Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,096
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. King of kings federalism will never work in Somalia as for Somaliland if they want to reunify with Somalia they will never accept clan federalism but a decentralized system.
  2. Federalism was introduced in 2003 and so far we only have one federal state and the other didn't even fulfill the criteria Galmudug it failed miserably, and now with the whole new constitution its taking a different route.
  3. Prof. Samatar: Ansixinta Dastuurka waxaa dani ugu jira dalalka Dariska la ah Somaliya SHABELLE MEDIA NETWORK MAY 14, 2012 Muqdisho: (Sh. M. Network) Prof. Cabdi Ismaaciil Samata ayaa waxa uu sheegay in qabyo qoraalka Dastuurka ee lagu howlan yahay ansixintiisa la doonayo in lagu kala goo gooyo Umadda Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay. Samatar ayaa waxa uu sheegay in Dastuurka uu dani ugu jiro wadamada dariska la ah Soomaaliya, gaar ahaan wadamada Kenya iyo Ethiopia oo doonaya meel marinta Dastuurkaani si danahoodu ay kaga fushadaan dalka Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray in Dastuurkaani uu yahay kii Hal bowlaha looga jari lahaa jiritaanka Umadda Soomaaliyeed si aan mar dambe loo arkin shacab Soomaaliyeed oo dib cagahoodu isugu taagga. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in Dastuurka laga hergaliyo waddanka Soomaaliya aan la diidi karin, hase ahaatee waxa uu sheegay in Dastuurkaasi loo baahan yahay in uu ahaado Dastuur xaq ah oo cadaalladda ku dhisan, Umadda Soomaaliyeedna ay u siman tahay. Sikastaba Dareenka Siyaasiyiinta, aqoonyahannada iyo waxgaradka ay ka muujinayaan ansixinta Dastuurka qabyo qoraalka ayaa ah mid isku mid ah, maadaama la tilmaamay in Dastuurka ay ku jiraan qodobo badan oo ka hor imaanaya Diinta Islaamka iyo waliba jiritaanka Umadda Soomaaliyeed.
  4. What rooxaan ma naag badhi weyn baa waxa baan xasuusta naag ispanish ah berigaan dhaliyarada aha la odhan jiray Rohana anigu waxan islaha rooxantu wa qaar habeenki soo baxa oo xiliga aad hurudid na dhegeha kaga kaadja.
  5. Yes a traditional chamber can be the solution to solve many problems in Somalia.
  6. Dr osman lose federal states in the long term will destroy Somalia with in u need a long term solution grassroot level admin is good Puntland galmudug but that's where it ends if you want Somalia back on its feet u need to think about the whole package.A decentralized system with multiple regions to distribute the power through out all the regions of Somalia no one has to go to Mogadishu for everything.Thats why its decentralized but at the same time u have a strong government in the capital. You will have more authority in you're local governments things will not be as how they were during siad bare's days. Dr osman still the 4 major clans will share power using the 4.5 clan System u wont lose out anything u will just have a strong government with strong institutions,if you need a passport you can get it garowe. If you if you want to go to university there are plenty universities in Bosaaso.The House of Parliament can be in Garowe while the seat of government will be in Xamar.
  7. No Dr osman i don't like Somalia turning into a project or a crazy organization of member states. i welcomed when Faroole rejected the Constitution maybe for the wrong reasons but the more people who are against the constitution the better we need a decentralized state for Somalia.
  8. Dowladaha xubnaha ka ah African unionka Dowladaha xubnaha ka ah Jamacada Carabta Dowladaha xubnaha ka ah Midowga Yurub Dowladaha xubnaha ka ah NATO. Dowladaha Xubnaha ka ah IGAD Dowladaha Xubnaha ka ah Ururka Islaamka Dowladaha xubnaha ka ah Somalia:D
  9. Nuune Habeenki rooxaanta isaga u yeedha wa qaar koley mar walba isaga la socda.
  10. Carafaat;829701 wrote: they claim not to represent Somaliland but a certain clan according to 4.5. And that clan lives in many diffrent parts, not only Somaliland. Sure Sure Buddy certain clan
  11. This is what the President of Puntland few days ago said about how Somalia's Political governing structure should look like.Its a bit shocking a leader of a semi autonomous region wants to transform his country into an organization. Fiiro Gaar ah Meelkasta oo ay ku qoran tahay “Dowlada Goboleedyadda” waa in loo badala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Somalia its seems he is inventing his own way of what he calls federalism its taking a whole different route now, the country Somalia one of Africa's most homogeneous countries is turning into an organization of member states.
  12. AUN ilahay samir iyo imaan haka siiyo eheladisiyo iyo qaarabidisi iyo Umada Somali Uunlaaye Somali oo dhan bu ka baxay.
  13. Carafaat this man was going there for Politics not For Family and i doubt he has family in Xamar the man is from Hargeysa and not one of the Somalilanders who lived in Xamar back in the days.
  14. ^^ He was planning to go to Somalia again via Djibouti do you think you can fool me
  15. They were forgiven there is no law that was removed TFG officials if they set foot in Somaliland they will be arrested if they did not ask for forgiveness like qaalib and others.The only law that was removed was that the Somaliland govt can partake in Somalia conferences i don't see that as a green light to allow TFG mps in Somaliland with out being arrested.
  16. Parts of galkacyo dee soo qeyb ah kamid maha galkacyo ama mudug qeybo hoostaga galkacyo sida jeceshihid
  17. Horta cayda bal iska daa xaajigu haka nabad galo. Marka labaad maraykan cidna ma sheegin wasiirka arimaha dibada uun baa ku maqan. Wada hadaladuna wa muhim wa in la buuxiya wixi shirki london ka soo baxay wana loo bahanyahay in la wada sheekeysto. Laakin muhimadu waxa weye wada. Hadaladu inay ku dhacaan dal shisheeye ama ingriis halugu qabto ama maraykan labaduba wa kheyr.
  18. President siilanyo and president sharif decide to meet in london UK one on one talks. Sharif and somalia will come to the table with 4 ministers. President silanyo will also bring 4 of his cabinet members let the talks begin.
  19. Madaxweyne Siilanyo iyo Sh Shariif oo Ingiriiska ku kulmaya Toddobaadkan iyo C/raxmaan Saylici oo laga baajiyay safarkiisii Sweden ee 18-ka May Guddidii shanta Wasiir ahayd oo laga baxay iyo kulanka oo lagu soo koobay labada Madaxweyne iyo Afar Wasiir *Madaxweyne Siilaanyo waxa u raaci doona Safarkaasi Wasiirka Qorshaynta iyo Arrimaha Dibeda Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa baajiyay safar uu Madaxweyne ku-xigeenkiisa C/raxmaan Saylici ku tagi lahaa Dalka Sweden, halkaas oo uu kaga qayb gali lahaa Xuska 18-ka May ee sanadkan oo lagu soo casuumay isaga iyo xubno kale.Xukuumadda Somaliland wax war ah kamay soo saarin baajinta Safarkan, hase yeeshee sida ay Ilo xogogaaal ahi Waaheen u sheegeen Madaxweyne Siilaanyo ayaa safarkaasi baajiyay, waxaanu warku intaa ku darayaa sababta loo hakiyay inay la xidhiidho safar Deg deg ah oo la filayo Madaxweyne Siilaanyo laftiisu holaday inuu dalka kaga baxo.Safarka Madaxweyne ku-xigeenka ayaa qorshaysnaa maalmihii ugu danbeeyay, hase yeeshee sida ay Ilaha xogogaalka ahi sheegayaan waxa loo baajiyay isku soo aadka Jadwalka labada safar oo isku soo hagaagay kuwaasoo aanu markii hore midkood qorshaysnayn, balse uu ka soo dul-dhaacay ka Madaxweynuhu.Ilaa hada lama oga safarka Madaxweynuhu halka uu ku jihaysan yahay iyo goorta uu noqon doono, hase yeeshee waxa la filayaa inuu noqon doono dalka Ingiriiska halkaas oo uu kaga qayb gali doono shirkii wadahadalada Somaliya ee loogu talo galay Wasiiro ka socda Somaliya iyo Somaliland, balse qorshihiisii loo bedelay Madaxweyanayaasha labada Dal iyo Afar Wasiir oo ay lababa dhinac ka soo jeedaan.Kulanka Labada Madaxweyne yeelanayaan dhanka Somaliland waxa ku wehelin doona Madaxweyne Siilaanyo sida la saadaalinayo Wasiirkiisa Qorshaynta Sacad Cali Shire iyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibeda oo hada ku sugan Dalka maraykanka. Waxaana la filayaa 20 ka bishan ama Xuska 18-ka May inuu noqdo.Baajinta Safarka Madaxweyne ku-xigeenka ayaa dhaawacaysa Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Somaliland ee Sweden diyaarisay, taasoo ay ka hadhsan tahay wax ka yar afar cisho. Iyadoo ahayd C/raxmaan Saylici inuu wakhti horeba.Sidoo kale waxa baaqday Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Madax dhaqameed lagu marti-qaaday Xaflad kale oo ka dhacaysa dalka Maraykanka, kadib markii sida ay wararku tibaaxayaan la waayay Fiisayaashii ay ku tagi lahaayeen.
  20. I am so proud of somaliland 21 years ago I could have never imagined this sitting in the dust in burco with absolutely nothing a Broken country destroyed because of war. But they trusted allah and worked to achieve what they have today God bless.