-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
AfricaOwn;939661 wrote: Eng. Faisal message needs to be consistent and I hope that he takes a strong stance against the London conference. Indeed Ucid and wadani stance should be no to the London conference and they should prepare organize the masses in SL. The hell with AID and the beggar mentality, Somaliland status as an independent state is much more valuable than any AID.
-
Vice President of Somaliland when and where we in Somaliland are ready for talks with Somalia.
-
“Mar walba oo loo baahdo wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya diyaar ayaanu u nahay” April 18th, 2013 Hargeysa, (Somaliland.Org)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa soo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo u warramayay Telefishanka Qaranka, ayaa waxa uu sheegay in qodobadii ka soo baxay wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ay muhiim u ahayd Somaliland, waxaanu tilmaamay in shacbiga Somaliand soo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay halkaas. Cabdiraxmaan Saylici sidoo kale waxa uu tilmaamay inay fursad qaali ah u tahay shacbiga iyo dawladda Somaliland, isagoo arrimahaas ka hadlaya waxa uu yidhi. “Fursad aad u muhiim ah ayay ahayd sababtoo ah sannadkii hore bishii labaad shirkii lagu qabtay Ingiriiska qodobadkii ka soo baxay aad bay muhiim u ahaayeen, kuwaasoo qeexayay dhibaatadii muddada labaatanka sanadood soo jiitamaysay ee Somaliland iyo Soomaaliya u dhaxaysay oo lagu qeexay in beesha caalamku taageerto wada-hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya runtii waxay ahayd qodobo aad u muhiim ah waxa daba socday labo shir oo midna London lagu qabtay midna lagu qabtay Dubai, labadaas shirna waxay ahaayeen shirar aynu la yeelanay dawladii ku meel-gaadhka ahayd ee hore waxay daba socotay shirarkii noocaa ahaa oo beesha caalamku go’aansatay in labadii dal ee la kala odhan jiray Somaliland iyo Soomaaliya ama maxmiyadihii Ingiriiska iyo Talyaaniga midnimadoodii dhibaato ka timi oo burburkii Soomaaliya ku yimi qayb ka ahayd, iyadoo reer Somaliland go’aansadeen in xornimadoodii dib ula soo noqdaan, waxaanan qabaa inay ahayd arrin beesha caalamku garowsatay.” Madaxweyne ku-xigeenka oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaas ku daray. “Labaatan sanno aanay jirin cid aynu la hadalnaa markay soo dhawaatay dawladii Soomaaliya oo dawladu ka baxday ku meel-gaadhkii wada-hadalkii koowaad dawlada Turkiga oo walaalaheena oo mucaawino ina siisa iyo gacan siyaasadeed ay wada-hadalkii sii wado fursad aad u qiimo badan ayay u ahayd Somaliland oo ay soo dhawaysay.” Madaxweyne ku-xigeenka ahna oo ku simaha madaxweynaha waxa uu sheegay inay mar walba Somaliland diyaar u tahay inay goob kasta oo lagu wada-hadli karo ay tagto “Anagoo tixgalinayna go’aanka beesha caalamku qaadatay mar walba iyo goob kasta oo loo baahdo wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya diyaar ayaanu u nahay.” Sidoo kale, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu cambaareeyay weerar ay koox hubaysani ku qaaday saldhig ku yaala magaalada Caynabo, kaasoo lagu dilay taliyihii sirdoonka gobolka Saraar, “Falkaa ummadda Somaliland waa ka tacsidaynaa ciddii ku dhimatayna eheladii iyo qaraabadii samir iyo iimaan Alle ha idinka siiyo, dhamaanteena samir iyo iimaan hay naga siiyo, runtii fal fool xun bay ahayd maanta ummadda Somaliland halka ay marayso karaamada ay caalamka ku leedahay sida loogu soo jeedo loogu soo dhiiranayo in la maalgashado, waxay ahayd fal aad iyo aad sumcadeena wax u dhimaya dad shicib ahi inay weeraraan goob dawladdu leedahay runtii aad iyo aad baan uga tacsidaynayaa ummadda Somaliland, waxaan leeyahay ciddii falkaa ku kacdayna ha ka istaafuruqlaysato ummadda Somaliland ayay meel kaga dhaceene.” ayuu yidhi Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici).
-
Voter registrations a year prior to the referendum That way it wil be only somalilanders voting not pirates koonfurians shabaabians defeated lot all will be disqualified And a referendum means only for the somaliland people from lawya cado to yoocade
-
This will fail lol
-
Somaliland Will Attend the London Conference?
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Tallaabo there is noo parliament they are a bunch of guulwadayaal And. Somaliland will not have a decent parliament next coming two years But siilaanyo knows what is at stake he cant come with. Meeqaam sare kursi macaan ba lana fadhisin doona Boodhkayaga somaliland ba ku qoran Silaanyo will have a problem with the masses in sl. Who would want his head if he makes such a foolish mistake -
Sayid qardho somaliland could only accept thIs if a un supervised referendum is given with in the next 3 years longer than that is unacceptable. South sudan was 5 years eritrea was 2 years somaliland max 3 years.
-
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
:D -
SHOUT OUT to all the Somalilanders/Somalians out there ...
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
SomaliPhilosopher;939482 wrote: But JB said I can become a citizen?? In terms of practicality what benefits am I missing out as a non-citizen? What rights do I not have as a non-citizen? Can a British man become a citizen? Can you become citizen of Djibouti you speak the same language with them to? if that was the case canadians could become irish citizens and irish could become australian -
SHOUT OUT to all the Somalilanders/Somalians out there ...
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
SomaliPhilosopher;939482 wrote: But JB said I can become a citizen?? In terms of practicality what benefits am I missing out as a non-citizen? What rights do I not have as a non-citizen? Can a British man become a citizen? You cannot vote you pay tax but you cannot vote nor take part of the political leadership, and your opinion will not really matter -
SHOUT OUT to all the Somalilanders/Somalians out there ...
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
SomaliPhilosopher;939478 wrote: So if I become a citizen, as a southerner, can I run for mayor? Be appointed as minister? Marry a local without being treated as a foreigner? You can live in SL for as long as you want but you cannot be a citizen nor can you run for office -
SHOUT OUT to all the Somalilanders/Somalians out there ...
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
SomaliPhilosopher;939476 wrote: What if I come a citizen? Or my kids are born there? Can they not partake in Somaliland politics? No you cannot you cannot become citizen of Somaliland and if your childeren are born there they will still be offspring of immigrants -
SHOUT OUT to all the Somalilanders/Somalians out there ...
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
SomaliPhilosopher;939469 wrote: But a "northerner" can be a foreign minister in Somalia. bit of a double standard much? Because your government still claims Somaliland to be part of their country , so in order to show that SL is some how part of Somalia they pick a minister from SL. But for Somaliland the unity no longer exist and they are an independent state. So Foreigners from Somalia Djibouti Kenya have no say in Somaliland nor can they have leadership in SL. -
SHOUT OUT to all the Somalilanders/Somalians out there ...
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Nope you will be a foreigner -
Somaliland Will Attend the London Conference?
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Wiil Cusub;939395 wrote: Madaxwaynahu wuu ka fikirayaaaaa ee ha dagdagin Haadabay yidhaheeen wanu ka so fakireyna it doesnt sound to good Still its being chaired by somalia How do you want the world to take you serious if you sit behind the somalia leaders -
Somaliland Will Attend the London Conference?
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
I hope they wont attend because it will be a major set back -
President Silanyo Meets British PM David Cameron (video)
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Oodweyne the brits are solely approaching this issue from their own interests particularly their image of how they want to be seen by the rest of the world and how they are committed to Somalia. If you have followed their policies towards Somalia the last years the Brits are deeply involved in Somalia's affairs even hinting to send British forces to Somalia. But where does that leave Somaliland if they want Somaliland to be there and take part of the conference in order to have their all inclusive image to the world that both Somalia is there and Somaliland is there. While the conference is being chaired by Somalia and UK, that doesn't sit well with me. I doubt how this move by SL would contribute to the Somaliland cause , since Somaliland status is still that of a defacto state consequently the need for the SL political leaders to come with a real solution while keeping Britain as a close ally of Somaliland. And at the same not diminishing Somaliland status. What ever decision President siilaanyo takes it has to be one that the entire Somaliland community civil societies parties diaspora are all backing. -
President Silanyo Meets British PM David Cameron (video)
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Che -Guevara;939316 wrote: Stoic. You still claiming to be Sijui is like me saying I am still that ciyaal xaafad from Bilaajo Carab. It is time to buy a house in Hargeisa ninyahow. His Somali is still rubbish, the hargaysaawis will not understand him, Che the good old days of xamar caday ended for you.even if you wanted to run for a district in xamar, Oba and his Unuka Militia will tell you, goofkan goofkayagi waaye eebow iga siko nooh. -
President Silanyo Meets British PM David Cameron (video)
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Somaliland should skip this one , whats the point to meet culusow next month when 2 month later there will be another meeting in turkey. And its not like these English geezers are mediating between Somaliland and Somalia. As long as its chaired by Somalia and Britain , there is no room for Somaliland. -
President Silanyo Meets British PM David Cameron (video)
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska oo Caawa kulan la yeeshay madaxweynaha Somaliland April 17th, 2013 Dulucda Qodobadii ay ka wada hadleen labada Hoggaamiye David Camaron Oo Somaliland u soo Jeediyay In Shirka London Ahmiyad u leeyahay London (Somaliland.Org)- Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska ayaa caawa xafiiskiisa Number 10 Downing Street ku qaabilay madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal ku jooga dalka Ingiriiska. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray Afhayeenka madaxtooyadda mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaana labada Hoggaamiye kulankoodaasi ay diirada ku saareen sidii labada dal ay wada shaqayn dhow iyo wax-wada qabsigooda u sii adkayn lahaayeen. War-saxaafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan:-“Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ee ku sugnaa maalmahanba Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada London ayaa caawa fiidkii la kulmay Ra’iisal wasaaraha Dalkaasi Ingiriiska David Cameron. Kulankan oo ahaa mid ay ku lafa-gureen labada dal, wada shaqaynta iyo xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya, ayaa madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo kulankaasi ku dheeraday sidii loo ilaalin lahaa wada jirka iyo wada shaqaynta ay labadan dal mudada dheer soo wadeen iyo sidii laysaga kaashan lahaa xoojinta iyo adkaynta nabad-gelyada geeska afrika, horu-marka iyo dhaqaalaha. David Cameron oo isna madaxweynaha uga mahad-naqay sida qiimaha leh ee ay Somaliland marwalba isaga xil-saarto adkaynta iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labadan dal, ha noqoto dhanka ammaanka mandaqada geeska afrika iyo xidhiidhka caalamiga ahba. Sidoo kale waxa uu ra’iisal wasaare David Camaron Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u soo bandhigay ahmiyada uu leeyahay shirka London lagu qaban-doono ee Somaliland iyo Soomaaliya la doonayo in lagu wada hadashiiyo oo uu ku nuux-nuuxsaday ra’iisal wasaaruhu in ay Somaliland faa’iido weyni ugu jirto ka soo qayb-galkaasi, ingiriiskana ay muhiim u tahay. Kulankan waxa Madaxweynaha kulankan ku wehelinayay Wasiirka Arrimaha Dibeda JSL. Dr. Maxamed CabdilaahI Cumar, Wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Ingiriiska, Ambasador Cali Aadan Cawaale. Dhinaca Raisal Wasaarahana waxa ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Dibeda Ingiriiska Mr. William Hague.” -
President Silanyo Meets British PM David Cameron (video)
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
^Che i should an arrange a meeting for you and Waraabe -
President Silanyo Meets British PM David Cameron (video)
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
^^:D
