-
Content Count
30,066 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
So the folks in garowe oppose the new clan state xaglatoosiye did the same, lets see how it goes from here.
-
The source says north somalia well technically they are right Puntland is in north Somalia
-
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo markii u horeysay ka hadlay shirka Taleex January 21st, 2012 Garowe(Pi) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire oo maanta ka hadlayay xaflad lagu xusayey MAalinta saxaafada Soomaaliya oo ka dhacdey Garowe ayaa soo hadal qaaday Maamulka dhowaan looga dhawaaqay shirkii Taleex, wuxuuna Cabdisamad oo iminka ah kusimaha Madaxweynaha Puntland yiri “Ninaan kuu rari doonid yuusan kuu furin.” “…….Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”. Madaxweyne Cabdisamad cali Shire waxaa hadaladiisii kamid ahaa “Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”. Hadalka kasoo yeerey Dowlada Puntland ayaa ah kii ugu horeeyey tan iyo markuu bilowday shirka taleex oo maalmo ka hor looga dhawaaqay Maamul Goboleed cusub . Dhinaca kale shalay waxaa magaalada Garowe soo gaaray 3 oday oo kasoo baxsaday shirka Taleex kuwasoo sheegayna in lamarin habaabiyay shirka. Puntlandi.com Garowe
-
GAROOWE : M-waynekuxigeenka Puntland oo si kulul uga hadlay Shirka Khaatumo 2 iyo waxyaalihii ka soo baxay January 21, 2012 11:06 am GMT Garoowe:-M-kuxigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo maanta ka hadlayay kulan lagu xusay maalinta Saxaafadda Soomaliya ayaa waxa uu si kulul uga hadlay Shirka Khatumo 2 ee magaalada Taleex iyo waxyaalihii ka soo baxay, waxaana uu sheegay in ay markii hore u hanwaynaayeen oo ujeedada Shirka ahayd in la xaliyo khilaafka dhextaala beesha dabaeedna la xoreeyo magaalada Laascaanood, balse, waxa uu ugu yeeray koox iskood isku magacawday ay majara habaabiyeen ujeedadii shirka. M-kuxigeenka PL Ge. Cabdisamad Cali Shire oo si kulul uga hadlay Shirka Khatomo 2 iyo waxyaalihii ka soo baxay “…….Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”. “Khatumo Satate, waxay la mid tahay waxyaalaha la sheegayay beryahan ee iska hadalka ah sida Casayrlan iyo Galbeedland. waa waxaas la mid ah ayuu yiri isaga oo dhoola caddaynaya”. M-waynaha kuxigeenka Puntland oo si maldahan baaq ugu diray beesha SSC iyo shirka Khaatumo 2 ayaa waxa uu yiri nin aan kuu furi doonin yuusan kuu rararin. Waxaa kaloo uu ka hadlay dagaalka ay Somaliland ay ku soo qaaday Buuhoodle, waxaan uu ku tilmaamay mid gardaro ah oo aan loo baahnayn, waxaana uu sheegay in Somaliland ay halmaantay 1980-aadkii dhibkii ay haystay iyo sida ay uga dhiidhiyeen, balse ay iminka doonayaan in si la mid sida loo dhibay ay dad u dhibaan. Waa markii ugu horaysay ee madaxda sare ee Puntland ay si cad uga hadlaan shirka Khatumo iyo waxyaalihii ka soo baxay. Puntlandpost.com
-
Maamul Gobaleedka Puntland oo markii u Horeysay ka hadlay Khaatumo Seeg iyo Firdhadkii iyo Kala Yaacii Khaatumo Seeg Qaarkood oo galay Garoowe Maamul Gobaleedka Puntland oo markii u Horeysay ka hadlay Khaatumo Seeg iyo Firdhadkii iyo Kala Yaacii Khaatumo Seeg Qaarkood oo galay Garoowe Garoowe /ToggaHerer 21 Jan 2012 Madaxweyne ku xigeenka Maamul Gobaleedka Puntland Cabdisamad Cali Shire ayaa markii U horeysay ka hadlay Shirkii Khaatumo Seeg Waxaanu yidhi “Ninaan kuu rari doonid yuusan kuu furin.”……. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay gadhwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu intaa Raaciyey”. Hadalka kasoo yeedhey Maamul Gobaleedka Puntland ayaa ah kii ugu horeeyey tan iyo markuu bilowday shirka taleex oo maalmo ka hor looga dhawaaqay Maamul loogu Wanqalay Khaatumo Seeg State.. Dhinaca kale shalay waxaa magaalada Garowe gaadhay 3 Oday oo kasoo baxsaday shirka Taleex kuwasoo sheegayna in lamarin habaabiyay shirka.
-
FIDHIN;777701 wrote: well Rayaale is still the leader of Udub, Ahmed yasin we representing coz the first is not there at the moment. if other clans want to lead parties why not, lets not forget that our former president lead the country for a continous 8 years and hes not from the centeral Clan, Unlike pu nt land only 1 clan state Wrong Pl is a one subclan state
-
MoonLight1;777670 wrote: I almost had tears in my eyes. How come we destroyed that? Qadar allah
-
Did he record this with his blackberry
-
Breaking News: Laascaanood Buuhudle, SNM fight locals
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
^^ wey jirta maxkamada qaranka Somaliland ciid fal dambiyaad gasha xita wala maxkamadeynaya -
HOT DEBATE ON BBC: Xaabsade, Buurmadoow, Shuuriye about KHATUMO.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Buurmadow is one funny lad lol -
Xamar 1981 there was enough for every one there was a time we used to call Xamar Xarunta Umada Somaliyeed
-
President Of Puntland Holding Strategic Meetings In Dubai
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Dr osman so you wanted faroole to go to dubai and sleep in a tent Do you think only the kings should be allowed to sleep in luxury hotels -
War anigu dhirta ma cuno reer taleex laakin bahasha wabay isku xabadeyaan marku ka Go'o:D
-
Taleexi;777550 wrote: Ha kaa saarto Abti. War Khaatumo iyo your beloved SL ma kala badbaadinaa, mise waa isku if iyo aakhiro seegnaa? Abti inagu isku bahaan oo aynan kala maarmin maxaad midna khaatumo ugu sheegi midna aad laadnta ugu riixi.
-
Taleexi;777544 wrote: I distinguish merchants who are unprincipled. Let pose a question to you. How about Buubaa?, how about Godane? Indho indho is not a flipfloper he started with Somaliland he stayed with Somaliland the same with Selebaan Ali koore. the one who are unprincipled are the likes of Karaash who went from Somaliland to Puntland and now to Khaatumo. Taleexi Abti you're people are the most principled when it comes to the Garaad clan. Buubaa should visit his home land he left Somaliland in 1993 he is an old man he wasted 20 years of his life for nothing.
-
Taleexi;777538 wrote: Inaadeerkay Indho Indho is a sold out and deserves karbaash. AsadSL: Khaatumites are coming! How about you're other inadeer Selebaan Ali koore he is joining the delegation tomorrow
-
^^^laascaanood waxa jooga adeerka indho indho iyo odaygi xaabsade iyo ina khalif dawdar silaanyos nephew. Gambadhe na waxa jooga General Jidhif:D
-
Mr cadami is mr gacmay dream team well done guys
-
NASSIR;777514 wrote: XX & his sophomoric attitude has no boundaries. :D no answer haa Nassir
-
Gaacuur;777513 wrote: XX, dadka Laascaano ka banaanbaxayay waxay kasoo horjeedeen maamulka Somaliland, waxayna wateen Calanka buluuga ah.. (micno ma lahan iney shir taageereen iyo ineysan taageerin).. sidoo kale Boorama waan aragnay ineysan raali ka ahayn maamulka Somaliland. Azania ama Jubba, magacaa rabto u baxso, (mar haddii aysan dhulka ka talin) magac qiimo ma lahan, waxay la mid yihiin 21 state ee aad maqasho maalin walbo. Laakin galkacyo maxaad u raacisay galmudug iyado ay tahay meel ay labada mamuul ka wada shaqeyaan waliba mamuulka pudhlayn baa ugu dhismo badan siba woqoyiga galkacyo marka ma xaq ba inad raacisay galmudug. Gaacuur haday dadka reer borama ka so horjeedaan dawlada Somaliland wa caadi wa dimuqradiyad laakin reer borama marnaba kama so horjeedaan qaranimada iyo wada jirka dadka iyo dalka Somaliland siday ugu dabaal degen 18 may manad dawan Borame ka Somalilandsan xita magaalooyinka qaar Somaliland