Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. The same way u have north mudug you have western bari if you know what I mean
  2. It’s not what I am wishing for it’s the reality on the ground Now let’s go back There is Khilaaf between the hogaan and the khusuusi right Keyse the army leader left buraale guy left Garaad soofe doesn’t support xaji ina cumar camay and all the elders in buhoodle don’t support it , in return you have ex puntland parliamentarians that’s the situation all the advisors and khusuusi members and soldiers left buhoodle for a reason and are in dharkeyngeyo
  3. All the soldiers advisors Khusuusi members are all in dharkeyn geyo they totally moved away from buhoodle the only two individuals right now in Buhoodle are xaglajiifiye and sabaray they are just citizens ciidan ma haystan asn as the news says the hogaan might even leave the country
  4. Naxar nugaaleed ceerigabo waydinki iskaga guuray degaan ahaan laakin dadku wa somaliland dalkuna wa somaliland qolada maakhriyintu wa kuwii badhan iska dagay soo kan nasir caasimadi sanaag ba meel kale ku tilmaamay caasimad kalle babay samaysteen lol
  5. HARGEISA (SomalilandPress) — President Ahmed Mohamed Silaanyo today announced in a press release an advisory committee that will study and find a peaceful solution to resolve the current conflicts in Sool and parts of eastern Sanaag regions of Somaliland. The committee headed by Interior Minster Dr. Mohamed Abdi Gaboose consists of eight members whom all hail from different states of Somaliland. New Somaliland President Ahmed Mohamud is taking very serious the current issue in Sool and eastern Sanaag and therefore this new committee is expected to report back to the president with concrete ways to resolve this matter. The darwiish clans mainly inhabit parts of Sool and Eastern Sanaag in Somaliland, the clan is currently divided between pro-Somaliland, Somalia, Puntland and Islamists groups that operate in Somalia’s south and the Galgala region of eastern Sanaag. Below are the names of the committee members. 1: Dr Mohamed Abdi Gabose - Minister of Interior and Domestic Affairs. 2: Mr Ahmed Haji Ali Adami – Defence Minister 3: Abdirisaq Khalif Ahmed – Minster of Trade, Industrialization and Tourism 4: Mr Mohamud Hashi Abdi - Minister of Aviation 5: Mr Abdirisaaq Ibrahim Mohamed - Minister of Telecommunication and Postal Service 6: Mr Osman Garad Soofe - Deputy Minister of Interior 7: Mr Bashe Mohamed Farah – Deputy Speaker of the House of Elders 8: Mr. Fuad Aden Adde - Former Minister Source:SomalilandPress| Tuesday, 17 August 2010
  6. Kooxdii SSC oo Caawa dib ugu soo laabatay Buuhoodle, kadib Markii ay magaalada dharkayn ku shireen, shirkaasi oo Guuldaro ku dhamaaday iyo Garaad jamac oo saaxdheer ku laabtay Posted: August 17/2010, 5:46 pm Waxa Caawa fiidkii magaalada buuhoodle dib ugu soo laabtay kooxdii SSC oo iyagu shir uga socday magaalada dharkayn geeyo shirkaasi oo noqday mid gabi ahaanba fashilk iyo guuldaro ku dhamaaday, waxan Buuhoodle gaadhay Saleebaan xaglatoosiyey iyo Cali sababaray oo kamid ahaa Madaxda SSC oo iyagu fahilmay howlihii ay wadaan Ciidamadadiina kala aadeen guriyahooda oo Qofba meel uga dhaqaaqay. Garaad jamac garaad cali ayaa isaguna aaday magaala saaxdheer waxa warar hoose oo la helayo sheegayaa in xaglatoosiyey lagu wado inuu wadanka dibasiisa safar ugu baxo lama oga Xiliga uu safrayo waxaana kaloo magaalada dharkayn ku sugan Xubnihii golaha khusuusiga oo iyagu gabi ahaantood ka hor yimid Qorshaha uu wato saleebaan xaglatoosiyey oo Noqday mid fashilmay, dadbadan oo kunool dibada iyo gudaha ayaa soo dhaweeyey fashilaada xoogan ee ku timid kooxda lagu soo dhisay Nairobi oo iyagu dhaqaale badan ku Cunay buuhoodle
  7. Eng Maxamed Xasan buraale ayaa hogaanka ssc u soo Jeediyey dhaliil Xoogan Waxa uu Maxamed Xasan buraale sheegay in gabi ahaanba hogaanku uu Noqday mid fadhiid ah, kuna guuldaraystay Xorayntii, isla markaana gabi ahaanba ku tuntay shricigii loo dajiyey SSC ka hor inta aanay imaana Gudaha Wadanka.
  8. ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba Maxamed Xasan Buraale iyo Kayse Cabdi Yuusuf oo War Saxaafada loogu talagalay ka soo saaray dharkayn geeyo, dhaliilna u jeediyey Madaxda SSC. (Dharkayn-Geeyo, August 16, 2010 Ceegaag Online) Waraysigii Eng Maxamed Xasan Buraale iyo Kayse Cabdi Yuusuf Dhagayso Taliyaha Guutada Ismail Mire ee garabka Badbaada SSC iyo Eng Maxamed Xasan Buraale oo kamid ah Madaxda SSC oo haatan howlo shaqo u joogaa magaalada Dharkayn geeyo ayaa magaalada dharkayn ka soo saaray War saxaaada loogu talagalay Warkaasi oo ku saab sanaa in Guutada Ismail Mire Wax heshiis ah aanay la galay Hogaanka SSC, isla markaana Wararkaasi lagu daabacay Websedyada yahay Warka fog Xaqiiqda. Eng Maxamed Xasan buraale ayaa hogaanka ssc u soo Jeediyey dhaliil Xoogan Waxa uu Maxamed Xasan buraale sheegay in gabi ahaanba hogaanku uu Noqday mid fadhiid ah, kuna guuldaraystay Xorayntii, isla markaana gabi ahaanba ku tuntay shricigii loo dajiyey SSC ka hor inta aanay imaana Gudaha Wadanka. Maxamed Xasan buraale ayaa sheegay in loo baahan yahay shir deg deg ah oo lay isugu yimaado looga hadlo Xaalada haatan kataagan deegaanada SSC, Maxamed Xasan buraale Waxana kaloo Ceegaag.com u sheegay inay diyaar u yihiin inay Sii Wadaan xorayntii iyo difaacii, iminka aruurinayaa Ciidamadii oo iyagu soo gaadhay magaalada dharkayn geeyo. Waraysigaasi oo ah Mid dheer isla markaana taabanaya dhinacyo Badan ka dhagayso shabakada Wararka Ceegaag.com oo Madaxdaasi la soo Xidhiidheen iyagoona ku sugan magaalada dharkayngeeyo. Cali dhagjar Ceegaag.com Buuhoodle
  9. Nock Nock who is there Surprise Its president Silanyo Just checking who is working and who is not
  10. SDWO (Hargeisa 17/08/2010) Madaxweyne Silaanyo oo saaka 7dii subaxnimo Kormeer kedisa ah ku soo maray dhawr iyo toban wasaaradood oo ka mid ah 20kii wasaaradood ee uu dhowaan xilalka u magacaabay. Wasaaradaha uu maanta madaxweynahu cagta soo mariyey waxa ka mid ah. Wasaarada Waxbarasahda iyo tacliinta sare, Wasaarada Maaliyada, Wasarada Kaluumaysiga, Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo deegaanka, Wasaarada qorsheynta, wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada, wasaarada arimaha dibada, wasaarada arimha gudaha, wasaarada warfaafinta, wasaarada macdanta iyo biyaha, iyo wakaalada biyaha ee Hargeysa. Madaxweynaha socdaalkiisa waxa ku wehelinayey, Cheif cabbinet ka madaxtooyada Xirsi, cheif borotolka madaxtooyada Maxamed Cilmi Adan - Ilka Case, Afhayeenka madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse), Badhasaabka gobolka maroodi jeex(Hargeysa) Axmed Cumar X. Cabdilaahi(Xamarje) iyo taliyaha ciidnka Booliska Maxamed Saqdhi Dubad. Madaxweynahu wuxuu wasiir walba oo uu ku booqday xafiiskiisa uu ka dhegaystay warbixino ku saabsan wasaaradaha ay masuulka ka yahiin iyo wixii u qabsoomay mudadii yarayd ee gaabnayd ee ay xilka hayeen iyo waxa mustaqbalka dhow u qorsheysan
  11. Madaxweynaha SL Oo magacaabay Guddi Culus Oo Ka Soo Talo-bixis SOOL Madaxweynaha Somaliland Oo magacaabay Guddi Culus Oo Ka Soo Talo-bixisa Sida Loo Waajahayo Xaaladaha Nabadeed Ee Bariga Gobolada Sool iyo Sanaag Bari Hargeysa (TVSE)- Madaxweynaha Somaliland Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa magacaabay Guddi sideed xubnood ka kooban oo isugu jirta Wasiiro Iyo Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda, kuwaas oo uu xil-saaray inay ka soo talo-bixiyaan Duruufaha ka taagan iyo qorshe Nabadeedkii ee lagu Xalin karo aagga bariga ee Gobolada Sool iyo Sanaag Bari. Sidan-na waxa lagu sheegay war-saxaafadeed galabta ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland kaas oo uu ku saxeexnaa AF-hayeenka Madaxtooyadda JSL C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), kaas oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu magacaabay Guddi ka soo tala bixisa Su’aasha Gobolada Bari. Waxaanu madaxwaynuhu Guddidaasi uu Magacaabay faray in ay ka soo talo bixiyaan soona qiimeeyan, isla markaana soo darsan Duruufaha ka taagan iyo qorshe Nabadeedkii lagu Xalin lahaa Aaga Bariga ee Gobolada Sool iyo Sanaag Bari. Xubnaha Guddidan Madaxwaynuhu uu magacaabay waxa uu Gudoomiye uga dhigay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Mudane: Dr: Maxamed Cabdi Gaboose. Waxanay kala yihiin Xubnaha Guddidu : - 1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose 2. Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhiga Mudane: Axmed X. Cali Cadami 3. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Mudane: Maxamuud Xaashi Cabdi 4. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska Mudane: Cabdirisaaq Khaliif Axmed 5. Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane: Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed 6. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane: Cismaan Garaad Soofe 7. Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda Mudane: Baashe Maxamed Faarax iyo 8. Mudane: Fu’aad Aadan Cadde Guddida Horumarinta Gobolka Sanaag Oo Ka Dayriyay Xaalada Uu Ku Sugan Yahay Gobolkaasi + Baaq Culus Oo Ay Xukuumadana U Direen WARKA 2AAD Hargeysa (TVSE)- Guddida horumarinta Gobolka Sanaag, ayaa ****olka ka qaaday in Gobolkaas ay ka jirto duruufo ad-adag oo u baahan in wax laga qabto, isla markaana waxa ay Xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ugu baaqeen in ay wax ka qabato Xaalada Degaankaas ka jirta ee gobolada dalka ka reebtay. Guddidu waxa ay sidan ku sheegeen shirjaraa’id oo ay ku qabateen Hotel Imperil ee magaalda Haygeysa, halkaas oo ay ka hadleen xubno isugu jiray Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiida JSL, Siyaasiyiin, aqoonyahano iyo odayaal ka soo jeeda Gobolka Sanaag, oo si weyn uga xog-waramay xaalada guud ee uu ku sugan yahay gobolka Sanaag, waxaanay sidoo kale ka hadleen kulan ay la yeesheen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamed (Siilaanyo). Guddidan horumarinta Gobolka Sanaag ayaa waxay ku soo bandhigeen shirkan ja’raad warbixin ka hadlaysa xaalada u ku sugan Gobolka Sanaag oo ay ku sifeeyeen gobol Go’doon ah dib u dhac iyo dayac badan oo aanu gayin la hadhay, marar badan la kulmay dhibaatoyin xaga arrimaha Bulshada ah, iyaga . Waxaana ay u dhignayd sidan:- 1- In gobolka Sanaag loo aqoonsado Gobol Dhibaataysan oo u baahan in Gobolada kale la soo gaadhsiiyo, nabadgalyadiisana la sugo oo lagu xisaabtamo duruufaha ku xeeran. 2- In waddada isku xidha Burco iyo Ceerigaabo maalgashi loo raadiyo lana dadajiyo inta aduunwaynuhu la dhacan yahay Dimoqraadiyada. 3- In tacliinta Gobolka laysku dheeli tiro jaamacadaha ka jira waxa ka dhiman loo dhameeyo. 4- In cusbitaalada Ceerigaabo iyo kuwa kale ee Gobolka ku yaala si waxtar leh looga shaqaysiiyo. Iyo qodobo kale oo ka waramaya baahiyaha aasaasiga ah ee lama huraanka ah in xukuumada cusubi wax ka qabato sidii gobolkaasi horumarin looga samayn lahaa, islamarkaana gobolku u soo gaadhi lahaa gobolada kale ee dalka. Dhanka kale guddidu waxay ugu baaqeen qurbo jooga reer Sanaag inay gobolkooda hiil iyo hooba u soo hurmadaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen dibu dhiska horumarka gobolka dhinac kasta. Guddidu waxay sheegeen in madaxdweynaha kulankii ay la yeesheen uu madaxweynuhu balanqaaday, isaga oo xilligii ololaha doorashada uu ku jiray safarkii uu gobolka ku soo maray indhiisa ku soo arkay xaalada gobolka ka jirta, waddo xumadu ugu horayso in bilawga uu waddada wax ka qabashadeeda uu ka bilaabayo, waanu balanqaaday ayay yidhaahdeen. Iyadoo wax source tv somalilandeurope
  12. Interesting development the new government is determent to solve eastern sool and eastern sanaag Problems
  13. Everything is possible in the world of what if , but on the contrary
  14. kuwani iyagi baba toodi u taag la markasey faroole sii cambaareynayan
  15. President of semi-autonomous state of Galmudug arrive Somaliland HARGEISA(SomalilandPress)—President of semi-autonomous state of Galmudug President Mohamed Ahmed Aalin today arrived in Somaliland for seminar that he is being to taking part in the capital of Hargeisa. President Mohamed Ahmed Aalin who spoke with SomalilandPress reporter Abdiqani Baynah said “I came to Somaliland for a seminar that is being given by the UN on good governance”. When the president was asked if there were other reasons for his visit to Somaliland he did not want to elaborate on the issue. Galmudug state is the only Somalia state currently that is not hostile to the existent of Somaliland and its aspiration to become an independent entity from Southern Somalia. It was only few weeks ago when President Aalin called to congratulate President Siilanyo on his successful victory over the incumbent Dahir Riyale in an election that was hailed as a historic for the region. Majority of Somaliland citizens see Galmudug State as a friend to Somaliland. President Mohamed Ahmed Aalin will meeting with President Siilaanyo once his intended business is complete in the next few days. Source:SomalilandPress| Tuesday, 17 August 2010
  16. I understood it very well but tell me khilaafki la afjaray muxu aha? Sookan keyse leh waxba kama jiran heshis
  17. Keyse Cabdi Yusuf Gudoomiyihii hore ee Gobolka Cayn ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye Musharaxii lagaga Awood roonaaday doorashadii Puntland 2009. Posted: July 14/2010, 6:04 pm Keyse Cabdi Yusuf , Gudoomiyihii hore ee Gobolka Cayn ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye Musharaxii lagaga Awood roonaaday doorashadii Puntland 2009. Keyse oo warfidiyenka lahadlayay ayaa soo saaray qoraal ay kuwa saxiixan yihiin isaga iyo Maxamed Xasan Buraale oo ka mid ahaa ururka NSUM balse ku biiray kooxda Xaglatoosiye ka dib kulankii Nairobi. Qoraalkan ayaa ay ku sheegeen in ay si rasmi ah uga baxeen kooxda Xaglatoosiye dhamaan ciidmaada hoos yimaada guutada Ismaaciil Mire ee uu taliyaha u yahay Keyse Cabdi Yusuf. Waxaa kaloo uu ku baaqay Keyse in shir ay beelaha SSC isugu yimaadaan kaaso lagu qabto gudaha dalka. Ka hor intuusan ku dhawaaqay go’aankooda ku aadan kooxda Xaglatoosiye, ayaa Keyse iyo saraakiisha gudaha ee ciidmaadas beelaha *********** waxaa ay xalay ka qayb galeen shir weyne dhinaca qadka taleefanka ah kaaso lagu xogwareysanayey taliyaasha ciidamda beelaha iyo caqabadaha hortaagaan. Waxaana ay dhamaantood isku raaceen in ay caqabada ugu weyn ee soo celinta dalka la haysto tahay Xaglatoosiye oo dano siyaasadeed oo dhaqaale urursi salka ku haya ku hawlan. Mustafe Galaal oo dhawaan ka soo goostay maleeshiyaadka hargeysa ayaa sheegay in uu Buuhoodle kala kulmay umad kala qaybsan isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay kooxda Hogaanka beesha sheegta. Saraakiil kale oo ku sugan magaalooyinka Boocame iyo Tukaraq oo iyana ka hadlay shir weynaha Beelaha SSC ee Xalay (11-july-2010) ayaa ****olka ka qaaday ay diyaar u yihiin ka qayb galida soo celinta degaamada la haysto balse ay aad uga xun yihiin in kooxda Xaglotoosiye wato ay kala faquuqeen bulshada Sool, Sanaag iyo Cayn. Hadalka ka soo baxay Keyse Cabdi Yusuf ayaa soo afjaray tuhun riwaayadii ay ku qudhaabanyeen Xaglatoosiye iyo koox islaamiyiin ah oo Nairobi ku sugan kuwaaso caadeystay in Axad waliba shir taleefan ah ay qabtaan si ay dhaqaalo uga gurtaan qurbajooga gobolada SSC iyagoo halku dhig ka dhiganaya dalka ayaan soo celineynaa hase ahaate hada u muuqata in ay fashilantay. Saleebaan Ciise oo ku magac dheer Xaglatoosiye ayaa ka mid ahaa musharaxiintii u orday madaxnimada Puntland hase ahaate lagaga awood roonaaday doorashadii 2009. Waxaana uu ku biiray kooxo Islaamiyiin ah oo ganacsi ku leh Magaalada Nairobi kuwaaso arkay in ay fursad dhaqaalo lagag sameyn karo ka banaan tahay mandaqada SSC.
  18. That tells you how disorganised the khusuusi is
  19. Kooxdii SSC oo ka baxay fadhiisimadii Buuhoodle iyo Agagaarka widhwidh una Guuray Dharkayn geenyo Posted by admin on August 14th, 2010 No Comment YetPosted in: wararka Buuhoodle(saraarnews) waxa noo suurta gashay in aanu helo waraysi xasaasi ah oo ku saabsan kooxda la baxday SSC oo kala daatay oo ay hayso dhibaato shidaal , raashin iyo daryeel la’aan kale, taas oo ay ku keliftay inay iskaga guuraan degaamadii Buuhoodle iyo dhalaame cune u dhowaa ee ay ku sugnaayeen. waxaana la sheegayaa in kooxdani fadhiisin rasmi ah ka dhigteen Dharkayn geenyo iyo Balicad, Waraysigan oo uu bixinayo taliye ka tirsan kooxdaas oo lagu magacaabo Jaamac Adan Askar (Jaamac dheere) halkan Ka dhagayso. Listen to the wareysi http://saraarnews.com/?p=3512