-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Masuulkii Labaad Ee Reer Masar Ah Oo Somaliland Yimaada Oo Maanta Kulan La Yeeshay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Ujeedooyinka Aan La Saadaalin Karin Ee Masar Wadato 20 Oo Cadaawad Ah Ka Dib. Hargeysa (Ramaas) Dec 4,2011 – Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo wacgalinta Somaliland Faysal Cali Sheekh Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay la taliyaha safiirka dalka Masar u fadhiya Djabuuti, ahna masuulka u qaabilsan arimaha Somaliland Al-amiir Maxamed. Masuulkan oo maanta booqasho ku yimid Somaliland ayaa xarunta Wasaaradda Warfaafinta kula kulmay Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Faysal Cali Sheekh Maxamed, waxayna ka wada hadleen arimo badan oo ay ugu muhiimsan tahay sidii Somaliland iyo dalka Masar u yeelan lahaayeen xidhiidh dhinac walba ah. Al-amiir Maxamed oo kulanka uu la qaatay agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafintu qaatay muddo saacad ah ayaa waxa kale oo labada masuul kulankooda ku soo qaadeen arimo ay ka mid yihiin in dawlada Masar ay Somaliland ka caawiso dhinaca dhakhaatiirta oo Somaliland aad ugu baahan tahay. Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Faysal Cali Sheekh Maxamed uu u soo bandhigay sida Somaliland u danaynayso inay xidhiidh la samaysato dawlada Masar, waxaanu Agaasime Faysal soo bandhigay sida ay muhiimka u tahay in Masar basdasho siyaasadii lidka ku ahayd jiritaanka Smaliland. Al-amiir Maxamed ayaa noqonaya masuulkii labaad ee ka socda dawlada Masar ee Somaliland booqasho ku yimaada, waxaana aan la saadaalin Karin ujeedada ka dambaysa wufuuda isdaba joog ah reer Masar.
-
Carafaat;763105 wrote: How about the NY, Nairobi and Londen meetings? How is this one diffrent from previous ones? The Somaliland FM minister briefed the UN in New York About Somaliland the same with Kenya when UN ambassadors arrived there. The UK government strictly organized this for Somalia not Somaliland the same way ina Cumar geele did that in 2000 the same way the kenyans did at Eldoret see the difference carafaat.
-
US Spy Drone Shot Down by Iran TEHRAN (FNA)- A senior Iranian legislator confirmed earlier reports saying that a US drone has been shot down by Iran over Fordo nuclear enrichment plant in the Central Qom province. Member of the parliament's National Security and Foreign Policy Commission Ali Aqazadeh Dafsari said on Tuesday that the unmanned spy plane was flying near the Fordo nuclear enrichment plant in Qom province when the Islamic Revolution Guards Corps (IRGC)'s Air Defense units brought it down. According to press tv, the official stated that the US drone was on a mission to identify the location of the Fordo nuclear enrichment plant and gather information about the nuclear facility for the CIA, Dafsari stated. Earlier this year, a senior Iranian military official had confirmed reports on the shooting down of several enemy drones over the Persian Gulf, and said Iran has targeted a large number of these pilotless planes during the last 7 years. "We have experienced similar incidents many times in the past and there have even been drones belonging to the occupying Zionist regime (Israel), the United States and Britain which have been shot down in the Persian Gulf during the past 7 years," the senior military official told FNA in January. Also in January 2007, the Iranian military troops shot down a spy plane of the US army when trying to cross Iran-Iraq borders in the Southwestern city of Dasht-e-Azadegan, Khuzestan province.
-
Zimbabwe Women Accused of Raping Men 'For Rituals'
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in General
Jb sheekoyinkan wu ka hela lolz -
UN Council refuses to delay Eritrea sanctions vote AFP – Fri, Dec 2, 2011... Related Content. Eritrea's President, Issaias Aferworki, inspects an honour guard in August 2011, … The UN Security Council on Friday refused to delay a vote next week on taking sanctions against Eritrea so the isolated country's head of state can make his case, diplomats said. The vote is set for Monday but President Issaias Afeworki does not have enough time to get to New York, according to the UN envoy for the impoverished nation, which is accused of plotting an attack on an African Union summit this year. Several Security Council members, including Russia, China and South Africa, argued in informal talks for the vote to be delayed for two days, diplomats said. But the 15-member body stuck to the schedule demanded by the United States and Gabon, which drew up the resolution. "It is going to be Monday," said Russia's UN ambassador Vitaly Churkin after the talks, but he said the details of who would be present are not clear. Some East African ministers are expected to address the meeting by video-link. Afeworki asked in October to speak to the Security Council which sent an invitation this week. Eritrea's UN ambassador Araya Desta told AFP that Afeworki wanted to attend but did not get a visa to enter the United States on time to organize a flight. However US officials said visas were granted within hours of the application being made. Diplomats said Afeworki still had three days to get to the UN headquarters. Council members Gabon and Nigeria drew up the sanctions resolution against Eritrea. Gabon, backed by the United States, had pressed for a vote last Wednesday but they were persuaded to wait until Monday to give Afeworki a chance. Ethiopia and other East African countries have led the campaign outside the council for tougher action against Eritrea. Eritrea split from Ethiopia in 1993 and the two have remained arch-rivals ever since. A UN report this year accused the Asmara government of involvement in a plot to bomb an African Union summit in the Ethiopian capital. Kenya has complained about Eritrea's backing for Shebab Islamist militants in Somalia, while Djibouti has a border dispute with its neighbor. The UN sanctions monitoring group said in a report released in July that Eritrea was giving political, financial and logistical support to Shebab and other groups. The draft sanctions resolution would widen a travel ban and assets freeze against Eritrean individuals and entities passed by the Security Council in 2009. It demands that Eritrea "cease all direct or indirect efforts to destabilize states, including through financial, military, intelligence and non-military assistance." It also "condemns" the alleged Eritrean plot to bomb the African summit. The government has denied the allegations and the Eritrean ambassador called the resolution "outrageous". Demands in the first draft resolution to ban investment in Eritrea's key mining industry and a government tax on remittances sent back by Eritrean workers abroad have been dropped. The resolution "decides" that Eritrea shall "cease using extortion, threats of violence, fraud and other illicit means to collect taxes outside of Eritrea from its nationals." The document also expresses concern at the "potential use" of Eritrea's new mining revenues to "destabilize the Horn of Africa region". It calls on UN states to use greater "vigilance" in dealing with the Eritrean mining sector.
-
Kulankii Reer Ottawa iyo Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka ee Somaliland Maxamuud Xaashi(Daawo Sawirada) Nov 3, 2011 Ottawa(Cadceed) – Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee wasaaradaas Md Axmed Dalal Faarax oo booqasho shaqo u jooga dalkan Canada ayaa Xalay la kulmay Jaaliyada Ottawa, kulankaas oo lagu qabtay Hall wayn oo bariga Ottawa ku yaal. Kulankaas oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen hormoodka Jahliyada Somaliland ee deggan Caasimada dalka Canada. Labadan Masuul waxaa madasha martiqaadka ku soo dhaweeyay rag iyo dumar tira badan oo fadhiga ka sara kacay markii ay labada masuul ku soo xaadireen goobta. Waxaa Wasiirka barbar socday Mudane Abshir Nuur oo ah gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Ottawa waxaana lagu qaabiley jawi farxad iyo wadaninimo ku dheehantahay. Kulankii xalay waxa hadalo kookooban oo wacyigelin iyo hanuunin u badnaa ka jeediiyay dhawr ruux oo bulshada reer Ottawa laga soo dhex xulay, waxaana lagu furay aayado Qur’aanka Kariimka ah iyo darsi wacyi diineed ah oo u soo jeediyey Sheekh Cabdirashiid. Maxamad “ Cubeyda” oo daadihiinaayay habsami u socodka kulanka ayaa ku soo dhaweeyay Makarafoonka wariye Cabdi Qani Axmad oo madasha ka akhriyay taariikh nololeedkii iyo taariikh-siyaasadeedkii Wasiirka Duulista iyo Hawada, Maxamuud Xaashi oo mar ahaan jirey Duqa magaalada Burco. Intaas kadib waxaa warbaahiyaha lagu casumay Xaaji Cumar Cabdi Cige oo ka mida waxgaradka iyo odayada reer Somaliland ee mudo badan degganaa Canada gaar ahaan Ottawa. Xaaji Cumar Cabdi Cige wuxuu ka waramay waxqabadka xukumada maanta mayalka haysa wuxuuna si dhiiran u tilmaamay in maanta dalkii u hogaaminaayo masuul khibrad wayn u leh maamulka, siyaasada iyo xidhiidhka caalamiga ah. Hogaankaas oo ah Madaxweyne Axmad Maxamad Maxamuud Silaanyo “waa siyaasi ruug-cadaa ah oo kasbadey kalsoonida ummada”, ayuu hadalkiisii ku darey Xaaji Cumar Cabdi. Xaajigu wuxuu tilmaamay in xukumadu durba qabatay hawlo wax ku ool ah oo la mahadiyay wuxuuna hoosta ka xariiqay wax qabad la’aantii ay ku sifowday Xukumadii doorashooyinkii madaxtooyo lagaga guuleystay. Xaajigu wuxuu hadalkiisii ku soo gabagabeeyay in Somaliland midnimadeeda iyo jiritaankeeda meel looga soo wada jeesto oo laga fogaado waxyaalaha aan xaqiiqda ku dhisnayn. Waxa intaa ka dib codbaahiyaha loogu yeedhay Dr Xirsi Cabdikariim Ciyow oo ah aqoonyahan ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya, balse qadiyada Somaliland siyaasad ahaan taageersan. Dr Xirsi waxa uu sheegay in uu reer Somaliland qadiyadooda u taageero si walaalohood Konfurna ugu daydaan oo nidaam u sameysataan. Dr Xirsi ayaa sidoo kale ugu baaqay dawlada Somaliland in ay faraha ka laaban Somalia kana gaban inay faragaliso sida dawladaha jaarkuba u farageliyaan. Haweenka Jahliyada waxaa u hadshay Marwo Shukri Maxamed Jaamac Bare oo u hadashay haweenka reer Somaliland ayaa Wasiirka iyo waftigiisaba u soo jeedisay ereyo hambalyo ah iyo soo dhaweyn kal iyo lab ah. Guddoomiyihii hore ee Gobolka Awdal Md Xasan Daahir Xeyd ayaa isna halkaa hadal guubaabo iyo dardaaranba ka koobnaa ka jeediyay. Guddoomiyuhu waxa uu ka waramay doorka gobolkiisu ku leeyahay horumarka iyo midnimada Somaliland. Guddoomiyuhu wuxuu hadalo digniin ah u soo jeediyay dadka wada wuxuu ku tilmaamay fidno ay rabaan inay dalka la dhex abuuraan. Intaa ka dib waxa hadalkii lagu wareejiyay Agaasimaha guud ee wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland, Md Axmed Dalal Faarax oo si guud uga waramay waxqabadkii wasaarada gaar ahaan dhinaca maamulka iyo farsamada. Waxuuna wax ka iftiimiyey geedi-socodka horumarka adeega wasaarada iyo tayeynta adeegyada ay bulshada u fuliso. Wasiirka Duulista iyo Hawada ayaa kolkuu hadalka la wareegay si qoto dheer uga waramay waxyaabihii u suurto galay wasaarada iyo guud ahaan xukuumada sanadka iyo badhka jirtay ee Somaliland. Wasiirku wuxuu tixraac u soo qaadanaayay qodobo ku suntanaa barnaamijkii doorasho ee Xisbiga talada haya markii uu macaaridka uu ahaa. Wasiirku wuxuu daaha ka qaadey arrimo badan oo ay ku balan qaadeen wakhtigii olelaha oo la hirgaliyay. Arrimahaas ama balanqaadyadaas waxaa ka mid ahaa Shirkada TOTAL oo dantii guud u soo noqotay, Mashracii xoolaha iyo xeerkii qiimaha xoolaha xadidaayay oo la laalay, taasina ay keentay in muwaadin walba neefkiisa dhoofsan karo, qiimihii 40 dollar ahaana kor u kaco oo neefkii noqdo 70 dollar, siduu wasiirku sheegay. Wasiirku wuxuu waliba ka dhawaajiyay in xukumada cusub oo meel cidla ah dhaqaale ahaan la wareegtay, waxay awood u heshay inay laba laabto mashaxarkii shaqaalaha dawlada. Miisaaniyadii dalkana waan laba jibaarnay ayuu yidhi wasiir Maxamuud Xaashi. Waxqabadka wasiirku soo bandhigay waxaa ka mid ahaa heshiis ay dhawaan saxeexeen oo khuseya Hawada Somaliland iyo maareynteeda. Warbixinta Wasiirka waxay ahayd mid si cilmiyaysan loo soo diyaariyay lagana dheehan karo in Xukumada Silaanyo maamul ahaan talaabooyin wax ku ool ah ay qaadey iyadoon labadii sanno u buuxsamin. Dadka madasha fadhiyay ayaa dareemay in warbixinta Wasiirku ka markhaati kacdey hadalkii Xaaji Cumar cabdi cige horey ugu dhaliilay waxqabad la’aantii xukumadii hore. Wasiirka iyo Agaasimahiisu waxay magaalada Montreal kaga qayb galeen shirar ku lug leh danaha Somaliland oo ah dhinaca Duulista iyo Hawada, shirarkaas oo ka dhacay Xarunta Hay’ada Caalamiga ah ee Duulimaadyada Raydka ah. Shirarkaas waxay dhex mareen Wasiirka iyo Agaasimahiisa oo la kulmay Mr. Ivan Galan, oo ah madaxa TCB-ICAO iyo ku xigeenkiisa Mr. Peter J. Noad, kulamadaas oo dhacay bishan 29keedii iyo sodankeedii waxay ka qabsoomeen Xarunta hay’ada ICAO oo ku taal dariiqa University Street ee Montreal.
-
Somalilnad Aviation Minister Mohamed Hashi visits Ottawa, Canada OTTAWA (SomalilandPress)–Somaliland Aviation Minister Mohamed Hashi Abdi and the Director general of his ministry, Ahmed Dalal Farax were the main guests at a well planned ceremony attended by hundreds of members of the sizeable Ottawa Somaliland community on Friday, December 2nd 2011 . Mr Hashi is currently on a Canadian tour following an official invitation of the International Civil Aviation Organization (ICAO) whose secretariat headquarters are located in Montreal, Canada. During a brief chat with SomalilandPress Ottawa Bureau, Mr Hashi talked about his last Wednesday meeting with high ranking officials in Montreal and how he conveyed to ICAO his government contention that Somaliland was eager to administer its own airspace. According to Mr Hashi, after discussion of a wide of questions relevant to this issue, Somaliland point of view was well received by ICAO and both parties agreed to further discussions later this month in Nairobi.Prior to his hour long address, Somaliland Aviation minister was introduced briefly introduced by Abdiqani. From his days in the SNM to his stint as Burco mayor in the early days of the reconstruction, Abdiqani depicted the integrity and the leadership qualities of a man whose daunting responsibilities included, among other things, the resettlement of one million refugees and the organization of the Burco reconciliation conference. Afterwards, to an audience captivated by his eloquence and the depth of his knowledge of politicies and programs, an articulate Mr Hashi used his speech to give a broad overview of the realisations of his government. Mohamed Hashi Abdi left Ottawa early Saturday morning to Toronto where he is due to hold a town hall at 7 pm at 185 Yorkland boulevard (401 Highway and Victoria Park).
-
I wonder why this suddenly now the Khaatumo conference would be good if all stakeholders attend The tribal Chiefs The NGO's the ssc rebel group the organizers the G6 and G15 i would even suggest to invite the Somaliland Politicians and the Politicians from the Garowe Clan enclave marka na hala yidhaahoo war reerka maxa u dan ah.
-
Go’aamo ka soo Baxay Shaqaaqadii Ceerigaabo iyo Wasiirka Daakhiliga oo Farriin u Diray Ciidammada Sun 04th Dec,2011 Ceerigaabo (Jam)- Guddida dhexdhexaadinta dhinacyada shaqaaqadii khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca isugu jira sababtay ee dhawaan ku dhexmartay magaalada Ceerigaabo, ayaa soo saaray shalay go’aan ka kooban siddeed qodob oo xal u noqda khilaafyo beeleed waqtiyo kala duwan ka dhacay Gobolka Sanaag. Xaflad loo sameeyay shaacinta go’aanka guddiga oo lagu qabtay shalay hoolka shirarka ee dawladda hoose ee magaalada Ceerigaabo, waxa ka qaybgalay weftiga xukuumadda Somaliland ka socda ee uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur), ergooyinkii nabadaynta ee gobollada dalka ka kala yimi, isimada, cuqaasha beelaha Gobolka Sanaag iyo dadweyne fara badan. Gudoomiye-ku-xigeenka guddida dhexdhexaadinta Mr. Maxamuud Cawed, ayaa kulankaas ka akhriyey go’aannada ay ka soo saareen shaqaaqadii labada dhinac ku dhexmartay Ceerigaabo, kuwaas oo u dhigan sidan: “1. Marxuum Aadan Ismaaciil Xasan oo hore loogu dilay tuulada Ceel-qoxle waxa laga xukumay 100 halaad iyo gabadh. 2. Marxuum Cabdi Cabdillaahi Jibriil oo lagu dilay badhtamaha magaalada Ceerigaabo waxa isna laga xukumay 100 halaad oo dhogor ah iyo 60 halaad oo lacag ah oo hashiiba tahay $200 doollar, isugayna noqonaysa $12,000 (laba iyo toban kun) oo doollar. 3. Marxuum Jaamac Ismaaciil Jibriil oo ahaan jiray taliyihii Saldhigga Daallo waxa laga xukumay 100 halaad oo magtiisii ah iyo 30 halaad oo lacag ah oo laga soo qaaday taliye lagu dilay saldhiggiisii, hashiibana qiimaheedu tahay $200 dollar, isugayna noqonaysa $6000 oo dollar. 4. Marxuum Shiine Yaasiin Xiin-finiin oo ahaa taliyihii Saldhigga Booliska ee Degmada Fiqifuliyo waxa laga xukumay 100 halaad oo magtiisii ah iyo 50 halaad oo lacag ah oo aannu ka soo qaadnay, maadaama dhowr nin wada dishay marxuumka, hashiina qiimaheedu yahay $200 doollar, isugaynteeduna tahay $10 kun oo dollar. 5. Marxuum Faarax Axmed Jaamac oo lagu dilay badhtamaha Ceerigaabo, gaar ahaan Beerta Xorriyadda waxa laga xukumay 100 halaad oo dhogora oo magtiisii ah iyo 50 halaad oo aannu ka soo qaadnay maadaama rag hubaysan oo gaadhi SURF ah watay soo weerareen marxuumka kadibna dilkaas geysteen, hashii walbana qiimaheedu waa $200 dollar, isu gayntuna tahay $10 kun dollar. 6. Dhammaan jifiyaha iyo ganaaxa waxa lagu bixinayaa muddo bil gudaheed ah oo ka bilaabanta 03 December 011, kuna eg 03 January 2012. 7. Baaqiga magweynta waxa lagu bixinayaa muddo 6 bilood ah oo ka bilaabanta 03 December 2011, kuna dhammaata 03 June.2012. 8. Markasta iyo meel kasta oo lagu kala qaadanayo xukunnadaasi dhacay waa inay goob-joog ka yihiin guddida dhexdhexaadinta iyo maamulka Gobolka Sanaag, waxana tallaabo sharci ah laga qaadi doonaa cid kastoo hakad gelisa fulinta go’aannadaasi.” Dhinaca kale, markii go’aannadaasi lagu dhawaaqay kadib waxa munaasibaddaas ka hadlay wakiillada labada dhinac ee la dhexdhexaadinayey, kuwaas oo caddeeyey inay si duuduub ah u aqbaleen xukunkaas, isla markaana diyaar u yihiin fulintooda. Boqor Maxamed Boqor Axmed Cali - Beesha Woqooyiga Ceerigaabo - iyo Garaad Cabdillaahi Cali Guuleed - Beesha Koonfurta Ceerigaabo oo iyaguna halkaas ka hadlay, ayaa si weyn u soo dhaweeyey go’aannadaas, waxayna ballanqaadeen inay labada dhinacba ku kaantarooli doonaan fulinta xukunka guddiga dhexdhexaadintu ka soo saareen xiisaddii u dhexaysay. Guddoomiyaha guddida dhexdhexaadinta Siciid Maxamuud Ismaaciil (Bidaar), ayaa isaguna uga mahadceliyey dhinacyada xurguftu ku dhexmartay magaalada Ceerigaabo siday u dhagaysteen, u ixtiraameen guddidooda, una aqbaleen go’aannada ay ka soo saareen khilaafkii u dhexeeyey. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo isaga iyo weftigiisuba goob-joog ka ahaayeen kulankaas, ayaa farriin u diray ciidammada ammaanka oo uu ku adkeeyey inay ilaaliyaan amniga loo xilsaaray, isagoo carrabka ku adkeeyey aanay xukuumad ahaan aqbali doonin in iyadoo ciidammadii qaranku ku sugan yihiin Gobolka Sanaag, haddana markasta ka dhacaan falal amni-darro oo soo noqnoqda, khalkhalna gelin kara nabadgelyada gobolkaas. Md. Duur waxa uu tilmaamay inay guul u tahay guud ahaan bulshada Somaliland, gaar ahaan reer Ceerigaabo go’aannada nabadadeed ee ergedadhexdhexaadinta ka soo saareen xiisaddii khasaaraha badan dhalisay, waxaannu sheegay inay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo ka go’an tahay nabadaynta bulshada Somaliland. Waxa uu intaa ku daray in xukuumad ahaan diyaar u yihiin inay la kulmaan beelaha wax ka tabanaya saami-qeybsiga xukuumadda.
-
Islamists win 65% of the vote in first round of elections Egypt's Islamist parties, including the moderate Muslim Brotherhood and the hard-line Salafist party al-Nour, won 65.25% of the vote in the first round of legislative elections, the electoral commission announced Sunday. Voting will end in January. By News Wires (text) AFP - Islamist parties have won 65 percent of votes for party list seats in the first round of parliamentary elections, according to official figures obtained by AFP on Sunday. The moderate Muslim Brotherhood won 36.62 percent of the vote, followed by the hardline Salafist Al-Nur party with 24.36 and the moderate Al-Wasat with 4.27, according to a chart provided by elections committee secretary general Yusri Abdel Karim. Abdel Karim said that the committee would not provide percentages until the end of voting on January 10, but according to an official chart he provided the Muslim Brotherhood's Freedom and Justice Party list won 3.56 million out of 9.73 million valid ballots. The Al-Nur party won 2.37 million, and the Wasat party 415,590 votes. The liberal coalition the Egyptian Bloc received 13.35 percent, with 1.29 million votes. The percentages cannot be calculated into the number of seats each party list will receive until the final results for the whole country are in.
-
Abdul;763033 wrote: Im not against the culture but where is the so called gov,xaaji? In Ceerigaabo sanaag's Capital
-
Abdul;763029 wrote: I thought they said there was a government.Oh well. its the work of the Guurti and the work of Somaliland's interior minister I love the Somaliland culture Gar la wada dhigto geed hoostisa gabdho la isi siiyo
-
Somalia;763022 wrote: We work with them you do not, which is why the people live like peasants in refugee camps across 3 borders. I suggest you drastically change your politics. Compare Somaliland and Puntland to your region, Gode looks like it did in 1977. People do not fight when they know they can't win, they fight when there's a chance of winning. Do not use the Somaliland name to bash other Somalis that is a thing we do not accept
-
PUNTLAND vs GALMUDUG XOG WARAN dood kulul nadaara daawo
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Somalia this is just some fadhi ku dirir odayga Galmudug na wuxu leeyahay ii kaadi ii kaadi yarkan caruurta waxba ma garanayo Kan kale na Galmudug wuxu ku sheegeya nidaamka xafaada lol Waleh its Cajiib -
PUNTLAND vs GALMUDUG XOG WARAN dood kulul nadaara daawo
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Clan fadhi ku dirir on TV waleh Somali ba waxa ka weynan -
The balkanisation of Somalia - unfolding before our very eyes.
Xaaji Xunjuf replied to OdaySomali's topic in Politics
We are all to blame for that
