Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,211
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee G/Awdal oo Sheegay inuu u Sharxan yahay Jagada M/weyne K/Xigeenka ee Xisbiga UCID doorashada Soo socota September 22, 2010 By staff-reporter Awdalpress(Borama) 22 Sep.10– Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee G/Awdal X.Abuubakar Xuseen Shiine-Dheere ayaa sheegay in uu u sharxan yahay Jagada M/xigeenka Somaliland doorashada soo socota, isaga oo iska sharxi doona xisbiga UCID oo mudadii uu jiray xilkiisa hayay Gobolada Awdal iyo Salal. X.Abuubakar SHiine- Dheere wuxuu sidaas ku sheegay war uu sii yay Shabakada Awdalpress iyo Wargaysaka Haatuf oo masuulkani kaga hadlay hankiisa siyaasadeed eek u aadan damaca ka haya xilka M/xigeenka. X.Abubakar isaga oo Arintaas ka hadlaya wuxuu yidhi “ Waxaan ummada u soo bandhigayaa in aan doorashada soo socota ee M/tooyada isku taagi soo taagi doono musharaxnimada jagada M/weyne K/xigenka ee Somaliland, Aniga oo ka tartami doona xisbiga aan ka midka ahay ee UCID, xisbigaas oo aan la soo bilaabay ilaa markii uu ahaa Ururka, isla markaana dedaal badan iyo dhaqaaleba gashay, sidaas awgeed waxaan u sheegayaa saaxiibaday iyo shacabka G/Awdal in aan doorashada soo socota u ahay musharaxooda. X.Abuubakar oo aan wax ka weydiinay hadii la furo Ururo sida uu yeeli doono wuxuu ku jawaabay in xisbigooda Ucid aanu ka cabsi qabin ururo la furo, isla markaana uu kalsooni ku qabo xisbinimada Ucid, taas oo uu sheegay in aan lagu gaadhi doonin hirgelka uu hirgalay xisbiga Ucid,. Mar uu ka Jawaabayay in ay jiraan rag ka mid masuuliyiinta xisbiga ee heer gobo loo shegay in ay jagadaas isku sharaxayaan ayuu yidhi X.Abubakar ninkaasi waa saaxibkay o kaftamaya, laakiin aniga waa xaqiiq oo waa iga dhab, waxaanan filayaa in cid walba igu taageeri doonto, hore waxaan iskugu soo tagi waayay ayuu yidhi Abuubakar waxaan ogaa in gobolka Awdal iyo Salal uu ka sharaxnaa M/weyne ka soo jeeday oo mar walba isaga codka la siinayay. Gudoomiye X.Abuubakar waxa kale oo uu ka jawaabay in doorkan soo socda uu M/weyne u sharxan yahay Faysal xisbigooda iyo in kale wuxuna yidhi “ Xeerka xisbiga u yaal wuxuu dhigayaa in musharaxu uu tartami karo jagadaas laba jeer, labadii jeerna Faysal wuu u tartamay, doorka soo socdana wuxuu noqon doonaa odayga xisbiga, wuxuuna u taagnaan doonaa in uu noqdo Aabihii sida Mandela oo aan ku tixgelin doonaa. Ugu dambayntii wuxuu intaas raacshay Gudoomiye X.Abuubakar Shiine-Dheere in mawqifkiisa uu manta shaaciyay uga gol leeyahay in uu iska sii mooso rag badan oo reer awdal ah oo damacaasi ku jiro in ay ka warqabaan, isla markaana uu uga horeynayo is shaacinta jagadaas uu u taagan yahay. X.Shiine DHeere wuxuu intaas ku daray in uu leeyahay waayo aragnimo siyaasdeed oo uu mudo 17 sano ah ku soo dhexjiray siyaasada Somaliland iyo mudo 8 sano ah oo uu xisbiga Ucid ka mid ahaa raga taladiisu ka go’do. Si kastaba ha ahaatee wuxuu noqonayaa X.Abuubakar Shiine-Dheer siyaasigii u horeeyay ee reer Awdal ee Wargaysyada ku cadeya mawqifkiisa damaca kursiga M/weyne k/xigeenka. Awdalpress
  2. Eritrea may become failed state, warns think-tank Eritrea has fought two conflicts since independence, including a border war with Ethiopia in which some 80,000 people were President Isaias Afewerki, who has led Eritrea since 1993, fought in the long war for independence Eritrea may become a failed state if the world community fails to engage with the Horn of Africa nation, a think-tank has warned. The International Crisis Group says Eritrea is under severe stress, with the economy in free fall. This is a marked deterioration from the situation 10 years ago, when Eritrea was challenged but stable, it says. Eritrea gained independence in 1993 and faces UN sanctions for its alleged support of Islamist rebels in Somalia. It suspended its membership of the African Union in protest, and has become increasingly isolated. Eritrea has fought two conflicts since independence, including a border war with Ethiopia in which some 80,000 people were killed. Military fissures The ICG's Mark Schneider said if things continued as they were, the situation in Eritrea was "in danger of implosion" as the authoritarian government of President Isaias Afewerki was haemorrhaging legitimacy. "There are fissures within the military, growing dissatisfaction and exasperation amongst a significant portion of the population," he told the BBC's Network Africa programme. This has been reflected in huge waves of refugees leaving the country and also signs of internal discord, he said. "It's unlikely that the stability that has come as a result of the authoritarian rule of the past is going to be sustained." The report warns that national service, intended to develop and build the country, could prove one of the catalysts for the regime's eventual collapse. Eritrea needs outside help on the basis of greater understanding of the country's grievances, it says.
  3. ^^Your over using the word warlord what makes The Mujaheed a warlord and your xaglajiifiye not?
  4. Libaahe that guy is hilarious did u listen to his latest gabay
  5. Anigu waxan jeclaan laha sharifka sharifka agtagaan shandada yar na siita markastaba ina laga dhigo raisal wasaare
  6. oo kalay salaanta ma iyago fadh fadhiya bey qataan sscidu sii kala bay u shaqeysa
  7. Horta maslax , Maxammad siyad bare oo halka tagaan babad mooda.
  8. Xiin I really think you misunderstood my point Buhoodle doesn’t need a babysitter from Ohio to keep the city peaceful. The traditional elders took responsibility for their town xaglajifiye with his hidden agenda swinging from garowe to a nonexistent money making movement ,Milking money from from the Diaspora is the last thing the people of buhoodle need
  9. But Xiinfanin the garaads in buhoodle are not happy with xaglajiifiye since he got there only bad news comes from buhoodle its good that garaad cabdulahi garaad soofe works hard to keep these nabadiids from his home town the garaads brother is also doing a good job as the deputy Interior minister of Somaliland.
  10. kuuun kuunow ama ha la siiyo ama yaan la sinin anag wa isugu kaya mid ma kala jeclin
  11. The zack I was hearing the other day something about ina cumar jeess wilki aan abtiga u aha he might be the new defense minister maxa ka jira
  12. Originally posted by General Duke: ^^^I dont think blowing oneself is a viable alternative.. lool
  13. I said after 2004 cali khalif galaydh was the TNG government remember when cali khalif and abdiqasim salad formed a government we all know how the puntland admin reacted and also that it didn’t recognize that government.
  14. Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: ^Soo adiga yiri wasiir baanu iska walaaqanyanaa hahahah Hadaba PM iskuma dhererin kartaanee wiilkaa reer Cayn (Buuhoodle) ee reer Puntland ayaanu wadanaayee kaleexo isagaa gayaankeeda ahee Kafariiso meesha haha Maya re read what i wrote waxan ku yidhi isagu ha iska wal walaqdo Not us isagu iyo anagu kala labaanu nahay dee ka reer buhoodle ha tago isaga jecel meeshaas eeh amisom ha ilaaliyan
  15. Originally posted by General Duke: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: [qb]QUOTE]Omaar is not one of us omaar wasiirka macdanta iyo waxa ha iska wal walaqdo kaasi He is from your most powerful community and from one of its richest families. I think he should go for it, I love the way the man talks... His father was a great man so is his brother and his sister but he is just opportunistic individual his so called hotel cabinet post made him not attend his father’s Burial was it worth it ,it will hunt him forever ? But he does talk funny though
  16. Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: Waligiin ma wasiir macdan baad walaaqanaysaan? Adeer meesha iska qaada oo shafka garaaca, mase the tribal reality of Somalia ayaad isleedahay isma dherarin kartaan Maya koonfurianska oo dhan waanu iskala weyn nahay inanu xil u qabano iyo inanu madax u noqono
  17. What new math tell me about that like that infamous Mogadisho elder said dadka nuska wax kheyr kama iman what a racist formula I don’t think there is a new math.
  18. Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: Xaaji, Inna Oomaar dee, wouldn't you wish to have a bit of the cake. Idinku ma rooti baa tihiin, bahashu reer Puntland unbay ubisishahay lool Omaar is not one of us omaar wasiirka macdanta iyo waxa ha iska wal walaqdo kaasi
  19. Xiin Not at all but I am just being realistic every one knows the power sharing of the 4.5 clan formula is between two main clans ever since 2004. Gooneex is just named as the temporary PM so he is out of the race told you so.
  20. So who is likely to replace this temporary new pm
  21. Originally posted by xiinfaniin: yes xaaji xunjuf, it is somalia that we are talking about and Goonjeex is a somali if you didn't know Yeah sure he is a Somali ,, so are you are you are you going to be a prime minister of Somalia I am sure this gooneex will not be more than a deputy minister
  22. Sheekh Shariif oo dalka ka dhoofay ka dib markii uu is casilay Sharmarke soona afjarmay Khilaafkii u dhaxeeyey posted by: kulan Madaxweynaah dowladda FKM mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminaayo Ayaa galabta ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxa ay ku sii jeedaan Xarunta QM Ee new yourk oo uu ka dhacaayo Kulan waynaha Ay sanadkiiba mar yeeshaan hoggaamiyaasha caalamka. Madaxweynaha waxaa ku weheliya safarkiisa Xubno Ka tirsan Golaha Wasiirada Oo uu ku jiro Wasiirka Bay’ada Dowlada KMG Mudane Burci Maxamed Xamza, Wasiirka Iskaashiga Caalamiga iyo qorsheynta Mudane Musdaf Shekh Cali dhuxulow, Sidoo kale waxaa uga sii horreeya Xarunta QM R/wasaare ku xigeenka Ahna wasiirka Kaluumeysiga iyo khayraadka Badda Mudane C/raxmaan Xaaji Aadan IBBI, Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane yuusuf Xasan (Dheeg) Iyo wasiirka Maaliyadda Mudane Xusen Cabdi Xallane. Madaxweynaah ayaa waxaa la filayaa in uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedin doono Xarunra QM wuxuuna diiradda ku saari doonaa Xaaladaha Kala duwan ee hadda ka jira Somaliya, Sido kale Madaxweynuhu waxa uu kulamo la yeelan doonaa Madaxweynayaal Iyo wafuud heer caalami ah,Inta uu joogo Madaxweynuhu wuxuu la kulmi doonaa Jaaliyadaha Somaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka. Socdaalka Madaxweynaha ee dalka Maraykanka ayaa imaanaya saacado kooban kadib markii maanta uu iscasilay Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid oo mudooyinkaan khilaaf xoogan u dhexeeyey. Axmed Kulan Muqdisho
  23. Xiinfanin be realistic dude its Somalia what we are talking about