Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,068
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. “KULMIYE Albaabadiisu way u furan yihiin Ururradii ku hadhay Doorashadii Deegaanka” December 31st, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE ,kana mid ah xildhibaanada Golaha Wakiillada ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan ururradii ku guuldaraystay inay ka mid noqdaan saddexda xisbi qaran. Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Wabeeye waxa kale oo uu hambalyo iyo bogaadin ku wajahan guusha xisbiga muxaafidka ee KULMIYE ka gaadhay doorashadii deegaanka u diray taageerayaasha xisbiga KULMIYE Maxamed Xaaji Yuusuf Wabeeye waxa uu sidan ka sheegay mar uu shalay u waramayay wargeyska Dawan, waxaanu xusay in xisbiga KULMIYE taageerayaashiisii muujiyeen taageerada ay u hayaan, waxaanu tilmaamay inay xisbiga ay guul u tahay inuu soo baxo. Maxamed Xaaji Yuusuf Wabeeye isagoo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Sidaad ka war qabtaan waxa uu mar kale uu u soo baxay xisbiga KULMIYE inuu haysto xisbinimadiisii tobanka sano ee soo socda, waxaan hambalyo aad iyo aad u dirayaa dadweynihii u codeeyay xisbiga KULMIYE oo had iyo jeer la barbar taagan taageero, waana maanta guul in xisbigu soo baxo oo haddana hogaankii xisbiyada noqdo, taasoo muujinaysa taageerayaashii xisbiga KULMIYE inay yihiin wali qaar jira oo sideedii u taagan, waxaanan leeyahay waad ku guulaysteen codkiinii waxay Illaahay ka dhigay mid najaxa.” Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Wabeeye, isagoo hadalkiisii sii wata waxa uu yidhi. “Waxa kale oo hambalyo u dirayaa maayarada ka soo jeeda xisbiga KULMIYE iyo dhamaan xubnihii xisbiga KULMIYE ee aan guulaysan inkasta oo Somaliland wada guulaysatay, kuwii laga guulaystay iyo kuwii guulaystay waxaan leeyahay hambalyo.” isagoo la hadlaya ururrada siyaasada ee aan ku guulaysan inay soo baxaan waxa uu yidhi. “Waa iska caadi adduunyada oo dhan tabashooyinku way ka dhacaan doorashadu waa nin tartan ku jira waa nin ay dhaqaalihiisii ay baxayaan, markaa marka ay doorashadu dhacdo kolay waxa yimaada cabashooyin, markaa waxaan odhan lahaa dhamaanteen waynu wada guulaysanay intii Illaahay u calfay ayaa soo baxday, inteena kalena adduunyadu maantoo qudha maaha, ninka aan maanta guulaysan waxa dhici karta maalin dambe inuu guulaysto, waxaan leeyahay nabadgalyada aynu ilaashano, aynu aqbalno natiijadooyinkii sideedaba dimuqraadiyada waxa ka mid ah doorasho lama galo haddii aanad natiijada aqbalin, markaa waxaan odhan lahaa haddii Illaahay intan u qadaray waa in aad soo dhawaysaan maalmo badan ayaa hadhay.” Ugu dambayn waxa uu sheegay inay soo dhaweynayaan ururradii siyaasada ee ku guuldaraystay inay soo baxaan, waxaanu yidhi. “Run ahaantii aad ayaan u soo dhawaynaynaa waana siyaasaddii xisbiga in aanu ururradii hadhay soo dhawayno, sababta oo ah xisbi Xaakim baanu nahay waa waajibaadkayaga iyo mas’uuliyadahayaga in aanu nimankaa tartamay ee sida xalaasha u tartamay ee natiijada aqbalay waxaanu aad iyo aad ugu han waynahay in aanu soo dhawayno wax alle wixii suurto gala xagayaga albaabaduna way u furan yihiin.”
  2. Also another problem seylac is one of the most diverse cities in Somaliland compared to all the other cities of the country.Only the capital of Somaliland is more diverse hargeysa.
  3. its turning ugly not because of clan but because people are dissatisfied and that happens a boy died in hargeysa to 2 week ago are hargeysa residents also second class citizens there is no difference between Somalilanders. We only have dissatisfied citizens who are supposed to the policies of their government.
  4. Daawo: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee DFS Fawsiyo Yuusuf oo booqasho rasmi ah ku timid London, kana hadashay shirweyne ka dhacaya London. Wasiirka arrimaha dibadda ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo soo gaartay Magaalada London 29.12.2012 ayaa sheegtay in ujeedada safarkeedu tahay sidii ay ugu gogol xaari lahayd kulan rasmi ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaasi oo bisha May ee 2013 ka dhici doona Magaalada London. Booqashada wasiirka oo ahayd mid rasmi ah oo ay Dawlada Britain u fidisay ayay kulan gaar ah 03.01.2013 kula qaadan doontaa Dhigeeda arrimaha dibadda ee Ingiriiska William Hegue iyadoo kadibna 7-da bisha Jan. tagi doonta magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga. Waxaa ay inta ay joogto kulamo la qaadan doontaa Soomaalida ku nool London oo ay kala qayb gali doonto xaflado ay ku soo dhawaynayaan, iyadoo intii ay joogtay Garoonka diyaarada Heathrow Airport kula hadashay Saxaafada iyo dadweyne soo dhawaynteeda ka qayb qaatay.
  5. Wasiirada arrimaha dibadda wadamada Soomaaliya iyo Ingiriiska oo saacadaha soo socda kulan ku yeelanaya magaalada London Magaalada London ee wadanka Ingiriiska waxaa ka socota qabanqaabo xoogan oo loogu jiro kulan saacadaha soo socda la filayo inay magaaladaasi ku yeeshaan Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo wadanka Ingiriiska. Madax ka tirsan Dowladda Ingiriiska ayaa iyagu wada qabanqaabada kulanka labada mas'uul, waxaana magaalada London ee wadanka Ingiriiska ku sugan haatan Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya ahna K/Xigeenka Ra'iisal Wasaaraha Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan. Kulanka dhex maraya madaxda labada dowladood ayaa la sheegayaa in looga hadlayo xiriirka labada wadan, taageerada Dowladda Ingiriiska ka geysaneyso arimaha Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib u dhiska iyo horumarinta ammaanka. Dhinaca kale jaaliyada Soomaalida ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa xalay kulamo kala duwan la yeeshay wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, iyagoo si weyn u soo dhoweeyay isla markaana kala wadahadlay doorka qurba joogta uga bannaan inay dalkoodii hooyo ka qeyb qaataan dib u dhiskiisa.
  6. ^^ Thats not a problem in 1993 they tried troubles in Seylac president Cigaal silenced them , in 1999 the relations between Somaliland and Djibouti were so bad that they almost went to war. But cigaal had balls he could care less about what any one thinks of his Somaliland., Ismaciil cumar geele firing his ministers and ambassadors from the non jesus clan is just absurd. The government of Somaliland should accept democracy the people of Seylac elected a mayor and deputy mayor and that's fine.
  7. War Deg Deg ah:Wada hadalkii Somaliya iyo Somaliland oo dib uga furmaya London iyo Marwo Foosiya Xaji Adan oo hogaminaysa wafdiga somalia December 26, 2012 | Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay London Dec26/12 (SDN) Xafiiska wararka ee qurbojoog.com ee london ayaa waxa u helay xog laga soo xigtay wasarada Arimaha Dibada ee uk in shirkii wada hadalka Somaliland iyo Somalia u dhawaan ka furmayo magalada London , waxa kale oo la xaqi jiyey in wasiirka arimaha dibada Somalia Marwo Foosiya Xaaji Adan in ay casumad rasmiya ka heshay wasaarada arimaha dibada lana filayo inay dhawaan soo gaadho caasimada uk ,wasiirka aya la filayaa inay la kulanto jaaliyada somalia oo ku jira u diyaar garaw ay ku soo dhawaynayaan raysal wasaraha ahna wasiirka arimaha dibada waxii wara ee ka soo kordha kala soco qurbojoog.com
  8. And the sad part is the vast majority of MPs that came out of seylac and lughaye were Kulmiye ,while the Kulmiye government is pushing further away its party supporters very strange.
  9. Another meeting will be held in London soon between Somaliland and Somalia the 2 presidents will go there and restart the talks.
  10. Sax Sax rabitaanka shacabka ayaa mar walba la eegaya iyu umadu siday u wada nolaan lahayd Sultan faisal tan wa ka run sheegey.
  11. Jb why is the government trying to make the election regarding the elected mayor in seylac illegitimate
  12. Che -Guevara;903497 wrote: lool@east fox clan, why not just say the qabiil name. Are the mayors and governors appointed or elected? The governors are appointed by Siilaanyo the mayors are elected.
  13. Coofle true the clans live there together now the mayor plus deputy mayor are both from the borama clan, perhaps a compromise should happen the governor should remain from the Djibouti clan and the deputy mayor should be from the Djibouti clan.
  14. Maxammad farax inu basaboorkisa Somaliland la soo baxa uun bay ahayd marki ba wala sii deyn laha.
  15. Xukuumada Soomaaliya Oo Sheegtay In Dhawaan Ay Bilaabi Doonto Qaadista Canshuurta Dalka Muqdisho(RBC Radio)-Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay iney a Sanadka cusub ay si rasmi ah u bilaabi doonto canshuur qaadista dalka, Wasiirka wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya Maxamuud Xasan Saleebaan oo ka hadlayey fadhigii baarlamaanka ee maanta lagu ansixiyey miisanaiyada sanada 2013 ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadu ay si rasmi ah u bilaabi doonto qaadista canshuuraadka dalka sida ugu dhaqsaha badan Wasiirka ayaa sheegay in xukuumada Soomaaliya ay ku mashquulsanayd sidii ay u bilaabi lahayd canshuur qaadista magaalada Muqdisho iyo gobolada kale ee ay gacanta ku hayso xukuumada Soomaaliya, wuxuuna ka codsaday dhamaan hay’adaha kale ee dowlada oo ay quseyso canshuur qaadistu iney kala shaqeeyaan wasaarada maaliyada qaabka ugu haboon ee loo bilaabi lahaa canshuur qaadista dalka guud ahaan,Wasiirka ayaa sheegay in wasaaradiisu ay dhamaystiri doonto shuruucda canshuur qaadista ayna sidoo kale dhiseyso hay’adaha canshuur qaadista. Wasiirka ayaa intaa ku daray in qaadista canshuuraadka dalka ay dowlada Soomaaliya ka *****oli doonto duruufaha dhaqaale ee haysta xukuumada Soomaaliya oo xiligan inta badan ku tiirsan dhaqaalaha ay bixiyaan wadamada deeq bixiyaasha ah. Wuxuuna ballan qaaday wasiirka Maaliyada xukuumada Soomaaliya in Lacagaha kasoo xarooda canshuuraadka dalka ay ku dhici doonaan Bangiga Dhexe ee Soomaaliya , isagoona intaa raaciyey in lacagahaas dib loogu dhisi doono dalka oo ku burburay dagaaladii sokeeye ee mudada dheer ka socday wadanka Soomaaliya. Amar dhawaan kasoo baxay shirka golaha wasiirada ayaa lagu mamnuucay qaadista canshuuraha dalka waxaaana amarkaas ku xusnaa in cidda kaliya ee awooda u leh qaadista canshuuraha dalka ay tahay wasaarada Maaliyada oo xiligaas loogu baaqay iney si deg deg ah u bilowdo canshuurta dalka.
  16. 45.000 people lost their lives since the war began in Syria its a shame the asads think Syria is their little Kingdom ruling Syria for more than half a century. The world watching as the conflict is rooted into a geopolitical battle. The US state department and the Europeans there is so little they can do in this troubled region. The situation might escalate further as asad loses more ground to the rebels most people who support President asad are afraid that Syria will turn into a new Iraq where a puppet regime will be installed. But Syria is different various Islamic militants are holding ground in Syria not just the Syrian national coalition.
  17. oba hiloowlow;903298 wrote: Long live president Assad His people have a different opinion.