Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. No duke changing policies is always good for the cause we need to know what the brits are cooking in london and the best way to know that is to be there Siilaanyo was fighting for somaliland almost 3 decades sure history will remember him. In politics there are some principles but there always several policies one can apply its all about the end goal duke. We welcome the conference there will be more than 40 delegates from all over the world this is not pigfarm eldoret adeer.
  2. Horta wuxu liibaan nugu yidhi in brofesorku u la kulmay raisal wasaaraha itoobiyaa tina wali ma haybo xog ama sawiro
  3. The code of the tele conference was posted on somaliland.org this was no secret the minister was doing the talking and people had a chance to ask him questions nothing bigie
  4. ^^^Duke just blames it on Alshabaab but i think its some one else
  5. General Duke;785496 wrote: XX, yeah you had to change your own laws. In order to "highjack" our conference. Now you are attending as part of Somalia and nothing more. Even your Elders are now trying to safe face. We will change what ever we like for our cause its up to us at the end of the day and yes we are going to London and set things straight therewith one voice one Somaliland one delegation God bless
  6. General Duke;785482 wrote: Lol. They will be attending the Somalia conference to be held in London. Yeah Somaliland is hijacking you're own conference aint that something right in-front of you're eyes Somaliland will be addressing the international delegates, because obviously we matter in the horn of Africa
  7. Shirkii Taleex Wuxuu ahaa Kacdoon Dhallinyarada iyo Dumarka ku Kooban’ Sun 05th Feb,2012 Badhasaabka gobolka Sool Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha Gobolka Sool Mr. Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare), ayaa beeniyey in uu wax khilaaf ah soo kala dhexgalay isaga iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Laascaanood. Mr. Jiini-yare oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Jamhuuriya, ayaa hadalkiisani daba socday war ku soo baxay shalay wargeyska Waaheen caddadkiisii 758 oo nuxurkiisu ahaa in Guddoomiyaha Gobolka Sool iyo Taliyaha Qaybta Booliska Laascaanood gacanta isula tageen. “Waxaan beeninayaa war ku soo baxay shalay wargeyska Waaheen cadadkisii 758 oo lagu yidhi waxa is-gacan-qaadan oo is dilay Guddoomiyaha Sool iyo Taliyaha Qaybta ee ciidanka Bilayska gobolkaas. Wargeyska Waaheen sumcaddiisa ayaa ku xumaanaysa in uu wax aan jirin iska soo qoro, aniga iyo taliyuhuna laba qof oo wada shaqeeya oo is barbar taagan baannu nahay.” ayuu yidhi Jeeni-yare. Badhasaabka oo Jamhuuriya wax ka waydiiyey xaaladda guud ee Gobolka Sool, waxa uu ku jawaabay; “Xaalad fiican oo degen ayey ku jirtaa, wax culays ah oo na saarana ma jiraan.” Sidoo kale, mar la weydiiyey saamaynta uu shirkii Taleex ee lagaga soo horjeeday qaranimada Somaliland uu ku yeeshay gobolka Sool, waxa uu ku jawaabay; “Shirkaa Taleex waxa jirtay inuu abuuray kacdoono shacbi, waxa uu ahaa kacdoon dhallinyarada iyo dumarka ku kooban, laakiin muu ahayn mid wax garadka saameeyey, iminkana dadkii waxgaradka ahaa ayaa wacyigeliyey, waanay kala deggan tahay xaaladdu wax dhibaato ahina ma jiraan,” ayuu yidhi Badhasaabku.
  8. We thank president daahir rayaale for his work Here with brand new M16s Here are other brand new M4s
  9. Somalia that picture was taken in the early 90s
  10. Adeer wanu is ognahay is fahan la aanta taleexi maxa keeney dadku manay afsomali ku wada hadlin maxa keeney, in ay reer Somalia is fahmi wayeen ,, oo ay inaguna is fahanay inagu afkeenu ma af Somalilandiishku ba ka fasiix afkay ay walalaheen reer Somalia ku hadlaan. Wa suaal iga jawaab xita Xukuumada Somaliland iyo kooxda kale eh ey ehelka yihin waad arkaysa suldaanku sidu u hadlay in is afgarad buuxda la gaadhi karo marka la isu tanasulo oo dadka la tix geliyo. Ta ka tegista Somalida Siyasad iyo xukuumado iyo nationality iyo waxad kala saarta dad kala tegeyaa Somaliland marna ka guurii meyso geeska africa oo Togo jaar la noqon meyso. Maatnaba gaadhiga ka so baxa galkacyo toos bu yimada Laascaanood. Diyaarada Hargeysa ka kacda Mogadisho bay fadhiisata ma ciid kala tagtay baad aragtay adigu?
  11. Posting the same pictures 3 times doesn't mean the construction industry is booming in qardho.
  12. Taleexi;785385 wrote: Ahlu Hargeisa iyagaa dantooda iga og saas darteed hubka inoo badiya mar haddaad taladaydii ahayd dawada iyo tacliin kordhinta diideen. Kugu raacsani waa mandaqad aad iyo aad u xaasxaasi ah..... War u kaadi war taleex sii kale bu u qaatay war adiga hubka looma urursanayo Cadawga Somaliland balo hub urursanaya Inagu walaalo baanu nahay cadaw kaliyana wanu leenahay.
  13. Carafaat;785384 wrote: Wuxu uga jeedahay, Somaliland aqoonsi raadsataa oo Somalia ka cararisa. And he was right in that. Somaliland iyo Somalia waxay ka wada hadli karan sidi loo kala tegi laha wax inta ka yar ma marayso reer Somaliland adna waad ogthaay doqon na lo sheegi mayo.
  14. War u kaadi Suldaaanku hada wa Suldaanki ugu faca dheera eeh reer Somaliland ha ku talax tegin eh Carafaat hadaan sii fiican u sii dhegeystey suldaanku maba foga wuxu yidhi reer Somaliland afti diib halogo qaado arinta Goi taanka oo laga qadu reer Somaliland oo idil waba ariin wanaagsan bal wanu eegi.
  15. Taleexi;785378 wrote: Nassir, I love Asha... waa naag labo xiniinyood leh mise tolow saddex. War kaa daa gabadhi xiiniyo ma leh eh
  16. Taleexi halkay u socotay ma nairobi Nassir does Maakhir state include western bari
  17. Carafaat;785363 wrote: Waryaa Xaaji, war Suldaanka guud ee Somaliland maxaad ku heysataa? War suldaanka amaaan siii waad ogtahay inu run ku hadlay. he also said Somaliland jiri meyso mid this year ma run ba taasina:D Ma xasuusata last year