-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;726786 wrote: I am sure you would if you could because of how excited you are and posted it in 15 minutes with no remorse of the tragedy. War xishood xumaanta laguma farxo. Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay inta dhaawaca rabi ha u fududeeyo allena umada ha kala qaboojiyo.. I heard it's not nice to be first to report the bad news.. religion prospectives..Not sure though where is wadaad xiin when you need him.. so are you saying i should not posted this it said war deg deg ah breaking news it's indeed a tragedy and it's an insult to me when u say waad ku faraxsantahay subxaan wa qadir. -
Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;726781 wrote: Because that is his wishes. Fahan.. He enjoys others misery and calls news when he is spoted. I don't wish anything are you now saying i was behind these people being killed? -
Sheikh atam nin daalo maha
-
Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
AYOUB;726772 wrote: ^I'm surprised you didn't say inshallah (not). Anyways, does 50% make "this conflict" a "half or dhibic shan" clan clash? maya inshallah odhan meyno dagaal sahadin meyno -
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Xaflad soo Dhawayn ah U Sameeyey Saraakiil Ciidanka Qaranka ah oo Soo Dhammaystay Waxbarasho Dibadeed Hargeysa (SDWO 06/06/2011) Toddoba sarkaal oo ka tirsan ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo soo dhammaystay waxbarasho millatari, gaar ahaan dhinaca dagaalka oo ay ku soo qaateen dalka Itoobiya, ayaa loo sameeyey xaflad si ballaadhan loogu soo dhaweeyey. Casuumad qado-sharaf saraakiishaasi loogu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland iyo saraakiil wehelinaysay, Taliyaha Ciidanka Qaranka iyo hoggaannada ciidanka, Taliyayaasha ciidammada Booliska iyo Asluubta, madax kale iyo marti sharaf kale. Madaxa hoggaanka Tababarada Ciidanka Qaranka Axmed Cali Maxamed (Axmed-Tanzani) oo ugu horreyn munaasibadaasi ka hadlay, ayaa ka waramay waxbarashada saraakiishani soo qaadatay iyo heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay muddo ku dhaw saddex sanno oo ay ku jireen kulliyad ciidammada Itoobiya leeyihiin. Axmed Tanzani waxa uu u mahadnaqay dawladda Itoobiya, gaar ahaan Ciidanka Fadaraalka Itoobiya oo uu ku ammaanay waxbarashada ay u fidiyeen Ciidanka Somaliland. “Saraakiishani waxay ka soo qallinjabiyeen kulliyadda sare ee abaanduulka Itoobiya oo ah ducfadii u horreysay ee saraakiisha sare ee ciidanka difaaca qaranka Jamhuuriyadda Somaliland,” ayuu yidhi Hoggaanka Tababarku. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani oo isna halkaasi ka hadlay, ayaa tilmaamay in saraakiishan oo ah kuwii ugu horreeyey ee u soo qallinjebiya Ciidanka Qaranka Somaliland. “Waxa noo muuqatay in saraakiishii hore sii gaboobayaan, waxna dhimanayaan, waxa lagama maarmaan noqotay in saraakiil aqoon leh ciidanka loo abuuro oo kaalintaas buuxsi oo kala heer ah, kooxdani waa heerkii ugu sarreeyey, qaar kale oo iyaguna ilaa saddex sanno ah iyo kuwa shan sanno ahina way jiraan. Sidaas ayaanu doonaynaa in aannu ciidanka beddelkiisii u samayno oo aannu jiil cusub oo maskax iyo firfircooni cusub leh in aannu u abuurno,” ayuu yidhi Taliyuhu. Taliye Nuux waxa uu sheegay in saraakiishani magac iyo sharaf wayn u soo hooyeen dalka Somaliland, isla markaana ay waxbarashoodii soo dhammaysteen iyagoo sharaf huwan. Wakiilka dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland Mr. Dibise oo isna xafladaasi ka hadlay, ayaa soo dhaweeyey saraakiisha soo qallinjebisay, waxaannu yidhi, “Waxaan leeyahay saraakiisha kulliyadda Millatariga Itoobiya ka soo qallinjebiyey hambalyo, inkasta oo tiradoodu tahay 7 haddana waxaannu aaminsanahay inay soo saari karaan boqolaal iyaga oo kale ah. Kulliyada ay ka soo baxeen waa inta badan saraakiisha ugu tayada sarreysa dhinaca tababaradu ka qallinjabiyeen.” Gebogabadii xafladaasi Wasiirka Gaashaandgigga Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ku tilmaamay saraakiishaasi geesiyaal dalkooda aqoon u soo bartay oo anfici doona. Mr. Cadami waxa uu kula dardaarmay saraakiishaasi inay ka soo baxaan waajibaadkooda shaqo ee laga rabo, isla markaana ay waxbadan ku soo kordhiyaan hawlaha ciidanka Milatariga ee ay ka tirsan yihiin.
-
Mad Mullah are there only 3 Somali qabils lolz
-
Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
oba hiloowlow;726714 wrote: ^^ lol markey kaso jawaaban then we can call it a clan clash. Dee haa oba wa caynkaas imika clan clash ki 50% ba qabsoomay -
Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Sensei;726638 wrote: Lol @ 15 minutes ago. Real-time hate reporting, I see. What are you talking about son -
Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
bilan;726635 wrote: clan clashes kuye, maad dhahdid burcad dad laayey, how is this clan clahes warka aad meesha ku soo dhejisay iyo ciwaanku isma laha. Dee kooxdii kale so kama so jawabayan marka wa clan clash. -
Somaliland court sentences pirates to jail.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland Court Sentences Six Captured Pirates to Jail Terms Jun 6, 2011 9:48 PM GMT+0200 . The Berbera Regional Court gave five of the pirates eight- year jail terms, while a sixth received a sentence of five years after he confessed to the crime, Osman Ibrahim Direi, head of the court, said yesterday. The six men were captured by Somaliland’s coast guard on March 24 near the coastal town of Maydh. Somaliland, a breakaway enclave in northern Somalia, in March opened a maximum-security prison built with United Nations funding to incarcerate convicted pirates. An increase in pirate attacks, spurred by a 36-fold jump in ransom payments in five years, has threatened vessels carrying 20 percent of world trade and raised expenses for shippers. Costs linked to piracy may reach $13 billion to $15 billion by 2015 as global trade rebounds and pirates operate over wider areas, according to research firm Geopolicity Inc. source bloomberg -
Indeed i agree Sharia is the way forward and Muslims should follow the laws of our Allah. As Muslims we should reject man made laws.
-
Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^Lool no i don't like war -
Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
it just happened 15 min ago we will hear about it in the next coming hours. -
War Deg Deg ah:-Maleeshiyo ka soo jeeda Koonfurta Gaalkacyo oo 7 qof diley meel Balibusle u dhow on June 6th, 2011 Gaalkacyo(Puntlandi.com)Dadka la laayey oo gaari Bus ah saaran ayaa maleeshiyaad K. Gaalkacyo ka soo jeeda ay jidka galeen, gaarigii waa gubeen,dadki saaraana waa dileen. Gaariga ayaa u socdey jariiban,meesha loo galeyna waa Taalo Xagaa dheere oo Balibusle wax yar u jirta falkuna wuxuu dhacey makhribki . 7 Qof ayey dileen, ugu yaraan 15 waa dhaawac dhamaan dadka dhintey iyo kuwa dhawacmey waa reer puntland. Wixi faahfaahin ah wan idin soo gudbineynaa. warar kale oo deg deg ah oo Balibusle naga soo gaarey ayaa noo xaqiijiyey in dhimashadu hada mareyso 8 qof ka dib markii qof u dhintey dhaawac. Dadka dhintey waa 5 nin iyo 3 dumar ah, gaarigu wuxuu ka baxey Gaalkacyo wuxuuna u socdey Jariiban meesha lagu weerareyna waxey 3 km u jirtaa Balibusle. Puntlandi.com
-
wa hagaag xadeedow so dhowow so xadhiga maad soo goosan:D
-
Al shabaab can't win this war they need to stop this war and give in, to many innocent casualties this has to stop.
-
hahahahahaah wa bila united.
-
Somaliland's first lady visits togdheer and saaxil region.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Togdheeer wabay dhaaftay welcome First lady in caynabo she is a strong woman. -
Qolada faanka badan wayo ma qolada wabiyaasha ag degan Mise qolada saxarada degan?
-
Che -Guevara;726578 wrote: ^Reread between the lines-they are united in their opposition to a thing. But they're not unified in bringing in their country and also not united in praying to their lord so much for unity
-
Xiinfanin and his rhetoric assumptions Somalis in the USA believe Somalia is one and at the same time they pray in different mosques along clan lines,So much for Somalia unity.