada Deegaanka iyo Guryaynta Muuse Axmed Xasan Wasaarada Haweenka Xasna Barkhad Daa,uud Wasiir ku Xigeenka W.Arimaha Dibada Axmed Cali Siley Wasiir ku xigeenka Maaliyada ee Arimaha Budget-ka Amare Cali Siciid Wasiir ku xigeenka Maaliyada ee Arimaha Dalxiiska iyo Ganacsiga Cabdi Cilmi Askhir Xoghayaha Ra,iisal Wasaaraha Sahra Yuusuf Qayaad Wasiir ku xigeenka Deegaanka iyo Guryaynta Aamina Cabdi Aadan Agaasimaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jaamac Cilmi Cokiye. Golahan Cusub ee Wasiiradda Xukuumada Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa isugu jira Wasiiro ku Cusub Saaxada Golaha Wasiirnimo ee Dalka jabuuti halka Qaar ka mid ah Wasiiradii hore ayaan wax is bedel ah lagu samaynin sida Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Cali yuusuf oo isagu sii jooga Halkiisii, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ayaan isagana wax isbedel ah lagu samaynin. Dhinaca kale Wasaaradaha qaarkood ayaan Wasiir loo magacaabin iyada oo halkii wasiirka loo magacaabay Xoghaye Dawladeed Wasaaradaa Maamuli doona.
  20. Al shabaab want to rule Somalia like any other Islamic faction in Somalia
  21. Liqaye;718679 wrote: I have not bet all my money on the international community, I exist, a country in turmoil but one of millenia all the same, what has qabiil pride brought you from the international community but the zero economically productive idea of prisons for fellow somalis? P.S This president and any other of the TFG resides in Villa Somalia, and this and any other Prime-minister adminsiters from Villa Baidoa, I know that envy is a sickness lakin its killing you and yours slowly, if the comments on Somalia topics is anything to go by. Take away the International community support you will be a small faction Just like a small fish to be eaten by the sharks wearing Cumamado . existing in a state of turmoil known to the world as a failed state is no existence My friend and international community deciding what your govt next step will be its like trapped a cage just like that cage Maxamamd dhere was in a few months ago Yes and you are right they reside in Villa Amisom and they will continue to do so for a long time God bless the TFG the best thing ever happened to Somalia
  22. That's not My Opinion that's a fact so i am a qabilist because i tell you the facts come on Liqaye be rational more then half of your MPS spend more time in nairobi then Mogadisho your reconciliation conferences are held in nairobi you even had a parliament the kenyan govt allowed you to use there, not to mention the chair fight there , And the First TFG president was inaugurated in kenya and you want to let us believe Nairobi is not your capital come on son