Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. waleh somaliland way dhaqaaqday maantaynu cash point samaysaney mashallah.
  2. http://www.youtube.com/watch?v=L4wcqgjy ... iland.org/ watch this video udub party driwal they had there shirweyne aswell mashallah rayaale is toast
  3. drawal was the favourite i now udub is divided in to 2 factions. so that way kulmiye can get more votes.
  4. i support driwal waleh he is the best candidate.
  5. Originally posted by Peace Action: Xudhuf don't say never, you may eat you words one day. It is good move and it helps and legitimizes the peace process in Jabouti. I hope Sharif and Cade are flexible enough to accomodate the concerns of other groups so that the outcome will be successful. i know my people sxb Somaliland is here to stay for ever
  6. thats normal imbigati eldored and any other shir somalida konfuurta loo qabto waxba naga ma gallin anaga sxb, wa shirarki somaliya
  7. the garaad said on the bbc kalsooniidii puntiland waynu kala noqonay. thats a fact wa xaqiiq bbcsomali bay ku jirta soo dhageyso. garaad jamac garaaad cali garaad jamac sii fiican buu oo hadlay
  8. farancab we somaliland are not part of somalia we will never be part of somalia u know that no shir we went to since 1991
  9. Puntland oo digniin ka soo saartay Shirka Jabuuti Tuesday, January 27, 2009 - 11:04 AM Wasiirka warfaafinta DGPL Warsame Cabdi shirwac oo maantay shir jaraa’id ku qabtay Caasimada Puntland ayaa waxa uu sheegay in Puntland ay si weyn uga soo horjeedo wadahadalka ka socda Jabuuti. Wasiirka ayaa waxa uu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in wadahadalka Jabuuti uusan aheyn mid Shacabka iyo dowlada Puntland aysan marna raali ka aheyn in sida wax loo qeybsaday aysan aheyn sida uu sheegay habkii soomaalida markii hore ku heshiisay ee 4.5. Warsame waxa uu hadalkiisa oo ahaa mid aad u kulul ayaa waxa uu beesha caalamka ugu baaqay in ay il gaar ah ku fiiriyaan shirka Jabuuti isaga oo yiri ” Xubnaha barlamaanka Puntland uga qeyb galay beelaha ku dhaqan awood uma laha in nin Banaadir iyo gobol kale ka yimid uu soo xulo”. Wasiirka warfaafinta Puntland waxa uu sheegay in Xildhibaanada ka qeyb galay Kulanka Jabuuti ay yihiin kuwo aan matalin shacabka iyo weliba beelaha reer Puntland isaga oo hadalkiisa ku sii daray in Puntland ay ogtahay oo keliya 3 Qof oo Mucaaradka ka mid ahaa balse uu diiday in uu faahfaahiyo magacyada ay leeyihiin. Hadalka wasiirka ayaa waxa uu imanay iyada Madaxweynaha Puntand uu war qoraal ah u diray wakiilka Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ee arrimaha Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla kaas oo wasiirku sheegay in uusan wax faahfaahin ah ka bixin karin Hadii ay jirto jawaab iyo in kale. Dhanka kale waxaa Magaalooyinka Puntland oo dhan laga dareemayaa hadal haynta Shirka Jabuuti iyadoo Magaalada Galkacyo ay dhawaan ka dhaceen Banaan bax weyn oo lagu taageerayo go’aanka ay Maamul goboleedka Puntland ay u gaartay si wada jir ah. XOL Garowe,Puntland Somalia
  10. looooooool we saw this commming when yusuf is gone puntland cabdilahi yusuf bay yemen oo raacday.
  11. looooooool we saw this commming when yusuf is gone puntland cabdilahi yusuf bay yemen oo raacday.
  12. this what i wanted man i wanted that cabidlahi yusuf ay soo qabtaan al shabaabku laakin wu is casiilay damn foqal damn.
  13. Well mr Emperor its just rayaales firs term he never won another presidential election only parliament election he won in 2005. But let’s hope and see if we are going to see change. I think kulmiye can bring the nation together and will not let Ethiopia influence Somaliland politics . Like the udub administration does.
  14. Qaar Ka Tirsan Wasiiradii Xalay Loo Magacaabay DGPL Oo Xilkii Iska Casiley Warkii 18-Jan-2009 iyo Qormadii: yaasiin faytin Waxaa durba kasoo if baxaya xarunta dowlad Goboleedka Puntland ee garoowe inay wasiiradii iyo w/xigeenadii xalay uu magacaabay madaxweynaha cusub ee puntland cabdiraxmaan faroole ay xilka iska casileen islamrkaana ku aaneeyey inaysan u qalmin xilka loo magacaabay waa siday sheegeene . Wasiirka kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Mud,saleebaan Ciise axmed ayaa shabakada afnugaal oo xiriir la samaysay u xaqiijiyey inuusan doonayn inuu xilka loo magacaabay qabto islamrkaana ku macneeyey inuusan u qalmin oo uusan kamid ahayn Golaha wasiirada ee iminka loo magacaabay puntland . Sidoo kale Mud,saleebaan Ciise Axmed oo kamid ahaa murashixiintii u tartamayay xilka madaxwayne ku xigeenka ee DGPL ayaa lka sheegay inuu si weyn ugu hanweynaa inuu noqdo madaxweyne ku xigeen islamrkaana qabto jago tan ka roon iyadoo uu xilka madaxweynaninmona uu si Aqlibayd leh Ugu guuleytay Gen,cabdi semed cali shire . Saleebaan Ciise ayaa intaasi ku daray isagoo u waramayey shabakada afnugaal inuu mahad balaaran u jeedinayo Madaxwaynaha dowlad goboledka Puntland C/raxmaan faroole islamarkaana uu ka mahad celinayo magacaabista uu u magacaabay xilka wasiirka kaluumaysiga balse uusan qaban doonin xilkaasi . Si kastaba ha ahaatee hadalkan masuulka loo magacabay wasiirka kaluumaysiga puntland ayaa kusoo beegmaya xili ay wasiirada iyo wasiir ku xgeenada maamulka puntland ay magacaban yihiin wax ka yar 24-saac islamrkaana ay jiraan murano xoogan oo kasoo baxaya kuwo kale oo la magacaabay iyo kuwo laga tegeyba . Yaasiin faytin Yaasiinfaytin@hotmail.com Info@afnugaal.com gobonimo
  15. he is to dacaad i dont think he will make a chance
  16. In 1960, the British Protectorate of Somaliland – which included Sool and Sanaag – united with Italian Somalia to form the Somali Republic thats enough.
  17. they will even get a lower share. u know why because the maakhir people are on the edge to leave puntland for ever www.lasqoray.net ka akhri.
  18. Can the colonialist give ssc land to another country called somaliya? No because its already Somaliland. jawaabta adiga iska leh..
  19. twisted logic wlc sxb Puntland way riyoonaysa. Puntland is part of somalia they will get what the 4.5 clan system givs them. wax anay xaq oo lahayn la siin mayo.
  20. Wardegdega :Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ku guuleystay inay soo furteen Macalinkii Masriga ee lagu afduubay Burco. Ninkan Masri oo magacasii la yidhaa Maxamed Mustafa oo ahaa macalin wax ka dhiga Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ku guuleystay inay soo furtaan ninkii masaariga ahaa dhawaanta lagu afduubay Magaalada Burco ee Gobolka Toghdheer Ninkan Masri oo magacasii la yidhaa Maxamed Mustafa oo ahaa macalin wax ka dhiga dugsiyada dawlada ee Magalaada Burco ayaa muddo saddex cishaba u qafaalnaa dablay aan la garanayn. Dagaal ay ciidanka Boolisku ku qaadeen budhcadii oo ku haystay Ceeldheer meel buuralayda Burco Waqooyi kaga began ayey u suurtogashay in ay si nabadgelyo ah u soo furtaan. Wararka halkaa naga soo gaadhaya ayaa sheegay in budhcadii ay baxsadeen isla markaana ay Ciidanka Somaliland ay ku daba jiraan Macalinkii Masriga ahaana la keenay Magaalada Burco ee markii hore laga afduubay. Waaheen
  21. hey u are from hargeysa.and you also puntlander halkay dabku iska qabsan layahay , me
  22. Give it to jibriel cali salaad the governer of maakhir.