-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Akash when did suldaan Selebaan became the Sultaan of the Entire Awdal region last time i checked he was the Sultan of the Dila District Community only
-
UN expands Eritrea sanctions December 5 2011 at 11:50pm Comment on this story New York - The United Nations Security Council on Monday expanded sanctions against Eritrea for continuing to provide support to Islamist militants in the virtually lawless Horn of Africa nation of Somalia, including al-Shabaab. The council resolution, which received 13 votes in favour, none against and two abstentions, was diluted from earlier drafts that sought to ban investment in Eritrea's mining industry and outlaw imports of its minerals. Asmara denies aiding al-Shabaab or any other militant groups in Somalia. The original draft of the resolution, circulated by Gabon in October, also sought to block payment of a tax Eritrea puts on remittances from its nationals abroad. The final version, which expands sanctions imposed two years ago against Eritrea, simply requires countries to make their companies involved in mining in Eritrea exercise “vigilance” to ensure funds derived from the sector are not used to destabilise the region. The steps passed two years ago included an arms embargo. Diplomats said Russia and China, both of which abstained from Monday's vote, opposed sanctioning the mining sector and remittances and that some European countries and the United States also felt the original draft was too tough and could penalise the Eritrean people. On remittances, the resolution calls on states to act to ensure Eritrea ceases “using extortion, threats of violence, fraud and other illicit means to collect taxes outside of Eritrea from its nationals”. It also “condemns” Eritrea for using a remittance tax to fund mischief in the Horn of Africa. Eritrea is seen to be on the brink of a minerals boom that could revive its struggling economy, while remittances it gets from its large diaspora in the West and Middle East are its biggest source of foreign exchange. The country's most advanced mining project, Bisha, believed to contain gold, copper and zinc, is run by Canada's Nevsun Resources Ltd. Earlier this year, Eritrea granted Australia's Chalice Gold Mines two new exploration licences in a nearby location. - Reuters
-
The Calacaal Continues ha dhakhleyso
-
Xildhibaano si kulul u cambaareeyay Mahiga Muqdisho: (Sh. M. Network) Kulan maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa waxa ay si aad ah ugu cambaareeyeen hadal shalay kasoo baxay Ambassador Augustine Mahiga oo ku aadan in Somaliland ay mudantahay in la aqoonsado. Xildhibaanadaani ayaa waxa ay tilmaameen in Mahiga uu yahay mid xilligaani kala qo qob siyaasadeed ka wada dalka Soomaaliya, iyagoo tilmaamay in Xukuumadda KMG Soomaaliya si deg deg ah looga baahanyahay inay qaadato go’aan ka dhan ah Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Xildhibaan Max’ed Cabdi Yuusuf oo kulanka kasoo jeediyay qudbad xasaasi ah ayaa waxaa uu sheegay inay si aad ah u cambaareynayaan hadalkii shalay kasoo baxay Augustine Mahiga xilli uu qudbad ka jeedinayay kulan ka dhacay Magaalada Hargaysa, isagoo tilmaamay in uu yahay cadowga Umada Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay. Xildhibaan Cabdi Xaashi oo isna ka hadlay kulankaasi ayaa waxaa uu sheegay in loo baahanyahay in go’aan laga qaato Augustine Mahiga, isagoo ku tilmaamay in Mahiga uu yahay mid caqabad ku ah dalka Soomaaliya. Ugu dambeyn Xildhibaanadii kale ee ka hadlay kulanka ayaa gabi ahaantooduba waxaa ay isku raaceen in midnimada Soomaaliya ay tahay mid muqadas ah oo lama taabtaan ah, iyagoo tilmaamay in Mas’uuliyiinta dowladda KMG ah looga baahanyahay iyo shacabka Soomaaliyeed inay ilaaaliyaan midnimadaasi ayna ka shaqeeyaan sidii la’isugu keeni lahaa dhinacyada Soomaaliyeed. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
The same flag he forget when he was approving the kenyan incursion -
Somalia PM Abdiweli Mohamed Ali Interview - Al Jazeera
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Who is supporting alshabaab? I cannot answer that question he replies Are there Ethiopian troops inside Somalia Defence Minister says there are Ethiopian troops in Somalia He is not aware of that statement you may ask that clarification of that statement to him Are you in negotiations with alshabaab right now we are trying to deal with this issue in a peaceful way Than the reporter says that's not a yes or a no and says you won't give me an answer. -
Somalia PM Abdiweli Mohamed Ali Interview - Al Jazeera
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
This guy is justifying the Military invasion because the Failed TFG can't secure its borders and he is avoiding the main questions. -
Saalax;763287 wrote: Ethiopian Gen. slaps Somalia President Fri, 22 Feb 2008 16:20:44 Somalia's interim President Abdullahi Yusuf Ahmed has been slapped by Ethiopian General Gabre twice on the face, officials say. The row between President Yusuf Ahmed and Gen. Heard started after the president accused the army general of disobeying the orders given by the Somali government, a Somali official, speaking on condition of anonymity, told the Press TV correspondent in Mogadishu. Irked by the Somali President's remarks, who accused the Ethiopian troops of firing artillery at the Presidential Palace and the government bases, the army general slapped the Somali president on the face. The angry general then swore that he would kill the president and left the room. Following the quarrel, the president called Amison peace keeping troops for security. There is speculation that a conflict could arise between the African Union Mission in Somalia (Amison) and Ethiopian troops. Gen. Gabre has his supporters in the government, including Mogadishu Mayor Mohamed Omar Habeeb and head of the security agency Mohamed Warsamme Darwiish. MRD/RE loooooool the so called Warlord was slapped twice by an Ethiopian General alla ceeb weyna
-
For the first time a UN offical says such a thing waleh wasiirkeena madaxa qawaan wuxu bah bahleya ba wa haya wadada saxda ah.
-
I support it but I want all stakeholders to take part of it including xalglatoosiye and his deputy sabaray Haadi kale waxa dhacaysa looma dhama neverless I support the shir
-
. the Muslim community has long ago vanished from existence ... we can say that the Muslim community has been extinct for a few centuries, for this Muslim community does not denote the name of a land in which Islam resides, nor is it a people whose forefathers lived under the Islamic system at some earlier time. It is the name of a group of people whose manners, ideas and concepts, rules and regulations, values and criteria, are all derived from the Islamic source. The Muslim community with these characteristics vanished at the moment the laws of God became suspended on earth. [p.9] Our whole environment, people's beliefs and ideas, habits and art, rules and laws -- is Jahiliyyah, even to the extent that what we consider to be Islamic culture, Islamic sources, Islamic philosophy and Islamic thought are also constructs of Jahiliyyah! [p.20]
-
Somali Cabinet Ministers visit Garowe (Pictures)
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Somalia;763179 wrote: There always does Stop the lies nothing good came out of the previous meetings we all know what happened between the anti Piracy base that was promised to faroole in 2009 and that eventually went to Djibouti. -
Abdilahi yusuf didn't even finish High school i don't think he's capable of writing a book besides that, who's going to read the garbage Biography of his sad life what a failure a rebel leader jailed by his so called allies. While the rest of his boys were waving a white flag and asked for forgiveness in 1984.That's not all he ends his failed political career being told to resign by the US secretary for African affairs and he started off as the so called president selected in a pig farm some where in Kenya to be protected by his former Masters what a sad creature.
-
Ceerigaabo: Urur-siyaasadeedka WADANI Oo Maanta Soo Dhawayn Ballaadhan Kala Kulmay Dadweynaha Degmooyinka Ceerigaabo iyo Ceel Afweyne Xafiisyana Furtay, “Nabadgelyadu waa waxa aynu kaga duwan-nahay walaalaheenna Soomaaliya, oo nabadgelyo la’aanta qof kastaa wuu dareemayaa..." Gudoomiye Cirro Daawo Sawiradda Ceerigaabo (GNS)- Dadweynaha reer Ceerigaabo ayaa maanta soo dhaweyn layaab leh ku qaabilay wefti uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha urur-siyaasadeedka WADANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro], isla markaana waxa uu xadhiga ka jaray xarunta ururka ee Ceerigaabo iyo laba xafiis oo kale oo ku yaala Ceel-afweyn. Weftiga guddoomiyaha oo saaka ka soo kallahay magaalada Gar-adag oo ay xalay u hoydeen, ayaa abbaaro siddeedii subaxnimo waxa lagu soo dhaweeyey magaalada Ceel-afweyn, halkaas oo uu guddoomiyuhu dadweynihii soo dhaweeyey qudbad uga jeediyey. Guddoomiyaha iyo weftiga uu hogaamiyo ayaa meel shan iyo toban kiloomitir u jirta Ceerigaabo waxa kaga hortegay madax-dhaqameed, siyaasiyiin, aqoonyahan, culimo aw diin iyo boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha reer Ceerigaabo oo luyay calanka iyo astaamaha u gaarka ah ururka, iyada oo loo gelbiyey dhinaca xarunta cusub ee ururka WADANI oo uu guddoomiyuhu isla maantaba xadhiga ka jaray. Guddoomiye Cirro oo dadweynihii faraha badnaa ee soo dhaweeyey u jeediyey qudbad, ayaa si weyn uga mahadceliyey soo dhawaynta meeqaamkeedu sarreeyo ee weftiga WADANI ku qaabileen dadweynaha reer Ceerigaabo. “Dadweynaha reer Sanaag waxa aanu ku hambalyaynaynaa nabadii ay sameeyeen maalintii dhawayto.” Ayuu yidhi Guddoomiye Cirro, oo intaa ku ladhay “Waxa aanu ku hambalyaynaynaa cid kasta hadday tahay xukuumadda, madax-dhaqameedka-ba, dadkii gobolada kale uga yimi gobolka Sanaag heeshiiskaa nabada ee ay gaadheen.” “Waxa la yidhaahdaa waa afar beelood Ceerigaabo ee waxa aanu jeclaan lahayn oo aanu soo jeedinaynaa beel keliya noqoto Ceerigaabo.” Ayuu yidhi Guddoomiye Cirro. Gudoomiyuhu Waxa uu ka hadlay muhiimada ay leedahay nabadgelyadu, “Nabadgelyadu waa waxa aynu kaga duwan-nahay walaalaheenna Soomaaliya, oo nabadgelyo la’aanta qof kastaa wuu dareemayaa dhibta ay leedahay. Walaaloyaal waxa aanu idinkula dardaaramaynaa in nabadaa aad gunudeen inaynu dhammaanteen wada ilaalinno.” Ayuu yidhi Guddoomiye Cirro. Waxaana uu intaa raaciyey oo uu yidhi “Ajandeyaasha ururka WADANI si aynu uga baxno dhibaatooyinka ay ka midka yihiin shaqo la’aanta, faqriga iyo biyo la’aanbta waxa ka mid ah inaynu midawno oo aynu gacmaha is qabsanno. Waxaana aynu u baahan-nahay midnimo qaran. Midnimada qarankana waxa tusaale fiican u noqon kara heshiishkii aad idinku gaadheen waana aan idinku hambalyaynayaa.” Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka WADANI Md. Cabdiraxmaan Cirro waxa uu dadweyaha reer Ceerigaabo ka codsaday inay taageeraan, “Inkasta oo odayaashii hadlay aanu uga mahadnaqayno taageeradii ay u muujiyeen ururka WADANI, waxa aanu dhammaantiin ka codsanaynaa intii halkan joogta, gobolka Sanaag iyo magaalada Ceerigaabo-ba inaad na taageertaan oo aad WADANI soo gashaan. Dhammaanteen waddaniyiin ayaynu nahay oo waynu iska isdiwaangelinaynaa WADANI.” Guddoomiyuhu waxa uu ku booriyey dadweynaha reer Ceerigaabo inay dad karti leh u soo xulaan doorashadara holaha deegaanka, isla markaana ay codkooda ku taageeraan ururka WADANI. Suldaan Ismaaciil Nuur Wacays oo isna halkaa ka hadlay ayaa yidhi “Waxa halkan socda guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha urur-siyaasadeedka WADANI Md. Cabdiraxmaan Cirro, waxaanu guddoomiye idin leenahay soo dhawaada, halkan waxa fadhiya boqoradii, salaadiintii, guurtidii, culimadii, dhalinyradii iyo gabdhihii gobolka Sanaag oo u soo baxay inay soo dhaweeyaan ururka WADANI.” Waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi “Haddii uu gobolka Sanaag leeyahay degmo, tuulo iyo gobol intuba waxay ku leeyihiin soo dhawaw. Mataankaaga waa inaad taqaan meel walba waxa yaal, markaa waa nin aad garanaysaan oo soo halgamay.” Boqor Cismaan Faarax oo hadal kooban ka jeediyey ka jeediyey madasha lagu soo dhawaynayay guddoomiyaha ururka WADANI iyo weftiga uu hogaaminayo, “Waxa aan si gaar ah u salaamayaa guddoomiyaha golaha wakiillada anhana guddoomiyaha ururka WADANI iyo weftiga uu hogaaminayo, waxaana aan leeyahay gobolku waa gobolkiinii, dalku waa dalkiinii, dadkuna waa dadkiinii dhammaantoodna waxay idinku soo dhawaynayaan farxad darartay.” Ayuu dhi Boqor Cismaa. Waxa uu intaa ku ladhay oo uu yidhi “Waxay reer Sanaag in badan u oomanayeen guddoomiye inay ku arkaan oo ay ku dhegaysta oo ujeedada ururka aad wado kula hubsadaan. Waxaana ay kugu soo dhawaynayaan qalbi furan iyo gacmo furan oo aanay is yeelyeel iyo beeni ku jirin. Waxa iyaguna halkaa ka hadlay Xildhibaan Dhaadheere, Suldaan Axmed Xaaji Cusmaan, Suldaan, Sheekh Cabdilaahi Ducaale Faarax, Caaqil Maxamed Siciid iyo Cabdiraxmaan Lisaaye oo dhammaantood iska daba-maray soo dhawaynta weftiga guddoomiyaha, iyada oo sheegay inay taageri doonaan soo dhawayn doonaa urur-siyaasadeedka WADANI.
-
The Zack;763127 wrote: Just in case some didn't know this, the word "co-operate" = 0.11111111111111111% of the word recognition. For instance if Joe says to Jayson I will co-operate with you, Joe is trying to say that he will sometime in the future recognize Jayson. Just saying. No one said anything about recognition
-
gooni;763121 wrote: Ragga hubaysanoo dhan sow ciidanka qaranka maahan? ma markaad ingriiska noqon jirtaa la gaaray? Maxaad ka hadlaysa saaxib qof hubeysan oo an ciidanka Somaliland ka tirsanayn ciidanka qaranka kama mid aha
-
Egypt & Ethiopia Agree to reset Relations Egypt and Ethiopia have agreed to open a new chapter in relations that were strained under the regime of ousted Egyptian president Hosni Mubarak over disputes on Nile water sharing.Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi was in Cairo on his first visit since a popular uprising ousted Mubarak in February. Zenawi thanked Prime Minister Essam Sharaf “for helping in opening a new chapter of relations between Egypt and Ethiopia.”“We all agree that the Nile is a bridge, it is not a barrier,” he told a news conference. “The future is a new relationship between Ethiopia and Egypt based on a win-win strategy. The past is a past based on a zero-sum game. That is gone. There is no going back,” Zenawi said.Countries that share the Nile River basin have demanded the revision of colonial-era agreements that allot the bulk of the river’s water to Egypt and Sudan and allow Cairo to veto upstream projects. Egypt did not recognise an agreement among other basin countries that revised the treaties.The revised agreement, signed by Burundi, Ethiopia, Kenya, Rwanda, Tanzania and Uganda, seeks to allow irrigation and hydroelectric projects to go ahead without Cairo’s consent. Under the Mubarak regime, Ethiopia took the lead in the campaign against Egypt — for whom the Nile is just about the only source of water — but Sharaf’s government has repeatedly stressed its intention to resolve the dispute. Zenawi said his country had delayed the submission of the treaty for ratification “so that the new Egypt can study in carefully.”“We will wait for the Egyptian side to make its decision in this regard,” he said. In March, Ethiopia announced the construction of the Renaissance Dam, which aims to be the largest hydroelectric plant in Africa. During their talks in Cairo, the prime ministers agreed that a technical team from Egypt, Ethiopia and Sudan would be sent to Ethiopia to look into how the dam would affect downstream countries, Zenawi said. “It is wrong to deliver a message to our children and grandchildren that establishing a dam is a problem,” Sharaf told reporters. “Our main goal and ultimate goal is to develop an integrated development plan and that it benefits both countries,” he said. Both Zenawi and Sharaf — who visited Ethiopia for Nile talks in May — highlighted the positive nature of the talks and said they would be followed by further discussion.
-
gooni;763115 wrote: Dumarka loo bixiyo godob reebka ama in dhalasho laysugu daro dadkii wax kala gaareen wuxuu ahaa dhaqan somaaliyeed oo aad u wanaagsan in kastooy adagtahay in laga dhaadhiciyo dadka reer galbeedka la koray Aritan SNM tu waa ku gabasho dhaqan waliba qaawan marxuunkiina waxaa dilay ciidanka qaranka walaashiisna ha la guursado daawo keeni mayso aragtidayda Yasin xiin fanin nin hubeysan ba dilay ma dilin Askari ka tirsan Somaliland wax cusbso saaxib ninka la dilay na wuxu aha gudoomiyaha degmada fiqifuliye
-
Masuulkii Labaad Ee Reer Masar Ah Oo Somaliland Yimaada Oo Maanta Kulan La Yeeshay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Ujeedooyinka Aan La Saadaalin Karin Ee Masar Wadato 20 Oo Cadaawad Ah Ka Dib. Hargeysa (Ramaas) Dec 4,2011 – Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo wacgalinta Somaliland Faysal Cali Sheekh Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay la taliyaha safiirka dalka Masar u fadhiya Djabuuti, ahna masuulka u qaabilsan arimaha Somaliland Al-amiir Maxamed. Masuulkan oo maanta booqasho ku yimid Somaliland ayaa xarunta Wasaaradda Warfaafinta kula kulmay Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Faysal Cali Sheekh Maxamed, waxayna ka wada hadleen arimo badan oo ay ugu muhiimsan tahay sidii Somaliland iyo dalka Masar u yeelan lahaayeen xidhiidh dhinac walba ah. Al-amiir Maxamed oo kulanka uu la qaatay agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafintu qaatay muddo saacad ah ayaa waxa kale oo labada masuul kulankooda ku soo qaadeen arimo ay ka mid yihiin in dawlada Masar ay Somaliland ka caawiso dhinaca dhakhaatiirta oo Somaliland aad ugu baahan tahay. Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Faysal Cali Sheekh Maxamed uu u soo bandhigay sida Somaliland u danaynayso inay xidhiidh la samaysato dawlada Masar, waxaanu Agaasime Faysal soo bandhigay sida ay muhiimka u tahay in Masar basdasho siyaasadii lidka ku ahayd jiritaanka Smaliland. Al-amiir Maxamed ayaa noqonaya masuulkii labaad ee ka socda dawlada Masar ee Somaliland booqasho ku yimaada, waxaana aan la saadaalin Karin ujeedada ka dambaysa wufuuda isdaba joog ah reer Masar.