-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland: Alleged Terrorists Arrested in Burco
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Good work Somaliland police in burco well done -
Jacayl baro ma xabashidi ba tanasulay lol, Silanyo nin rag ah dhe
-
Addis Ababa: Puntland President trip update: PICS
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Melez didn’t had time ha to meet the pirate -
Somaliland New Police commander takes his New position Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taliyihii Booliska S/Land Md Saqadhi Oo Maanta Xilka Ku Wareejiyey Taliyaha Cusub Md Cilmi Kabaal September 2nd, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org) Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Md Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta xilkii taliyaha Booliska ku wareejiyey taliyaha cusub ee Madaxweyne Siilanyo usoo magacaabay jagadan, Md Cilmi Rooble-Cilmi Kabaal. Xafladan xil wareejinta oo ka dhacday xarunta ciidanka Booliska ee Taliska Guud ayaa waxa kasoo qayb galay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Somaliland Md Cismaan Garaad Soofe iyo madax badan oo ka tirsan xukuumada Md Silanyo. Ugu horeyn waxa xafaldaas ka hadlay Md Maxamed Saqadhi, taliyaha xilka wareejinaya oo ka waramay waxqabadkiisii mudadii uu xilka hayay, isaga oo sheegay in boolisku horumar badan sameeyey afartii sanadood ee uu xilka hayay, hawlo badana ka qabtay ciidanka booliska. Waxa uu u mahadnaqay ciidamada booliska iyo sidii fiicnayd ay ula shaqeeyen, isaga oo kula dardaarmay in sidii si ka fiican ula shaqeeyan taliyaha cusub. Waxa sidoo kale isna madashaas ka hadlay wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Somaliland Md Cismaan Garaad Soofe oo ugu mahadnaqay taliyahii hore hawsha fiican ee uu kasoo qabtay Booliska. Isla markaana waxa uu wasiirku dardaaran usoo jeediyey taliyaha cusub Cilmi Kabaal oo kula dardaarmay inuu dedaal iyo horumar la taaban karo mujiyo, isla markaana amniga iyo booliska dalka oo dhan xooga saaro sidii ay nabadgelyada u sugi lahaayen. Somaliland.Org Hargeysa -
Pure nonsense Muj Silanyo Joined SNM a year after its formation So Did Abulraxmaan tuur in 1982 , this not pure interest of a few individuals these people sacrificed their daily good live for the future and the people of Somaliland. Non of them Are living A miserable life they are living in the land they helped liberate in dignity and honour. The First Chairman of And the founder of The SNM was never part of any Siyad bare regime Mujaheed Axmed Jimcaale.
-
Somaliland New Police commander takes his New position Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
wayahay Mr correct lol Qudhac lool she is good to go fOr affur lol -
I did not knew meeting face to face with melez was a whole achievement for the pirates
-
I though the pirate state was good friends With the xabashis before
-
Somaliland New Police commander takes his New position Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gabagabadii xilwareejinta waxaa soo Xidhey Wasiirka Wasaarada Cadaaalda Somaliland Mudane Ismaaciil Muumin Aare. oo ugu horeyn umahadnaqey hogaanta ciidanka asluubta ee xilka wareejinaaya kuwa cusub ugu duceeyey inuu ilaahey u fududeeyo xilka.waxaa uu mudane Aare uga mnahadanqey haaydaha ay wada shaqeynta leeyihiin sida wacane e ay marwalba ugarabtaagan yihiin. -
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Asluubta Oo Xilkii Ku Wareejiyey Taliyaha Cusub Ee Uu Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Soo Magacaabey BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND SDWO (Hargeisa 01/09/2010) Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Cabdi Suldan Maxamed Geele ayaa shalay si rasmi aha xiliki ugu wareejiyay taliyaha cusub ee dhawaan Madaxweyne Siilaanyo soo magacaabay Maxamed Xuseen Faarax. Munasiban xilwareejinta oo ay ka soo qayab galeen Wasiirka Cadaalada Ismaciil Muumi Aare, qaar ka mid ah ciidamada asluubta masuuliiin ka iyo xubno ka socda hay’adaha ciidamda Asluubta wadda shaqayntu ka dhaxayso oo ay ka mid yihiin Marwo Faadumo Siciid iyo Maxamud Aabakor. Taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka Asluubta Ibraahim Ducaale Yuusuf ayaa sheegay in muddo konto sano uu ku soo jiray ciidmada Asluubta, isla markaana ciidama Asluubtu ay yiiin ciidamada ugu Asluubta wanaagasan ciidamada. Sidoo kale taliye ku xigeenka cusub ayaa isagu si faahfaasan uga waramay waxyaabaha ay doonayaan inay qabtaan, isla markaana sheegay inay dajin doonaan nidaamka ciidamada Asluubta
-
saaxib foromkani maha meel diarygaga dadka meeshan jooga uma baahna inay ogadan how you feel iyo inad dakhtarka sheekeyo u bahantahay daahir rayaale iyo axmed yusuf hadad sida u misgereysid email u gudbi horta inanad somalilander ahayn waxan ku gartay waxad so qortay faristay somalilandersku waxay qoran fadhiistay marka bal afka iska so hubi marka danbe
-
Somaliland names a child as Ambassador to Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Land_Soldier's topic in Politics
Cowke miyaanu ahayn ki foromka dhex seexan jiray waan ugu so toosa waan ka sii seexda kana 24/7 wa online marka walaga yaaba. kan landsoldier forumki wuxu ka dhigay xeradi digaaga lugu tirin jiray -
New Director of the Somaliland Road Authority appointed
Xaaji Xunjuf replied to Land_Soldier's topic in Politics
Jacaylbaro adigu ciidkasta miyaad iskala muranta kan landsoldier wa kumyuutar bina adan maha -
Ethiopia and Somaliland relations should be based on mutual interest between the two countries , there should be a balance of power when the two are having diplomatic relations ,Ethiopia should not intervene with Somaliland internal politics and Somaliland should not intervene with Ethiopia’s internal affairs , The former udub regime was to weak and Ethiopians got away with most of the things concerning Somaliland internal affairs the whole bebera port contract , thus Ethiopia is just being reminded that Somaliland interest comes first , the president of our country Somaliland has his people behind him he does not need to brief Adis ababa about his cabinet members , So the Kulmiye administration is just returning the relationship back to the balance where it was before rayaale got in power. Ethiopia is an ally of Somaliland and a neighbour and it will stay like that , There is just a new sherif in town
-
And The Siad Barre's Genocide Still Comes Back To Mind
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ilahay ha u naxarsito shacabki dawladi macangaga ay leysay -
Ilahay ha u naxaristo Marxuumka the killers will be caught
-
Ethiopia Desires To Strengthen Ties With Tunisia And Somaliland -Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
I have no problem with diplomatic relations with Ethiopia but it should not be a relationship they have the upper hand it should be based on political mutual interest between the two countries whether its political or economic . The former udub regime was weak and the Ethiopians got away with everything ,Ethiopia is just being reminded that Somaliland interest Comes first President Silanyo has the people of somaliland behind him. The Kulmiye Administration is just returning the relationship back to balance where it was before rayaale got in power . Ethiopia should not intervene with Somaliland internal issues , that’s a thing The Somaliland government will never accept -
Lool at the last part rayaale is out of ofiice wax u samayn kara iska yar today
-
Hitler related to Somalis, Berbers and Jews ?
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
its in the dutch lol Kow dhe Marka hitle tallow ma isku qolanu ahayn Ma ka dhiga axmed guray oo kale nin qoladiisa la garanayn lol -
Cabdilahi askar and The SNM legacy will never be forgotten, A great state Burial for the mujaheeed may allah bless his soul. He was Family