Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,118
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Kenyan reporters acting like they defeated the Somalia army
  2. Kismaayo: Duqeyn Kale oo Xalay Magaalada Lagu Garaacay Iyo Dagaal ka Dhacay Duleedka Kismaayo (RBC) Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo saaka ayaa sheegaya in xalay markale duqeyn madaafiic ah lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada iyadoo sida dadka deegaanka ay sheegayaan aan la ogeyn wax khasare ah illaa hadda. Duqeyntan oo ahayd mid dhanka badda ka imaaneysay ayaa la sheegayaa in gudaha ay kju dheceen dhiwr gantaal kuwaasoo xoogooda si weyn dadku u maqlayeen habeenkii xalay. Sidoo kale meelo duleedka galbewed ka xigta magaalada ayaa lagu soo waramayaa in madaafiicda ay ku dhacayeen. Dadka ku nool magaalada Kismaayo oo qaarkood saaka aan la hadalnay ayaa sheegaya inaysan garaneyn sababta duqeynta weli ay ugu socoto magaalada maadaama ciidamadii ururka Al-Shabaab ay isaga bexeen magaalada Kismaayo. Xaalada magaalada ayaa weli ag sidii ay ahayd maalintii shalay, waxaana dadka magaalada ay noo sheegeen in weli magaalada lagu dhex arkayo maleeshiyaad fara badan oo magaa;llada dhex socda kuwaasoo aan cidna ka amarqaadanin. Dhanka kale dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dawlada Kenya iyo kuwa Soomaalida ee wada socda iyo ciidamada Al-Shabaab ayaa ka dhacay duleedka galbeed gaar ahaan agagaarka tuulada Canjeel oo 30-km ka baxsan magaalada halkaasoo ay weerar ku soo qaadeen Al-Shabaab. Faahfaahin buuxda lagama hayo dagaalkaasi, dhinacyada dagaalameyna kama hadlin illaa hadda. RBC Radio
  3. They were removed but they fought for 14 hours unlike in Marka baydhabo hiiraan so i was still correct now lets see how it goes after the removal of Alshabaab. Lets see how the KDF handle the situation after the fall of Kismayo.
  4. This is a serious matter Oba Hiloowle this garaad was the most pro Puntland during Cabdilahi Yusuf and Cade Muse and even when Faroole was waging a war against the Maakhir folks in galgala. I was never expecting this to be honest.
  5. Go’aamo Nabadeed oo beelaha Buuhoodle iyo Qori-lugud ka soo saareen Colaadii Kalshaalle September 30th, 2012 Kalshaalle (Somaliland.Org)- Ergooyin ka kala socday beelaha bariga Burco iyo Buuhoodle, ayaa shalay kulan ay ku yeesheen deegaanka Kalshaale waxay ka soo saareen go’aamo nabadeed oo lagu sii ambo-qaadayo nabad-gelyo buuxda oo lagu soo dabaalayo ammaanka iyo nabadaynta beelaha deegaankaasi. Wadahadaladan oo ay isugu yimaadeen labada dhinac waxa ka qeyb galay ergooyin gaadhaya ilaa 70 waxaana go’aamadaasi u dhignaayeen sidan:- 1. In nabad buuxda laga dhaliyo deegaanka iyo weliba kulankani inuu noqdo mid ay labada dhinac ku dhawaaqaan nabad raadin dhaba. 2. In mudada nabad lagu dhalinayaa noqoto muddo 2 bilooda oo ka bilaabanta maanta ( 30/09/2012). 3. In madasha shirku noqoto Qoro-lugud gudaheeda 4. In cidaa falal amaan daro ah ku talaabsata ee labada dhinac inta la gaadhaayo mudadaadi ay arintaasi ku koobnaato cida samaysay, labada dhinacna iska kaashadaan doonaa inay si dadhaba uga hawlagalaan .” Kulan nabadeedkani waxa uu daba socday qorshihii xukuumadda Somaliland ee ku wajahnaa nabadeynta deegaamada Buuhoodle iyo qorilugud.
  6. Lawlessness in Somali port after Islamist retreat Sunday, September 30, 2012 After Kenyan and Somali troops' advances towards the strategic port forced the Islamists to abandon it Saturday, the Kenyan army said helicopter gunships were attacking Shebab bases outside the city to clear the way for a final ground assault to occupy the city. However, the power vacuum created by what the Islamists called their "tactical retreat" left Kismayo exposed to chaos Sunday as residents waited for the Kenyan and Somali forces to arrive. Since the retreat of the Islamists, who ruled Kismayo with an iron fist, unidentified gunmen have killed at least three civilians, including a traditional leader, according to residents interviewed by phone from Mogadishu. "Three civilians were killed, including a traditional elder, by unidentified gunmen, and the town has been very tense since yesterday," said one resident, Abdulahi Adan, adding that Kismayo had been rocked by heavy explosions overnight. Another resident, Mohamed Issaq, said on Saturday that at least four civilians had been killed, including two clan leaders. "There is power vacuum and armed clan militia have started regrouping," said Dahir Moalim, another resident. "There were gunshots last night and most of the people did not sleep because of the tensions." Residents said there was still no sign of African Union troops in the southern city, where the Shebab reportedly busted open the gates of the main prison and the police station before retreating. "People are in the streets eagerly waiting to witness the changes but so far the Kenyan troops and the Somali soldiers are in the suburbs of the town," said Shueyb Mohamed. The Kenyan army said it was doing everything possible to ensure its forces took control of the city "safely" and "in good time". "We have received reports of the lawlessness within parts of the city.... We want to assure the civilians of Kismayo that their calls for order have been heard," Kenya Defence Forces spokesman Cyrus Oguna told AFP. Oguna said that late Saturday other Shebab bases outside Kismayo were destroyed by helicopter gunships and that the Shebab suffered "heavy casualties". "In Bardhere, there was a congregation of new Shebab recruits.... We struck them as they were receiving final instruction from their commanders," he said. Oguna says there were other air strikes in Berhane, a town near Kismayo, "to clear the path for a ground assault." The Somali military's second in command, General Abdikarin Youssouf Dhegobadan, said troops were working on removing security threats before moving into the city. "Our forces will peacefully walk into the city very soon, but before that there are new plans underlined to tackle the booby traps that are likely planted by the Al-Qaeda militants," he said. "The city is already secure but to safeguard the protection of the civilians there should be a sober way of entering the town." The fall of Kismayo is the latest in a string of major losses of territory over the past year for the Shebab, who have since switched to guerrilla tactics after they lost their strongholds. Kismayo had been a key source of revenue for the insurgents in the form of charcoal exports, as well as their main entry point for weapons. The Islamists have been battling Somalia's fragile Western-backed government since 2007.
  7. Maarodi;875195 wrote: This is a woman all Somalis could've been proud of, but qabilist tendencies got the best of her. I was expecting better however I guess qabil gets the best of all of us subhanAllah. How can you call some one qabiliste when she didn't even mention a single qabiil even when she was talking how bad Somalia is. How do you link that with being a qabiliste or didn't you even listen to her message. Unless Alshabaab and the Pirates and those that hate to be civilized are all from the sama qabil?
  8. Jacaylbaro;875416 wrote: So this time, XX forgot to log on from the other nickname ,,,,,, Sorry what are you talking about
  9. Abwaan;875384 wrote: XX, warkaan xaggee kala timid? Meel walba way ku jirta http://allsomalia.com/?p=2928 http://www.warfaafiye.com/2012/09/29/mahiga-magacaabista-raiisul-wasaaraha-cusub-looma-fiirin-doono-qaab-qabiil/ http://www.lasanod.com/details.php?num=8116
  10. But the end of the day its not the world that Somalia has to deal with but it has to deal with Somaliland
  11. Somaliland :Army Repel Attack in Kashaale by Militia Qorulugud-Somaliland Army has today repelled an offensive launched by a Buhodle milita on a site of peace conference which was expected to take place on saturday The skirmishes broke out after militiamen aligned to Buhodle launched an assault at Kalshaale the venue of the proposed peace conference which was about to open today between traditional chiefs from Buroa and burco. The conference was organized under the auspices of Somaliland Minister for presidency and the ex-leader of SSC Saleban halgatosiye. According to sources on the ground told Somalilandpress.com that militia men from Buhodle were opposed to reconciliation conference hence their intention to disrupt but their offence was deterred by Somaliland National Army who was keeping the security at the venue of the conference. The peace conference was aimed at bringing end long running animosities two ethnic communities which have beleaguered the lives of many people in that region. Somaliland National Army overcame the attacks by the militiamen forcing them to retreat, it’s yet not clear who led the militiamen since the original buhodle militia led by Saleban Haglatosiye had ceased all hostilities towards Somaliland. Eye witness in the area confirmed that there were no casualties were reported between the two sides. The conference went on as planned and both sides agreed to resume reconciliation talks after the end of the Hajj Pilgrims.
  12. Faarax-Brawn;875338 wrote: even tho,i dislike the shebab, i hate to see a foreign army in the streets of a major somali town.....what a sad day for somalia and somalis.just a week ago the somali people were celebrating,today all self respecting somalis should hang their heads low in shame. How do you want to fight Alshabaab with what Army ?
  13. The Egyptians and their motives are very clear you're assessment was correct Mintid the Egyptians have one objective is to stop Ethiopia building dams along the Nile river. But Egypt since the Mubarak government lost its power as a regional power everything Gamaal built through out those years was thrown in the bin by the Mubarak regime. All former agreements are now about to be re negotiated and the question is can Egypt deliver in 2012 regarding the Nile with south sudan now being a member of Nile Basin Initiative. Somalia is not going to fight an Egyptian war Somalia is tired of wars they want peace and stability in their country.
  14. Xaglatoosye has a Militia on his side of 500 men that are allied to Somaliland today he came from buhoodle with a group of elders from his clan and other reer buhoodle to organize a wider peace conference in kalshaale. All peace efforts should be welcome the more people talk about peace the more chance that peace can prevail.
  15. Mahiga “Magacaabista R/Wasaaraha cusub looma fiirinayo qaab qabiil” Erygaga Xoghayaha guud u qaabilsan Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa ka hadlay soo magacaabista Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, isagoo sheegay in aan loo fiirin doonin qaab qabiil. Wuxuu amaanay qaabka qabiil ee Soomaalida wax u qeybsato, isagoo xusay in ay isku qadariyaan sida ay u kala weyn yihiin waa sida uu hadalka u dhigay Mahiga, wuxuuna intaa raaciyay in Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ay ka yimaadeen beelo waaweyn. Agoustine Mahiga ayaa sheegay in soo magacaabista Ra’iisul Wasaaraha cusub aan loo fiirin doonin qaab qabiil balse la eegi doono kartidiisa iyo waxqabadkiisa ku wajahan arrimaha dalka Soomaaliya. Dhanka kale wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ay guulo muuqda ka gaareen howlgalada ka socda Soomaaliya, isagoo xusay in Shabaab guuldaro kala kulmeen dagaalada markii laga qabsaday degmooyin istaraatiiji ah sida Kismaayo oo ah meesha kaliya ee awoodooda isugu aruurtay
  16. Well the President has till 10 October to appoint a Prime Minister.
  17. WAR DEG DEG: Gudoomiyihii Beesha Azania ee Gobolada Jubbooyinka oo lagu toogtay Magaalada Kismaayo Allaha u naxariistee waxaa fiidnimada caawa Magaalada Kismaayo lagu toogtay Gudoomiyihii Beesha Azania ee Gobolada Jubbooyinka Nabadood Jeelle Khaaluud. Ilaa seddex nin oo bistoolado ku hubeysneyd ayaa waxay Nabadoon Jeelle Khaaluud ay ku toogteen Xaafadda Farjano, gaar ahaan dhinaca Aargada, isla-markaana lama yaqaano ujeedadii ka dambeysay inay toogtaan. Nabadoon Jeelle Khaaluud oo ka mid ah shakhsiyaadka sida weyn leh looga yaqaano Magaalada Kismaayo, ayaan la-ogeyn sababtii ka dambeysay inay toogtaan rag ka tirsan Al Shabaab. Ragga dilka geystay ayaa waxay isaga taggeen Xaafadda Farjano iyadoo aysan jirin cid eegeysa, taasoo sabab looga dhigay inaysan weli gudaha Magaalada Kismaayo u soo gelin Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Amisom. Arinta layaabka leh ayaa waxay tahay in iyadoo uu weli uu Nabadoonka uu meydkiisa uu yaallo goobtii lagu dilay, cidii ka qaadana ay madaxa ka tooganayaan Xoogaga Shabaab ee weli ku harsan Magaalada Kismaayo. Nin shaqaale ahaa oo ka hawl-geli jiray Suuqa Cooska ee Xaafadda Shaqaalaha oo galabta la-toogtay, ayaa wuxuu dilkiisa uu ka dambeeyay markii goor sii horeysay uu ka mid ahaa rag goobtaasi ka qaaday, meydka nin nabadoon ahaa oo ay dileen dagaal-yahano ka tirsan Al Shabaab. Al Shabaab ayaa iyadu tooganeysa ragga qaada meydadka ragga ay horey u dishay, taasoo keentay in shakhsi walba uu baqdin ka muujiyo in la-dilo, haddii markaasi uu qeyb ka noqdo dadka meydadka qaadaaya. Tan iyo markii ay Xoogaga Shabaab isaga baxeyn Magaalada Kismaayo ayaa waxa lagu dilay ilaa afar ruux oo laba ka mid ah ay yihiin Nabadoono, halka labada kalana ay yihiin niman dhalinyaro ah.
  18. JENERAAL DHEGO-BADAN: "Waxaan amar ku bixinay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya aysna gelin Kismaayo sababo jira awgood" Sabti, September 29, 2012 (HOL) — Abaanduulaha ciidamada milateriga Soomaaliya Jen. Cabdikariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inay ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya siiyeen amar ah inaysan gelin gudaha magaalada Kismaayo, sababo jira awgood. Jen. Dhego-badan wuxuu sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ay ku sugan yihiin daafaha magaalada Kismaayo, ayna sugayaan ciidammo kale, isagoo xusay in sababaha ay u diideen in xilligan la galo ay tahay iyadoo ay dhici karto in miinooyin ay uga tageen Al-shabaan. "Waxaan amar ku bixinnay in ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya aysna gelin Kismaayo sababo jira awgood," ayuu yiri Jen. Dhego-badan oo sheegay in sababta ay u diideen in xilligan magaalada la galo ay ka mid tahay si loo badbaadiyo shacabka ku nool magaaladaas iyo hantidooda. Abaanduulaha ayaa carrabka ku dhuftay inay ka go'an tahay inay Al-shabaab oo dhan ka saaraan meelaha ay dalka uga sugan yihiin, isagoo howgalladan Jubbada hoose ka socda ku sheegay kuwo qayb ka ah howgallada dalka oo dhan laga wado. Wasiirka gaashaandhigga ee waqtigiisu dhammaadka yahay, Xuseen Carab Ciise oo isaguna saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in la dajiyay qaab ama hannaan ay ku galayaan ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya magaalada Kismaayo. Sidoo kale, Sheekh Axmed Gaboobe oo ah wasiirka wasaaradda carsoorka, arrimaha diinta iyo cadaaladda ee xukuumaddu uu waqtigeedu dhammaadka yahay ayaa ugu baaqay in shacabka ku nool Kismaayo inay is-dajiyaan ayna ogaadaan inaan wax dhib ah loo geysan doonin. Mas'uuliyiinta dowladda u hadlay ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa ay gacanta ka helaan ee AMISOM lagu wado inay galaan gudaha Kismaayo 24-ka saac ee soo socda, inkastoo aysan xilli cayiman sheegin. Hadalkan ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo Al-shabaab ay sheegtay inay magaalada Kismaayo ka saaray maamulkeedii kaddib shan sano oo ay gacanta ku haysay, balse ay ciidamadeedu la dagaalami doonaan ciidamada ku wajahan Kismaayo.
  19. Dagaal si gaadmo ah uga dhacay duleedka Kismaayo SEPTEMBER 29, 2012 Kismaayo: (Sh.M.Network) Dagaalkaani oo ahaa mid xooggan ayaa Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya. kuwa Kenya oo is kaashaanaya iyo Xarakada Al Shabaab waxa uu ku dhexmaray duleedka Magaalada Kismaayo ee Jubbada hoose. Dagaalka ayaa ka dambeeyay kaddib markii Ciidamada huwanta ah ay kasoo baxeen gudaha Magaalada Dhoobley, kuna sii jeeday duleedka Kismaayo ay wadada u galeen Ciidamo ka tirsan Al Shabaab, dagaal xoogganna uu ku qabsaday halkaasi sida ay sheegayaan Saraakiisha Ciidanka Dowladda. “ Dagaalka waxa uu ahaa mid gaadmo ah, Al Shabaab ayaa nagu soo qaaday, waxaan kasoo baxnay Dhooblay, waxaan kusii soconay duleedka Kismaayo halka uu qorshaha ahaa laakiin Ciidamo aan badneyn oo Shabaab ah ayaa naga soo horbaxay, waana la dagaalannay, sidaasi waxaa yiri mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda. Majiro wax war ah oo kasoo baxay Al Shabaab oo ku aaddan dagaalkaasi, inkastoo xaaladda Jubbooyinka ay tahay mid kasan, shacabka ay u dhego taagayaan cidda dhabarka marsan doonta Magaalada Kismaayo oo hadda haawanaysa.