-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Heartless Hearty and Taking the Piss - Ma Garatay?
Xaaji Xunjuf replied to SayidSomal's topic in Politics
Shaykh-ul-Islam Ibn Taymiyyah (ra) was asked: Regarding the Prophet’s statement: “Anyone who possesses a speck of pride (kibr) in his heart will not enter Paradise” – Is this Hadith specific only to the believers or (is it specific only to the) unbelievers? If we were to say that it is specific for the Believers then (is not) our statement trivial considering (the fact that) the believers shall enter Paradise due to their Eemaan. If, on the other hand, we were to say that the Hadith is specific for the unbelievers then what is the relevance of the statement (since it is already known that the unbelievers shall not gain admission to Paradise -
Somaliland President AMM wishes every muslim a happy ramadan
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Madaxweynaha Somaliland Oo Fadliga Bisha Ramadaan Ugu Hambalyeeyey Bulshada Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka posted by: mursal Hargeysa(Togaherer.com):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guud ahaanba shucuubta Islaamka, gaar ahaanna ummadda reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan hambalyo u diray, curashada Bisha barakaysan ee Ramadan oo caawa bilatay awgeed. Wasiirka arrimaha Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa xalay shaaca ka qaaday in ay curatay bisha barakaysan ee Ramadan, isla markaana maalinta beri ah laga soomayo guud ahaan gobollada Somaliland. Sheekh Khaliil Cabdilaahi oo xalay qaar ka mid ah Warbaahinta ugu waramay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Bisha barakaysan ee Ramadan ay ka curatay dalal badan oo Islaamka ah, isla markaana laga arkay deegaamo ka mid ah gobollada Somaliland, sidaa darteed ay tahay Soon. “Caawa oo Arbaca ah ayay bilatay bisha Ramadan, ka dib markii laga arkay dunida Islaamka qaar badan oo ka mid ah oo uu ka mid yahay Sucuudigu, lagana soo sheegay deegamo ka mid ah Somaliland,” ayuu yidhi Wasiirka Diinta iyo Aw-qaaftu. Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtoooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo la xidhiidha hambalyada munaasibadda Ramadaanta, ayaa wuxuu u dhignaa sidan; “Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Shacbiga Somaliland Meelkasta Joogaanba Dalka Guddihiisa & Debediisaba ugu Bushaararaynaa uguna Hambalyeynayaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay ILLAAHAYna WAXA uu uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo, waxa kale oo madaxwaynuhu uu Dhambaalkan mid la mida u Dirayaa Shucuurta islaamka ee Caalamka oo dhan.” Togaherer.com Hargeysa/Somalialnd. -
Southern Sudan prepares own anthem ahead of referendum Guidelines say the anthem needs to praise southerners killed in the Sudanese civil war Southern Sudan has asked musicians and writers to compose a national anthem, six months ahead of a referendum on independence. The South Sudan National Anthem Committee said the contest did not mean that it was backing separation. However it said the region needed to be prepared for independence. The BBC's Peter Martell in Juba says Sudan's national anthem is rarely played in the south, which fought a brutal two-decade war with the north. 'Land of Cush' The south is expected in January to vote in a referendum about independence from the Khartoum-based northern government. Continue reading the main story Sudan: Country at a crossroadsVillage homecoming 'Cuban-Jubans' return home Slideshow: Ex-child soldier Bridging the gap The vote was set up under the 2005 peace deal. "Just because we are preparing an anthem does not mean that there will be separation, but we do have to prepare for that," said anthem committee member Mallak Ayuen Ajok. Mr Ajok is also spokesman for former rebel group the Sudan People's Liberation Army (SPLA), which now acts as the army of southern Sudan. He said the title of the song would be "Land of Cush", a biblical reference to an ancient kingdom in the region. The committee has also told those taking part in the competition that the anthem should be about freedom, peace, equality and prosperity and also praise those killed during the conflict between southern and northern Sudan. Mr Ajok said the best anthem would be chosen by a committee at the end of this month. The ruling party in the south, the Sudan People's Liberation Movement (SPLM), is bound by the 2005 peace deal not to campaign openly for independence. However, there are worries that the authorities in the south as well as the government in Khartoum will intervene in the referendum. Source BBC
-
President of Somaliland AMM meets with top EU officials Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I support the whole cabinet and the government not any particular Ministers or individuals. If you want to know their background well google their cv or something. -
Che u seem happy but alshabaab lost in the pirate state what’s next
-
Time for Kenya Ethiopia to recognize Somaliland independence
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Talladaasi waxay u tala raga u dhashay deeganadaas ama goboladas , Marka xiinow anagu manu aasiin wixi somaliweyn la odhan jiray bal halka ku yaara noqo, Bal ana aan ku sheego rag waxa ugu liita Ninka dantisa garan wayey wa kee kaasi wa ninku ku hungoobay oo waji gabax kala kulmay so celinti Djibouti Dagaalki lugu jabbay 1977 Ninkaasa ugu liita -
Awdal state of Somalia part of the federal republic of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Qandalawi's topic in Politics
libaahe war maha jabka galgala ka socda bey ku qarinayaan lol -
Time for Kenya Ethiopia to recognize Somaliland independence
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
War xiin fininow Dee kenya ma rabto inay ka tanasusho Nfd Ethiopia na gobolka somalida kama tanasuleyso Marka maxaad yeeli. -
Somaliland Government to pay the debts within 6 months
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Haa laakin he was responsible for maaliyada true the whole regime was corrupt from wasiirka gacansiga to ka maaliyada to the president. -
Originally posted by Jacaylbaro: There is something i know ,,,,, but let's not rush ,,, i mean,, just yet. Warka inoo faah faahi niyo
-
Time for Kenya Ethiopia to recognize Somaliland independence
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Indeed those who want an ethnic Somali state only for Ethnic Somalis from Garisa To Djibouti city which is unrealistic because the African union doesn’t want to change the colonial borders left by the Colonialist. An only Somali ethnic state that will make Kenya less divers and Ethiopia. So if your promoting for gs in the horn you want less diversity in the horn and thats not in the interest of Ethiopia and Kenya. -
Somaliland Government to pay the debts within 6 months
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Cawil left so much mess , but inshallah it will be paid off soon -
Originally posted by Libaahe*: Haji, are you worried about the foreign minister lol, cause magaciisa kuma qorna 14ka la so fasaxay to do their job. wala so fasixi doona inshallah
-
President of Somaliland AMM meets with top EU officials Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxwayne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wakiilka EU-da Ee Somaliland Iyo Somaliya. Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da, weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya. kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK. Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay xaalada guud ee Somaliland ee dhinacyada nabad gelyada, maamulka iyo dhaqaalaha. Waxa kale oo uu madaxwaynuhu weftiga uga waramay Dhismaha xukuumada oo uu sheegay in ay tahay xukuumad aad u tiro yar, isla markaana tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu saldhig u yihiin, madaxwaynuhu waxa uu tafaasiil ka bixiyey siyaasada xukuumada cusub ee horumarinta wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta balanqaadyadii xilliga kaanbaynka ee hore. Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday adkaynta nabad gelyada iyo ka hortaga argagixisada iyo budhcad badeeda. Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii dalka ka dhacday iyo sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, madaxa weftigu waxa uu somalilnad ku dhiiriyey dadaalka ay ugu jirto inay horumar ka gaadho dhismaha dawladnimada & hanaanka dimuqraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo aqoonta lagu xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad. ALLAA MAHAD LEH AF-hayeenka Madaxtooyadda JSL -
President of Somaliland AMM meets with top EU officials Pics
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Siilaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka EU-da u qaabislan Somaaliya iyo wasiiro Written by Qarannews Aug 09, 2010 at 08:31 AM Hargysa,(Qarannews)-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da. Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada mr Cukuse, warsaxaafadeedkaasi oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabkada qarannews waxa uu u dhignaa isga oo dhamystiran sidani hoos ku xusan Weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK. Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay Xaalada Guud ee Somaliland ee dhinacyada Nabad gelyada, Maamulka iyo Dhaqaalaha. Waxa kale oo uu madaxwaynuhu Weftiga uga waramay Dhismaha Xukuumada oo uu sheegay in ay tahay Xukuumad aad u Tiro yar isla markaana Tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu Saldhi u yihiin, Madaxwaynuhu waxa uu tafaasiiska bixiyey siyaasada xukuumada Cusub ee Horu marinta Wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta Balanqaadyadii xiliga kaanbaynka ee hore. Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday Adkaynta Nabad gelyada iyo Ka hortaga Argagixisada iyo Budhcad badeeda. Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii Dalka ka dhacday iyo Sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, Madaxa weftigu waxa uu soo maalilnad ku dhiiriyey Dadaalka ay ugu jirto inay Horu-mar ka gaadho Dhismaha Dawladnimada & Hanaanka Dumuquraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo Aqoonta lagu Xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad -
what about the other six
-
Siilaanyo OO RABA In somaliland Lagu Daro-Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Captain_Mike20's topic in Politics
Waxan waxa qoray nin muufo ku mirqaamay I have been hearing this since the early 90s during egals days laakin wa iska sheeko dadku mirqaanku ugu baxo -
Puntland Vice President and Minister of Interior coordinating battle
Xaaji Xunjuf replied to Thankful's topic in Politics
You need to control your emotions Liibaan this topic is not about snm or Somaliland or Mudane AMM silanyo, according to you everyone is a warlord But xaglajifiye is an angel -
kagan mielmi la so baxay maxa lugu yidhi war beena meesha la iskaga faafiya oo waxa caqligaga ku dhaca baad iska qoraysa , war wesbitkani protocool bu leeyahay marka nidaamka ilaali. War meeshan caruurti ba ku so battay
-
^^ durbaba ma dib u gurasho bey sameyeen, xalaadu ma wanaagsana hada , laakin waxan waxa so qoray galgala news marka kuwi kale na aynu sugno
-
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Goob Joog Ka Noqon Doona Doorashada Beri Ka Dhacaysa Dalka Rwanda (Hadhwanaagnews) Sunday, August 08, 2010 Kigali (HWN) Waxa maalintii khamiistii soo gaadhay caasimada wadanka Rwanda ee Kigali gudida doorashooyinka qaranka Somaliland kuwaas oo goob joog ka noqon doona doorashada ka dhacaysa wadankan maalinta beri ah. gudidan ayaa ka kooban lix xubnood oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gudida doorashooyinka Mudane Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed [Xamari]. Gudidan oo si lamid ah sida wadamada kale lagu maamuusay soo dhawayn heer sare ah ayaa la dajiyay mid kamid ah Hotels ka magaalada ugu bilicsan kaas oo ah Beausejour Hotel Kuna yaala agagaarka dhismayaasha dawlada ugu muhiisman sida Xarunta Barlamaanka Rwanda iyo Wasaraada Gaashandhiga. lixdan xubnood ayaa waxay awood ulee yihiin in dhamaan ay soo kormeeraan oo soo indha indheeyaan goobaha codbixintu ka qabsoomayso oo ee dhamaan gobolada wadanka oo caasimaduna ku jirto. waxa gudidu intii ay joogeen soo indho-indheeyeen goobaha taariikhiga ah ee uu ka dhacay xasuuqii loo gaysatay dadka Tutsiga ah ee ay u gaysteen Hutugu. waxaana kamida goobahaasi ay booqdeen Xarunta wayn ee lagu kaydiyay kumanaan qalfoof oo dadkii lagu xasuuqay dhacdadii 1994 iyo sidoo kale Hotelka caanka ah ee Hôtel des Mille Collines oo dadku inta badan u yaqaanaan Hotel Rwanda kaas oo sannadkii 1994 lagu badbaadiyay dad aad u tiro badan oo kamid ah qoomiyada Tutsiga. gudidu waxa kale oo ay socod ku soo mareen qaybaha kala duwan ee caasimada iyo daafaheeda iyagoo u fiirsanayay sida ay caasimadani u tahay meel aad u nadiif ah deegaan ahaan taaas oo markaad dhexmarto aanad ku arkayn wadooyinka waawayn iyo kuwa yar-yar toona wax haba yaraatee qashina. sida lala wada socdo doorashadii ka qabsoontay jamhuuriyada Somaliland 26 bishii June ee sannadkan 2010 ayaa waxa kaalin taariikhi ah kagalay gudidan oo iyagu noqday rag xilkii loo igmaday ka soo baxay kadib markii gudiyo iyaga ka horeeyay ay noqdeen kuwo dhawr jeer labadalay. maaha wadankii ugu horeeyay ee ay goob joog ahaan u tagaan gudidu balse waxay hore uga qayb galeen doorashooyinkii wadanka jaarka aan nahay ee Ethiopia. Gudidan ayaa inta ay joogaan halkan waxa ay la kulmi doonan gudiyo badan oo ka kala yimi qaaradan Africa iyo meelo kale oo kala dudwan kuwaas oo iyana u yimi isla doorashadan Rwanda waxaana gudidu ay ka korodhson doonaan waayo aragnino iyo aqoon la xidhiidha habsami u maamulka iyo hanaanka wanaagsan ee doorashooyinka. Wadanka ayaa ah wadan aad u baaxad yar kuna nool yihiin dad aad u tiro badan kuwaas oo ku dhow tiro ahaan 10 million oo ruux waana wadan indhaha caalamku eegayaan balsida ay doorashadiisu u qabsoonto taas oo ay ku tartamayaan 4 musharax oo uu ku jiro Maxawaynaha hada xilka haya ee Poul Kagame iyo saddex musharax oo mucaarad ah kuwaasoo mid kamidi tahay haweenay. Cabdiqadir Cabdillahi Mire (Najax) Kigali/ Rwanda
