-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
The president of Somaliland invites Members of parliament PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Xog-waramay Kulankii Qado-sharafta Ahaa Ee Shalay Dhex-maray Madaxweynaha Iyo Golaha Hargeysa (Oodweynenews)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro], ayaa tibaaxay in kulankii qado-sharafta ahaa ee uu shalay Golaha Wakiilada u sameeyey Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo uu ahaa fursad is-barasho oo laba dhinac dhex-maray. Gudoomiye Cirro oo galabta u warayay idaacada bbc-da, ayaa taafaasiil dheeraad ka bixiyey kulankaas dhex-maray Golaha iyo Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, waxaana uu yidhi “sida aad ka war qabtaan waxa dhalatay xukuumad cusub iyo Madaxweyne cusub, oo Madaxweynuhu dhawaan ayuu xilka la wareegay. Golaha Wakiiladuna waa Goliihii sii joogay ee shaqaynayay. Markaa madaxweynuhu waxa uu goostay inuu Golaha oo dhan marti-qaado. Waxaana ay ahayd furashad is barasho iyo soo dhawayn uu soo dhawaynayay Golaha.” Mar uu gudoomiyuhu ka jawaabayay su’aal la xidhiidhay in Madaxweynuhu si gaar ah uga codsaday Golaha inay u ansixiyaan xubaha Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada, waxa uu yidhi “Runtii Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu ixtiraamayo Waajibaadka dastuurigaha ee Golayaasha Qaranku kala leeyihiin, haddii ay tahay Xukuumada iyo Golaha Wakiilada-ba, oo uu mid kasta u ixtiraamayo awooda dastuuriga ah ee dastuurku siiyey. Inkasta oo ay kaftan u badnayd, hadana gunaanadkii Madaxweynuhu waxa uu codsaday in la soo dhaweeyo Golihiisa xukuumada.” Gudoomiyuhu waxa uu ka hadlay dareennada kulan ee laga muujiyey xukuumada Madaxeyne Silaanyo iyo Wasiirada aanay ansixin ee xilalka la wareegay, “Waxa aan qabaa in dad badani dareenkooda muujiyeen oo meeshii [Xukuumada cusub] ay iska filayeen iska waayay inay ku jiraan. Laakiin waxa aanu shacbiga u sheegaynaa in aynaan isku helayn xukuumad kooban oo tayo leh iyo in qoskaa meel helo. Ta labaad waxa weeyaan qaabka nidaamka dawliga ahi waxa weeyaan Marka wasiirka la magacaabo inuu xilka la wareego. Dastuurkuna waxa uu sheegayaa marka la ansixiyo in 30 maalmood gudahood lagu dhaariyo.” Ayuu yidhi Md. Cabdiraxmaan Cirro. Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro waxa uu ka hadlay qaabka ay noqon doonto wada-shaqaynta Golaha iyo Xukuumada cusub, “Waxa aanu rajaynaynaa in wada-shaqaynta Golaha iyo xukuumada cusubi inay wanaagsanaato, wixii sharci ah-na waanu ku taageeri doonaa wixii sharci darro ah kuma taageeri doono.” -
The president of Somaliland invites Members of parliament PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
The president of Somaliland invites Members of parliament PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha Oo Wakiilada Ka Dalbaday Inay Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyaan Golahiisa Wasiirada Iyo Nuxurka Qoddobada Wada Hadalkooda Hargeysa, August 3, 2010 (Haatuf)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay kulan uu la yeeshay mudanayaasha Golaha Wakiilada oo uu hogaaminayaan shirguddoonka golahaasi waxa uu kaga codsaday inay cod aqlabiyad ah ku meel mariyaan ansixinta golihiisa wasiirada ee uu dhowaanta soo dhisay. Kulankan oo uu madaxweynuhu qado sharaf ugu sameeyey xildhibaanada Wakiilada oo ka dhacay Ambassador Hotel ee magaalada Hargeysa ayaa waxa kale oo uu madaxweynuhu ka dalbaday Golaha Wakiilada in xidhiidhkoodu noqdo mid wada shaqeyneed oo ka duwan kii u dhexeeyey xukuumaddii Madaxweyne Rayaale. Kulankaasi madaxweynaha waxa ku wehelinayey Madaxweyne Ku Xigeenka, C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Chief of Cabinet-ka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan. Kulankan oo albaabadu u xidhnaayeen, isla markaana Saxaafadu dibada ka joogtay ayaa socday muddo saacad iyo badh ah waxaana sida warar ku dhow-dhow Mudaneyaasha Golaha Wakiiladu ay sheegayaan, Madaxweynaha cusubi waxa uu ka dalbaday Golaha Wakiiladu inay codka kalsoonida ay siiyaan xukuumadiisa oo ay ansixiyaan dhamaan 26-ka xubnood ee uu Golaha Wasiirada u soo magacaabay todobaadkii hore. Warku wuxuu intaasi ku daray in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu Golaha u soo jeediyay in kor loo sii qaado xidhiidhka labada dhinac isla markaana meesha laga saaro xidhiidhkii hooseeyay ee ka dhexeeyay Xukuumadii hore ee Madaxweyne Rayaale. Waxa la sheegay in Kulankaasi ay ka hadleen Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilahi iyo Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. C/Casiis Maxamed Samaale, oo ka hadlay kulankaasi ayaa Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka cusub uga mahad celiyay marti qaadka ay u fidiyeen Golaha Wakiilada isla markaana soo dhaweeyay in xukuumada iyo Goleyaasha sharci dejintu ay wada shaqeeyaan waajibaadka qaran ee ay ummadda uga masuulka yihiin. Kulankan oo xukuumada iyo Golaha Wakiilada midna ka hadlin ayaa la sheegay inuu ku dhamaaday inay labada dhinac isku afgarteen in laga wada shaqeeyo danaha dalka. Qaar ka mid ah xildhibaanadii ka qayb galay kulankaasi oo aanu wax ka weydiinay arrimaha kale ee ay ka wada hadleen labada dhinac ayaa iyagu ka gaabsaday inay faah faahin ka bixiyaan kulankaasi. Kulankan oo ah kii ugu horeeyey ee dhex mara madaxweyne Siilaanyo iyo Wakiilada tan iyo intii xilka loo dhaariyay madaxweynaha ayaa dadka siyaasada falanqeeyaa ku tilmaameen inuu xambaarsanaa siyaaasad qunyar socod ah oo Siilaanyo ku doonayo inuu ku hantiyo kalsoonida aqlabiyada Golaha Wakiilada oo tiir dhexaad u ah hawlo badan oo fulintooda laga sugayo madaxweynaha. Madaxweynihii hore ee Somaliland,Daahir Rayaale Kaahin, ayaa isagu ku guul dareystay inuu xidhiidh wanaagsan la yeesho Golaha Wakiilada oo u badan xildhibaano ka soo jeeda labada xisbi mucaarid ee Kulmiye iyo UCID, taasoo markii dambe ee xidhiidhkoodu aad u sii xumaaday ay gaadhay heer xukuumaddu Golaha Wakiilada albaabada u laabto isla markaana furitaankiisii uu dhiig ku daatay. Dhanka kale sida ay Haatuf u sheegeen ilo xogogaal ah oo ku dhow xisbiga Kulmiye, waxa toddobaadkan bilawgiisii shirar hoose u socdeen qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada iyo hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayo guddoomiyaha koowaad ee xisbiga Kulmiye,Muuse Biixi Cabdi, taas oo la sheegay in Muuse Biixi uu ka codsanayay xubnaha Wakiilada in aanay ansixinin wasiirada Maaliyada iyo Arrimaha Gudaha,Eng.Maxamed Xaashi Cilmi iyo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, kuwaasoo ay ku eedaynayeen in xukun maxkamadeed ku dhacay isla markaana ay waajib tahay in aan la ansixinin. Hogaanka xisbiga Kulmiye ayaa ka hor intii aanu madaxweynuhu ku dhawaaqin golahiisa wasiirada,waxay cadaadis weyn ku saareen inuu ka qayb galiyo xukuumada ama uu kala tashado xubnaha uu magacaabayo, taas oo madaxweynuhu gaashaanka ku dhuftay isla markaana uu magacaabay xukuumadiisa. -
Hargeysa: Madaxwayne Siilaanyo Oo Maanta Qado-sharaf Ku Qaabilay Golaha Wakiilada Somaliland iyo Dulucda Kulankooda + SAWIRO Hargeysa (Oodweynenews)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta markii ugu horeysay kulan qado-sharaf ah u sameeyey Shirgudoonka iyo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland. Kulankan qado-sharafta ahaa oo ka dhacay Hotel Ambasador ee Magaalada Hargeysa, oo ahaa mid albaabadu xidhnaayeen oo aan warbaahinta loo ogolayn, isla markaana soconayay muddo dhawr saacadood ah, ayaa waxa ka soo qaybgalay Xildhibaanada Golaha oo uu horkacayay Gudoomiyaha Golaha Md. Cabdiraxmaan Ciro iyo Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Md. Cabdicasiis Maxamed Sameele. Waxaana ujeedada kulankan daarnayd isbarasho dhex-martay Golaha Wakiilada iyo Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa, isla markaana uga wada hadli lahaayeen sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen danaha shacabka Somaliland. Waxa kale oo mudanayasha golaha Wakiilada qaarkood halkaas ka soo jeediyeen hadalo kala duwan kuwaas oo qaarkood ahaayeen tallo loo jeedinayo Madaxwaynaha cusub ee dalka dhawaanta loo dhaariyay Md Axmed Siilaanyo. Xildhibaanada golaha ee halkaas ka hadlay ayaa Madaxwayne Axmed Siilaanyo kula taliyay inuu ku dadaalo sidii uu uga dhabayn lahaa balan-qaadyadii uu hore ugu qaaday shacabka somaliland kuwaas oo hadda u baahan in isbadal dhinacyo badani ahi uu dalka ka dhaco. Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo isaguna qadada ka dib xildhibaanada Golaha khudbad kooban u jeediyay ayaa la sheegay inuu sharaxaad dheer ka bixiyay waxyaabaha u qorshaysan inay dalka ka qabtaan maalmaha ugu horeeya ee xukunkiisa. Madaxwayne Axmed Siilaanyo ayaa la sheegay inuu golaha Wakiilada ka dalbaday maadaama oo uu xukuumad kooban soo dhisay inay niyad sami ah ula shqeeyaan, si la isugu kaashado horumarka la doonayo in dalka la gaadhsiiyo.
-
Originally posted by Xudeedi: ^ which topic was that. Cowke was hilarious, i object to him being banned. looooooool I think the topic was deleted but it was sure funny something cowkes father told him
-
looool poor cowke is banned I think it was because of that topic concerning the zanzibarians
-
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Herer say hi to the new chairman of kulmiye -
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweyne Siilaanyo oo la Filayo inuu Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ku wareejiyo Muuse Biixi Hargeysa (SDWO 02/08/2010)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhowaan la filayaa dhowaan inuu ku wareejiyo Guddoomiyenimada Xisbiga ku-xigeenkiisii Muuse Biixi Cabdi, sida uu dhigayo Xeerka Xisbiga tallada dalka ku guulaystay ee Kulmiye oo wax laga bedelay Shirweynihii Xisbiga ee ugu dambeeyay. Arrintaasi oo looga gl-leeyahay in lagu kala saaro Xisbiga iyo Xukuumada sidii Xisbiga UDUB oo dhaawac ku keentay hawlihii Xisbigii talada hore u hayay, waxaanay Xisbiga Kulmiye kaga gaashaamanayaan inuu dhaawac la mid kii UDUB uu soo gaadho. Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ayaa marka uu la wareego Guddoomiyenimada waxa ku wehelin doona oo talada Xisbiga ay wada hoggaamin doonaan Ku-xigeenkiisa labaad Md. C/raxmaan CabdiqaadiR, Ku-xigeenka saddexaad C/raxmaan Talyanle iyo Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Mr. Kayse Xasan Cige. Madaxweynaha Talada dalka ku guulaystay Md. Siilaanyo oo dhowaan soo saaray Liiska Xubnaha Golihiisa Wasiiradda ayaa haba yaraatee aan ku soo darin xubnihiisii ay wada-hogaamin jireen Xisbiga Kulmiye, taasi oo bedelkeeduna noqon doonta in ay u hadhaan socodsiinta iyo hoggaaminta Xisbiga. Tallaabada uu Axmed Siilaanyo kaga reebay hogaanka Xisbiga xukuumadiisa ayaa maalmihii u dambaysay si wayn loo hadal hayay waxa ay kala yeeli doonaan ama ay isugu biyo shuban doonto sababaha uu uga tagay, arrintanise waxay muujinaysaa in uu Xisbiga Kulmiye ku kala saarayo hawl-wadeenadiisa Xukuumada iyo kuwa Xisbiga. Shiine Cilmi Kaahin - SDWO News Desk - Hargeisa Guled Abdi Sheekhaash - SDWO News Editor -
Madaxweyne Siilaanyo oo la Filayo inuu Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ku wareejiyo Muuse Biixi Written by Waaheen Aug 03, 2010 at 08:59 AM Hargeysa,(Qarannews)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhowaan la filayaa dhowaan inuu ku wareejiyo Guddoomiyenimada Xisbiga ku-xigeenkiisii Muuse Biixi Cabdi, sida uu dhigayo Xeerka Xisbiga tallada dalka ku guulaystay ee Kulmiye oo wax laga bedelay Shirweynihii Xisbiga ee ugu dambeeyay. Arrintaasi oo looga gl-leeyahay in lagu kala saaro Xisbiga iyo Xukuumada sidii Xisbiga UDUB oo dhaawac ku keentay hawlihii Xisbigii talada hore u hayay, waxaanay Xisbiga Kulmiye kaga gaashaamanayaan inuu dhaawac la mid kii UDUB uu soo gaadho. Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ayaa marka uu la wareego Guddoomiyenimada waxa ku wehelin doona oo talada Xisbiga ay wada hoggaamin doonaan Ku-xigeenkiisa labaad Md. C/raxmaan Cabdiqaadi, Ku-xigeenka saddexaad C/raxmaan Talyanle iyo Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Mr. Kayse Xasan Cigeh. Madaxweynaha Talada dalka ku guulaystay Md. Siilaanyo oo dhowaan soo saaray Liiska Xubnaha Golihiisa Wasiiradda ayaa haba yaraatee aan ku soo darin xubnihiisii ay wada-hogaamin jireen Xisbiga Kulmiye, taasi oo bedelkeeduna noqon doonta in ay u hadhaan socodsiinta iyo hoggaaminta Xisbiga. Tallaabada uu Axmed Siilaanyo kaga reebay hogaanka Xisbiga xukuumadiisa ayaa maalmihii u dambaysay si wayn loo hadal hayay waxa ay kala yeeli doonaan ama ay isugu biyo shuban doonto sababaha uu uga tagay, arrintanise waxay muujinaysaa in uu Xisbiga Kulmiye ku kala saarayo hawl-wadeenadiisa Xukuumada iyo kuwa Xisbiga. Waaheen
-
Maxamed Xaashi Oo Lawaregay Xilka Iyo 21milayan Oo Dolar Oo Deyn Ah
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Damn udub was corrupt , ilahay ba inaga kexyeye kuwi -
Turkey's intelligence chief irks Israel Sun, 01 Aug 2010 23:52:53 GMT Font size : Hakan Fidan, the new head of Turkey's National Intelligence Organization Israeli Defense Minister Ehud Barak has expressed concern over Turkey's appointment of its new secret service chief whom he called a "supporter" of Iran. According to AFP, the Turkish official, Hakan Fidan, 42, has been appointed to head the National Intelligence Organization, known by its Turkish acronym MIT, on May 27 after serving as undersecretary for foreign affairs to the prime minister and representing Turkey at the International Atomic Energy Agency (IAEA). The latter position placed him at the forefront of Turkey's efforts to resolve the international standoff over Iran's nuclear program, according to the Turkish press. "Turkey is a friendly country, a strategic ally, but the nomination in recent weeks of a new chief of the Turkish secret services who is a supporter of Iran worries us," he told in a private meeting of his center-left Labor party. Barak, in a recording of his remarks broadcast by Army Radio on Sunday, claimed that the appointment could result in "the Iranians having access to secret information." Israel is annoyed by its erstwhile strategic partner's efforts to solve Iran's nuclear issue through diplomatic efforts, especially a declaration it signed with Iran and Brazil in May that would have seen Iran ship 1,200 kg of its low-enriched uranium to Turkey in exchange for fuel for the medical research reactor in Tehran. Turkish-Israeli relations plunged to an all-time low and their ties are effectively frozen following the deadly May 31 Israeli raid on a Gaza-bound aid flotilla in which naval commandos shot dead nine Turkish activists, one of whom was also a US citizen. AS/MGH
-
It’s a different cause Oromos are fighting for equal citizenship with in Ethiopia and power sharing with the Northern chiefs , and onlf are Somalis they want to secede from Ethiopia by any means necessary
-
SOMALILAND: New FM meets World Bank officials in Hargeisa HARGEISA (SomalilandPress)— Foreign Minister Dr Mohamed Abdullahi Omar today welcomed in Hargeisa a delegation from World Bank lead by Jaraji Chopra. Dr Omar who was named Foreign Minister after the opposition party Kulmiye won the presidential elections on June 26 Dr Omar first thanked the delegates for their visit and briefed them about the recent elections in the country and how the transfer of power was going in all ministries. He gave them an overview of some of the development programs they planned for the next six months. He confirmed to them his administration will collaborate with the neighboring countries and the international community on security issues, development and trade. He highlighted his government will focus on programs that will create jobs for the youth, build medical facilities in the country and that will help strengthen the security forces. Mr Jaraji Chopra, on his side congratulated Somaliland for their achievement in running a successful and an open democratic election which was an example in the region. Mr. Chopra stressed that the international community is now aware of the progress that Somaliland has reached and that it can no longer be ignored. After their meeting with the foreign minister the delegates met with President Ahmed Mohamed Silaanyo in his office, who welcomed them to the country and then held a private meeting with them. The delegation also concludes officials from the United Nation. Somalilandpress | Sunday, 1 August 2010
-
Somaliland Minister's background, Knowledge and region of origin.
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
^^ looool -
Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada oo wafti ka socda Xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada iyo madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea Qasirga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, Wasiirka Arimaha Debeda ayaa waxa uu weftiga uga waramay Siyaasada Xukuumada Cusub ee Dhinacyada horu-marinta iyo Dhaqaalaha, waxaanu u sheegay in ay Xukuumada cusubi Soo dhawaynayso waxlaqabsiga Beesha Caalamka Diyaarna ay u tahay Sii-Xoojinta Xidhiidhkii ay Somaliland La lahayd Haya’adaha Caalamiga ah. Dhinaca kalena waxa uu wasiirku tilmaamay Qodobada ay Xukuumadu Muhiimada siinayso kuwaas oo uu Sheegay inay ka midyihin Shaqo u Abuurista Dhalimyarada Tirada Badan ee wakhtigan Camalka la’, Dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha sida wadooyinka, Xoojinta Amaanka iyo Tababarada Ciidamada Nabadgelyada iyo kor u qaadida tayada waxbarashada iyo Caafimaadka. Waxaanu intaa ku daray in ay Xukuumadu soo Dhawaynayso ujeedada socdaalkooda Diyaarna ay u tahay inuu xidhidhku halkisii ka sii socdo iyadoo ay lagamamaarmaan tahay in dib loo eego kaalmadii Bini-aadminimo ee ay Beesha Caalamku Hore u siin jirtay Somaliland. Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu. Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay. Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay’adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka. Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa. Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland. source togaherer
-
Congratulations to reer puntland 12 years anniversary
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
thats a cute monkey -
Pictures Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey. Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu. Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay. Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay’adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka. Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa. Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland. ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
-
Xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada Ee Somalia Oo La Kulmay Xukumada Cusub Written by Qarannews Aug 01, 2010 at 11:37 AM Hargysa,(Qarannews)-Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, sidaasi waxa lagu sheegay warsaxafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo uu nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews, warsaxaafadeedkaasi oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada Mr Cukuse waxa uu u dhignaa isga oo dhamaystiran sidan hoos ku xusan Wasiirka Arimaha Debeda ayaa waxa uu weftiga uga waramay Siyaasada Xukuumada Cusub ee Dhinacyada horu-marinta iyo Dhaqaalaha, waxaanu u sheegay in ay Xukuumada cusubi Soo dhawaynayso waxlaqabsiga Beesha Caalamka Diyaarna ay u tahay Sii-Xoojinta Xidhiidhkii ay Somaliland La lahayd Haya'adaha Caalamiga ah. Dhinaca kalena waxa uu wasiirku tilmaamay Qodobada ay Xukuumadu Muhiimada siinayso kuwaas oo uu Sheegay inay ka midyihin Shaqo u Abuurista Dhalimyarada Tirada Badan ee wakhtigan Camalka la', Dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha sida wadooyinka, Xoojinta Amaanka iyo Tababarada Ciidamada Nabadgelyada iyo kor u qaadida tayada waxbarashada iyo Caafimaadka. Waxaanu intaa ku daray in ay Xukuumadu soo Dhawaynayso ujeedada socdaalkooda Diyaarna ay u tahay inuu xidhidhku halkisii ka sii socdo iyadoo ay lagamamaarmaan tahay in dib loo eego kaalmadii Bini-aadminimo ee ay Beesha Caalamku Hore u siin jirtay Somaliland. Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu. Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay. Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay'adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka. Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa. Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland. Last Updated ( Aug 01, 2010 at 11:48 AM )
-
Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Qaabilay Wefdi Ka Socda Baanka Adduunka iyo Qaramada Midoobay August 1st, 2010 Comments Off Wasiirka Arimaha Dibeda Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay Iyo Baanka Aduunka. War saxaafadeed Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea. Wasiirka Arimaha Debeda ayaa waxa uu weftiga uga waramay Siyaasada Xukuumada Cusub ee Dhinacyada horu-marinta iyo Dhaqaalaha, waxaanu u sheegay in ay Xukuumada cusubi Soo dhawaynayso waxlaqabsiga Beesha Caalamka Diyaarna ay u tahay Sii-Xoojinta Xidhiidhkii ay Somaliland La lahayd Haya’adaha Caalamiga ah. Dhinaca kalena waxa uu wasiirku tilmaamay Qodobada ay Xukuumadu Muhiimada siinayso kuwaas oo uu sheegay inay ka midyihin Shaqo u Abuurista Dhalinyarada tirada badan ee wakhtigan Camalka la’, Dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha sida wadooyinka, Xoojinta Amaanka iyo Tababarada Ciidamada Nabadgelyada iyo kor u qaadida tayada waxbarashada iyo Caafimaadka. Waxaanu intaa ku daray in ay Xukuumadu soo Dhawaynayso ujeedada socdaalkooda Diyaarna ay u tahay inuu xidhidhku halkisii ka sii socdo iyadoo ay lagamamaarmaan tahay in dib loo eego kaalmadii Bini-aadminimo ee ay Beesha Caalamku Hore u siin jirtay Somaliland. Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu. Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay. Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay’adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka. Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa. Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
-
Somaliland Cabinet members first day in office Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
oo kan jb braces babu u bahanyahay eh Xita marna rayaale mu so raacin sidu ilka uga samaysto garmalka lol -
Somaliland Cabinet members first day in office Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirka ee Wasaarda waxbarasahda iyo tacliinta sare iyo wasiirka ciyaaraha,dhalinyarada iyo dhaqanka oo Maanta xilalkii la wareegay iyo Dardaaranka Wasiiradii hore:- Xafladani ay labadan wasiir xalalka kula kala wareeyayeen ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaanba shaqaalaha.... Daawo Sawiradda Hargasya (GNS):- wasiirka cusub ee wasaarada ciyaaraha,dhalinyarda iyo dhaqanka Md Maxamed Xaashi Madar iyo wasiirkii hore ee wasaarada dalxiiska iyo dhaqanka md c/rasaaq Waaberi Rooble, ayaa manta xilalkii la kala wareegay, iyada oo ay munaasibada xil wareejintuna ka dhacday xarunta wasaarada dalxiiska iyo dhaqanka ee magaalada hargaysa. Xafladani ay labadan wasiir xalalka kula kala wareeyayeen ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaanba shaqaalaha kala duwan ee wasaradaasi dalxiiska iyo dhaqanka,agaasime waaxeed yada kala duwan ee wasaaradaasi iyo wasiirka cusub ee Wasaarada ciyaaraha, dhaliyarada iyo dhaqanka Maxamed Xaashi Madar. Wasiirkii hore wasaarada dalxiiska iyo dhaqanka Md C/rasaaq Waaberi Rooble oo xafladaasi ka hadlay ayaa si aad ah uga waramay waaxyaha kala duwan ee ay wasaradani ka kooban tahay, isaga oo sheegay wasiirku in ay wasaaradani ka kooban tahay,waaxyaha ay ka mid ka yihiin waaxda maamulka,waaxda Aasaarta qadiimiga ah iyo waaxda hal abuurka,wasiirka ayaa intaasi raaciyay in waaxda hal abuurka ay tahay waaxda keliya ee sida aadka ah ay u gaabinayaan wax qabadkeedu taasina ay ugu wacan tahay iyada oo aanay jirin meel ay ku soo ban dhigaan ab waaniintu wixii ay hal abuuraan ama ay sameeyaan. Waxa kale oo uu wasiirku ka waramay qaybaha kala duwan ee shaqaalaha wasaarada ku waasi oo ay kala duwan tahay shaqadoodu,tirade baabuurta wasaaraduna ay tahay 4-baabuur,guryaha loogu tallo galay hal-abuurka oo dhawr ah kana mid yihiin tiyaatarka,guriga hidaha iyo dhaqanka, iyo guriga fanaaniinta. Wasiirka cusub ee wasaarada ciyaaraha,dhalinyarada iyo dhaqanka Md Maxamed Xaashi Madar oo isna munaasibadani uu xilka kula wareegayay hadal kooban ka jeediyay ayaa ugu horayn u mahad naqay wasiirkii wasaarada dalxiiska iyo dhaqanka C/rasaaq Waaberi Rooble isaga oo ku amaanay sida wanaagsan ee uu ugu faah-faahiyay qaybaha ay wasaaradani ka koobantahay iyo meelaha ay ka shaqayso.wasiirka ayaa intaasi raaciayay in waxa keliya ee dhibta ku ah wasaaradani uu la wareegay ay tahay shaqaalaha wasaaradani oo qaar ka mid ahi aanay muddo billo ah qaadanin wax mushahar ah,taasina ay caqabku noqonayso,basle uu ku dadaali doono sidii shaqaalahaasi gunadooda loo siin lahaa. SIDOO KALE WAXAA maanta xilkii kala wareegay wasiirka cusub ee uu dhawaan madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u soo magacaabay wasaarada waxbarasahda iyo tacliinta sare ee somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan oo kala wareegtay wasiirkii hore ee wasaaradaasi Md xasan X.Maxamuud warsame 9xasan gadhwayne). Munaasibadani ay labada wasiir xilka kula kala waregayeen oo ka dhacday xarunta wasaarada waxbarshada iyo tacliinta sare ee magaalada hargaysa,ayaa waxa goob joog ka ahaa dhamaanba shaqaalaha wasaaradaa,agaasimihii guud ee hore ee wasaaradaasi,agaasime waaxeedyada wasaarada iyo qaar ka mid ah aqoon yahamiinta reer somaliland oo ay ka mid ahayd Dr Edna Aadan Ismaaciil, iyo xubno ka socday yahadaha caalamiga ah ee ay wada sahqaynta leeyihiin wasaarda waxbarashada iyo tacliinta sare ee somaliland. Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarasahda iyo tacliinta sare Md xasan x.maxamuud warsame (xasan gadhwayne) oo halkaasi ka hadlay ayaa si balaadhan uga waramay ahmiyada ay wasaaradani u leedahay qaranka isaga oo sheegay mr gadhwayne in wasaaradani ay ka mid tahay kuwa ugu qiimaha badan wasardaha dalka,iyada oo ah meesha keliya ee laga hago lagana hogaamiyo hanaanka ah sidii ay dad aqoon lihi dalka ugu soo bixi lahaayeen taasi oo haddii ay xumaato ama noqoto mid aan u shaqaynaynin sidii loogu tallo galay kana leexato qorshaha loogu tallo galay,uu dhamaanba xumaanayo musaqbalkii dalka iyo da,yarta oo ah halka keliya ee uu qaranku ku hamiyayo,sidaasi darteedna loo baahanyahay in ay xukuumadu si gaar ah ula socoto arimeheeda. Mr gadhwayne ayaa intaasi raaciyay in ay tahay markii ugu horaysay ee ay wasaaradani wasiir ka noqoto gabadh,isaga oo wasiirka cusubna Ilaahay uga baryay in uu ku asturo masuuliyada culus ee ay u qaaday umada iyo qaranka somaliland. Wasiirka cusub ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee somalialnd Marwo Samsam Cabdi Aadan oo iyadna xafladani ay xilka kula wareegaysay hadal ka jeedisay ayaa ugu horayn si aad ah ugu mahad naqday wasiirkii hore xasan gadhwayne oo ay ku tilmaantay in waxyaabo badan uu ku soo kordhiyay wasaardani horumar badan gaadhsiiyay muddadii uu wasiirka ka ahaa,taasina ay uga mahad celinayso. -
Riyaale for President of the Federal Goverment of Somalia?
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
Stop making nonsense topics man -
Africa must rise against Al Shabaab terror by Yoweri Museveni
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
war africanku maxay rabban ma osama bin ladanki africa bay raadinayan -
Somaliland Cabinet members first day in office Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland: Ministers of new administration assume positions in midst of small protests HARGEISA (Somalilandpress) – Power transition between the outgoing administration and President Ahmed Mohamed Silanyo’s newly formed cabinet has been going smooth in the last two days with some changes already in place. Two days of after the inauguration of the new president, a number of the key cabinet positions that President-Elect, Ahmed Mahamed Mahamud (Silanyo) implemented for his new administration, assumed their appointed positions from the previous administration. The outgoing Foreign Affairs Minster, Mr Abdullahi Mohamed Dualeh handed over his duty and portfolio on Thursday to the newly appointed Foreign Minister, Dr Mohamed Abdulahi Omar, during a handing over ceremony that was held at the Ministry of Foreign Affairs. Deputy ministers, local media and ordinary citizens attended the ceremony at the Foreign Affairs building. A handing over ceremony was held at Foreign Affairs building in Hargeisa, which was attended by officials Deputies of both ministers and local media. The new minister highlighted some aspects of the foreign policy of the new administration. Dr. Mohamed Abdoulahi Omar emphasized the importance of the foreign policy for the new administration. The new minister highlighted some aspects of his foreign policy during his address to the local media and the public. Dr Mohamed Abdulahi Omar emphasized the importance of the foreign policy for the new administration. He stated that Somaliland’s success democratic achievements is largely due to its organic and home-grown traditional Somali methods of resolving disputes and conflicts by utilizing negotiation, mediation and arbitration and alternative dispute resolution mechanisms. He said his administration will work with the international community to help Somaliland to sustain its democratic institutions, stability and peace by supporting and strengthening security, the economy and the public service sector. “Achieving full political recognition will remain our main goal but ensuring that international community offers support to Somaliland in these sectors is of a paramount importance,” he said. “We will work with our international partners to achieve these objectives,” he added. Speaking to Journalists after the ceremony, Dr Omar, a British educated with background in academia and Public sector Management cited he will work on broadening and improving Somaliland’s trade relations and security cooperation regionally with the Arab World. Speaking to Journalists after the ceremony, Dr Omar, a British educated with background in academia and Public sector Management cited he will work on broadening and improving Somaliland’s trade relations and security cooperation regionally with the Arab World. Dr Omar, who has been the Foreign Secretary of Kulmiye Party, has in the past been commended for his diplomatic skills in particular for strengthening Somaliland’s relationship with U.S. Congress. He continues to say he will seek to establish closer relations with African States and the Arab World in a bid to accomplish what he describes as: “an environment in which there would be less opposition to the Somaliland’s quest for political recognition”. More cabinet appointments President Ahmed Silanyo announced on Thursday in a presidential decree two new appointees to his cabinet. Hersi Ali Haji Hassan is appointed as the new Chief of Staff. Mr Ali works for the country’s largest private employer and the Horn of Africa’s largest remittance company, Dahabshiil. Also Abdullahi Mohamed Dahir comes to the position of Presidential Spokesman. Mr Dahir, the current editor in Chief of Hargeisa’s newspaper, Saxansaxo, replaces outgoing Saeed Adanni Moge. Mr. Dhair used the president of Somaliland Journalists Union. In addition, Mahamed Abdi Gabose, M.D., took over the Ministry of Interior Affairs from Abdillahi Ismail Irro. Dr. Gabose held this particular position during late President Igal’s administration. Formers Political opponents sharing moment of private talks This particular transferring of positions, was the most anticipated and interesting.The two officials have had been political adversaries and had number of political frictions in the past. Dr. Gabose was jailed during past administration when Dr. Abdillahi Duale was the Interior Minister, where as Dr. Abdillahi Duale was jailed during the presidancy of Ibrahim Mohamed Ciigal, in which Dr. Gaboose was the Interior Minister and seniro political figure for UDUB Party. A huge crowd of civilian citizens attended to eagerly hear and witness the exchange of jokes and humor from the two Ministers, who reconlice their political differencess and rocky relations. Dr. Gabose was political dissent during the past administration. He was in favour of expanding the numbers of political parties in the country. Dr. Gabos is well known medical practitioner and respected political figure in Hargeisa . The new Minister of Aviation, Mohamud Hashi also assumed his new role form Ali Mahamed Waranadde. Madam Fadumo Sudi, the former Minister of the Department of Community and Family Services, transferred responsibilities to Madam Ilham Mahamed Jama. Other Ministers that assumed their new roles were: Ahmed Haji Ali Adami, the new Minister of Defense, who was the first commissioner of Somaliland’s Elections Committee. Hussein Ahmed Aided transferred responsibilities of the Department of General Affairs and Housing Development to Said Sulub. The following Cabinet positions have not yet been assumed: Finance, Media and some other departments. Mixed reaction to the new government: While many people both in the country and abroad had welcomed the new appointees for been highly qualified and educated individuals, some locals have voiced their concern citing they have been either ignored or under represented. A number of protests took place in Hargeisa’s Isha Borama neighbourhood and in the town of Borama, where there was a wider protest on Thursday. The demonstrators called on the new administration to include more cabinet ministers representing them in the new administration. A number of people were arrested by police while local reports also indicated the police used live ammunition even though no one was hurt. The protests came as Silanyo halved more than the old regime’s cabinet ministers. Reported by Abdiqani Baynex in Hargeisa
