-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Safiirka Dalka Masar U Fadhiga Dalka Kenya Oo Hargeysa Ka Sheegay In Dalkiisu Markii Ugu Horeysay Somaliland Ka Hirgalinayo Mashaariic Maalgalineed Iyo Wasiirka Khaarajiga Oo Hadalkiisii Markhaati U Helay. Hargeysa (Ramaas) Dec 3,2011 – Dawlada Masar ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday inay maalgashi ka samayso deegaanada Somaliland, kuwaas oo ay ka mid yihiin warshadaha iyo isgaadhsiinta. Safiirka dalka Masar u fadhiya Kenya Mr Ayman Majid Abas oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Magaaladda Hargeysa, balse maanta warbaahinta la kulmay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay imaanshiyaha Magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, isaga oo ka sheekeeyay ujeedada uu halkan u yimid. Safiirka dawlada Masar u fadhiya dalka Kenya Mr Ayman Majid Abas oo dhowrkii maalmood ee u dambeeyay ku sugnaa Somaliland isla-markaana kulamo la qaatay masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa waxa uu sheegay in dawladiisu doonayso inay maalgalin ka samayso Somaliland isaguna uu u yimid Hargeysa si uu u sahamiyo arimahaasi “Masar waxay doonaynaa inay halkan ka samayso mashaariic maalgalineed, sida isgaadhsiinta, Masar-na waxay ka mid tahay wadamada Afrika ee ugu horumarsan dhinaca isgaadhsiinta” ayuu yidhi safiirka Masar ee dalka Kenya, waxaanu intaa ku daray in dawlada Masar doonayso inay Somaliland u soo dirto dhakhaatiir “Masar waxay doonaysaa inay Somaliland u soo dirto dhakhaatiir.” Mr Ayman Majid waxa kale uu iftiimiyey sida dawlada Masar ay danaynayso inay Somaliland xidhiidh ula yeelato, isaga oo soo qaaday inay wasiirka arimaha dibada ka wada hadleen arimo badan. Safiirka oo la waydiiyay sida dawladiisu u aragto faro-galinta dawladaha Kenya iyo Itoobiya ku sameeyeen dalka Soomaliya ayaa diiday inuu arintaasi ka hadlo isaga oo ku jawaabay “Su’aashaasi waxaan ka jawaabi doonaa markaan Muqdisho taggo” Waa markii ugu horeysay ee dawlada Masar sheegto inay Somaliland ka samaynayso maalgashi, iyadda oo lagu tiriyo inay ka mid tahay wadamada Afrika ee qadiyada madax-banaanida Somaliland caqabada ku ah, balse imaanshiyada safiirka Masar ee dalka Kenya ee Magaaladda Hargeysa waxa uu ka markhaati kacayaa hadal uu dhawaan sheegay wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, kaas oo uu ku sheegay inay hadda xidhiidh diblumaasiyadeed leeyihiin Somaliland iyo Masar “Dalka Masar oo sumcad weyn ku leh siyaasada Afrika iyo Carabtaba, balse ka maqnayd saaxada siyaasada Somaliland hadda waxa noo socda wada hadalo nuxurkoodu ka turjumayo inaanu iskaashi ictiraafka Somaliland wax ka tari karaa na dhex maro.” Sidaa waxa yidhi wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar.
-
Sports: Ahmed Bile commits to Georgetown University
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in General
Make us proud like you're daddy did -
Happy birth day president siilaanyo
-
Well done nabadu macaana meyee kuwi dagaalka iclaamin jiray eeh reer hebel iyo reer hebel baa is haysta ku qadhaabaan jiray
-
Ok carafaat
-
Why is saado cali warsame nominated twice
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Hawd is leading with one goal sanaag 0 -
Somaliland minister of trade and industry is the nephew of caaqil hoolif people are basically all related there which makes all somalilanders one big family
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
^^ Tomorrow against hawd lets watch that -
Boosaaso(AllPuntland)-Dab khsaare xoogan geystay ayaa caawa ka kacay Suuqa weyn ee magaalada Boosaaso, iyadoo aan la ogeyn sababta dabkaasi ku dhashay. Dabkani ayaa waxaa uu xooggiisa uu ku faafay qeybaha Suuqa Boosaaso ee lagu iibiyo Cuntada, Maacuunta, Khudaarta, Bagaashka, dharka iyo Kabaha, waxaana xiligani ku howlan damintiisa gaadiidka dab damiska iyo dadweyne kale. Wararka laga helayo Boosaaso ayaa sheegaya in dabku uu u muuqdo mid marba marka ka danbeysa sii xoogeysanaya, taasoo dadku ay sheegayaan in ay adag tahay in si fudud loo damiyo. Warku wuxuu intaa ku darayaa in dabku uu dhaliyay qaraxyo xoogan oo ka dhashay fuustooyin shidaal oo qeybo ka mid suuqa dhexdiisa ku keydsanaa, iyadoo warar horudhac ah ay sheegayaan in dabku uu sababay dhimasho iyo dhaawac, walow aan ilaa weli si rasmi ah loo xaqiijin. Ciidamada ammaanka oo ku sugan guud ahaan suuqa iyo xaafadaha u dhow dhow ayaa rasaas kor u ridaya si dadka u kala eryaan, kuwaasi oo doonaya in hantidooda ay badbaadsadaan. Wariye ku sugan Boosaaso ayaa APL u sheegay in Isbitaalka Boosaaso la gaarsiiyay tiro dhaawacyo ah oo dabku uu waxyeeleeyay, kuwaasi oo xaaladooda qaarkood liidato. Ilaa weli laguma guuleysan in dabka la damiyo, walow ay socdaan dadaalo xooggan oo ganacsatada ay wadaan iyo gaadiidka dab damiska, waxaana meesha ka maqneyn Dowladda Hoose ee Boosaaso. Wixii ku soo kordha wararkeena danbe ayaa kala socon doontaan Haduu Alle idmo.
-
War Deg Deg: Suuqa weyn ee Boosaaso oo gubanaya Dab aad u xoogan ayaa caawa ka kacay qaybo badan oo kamid ah suuqa weyn ee magaalada Boosaaso, Dabkan oo aan ila iyo hada la garanayn waxa uu kacay ayaa dhulka la simay qaybo badan oo kamid ahaa suuqa Boosaaso oo ay ku jiraan: Qaybta iibka Maacuunka. Qaybta dharka iyo kabaha. Qaybta bagaashka. Qabta qudaarta. Iyo in badan oo kamid ah qaybaha Raashinka lagu gado. Ciidamada dab demiska iyo dadweyne aad u tira badan ayaa ku howlan sidii ay dabkaas u demin lahaayeen inkasta oo dabku uu u muuqanayo mid marba marka ka danbeysa sii xoogeysanaya ayna adag tahay in si dhakhsa ah lagu damiyo maadaama suuqu uu yahay mid aad ciriiri u ah Booyadaha iyo gawaarida kale ee dab demiskuna aanay gudaha u geli karin. Qaraxyo xoogan ayaa la maqlayaa kuwaas oo ka dhashay fuustooyin shidaal ah oo uu dabku gaarey wuxuuna ololka dabkaas ka baxayaa aad u iftiimiyey qaybo badan oo magaalada kamid ah iyadoo qiicuna uu cirka isku shareeray una ekaaday sidii muuqaalka daruuraha. Xaafadaha ku yaala hareeraha suuqa waxaa ka qaxaya qoysas badan oo ka cabsi qaba in dabku uu guryahooda soo gaaro , sidoo kale waxaa wadooyinka suuqa laga galo ku sugan ciidamada ammaanka oo iyagu rasaas kor u ridaya si ay u kala eryaan kumanaan qof oo u badan dadkii suuqa ku ganacsan jirey islamarkaana doonaya inay soo arkaan sida uu dabku hantidoodii u waxyeeleeyey. Sidoo kale waxaa jira warar hordhac ah oo sheegay in ay jiraan dad ku dhintay iyo qaar kale oo ku dhaawacmay dabkaas iyo weliba rasaas ka qaraxday qaar kamid ah bakhaaradii uu dabku gaarey inkastoo anigu aan soo arkay dhaawaca labo qof oo midkood ay xaaladiisu aad u liidatey kuwaas oo durbadiiba loola cararay goobaha caafimaadka. Waa markii ugu horeysey oo dab baaxadiisu ay intaas le’eg tahay uu qabsado Suuqa magaalada Boosaaso oo ah kan ugu weyn guud ahaan deegaanada Puntland welina laguma guuleysan in dabkaas la demiyo inkastoo ay jiraan dadaalo badan oo ay ciidamada dab demiska iyo dadweynaha magaalada oo iskaashanayaa ay ugu jiraan sidii ay dabkaas u xakameyn lahaayeeen. Wixii kasoo kordha dabkaas iyo baaxada khasaaraha uu geysteyba faah faahintooda ka filo saacadaha soo fool leh Warbaahinta Horseed Media
-
Muu gaaray mise wu gaadhay?
-
Colonialism what is he talking about i don't see any Colonialists but the fact that you said is that they welcomed them is enough for me there is no invasion what's so ever point taken adeer.
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Wasn't that illustrated by Amiin -
Duufaan;762817 wrote: Landers are all brothers and sisters. If they are from Djibouti or Somali region in Ethiopia, it does not matter. JB is from Hargeysa for example, the clan issue in Yagoori from Sool region is local for him. The non Yagoori SSC community did not even participated so far. The SSC YAGOORI community welcomed those clan mallesia. They now learn lesson that you never invited clan armed gangs to your villages. They need to stand firm and expelled these Melissa from their villages. So much for invasion if they invited imisan laha meesha occupation iyo waxasi ma jiro oo meesha rabitan ba ka jira Caaqil hoolif na wa caaqil sharfeed reer Somaliland allah ha dayo.
-
Eritrea rebels say they killed 12 government troops
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Afars with in Eritrea are fighting for self determination and wish to have an autonomy in their regions i don't blame them a government dominated by Biher Tigrayans and tigres. -
Eritrea rebels say they killed 12 government troops
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Eritrea rebels say killed 17 soldiers in raid Addis Ababa, December 2 (WIC) - Two Eritrean rebel groups said on Thursday they had killed 17 government soldiers in a dawn raid on a military base in the south of the Red Sea state. The Eritrean Salvation Front (ESF) and the Red Sea Afar Democratic Organisation (RSADO), said their fighters launched the attack in Enda Haji near the town of Tsorono on the border with Ethiopia. The rebels also said they had taken two prisoners. "We held the area until 11 a.m. before we returned back to our positions," RSADO spokesman Yasin Mohamed told Reuters. "Our fighters captured two soldiers, they are in our possession now. The army suffered 17 losses and five injured." Yasin said the rebels also suffered casualties in the attack but he gave no further details. The two rebel groups said in October early-morning attacks in southern Eritrea's Kermed, Adi Metras, Ingra Abo, Adi Tela'a and Meshal Akran killed 12 soldiers and wounded 15. The claims are impossible to verify because there is no independent media in secretive Eritrea and it rarely grants visas to foreign journalists. The Eritrean government has in recent months come under growing pressure from its neighbours who see it as a destabilising influence. Kenya has accused it of flying in weapons for al Shabaab, an insurgent group linked to al Qaeda that has been fighting the Western-backed Somali government since 2007, and which is now also battling Kenyan forces. Eritrea on Wednesday said the war in Somalia could only be solved through talks and that military action would fail. (Reuters) -
Eritrea rebels say they killed 12 government troops 2011 3:54pm GMT NAIROBI (Reuters) - Two little known Eritrean rebel groups said on Friday they had killed 12 government soldiers in an early morning attack. The Red Sea Afar Democratic Organisation (RSADO) and the Eritrean National Salvation Front said they carried out the raid on Thursday in Kermed, Adi Metras, Ingra Abo, Adi Tela'a and Meshal Akran, all in southern Eritrea. "The enemy units were engaged for nearly two hours," the groups claimed in a statement. "They suffered both human casualties and material losses that included 12 dead and more than 15 wounded, in addition to various types of military hardware." The claims were the first since last year when RSADO said it killed 17 intelligence agents and wounded another 37 in an attack on army barracks. There was no immediate comment from the Eritrean government but authorities in Asmara often dismiss foreign-based opponents as "puppets" acting under the orders of foreign governments. Eritrea accuses arch-foe Ethiopia of working to destabilise the Red Sea state, while Addis Ababa declared openly in April that it would support Eritrean rebels in a bid to oust President Isaias Afewerki's administration. RSADO says its operations are in response to Asmara's refusal to grant autonomy to the Afar, whose homeland straddles Eritrea, Ethiopia and Djibouti.
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Very nice Amiin Amiir -
I don't believe that is true taleexmedia needs to bring factual audio of them saying that
-
Putting Somalia into an AU Trusteeship is the Only Option
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
We will never accept this when alshabaab is ousted from somalia or the rebel groups international jihadist elements are filtered from the group a reconciliation conference will happen.And the new leadership will decide the future of the state not the failed organization called the african union no sane person will ever accept to come under the authority of the so called african union. -
Guys this was an incident between two soldiers not an inciden between the army of somaliland one guy got seriously injured and one soldier got killed , the seriously injured soldier will be brought to justice when he recovers so its already been resolved. Anyway what was the beef about why did one soldier killed his colleague.
-
Ethiopia’s military intervention in Somalia will not please the current Transitional Federal Government (TFG) president Shaykh Sharif Shaykh Ahmad, a former leader of the Islamic Courts Union (ICU), ousted by the Ethiopians in 2006. Abdihakim Aynte says President Shaykh Sharif Shaykh Ahmad and the TFG do not have a choice in the matter. Somali Defense Minister Hussein Arab Isse welcomed the entrance of Ethiopian forces to eradicate al-Shabaab but warned Ethiopia against having any other objectives that damage the reputation of the country: “ We welcome Ethiopian troops…and any other country that contributes forces to fight against the Shabaab militants, as long as they do not violate our sovereignty” (AFP, November 21). ilahoow haa iyo maya mar hanaga wada yeedhsiin