-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
War deg deg ah: Ciidanka Booliska Gabiley oo Goor dhawayd Gacanta ku dhigay Cawar Xareed oo ku Eedaysnaa Dilalkii Foosha Xumaa ee ka Dhacay Deegaanka Seemaal. Ciidamo Tiro badan oo uu Hogaaminayo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gabiley Ismaaciil Rashiid...... Gabiley (GNS)-Hawl-gal Balaadhan oo ciidamada Booliska Gabiley ka Fuliyeen Gudaha Magaalada Gabiley ayaa goor dhawayd lagu soo Qabtay Maxamed Maxamuud Cawaale (Cawar Xareed) oo ka mid ahaa Eedaysanayaashii Dilkii Seemaal ka dhacay dabayaaqadii sanadkii tagay. Ciidamo Tiro badan oo uu Hogaaminayo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gabiley Ismaaciil Rashiid ayaa ku Qabtay Cawar Guri ku yaala Magaalada Gabiley oo uu ku dhuumanayay, ciidanka ayaa gaadh ka qabtay Gurigaasi iyaga oo aan wax dhaawac ah soo gaadhsiinin ayay gacanta ku soo dhigeen. Cawar Xareed ayaa isla markiiba loo gudbiyay Magaalada Hargeisa, Cawar Xareed ayaa ka mid ahaa sagaal nin oo dhawaan wasiirka wasaradda arimaha guduhu magacyadooda ka sheegay warbaahinta isla-markaana sheegay inay ku cadahay inay ka dambeeyeen dilka saddex qof oo dabayaaqadii sanadkii hore lagu dilay deegaanka Seemaal. Taliyaha ciidamadda Booliska ee Qaybta Gabilay ismaaciil rashiid oo warbaahinta u waramayay ayaa xaqiijiyay qabashadda Maxamed Maxamuud Cawaale (Cawar Xareed), waxaanu intaasi ku daray in ay hadda u soo gudbiyeen ciidamadda C.I.D ee magaaladda Hargeysa halkaaas oo hadda lagu hayo Waa Markii ugu horaysay ee Hawlgal noocan oo kale ah laga Fuliyo Gudaha Magaalada Gabiley kaasi oo lagu Baadi goobayo Eedaysanayaal Wasiirka Arimaha Guduhu Warbaahinta ka yeedhiyay Magacyadooda isla markaana lagu guulaystay Eedaysanahan oo uu Wasiir Duur sheegay inuu Ahaa Aabaha Eedaysanayaasha lagu tuhunsanyahay Dilkii Seemaal. Cawar Xareed Waxa kale oo uu ka mid ahaa Eedaysanayaal tan iyo xukuumadii Daahir Rayaale kaahin Baadi goobkiisa lagu jiray isla markaana lagu tuhunsanaa dilalkii kala duwanaa ee ka dhacay Jidka Dilla iyo kala baydh iyo Dilkii Foosha Xumaa ee ka dhamaadkii sanadkii tagay ka dhacay Seemaal.
-
peasant;794730 wrote: Xaaji wax walba meel ayey ka bilowdan, afar tan nin waxa ay tuseen somali in ay wada fariisan karto wadankoda gudahiisa ayna ka wada hadli karaan sidii xal waara loogu heli lahaa bulsha weynta somaliyed. Xaaji taa keli ah baa amaan mudan kadib inta aan la gudo gelin waxa ay ku heshiiyen. Sidoo kale Xaaji gogoshu somali oo dhan bay u fidsanayd lakiin idinku ma idin iman hadii aad tihiin mamulka somalida waqooyi tasina ma aha mid cid kale lagu eedi karo. Peasant mayaa wa fiicantahay in dalka gudihisa lugu shiro balse ma lo dhama wa mayaa wax aan loo dhamayn in ragi ku dhawaqaan oo ay xeer ka dhigtan in dadka somalia lugu hogaamiyo wa qalad weye. Ama u yeedha hiiraan dadka matala ximan iyo xeeb dadka matala azaniya cida matasha jubaland cida matasha gobolada koonfurta somaliya iyo inta shabatu haysato cid matasha dee ama naga dayaa. Mide labaad shirkani shir somali oo dhan maha ,miya loo yeedhay reer nfd miya loo yeedhay reer somali galbeed miya lo yeedhay Somaliland na looma yeedhin. Shirka Garowe wuxu aha shir ku sahabsan Somalia.
-
Bad move by sh atam faroole will now play the terrorist card.
-
Well said mr xaabsasde
-
Good read and he raised several good points. but I don't think somalis in. Somali galbeed would support the samestruggle even with a name change. The animostiy and miss trust is so high in the region.
-
lool@somalina
-
Perhaps nassir likes this map
-
^^ i know the map is not complete the Caffars are not included and socotra
-
What Were Somalilands Key Achievements from the London Conference.
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
In which sadly, this foreign minister seemed to be given us, all the indication, that if it was up to him, he could come around and tell us, that, inter-regional conference of south east Asia is something we in Somaliland should take part in, indeed.. :D But i agree the law was good no need for a change on the other hand Somaliland is very political mature and we have come to that stage that Somaliland independence cannot be disputed in a conference things need to be clear though.Somaliland had a good status at the London conference but Somaliland made it clear we will discuss our future relations with Somalia when Somalia has a functioning government. -
London Conference - Was it worth Silanyo's Trip?
Xaaji Xunjuf replied to Ace of Spadez's topic in Politics
Yes it was worth it -
The Turks proposed to mediate between the current government of president Siilaanyo and the TFG government but siilaanyo declined. I prefer an African country though Somalilands case is unique in Africa the only problem is the country they declared independence from doesn't have a government or at least not a functioning government we shall see how it goes.
-
President Silanyo's Speech at the London Conference
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
gooni;794346 wrote: Haduu madaxda aduunkoo dhan ka socota hortooda soo istaago muxuu oran lahaa baad is leedihiin 1- kala danbaybaan smaysanay amaan mudan ee hogaan soomaaliya aan u noqono hargaysana caasimad ha laga dhigo 2- 21 sano baan ictiraaf u heesnay oo u ooynay wax noo riyaaqa iyo wax noo istaaga midna mahayno maxay tahay sababtu? What makes you think you can change the capital of a country to another capital in another country its illogical. I think the people of Somaliland are just happy with their hard earned independence even if they are not recognized in the next century as long as their country is free of outside rule they are pretty much happy they will fight for their country. One has to accept the aspirations of the people of Somaliland. A union would've been nice if Somalis in the particular the Koonfurians were really honest when it comes to Somalinimo.To be honest i wasn't really sure about Somaliland quest for statehood in the early 90s but the last decade or so,but this is really what they want in Somaliland and thats just something people have to deal with it. its not the end of the world,Ileen dhulka bad uma dhexeyse eh ama hala wada noolado ama hala kala noolado hala noolado uun. -
Breakaway Somaliland entity targets investors
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ The Garowe clan enclave used the TFG Cabdilahi yusuf approved the range resources company when he was the president of the TFG to drill oil in the Garowe clan enclave. Somaliland is a whole different story El punto. -
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo shaki geliyay War-mutiyeedkii kasoo baxay shirkii lagu qabtay Magaalada London Jimco, Feberaayo 24, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi oo markii uu shirku dhammaaday la hadlay warbaahinta ayaa shaki ka muujiyay shirka isagoo sheegay inuu maqlay in warmurtiyeedka shirka laga soo saaray la qoray ka hor intii aan shirka la qaban. Meles Zenawi oo ka mid ahaa xubihii shirka ka qaybgalay ayaa wuxuu markii hore ku tilmaamay shirka inuu yahay mid guuleysanaya maadamaa uu yahay shirkii ugu horreeyay oo Soomaalida loo qabtay oo uu ka qaybgalo. "Inkastoo aan rajeynayo in shirkan qodobbada kasoo baxay ay wanaagsan yihiin haddana waxaan maqlay in war-murtiyeedka shirka la qoray intii uusan shirkuba qabsomin," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha Itoobiya. Sidoo kale, ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa hadalladiisa ka muuqday inaysan waxba u taranyn Soomaalida qodobbadii kasoo baxay shirkan haddii ay wax u dhaceen sida uu maqlay oo ahayd in qodobbada iyo shirku kala horreeyeen. Ra'iisul wasaaraha Ingiriiska oo shirkan hindisihiisa lahaa ayaa ku sheegay hadalkii uu ku furayay shirka shalay oo Khamiis ahayd in sababta loo qabanayo ay tahay sidii Soomaalida loo caawin lahaa, waxna looga qaban lahaa dhibaatooyinka raagay ee isugu jira colaadaha, argagaxisada, burcadbadeedda iyo dowlad la'aanta. Madaxda Soomaalida ayaa waxay muujiyeen in shirkan uu yahay kii ugu wanaagsanaa ee Soomaalida loo qabtay, iyagoo sheegay in qodobbada kasoo baxay ay yihiin kuwo wax ku ool ah. Dowladda Itoobiya ayaa waxaa kaga sugan Soomaaliya kumannaan ciidamo ah oo gacan ka siinaya dowladda Soomaaliya dagaalka ay kula jirto Al-shabaab waxayna ciidamadan oo caawinaya kuwa DKMG ah ay qabsadeen degmooyinka Baladweyne iyo Baydhabo oo ay ka talin jirtay Al-shabaab.
-
GoldCoast;794321 wrote: What a colossal waste of time. He didn't admit wrongdoing, he is not paying anything. What was the point of this again? He is bankrupt good
-
President Silanyo's Speech at the London Conference
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Carafaat;794315 wrote: Elpunto, I saw the similaritie of waqooyi communities as well. Laakinse lagama jiiro, hadii kale waa ku xiiqiisa. Lagama jiidho not jiiro ma jiir baad ka sheeneysa carafaat ma berigi abaarta sablaale lugu geyey wa adigan af somaligi ka so kharibmaye eh