Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Shirkii Taleex Wuxuu ahaa Kacdoon Dhallinyarada iyo Dumarka ku Kooban’ Sun 05th Feb,2012 Badhasaabka gobolka Sool Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha Gobolka Sool Mr. Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare), ayaa beeniyey in uu wax khilaaf ah soo kala dhexgalay isaga iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Laascaanood. Mr. Jiini-yare oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Jamhuuriya, ayaa hadalkiisani daba socday war ku soo baxay shalay wargeyska Waaheen caddadkiisii 758 oo nuxurkiisu ahaa in Guddoomiyaha Gobolka Sool iyo Taliyaha Qaybta Booliska Laascaanood gacanta isula tageen. “Waxaan beeninayaa war ku soo baxay shalay wargeyska Waaheen cadadkisii 758 oo lagu yidhi waxa is-gacan-qaadan oo is dilay Guddoomiyaha Sool iyo Taliyaha Qaybta ee ciidanka Bilayska gobolkaas. Wargeyska Waaheen sumcaddiisa ayaa ku xumaanaysa in uu wax aan jirin iska soo qoro, aniga iyo taliyuhuna laba qof oo wada shaqeeya oo is barbar taagan baannu nahay.” ayuu yidhi Jeeni-yare. Badhasaabka oo Jamhuuriya wax ka waydiiyey xaaladda guud ee Gobolka Sool, waxa uu ku jawaabay; “Xaalad fiican oo degen ayey ku jirtaa, wax culays ah oo na saarana ma jiraan.” Sidoo kale, mar la weydiiyey saamaynta uu shirkii Taleex ee lagaga soo horjeeday qaranimada Somaliland uu ku yeeshay gobolka Sool, waxa uu ku jawaabay; “Shirkaa Taleex waxa jirtay inuu abuuray kacdoono shacbi, waxa uu ahaa kacdoon dhallinyarada iyo dumarka ku kooban, laakiin muu ahayn mid wax garadka saameeyey, iminkana dadkii waxgaradka ahaa ayaa wacyigeliyey, waanay kala deggan tahay xaaladdu wax dhibaato ahina ma jiraan,” ayuu yidhi Badhasaabku.
  2. We thank president daahir rayaale for his work Here with brand new M16s Here are other brand new M4s
  3. Somalia that picture was taken in the early 90s
  4. Adeer wanu is ognahay is fahan la aanta taleexi maxa keeney dadku manay afsomali ku wada hadlin maxa keeney, in ay reer Somalia is fahmi wayeen ,, oo ay inaguna is fahanay inagu afkeenu ma af Somalilandiishku ba ka fasiix afkay ay walalaheen reer Somalia ku hadlaan. Wa suaal iga jawaab xita Xukuumada Somaliland iyo kooxda kale eh ey ehelka yihin waad arkaysa suldaanku sidu u hadlay in is afgarad buuxda la gaadhi karo marka la isu tanasulo oo dadka la tix geliyo. Ta ka tegista Somalida Siyasad iyo xukuumado iyo nationality iyo waxad kala saarta dad kala tegeyaa Somaliland marna ka guurii meyso geeska africa oo Togo jaar la noqon meyso. Maatnaba gaadhiga ka so baxa galkacyo toos bu yimada Laascaanood. Diyaarada Hargeysa ka kacda Mogadisho bay fadhiisata ma ciid kala tagtay baad aragtay adigu?
  5. Posting the same pictures 3 times doesn't mean the construction industry is booming in qardho.
  6. Taleexi;785385 wrote: Ahlu Hargeisa iyagaa dantooda iga og saas darteed hubka inoo badiya mar haddaad taladaydii ahayd dawada iyo tacliin kordhinta diideen. Kugu raacsani waa mandaqad aad iyo aad u xaasxaasi ah..... War u kaadi war taleex sii kale bu u qaatay war adiga hubka looma urursanayo Cadawga Somaliland balo hub urursanaya Inagu walaalo baanu nahay cadaw kaliyana wanu leenahay.
  7. Carafaat;785384 wrote: Wuxu uga jeedahay, Somaliland aqoonsi raadsataa oo Somalia ka cararisa. And he was right in that. Somaliland iyo Somalia waxay ka wada hadli karan sidi loo kala tegi laha wax inta ka yar ma marayso reer Somaliland adna waad ogthaay doqon na lo sheegi mayo.
  8. War u kaadi Suldaaanku hada wa Suldaanki ugu faca dheera eeh reer Somaliland ha ku talax tegin eh Carafaat hadaan sii fiican u sii dhegeystey suldaanku maba foga wuxu yidhi reer Somaliland afti diib halogo qaado arinta Goi taanka oo laga qadu reer Somaliland oo idil waba ariin wanaagsan bal wanu eegi.
  9. Taleexi;785378 wrote: Nassir, I love Asha... waa naag labo xiniinyood leh mise tolow saddex. War kaa daa gabadhi xiiniyo ma leh eh
  10. Taleexi halkay u socotay ma nairobi Nassir does Maakhir state include western bari
  11. Carafaat;785363 wrote: Waryaa Xaaji, war Suldaanka guud ee Somaliland maxaad ku heysataa? War suldaanka amaaan siii waad ogtahay inu run ku hadlay. he also said Somaliland jiri meyso mid this year ma run ba taasina:D Ma xasuusata last year
  12. Taleexi;785367 wrote: Qaranka waa in la difaaco balse armay tahay hanti la marin habaabiyey oo meelo kale kaga haboonaayeen. Wa runta laakin abti waxay Somaliland ku taala mandaqad aad u xaasaasi ah amnigu wa shay aad u muhiim ah
  13. ^ its been 21 years give it another 10 years and Somaliland existed more than the union Somalia and Somaliland ever existed can't wait Somaliland is making its own history.
  14. ^^ You talk allot for a man his mps are being gunned down and shares his 2rd largest city with two other administrations
  15. MoonLight1;785139 wrote: Xaaji sxb nations do have wars and upheavals, but they always pass it, if you lock in your minds that we will never ever understand each other than you close all doors for debate and understanding, we share lots of common things which should be a positive side effect on open debates and understanding each other. Why are you making as if ppl of SL and Somalia are from two different planets. Yes SL was oppressed and what we should debate is how that should never happen again (Never again), The different between you and PL folks is that they believe they will not be guests on Somali issues on anybody, I want SL to be the same and claim all Somalia belongs to you and Hargeysa should be the capital, and you should run the show. Why are you closing your self in a container like the Suldaan said. You right, and I am afraid your facilitating that policy. Come on xaaji, lets be realistic, the elders run the show behind the science, they have very very powerful influence on politicians, and now the Suldaan have spoken Siilaanyo will have more courage to do deals and confront taboos. The point is we should not discuss what went wrong or how it went wrong but why it went wrong and that was because we were two different political entities when we were uniting in 1960. What we share Somalinimo Language dhaqan etc is not a reason to share a country and hope it will be successful.If there is no trust or national identity understanding and same political culture history there is little people can share. As for pl considers Somalia their country and they don't know better it is their country for them its impossible to secede from the rest of Somalia. But if you listen to cigaal a man who was once the prime minister of the former dissolved somali republic he said that he was never a citizen of a place called Somalia,and that's where it all went wrong.There are other ways for Somaliland and Somalia to share and cooperate on many fields health security trade even sharing one common currency in the future the movement of people the European model the movement of people i am talking about in 50 years time Somalis all over the horn of Africa are very progressive in Ethiopia kenya Djibouti. As for the elders Suldaan Abdilqadir doesn't run anything in Somaliland only his house in south hargeysa you should know that he was arrested by both cigaal and rayaale during their reign.Somaliland is runned by its politicians and the only elders that have a say in politics are the elders in the guurti the house of elders the likes of selebaan gaal Abdi waraabe Ina Sheikh fureh Mr Dhugad etc etc.
  16. Afti for what the independence thing was already done that's not even something negotiable and what is it about magdhaw no somalilander wants magdhow that's a big insult for every freedom one pays a price and somaliland paid also a price for its freedom. As for the lnd conference its a conference the world is addressing the leaders of the different somali factions. And about amisom and piracy terrorism and all those subjects somaliland leaders were also invited but that does not mean. London is creating something for the somalis not at all the brits have their own interest they do not care about how somalis share power.
  17. Moonlight Somaliland is runned by Politicians, Suldaan Abdilqadir cannot be taken serious on some political matters so believe me on that the people of Somaliland have no interest in ruling Somalia. What do they gain from that exactly can you tell me that ? i am not talking about Ethiopia and Kenya i am talking about Somaliland and Somalia if me and you cannot coexist as one country than what is the point of wasting our energy on uniting if we know it will never work, Moonlight do you know why the modern Somali republic collapsed because it was not something created by Somalis themselves the modern statehood for Somalis is an alien concept why do you think Puntland resembles the old sultanate of Boqr osman and Suldan Ali Yusuf keenadiid that is the Somali nature of governance . Se we can forcefully stick together and one side can force the other but this will not work in the long term lots people will only get bitter and see each other as enemies this will continue for a long period and Both Ethiopia and Kenya will be happy in the long term Ethiopia does not want to see a strong Somalia on its feet nor does it wants to see a full fledged recognized Somaliland country. It will play us against each other because we refused to agree to separate. So why not create a healthy society between Somaliland and Somalia.
  18. MoonLight1;785121 wrote: Freedom, sxb the TFG will be controlled by someone from SL, the president or the pm will be coming from there, so no worries they are on save hands. Somaliland is not kursi doon saaxib give them president for live and they still would turn down the offer knowing my people. There is no trust between Somaliland and Somalia.