-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Taleexi suaasha wali kamaad jawaabin abti anigaad suaal ii weydisay balse anigu waan kaga jawaabaya anagu talo reer kuma socono tayadu wa talo qaran waxana masuuliyada Haya Madaxweynaha Qaranka Mudana Axmed Maxamad maxamuud Siilaanyo wa masuulka qaranka ugu sareya talada na isaga no haya waxayna ka Go'odaa Golaha guurtida iyo golaha wakiiladao oo ay so doorteen shacabi weynaha Jamhuuriyada Somaliland. Idinka yey ka Go'daa taladinu beeled ma garaad jamac mise garaad selebaan mise nsum mise cali khalif mise abdisamad mise xaglatoosiye? -
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
I think Bilan or ibtisam made a brilliant point who decides when or if the garaad clan totally withdraws from puntland? is it the clan elders some garaads only,, all the elders the caaqils perhaps some politicians or maybe xaglatoosiye nsum kaafi or the Khusuusi no one answered that question yet. -
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
^^ Are you sure about that new lad -
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
It depends on a few things if the garowe clan enclave stops backstabbing them perhaps they have a chance to survive -
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Well if they want unity with the rest of Somalia that is a great option for them. But clearly that's not what they want. -
Mo Farah smashes British and European 10,000 metres records at Prefontaine Classic Saturday, June 04, 2011 Record breaker: Mo Farah has smashed the British and European records for the 10,000 metres He had decamped to the United States in March to try to “step up to the next level” with new coach Alberto Salazar, but Mo Farah could not have dreamed the improvement would come so quickly. On what could well prove a watershed night for British male endurance running, the Somali-born Londoner produced the greatest performance of his life at the Prefontaine Classic in Eugene, Oregon, to smash the British and European 10,000 metres records. Biding his time at the back of a truly world-class field before hitting the front with 2½ laps remaining, Farah blew away his opponents to cross the line in 26min 46.57sec – comfortably inside the previous 11-year-old European record of 26-52.30 held by Belgium’s Mohammed Mourhit and obliterating Jon Brown’s 1998 British mark of 27-18.14. His time also took him to the top of this year’s world rankings, not to mention 14th on the world all-time list, and served notice that after, his 5,000-10,000m double at last summer’s European Championships in Barcelona, he is now ready to challenge for silverware at world and Olympic level. To put his performance into context, Farah was more than 14 seconds inside the Olympic record set by Ethiopia’s Kenenisa Bekele when he won the 10,000m gold medal in Beijing in 2008. It was also vindication of his decision to move his family out to America three months ago to join Salazar’s ‘Oregon Project’ in search of the extra seconds that would make him competitive at this summer’s World Championships in South Korea and, more importantly, in his home city next year. Source: The Telegraph
-
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
One thing i don't understand though i mean they have the Garowe admin (their tribesmen) and their tribesmen support the so called unity they love. I mean if i have my tol and they fulfill my aspirations what could possibly go wrong. -
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
The Zeylac clan they have 4 MPs in the Parliament not one where do you get that from. Golaha wasiirada halo kalo badnado Somaliland politics there is no such thing reer hebbel uun ba qadeynaya inta kalo ha qadnato. Reer awdal ruled Somaliland more then the so called beelaha dhexe clans. What's the point of being part of Somaliland with out gooni isu taaga seed wax u fahanta Somalilands independence is sacred to the people of our country. -
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Ethnicity aniga ku darsaday dee socially culturally waxa ka maqan uun isiirnimadi tana aniga ku daray Now Socially the garaad clan has much more space with in the political culture of Somaliland. That's why the Puntland and the Garaad clan alliance Failed after a few years they are to different socially traditionally and that's why they feel betrayed now . Another Point that drove away the Garaad clan from the Garowe admin was the Political dominance of the ssdf Clan,, politically the Garowe Clan has different Political Ambitions then the Garaad clan. The ssdf Clan wants to have huge Political influence in Mogadisho and the south and they use their Garowe clan enclave to do so why do you think faroole is touring Uganda. In Somaliland there is no one clan dominance the smallest Clan of Somaliland doesn't take crap from the bigger clans. reer Borama want what reer hargeysa have reer hargeysa want to have what reer burco have reer burco want to have what reer ceerigaabo have reer ceerigaabo want to have what reer berbera have etc etc . i will give you an example two day's ago reer burco and other Somalilanders from togdheer began to construct a road from burco to hargeysa. reer Ceerigaabo said we want a road from Ceerigaabo to burco to. -
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
The Zack;726134 wrote: They are culturally and socially affiliated with your folks . Ethnic Somalilanders indeed -
South somalia supporting awdal state (thank you)
Xaaji Xunjuf replied to djibsomali's topic in Politics
^^ dee yarku wa reer jabuuti waxan wey ku cusubyihin. hadu awdal karayo bu bura sida. -
Somaliland president opens new Ministry of defence Building +Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Dhisme Laba Dabaq Ah Oo Lagu Soo Kordhiyay W/Gaashaan-dhiga June 4th, 2011 “Dhismahan wanaagsani waxa uu kor u soo qaadayaa sumcadii Wasaaradu ku lahayd Qaranka” Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaq ah oo laga dhisay Xarunta Wasaarada Gaashaan dhiga Somaliland. Xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka xadhigan waxa kale oo ka soo qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Goleyaasha Baarlamaanka ee Guurtida iyo Wakiilada, Taliyeyaasha ciidamada Booliska, Ilaalada xeebaha, Ciidanka qaranka iyo saraakiisha ciidanka qaranka. Wasiirka Gaashaan dhiga Md. Axmed X. Cali Cadami oo ka hadlay xafladaasi ayaa sheegay in dhismaha cusubi uu yahay qeyb mid ah balan qaadkii xisbiga KULMIYE ee la xidhiidhay in la horumariyo wasaaradaha xukuumadda Somaliland. “Waxaan si gaar ah noo sharaf ah iyadoo la qiimaynayo waxqabadka ma aha dhismahan cusub iyadoo la qiimeynayo waxqabadkii uu balan qaaday xisbiga KULMIYE xiligii lagu jiray tartanka oo lagu balamay cid kastaaba meesha ay joogto inaanay waxna iibin waxna cid kale lagu wareejin, balse lagu dedaalo in dhismeyaasha xukuumaddu inaguma filee in wax lagu kordhiyay balantii noocaasi ahayd ayaanu fulinay qeyb ka mid ah. Wasaarado bandanna waa laga fuliyay,”ayuu yidhi Wasiirka Gaashaan dhigu. Wasiirku waxa uu sheegay in dhismihii hore ee wasaaradu uu qarka u saarnaa inuu dumo, waxaanu tilmaamay in dhismahani uu wax weyn ku soo kordhin doono shaqada wasaarada. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka hadlay xafladaasi ayaa sheegay inuu aad ugu mahad naqayo wasaarada gaashaan dhiga iyo ciidamada qaranka oo xusay inay kaalin weyn kaga jiraan qaranimada Somaliland. “Waxaan jecelahay inaan marka u horeysa aan bogaadin u soo jeediyay Wasiirka difaaca, shaqaalihiisa iyo ciidamada qaranka Somaliland oo ah wasaarad aad iyo aad muhiim ugu ah qaranka oo u taagan astaanta qaranka iyo difaaca dalka. Waxaan jecelahay waxaanu uga mahad naqaynaa cidii inaga caawisay dhismahan quruxda badan ee aad iyo aad u wanaagsan oo magacii iyo sumcadii Wasaaraddu ay ku lahayd qaranka kor u qaadaya,”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay Wasaarada Gaashaan-dhiga iyo ciidanka qaranka uga mahad celinayaan xilka weyn ee ay u hayaan qaranka Somaliland. Md. Axmed Siilaanyo waxa kale oo uu u mahad celiyay ciidamada Booliska, Ilaalada xeebaha iyo asluubta ee u taagan sugida ammaanka iyo xasiloonida Somaliland. Dhinaca kale, Madaxweynaha Somaliland oo uu weheliyay Wasiirka Gaashaandhiga iyo masuuliyiintii xafladaasi ka soo qeyb gashay waxa uu kormeer ku soo maray dhismihii hore ee duuga ahaa ee wasaarada Gaashaan-dhiga. Waxaanu xarunta wasaarada salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka mid ah ciidanka qaranka. -
Madaxweynaha Somaliland oo si Rasmiya xadhiga uga jaray Dhisme cusub ool agu so kordhiyey Xarunta wasaarada Gaashaandhiga+sawiro Hargeisa (OWN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyoo oo maanta si rasmi xadhiga ka jaray dhismo cusub oo lagu so kordhiye wasaarada gaashaandhiga Somaliland Dhisimahani cusub eeh lagu kordhiye wasaarada gaashaandhiga ayaa wax furitaankiisu loo qabaya Munaasibad Balaadhan oo ay ka so qeyb galleen Madaxweyne Axmed Siilaanyo wasiirka difaaca Md Axmed x cali Cadami,, Wasiiro Gaadhaya 3 xubnood oo dhamaantood ka tirsan golaha wasiirada Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Xildhibaano ka tirsan Labada Gole barlamaan taliyaasha Ciidamada Qaranka boolisk Asluubta iyo marti sharaf kale oo ka tiro badan. Waxa kale oo u Madaxweynaha Somaliland intaasi ku daray Dhismahani aadka u quruxda badan wa mid aan ugu mahdan naqayo cidii ka hawl gashay wana mid magaci wasaarada difaaca kor u qaadaya, waxa kale oo aan si weyn uga mahad celinaya wasaaradan Difaaca iyo dhamaaan ciidamada kala duwan oo aan leeyahay waad ku mahad santihiin sida wanaagsan ee aad ugu so baxdeen halwsha aad qarana ugu xilsaaran tihin. Ayuu hadalkisa ku so koobay Madaxweynahe Siilaanyo Waxa kale oo isaguna halkaasi ka hadlay wasiirka difaaca Somaliland Md Axmed x cali cadami, Hadaladisiana waxa ka mid aha Maanta Muhiimada daartan amaaha eeh waxa weeye in la qiimeynayo balan qaadki Xisbiga Kulmiye eeh aaha in nin waliba meesha u joogo wax ku so kordhiyo waxa kale oo aan aad ugu mahadnaqaya dhamaan cidi naga caawisay dhismahan waxa kale oo xusid mudan in dhismihi hore eeh aanu ku jirnay uu aha mid aad u burbursan oo aniga iyo shaqalaha wasaaraduba ka manaan jirin amaan, Noloeed oo waxaabanu ka baqayney inu naga so dumo aad baanan ugu faraxsanahay dhismahan cusub ayuu yidhi Md cadami.
-
Ciidamada Puntland iyo Raas Caseyr oo Caluula isku hor fadhiya
Xaaji Xunjuf replied to OdaySomali's topic in Politics
Jacaylbaro;726087 wrote: Allah ha sahlo .... the last thing Somalia needs is a new civil war. say walahi -
Hillary Clinton set to visit African countries
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;726061 wrote: Why she is not going to visit the best nation of Africa, the role model, Somaliland???? I am upset now.. why must every topic be about Somaliland cajiib -
Hillary Clinton set to visit African countries Posted Wednesday, June 1 2011 at 18:49 US Secretary of State Hillary Clinton is set to visit three African countries next week and to hold a discussion with African Union officials on security issues. State Department announced on Wednesday Mrs Clinton will first go to the United Arab Emirates (UAE) for a meeting of the Libya Contact Group on June 9. Mrs Clinton is expected in Lusaka, Zambia on June 10 to attend the African Growth and Opportunity Act (AGOA) Ministerial Forum. While in Zambia, she will also meet with Zambian President Rupiah Banda. Secretary Clinton will also visit Tanzania to meet with President Jakaya Kikwete and visit some US-supported projects. In Addis Ababa, the top US diplomat is set to confer with Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi about Sudan, Somalia and other regional security issues.
-
Sharif Ahmed's Presidency an online reflection
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Duke you should ask yourself that question to you should support this TFG the same way you did when your uncle was leading the TFG ,Kursigu wa wareegto laakin kursigu wa kursigi uun:D -
Wasiirka Duulista Oo Dalka Ku Soo Laabtay Xadhigana Ka Jaray Dib u habayn Lagu sameeyay Qeybta Laga Soo Dego Ee M adaarka Berbera June 3rd, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maanta si dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo kicitimay dalka Ingiriiska, waxaanna si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil. Wasiirka waxa madaarka Berbera ku soo dhaweeyay Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, Wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka badda Md. Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel Jire), Maareeyeyaasha Madbacadda qaranka, tayada agabka iyo maamulka gobolka Saaxil iyo degmada Berbera. Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi waxa uu xadhiga ka jaray Dib u habayn lagu soo sameeyay qeybta laga soo dego ee madaarka Berbera. Wasiirku waxa uu sheegay in xukuumada Somaliland ay ka go’an tahay inay horumariso madaarradda dalka gaar ahaan Madaarka Berbera oo uu tilmaamay inay u qorshaysan tahay sidii ay madaarkaasi uga dhigi lahaayeen mid la tartama madaarada gobolka. “Madaarkani waa madaar weyn oo qarankan qiimo faro badan ugu fadhiya waxa uu leeyahay (Run Way-ga) dhabadda Afrika ugu weyn, waxaana ka soo degi kara wax kasta oo cirka mara xataa diyaaradaha Nugliyeerka xambaara. Wasaarada duulistu waxay madaarkan Berbera ay ku fikiraysaa inuu noqdo mid la tartama madaarada mandaqada maadaama oo magaalada Berberi tahay goob istaraatajiya oo ganacsi in madaarka Berberina noqdo madaar Ganacsi,”ayuu yidhi Wasiirka Duulista hawada iyo gaadiidka cirku. Wasiirku waxa uu u mahad celiyay masuuliyiinta xukuumada ee soo dhawayntiisa ka qeyb qaatay. Dhinaca kale, Agaasimaha Guud ee wasaarada Duulista iyo gaadiidka hawada Maxamed Faarax ayaa isaguna maanta dalka dib ugu soo laabtay waxaanu ka soo degay madaarka Hargeysa ka dib markii uu muddo laba Bilood ah socdaal caafimaad ugu maqnaa dalka Itoobiya. Waxaana Agaasimaha ku soo dhaweeyay madaarka Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada, Agaasimaha guud ee wasaarada kaluumaysiga C/Raxmaan Cawil iyo masuuliyiin kale.
-
Puntland Administration's Betrayal of the SSC People
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
'Liibaan';725898 wrote: In principle, SSC People still support the unity of Somalia, and the unity of SSC and PL. i wonder then what is the problem why can't you share a mamuul with your tribesmen in garowe? -
Breaking News: Yemen Presiden Salah injured in a mortar attack
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in General
poor salax he is now a tribal leader -
Meeshan caruurti ba ku so batay
-
Uganda warns it could withdraw peacekeepers from Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Zack;725940 wrote: XX, Yoweri is not the boss, Mahiga is. After all who pays the bills? Aint that the UN? They are working together how ever if the UN wants to bring blue Helmets they are more than welcome but the ugandan troops are From uganda
