-
Content Count
30,097 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Abdilahi yusuf is a warlord there is no doubt about that it doesn't matter who says things about him it doesn't matter what clan they hail from Abdilahi yusuf the habaar qabbe was the TFG president and was responsible for the Ethiopian invasion of somalia and the killings of thousends of people. About his illness and his fake liver i can understand some people don't really care about his health situation i mean how many old people did he kill with his Ethiopian friends. -
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga ka Jaray Carwada 5-aad Ee Wax-soo-saarka Dalka + SAWIRO Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxmed Siilaanyo, ayaa maanta xadhiga ka jaray carwada 5-aad oo lagu soo bandhigay wax soosaarka dalka iyo adeegyada shirkadaha kala duwan. Carwadan oo ay soo qabanqaabisay Rugta Ganacsiga Somaliland oo lagu qabtay xarunta Guriga shaqaalha ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay Musuuliyiin uu hor kacayey Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxmed Siilaanyo, Wasiirka Wasaarda Ganacsiga Cabdirisaaq Khaliif, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Md.Cabdiraxmaan Faarax Sugaal, Ganacsato, Maxda shirkadaha dalka, iyo marti sharaf kaloo tiro badan. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo halkaa, ayaa waxa uu sheegay in ay waxa lagu faano in dadka reer Somaliland soo bandhigayaan wax soo saarka dalka. Waxa sidoo kalena haladii Maxweynaha ka mid ahaa “waxa ay taghay in aynu hore ugu talaab sano huru marka dhinacyada tiknoolajiyada beeraha,warshada, waan in aynu gaadhno carsiga aduunyadu gaadhay maanta, waana mid aan angoo Maxweynii Qaranka ah ku faraxsanahay,waxaanan codkayga ku ku biiranyaaa in aan qaadno talaabo kasta oo dhiiri galinaysa wax soo saarka dalka” sidaan wax yidhi Maxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxmed Maxmuud Siilaanyo. Waxa isaguna munaasibadaasi ka hadlay Gudoomiyha Rugta Ganacsiga Somaliland Cabdiraxmaan Faarax Sugaal waxaanuu shraraad ka bixiyey sababaha keenay in ay qabtaan carwadan ,waxa hadladiisii ka mid ahaa “Hadii carwo la qabanayo waxa lagama-maar-maan ah in ay nabad ka jirto goobtaas carwada lagu qabanayo, nabad ayaana sal u ah wax walba, nasiib wanaag waxa inoo sharafa inay maanta dalkeenii haysto nabad galyo buuxda taas ayaana inoo suurto galisay inaan carwo qabano, halku dhiga carwada sanadkan waa Iibso wax soo saarka dalkaaga” sidaana waxa yidhi Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Cabriraxmaan Faarax Sugaal. Waxa kaloo intaasi ku daray mudane Sugaal “Carwadan sabaha aanu u qabanay waxa ka mida in aanu soo bandhigno wax soo saarka dalka, si Umadu u ogaato, sidoo kalena in aynu aduunka tusno in ay Somaliland tahay dal jira wax-soo-saarna leh” sidaana wax yidhi Gudoomihya Rugata Ganacsaiga Md.Sugaal Waxa kaloo inataasi ku daray mudane Sugaal in ay doonayeen in ay sanadkan carwada 5-aad ku qabtaan meel ay dawladu siisay oo beerta xoriyada ah waxaanuu sheegay Mudane Sugaal in meeshaas la siiyey Rugta Ganacsiga in uu Wasiirka mida Xukuumadii Madaxweyne Rayaale uu baabiyey goobtaas, isagoon cidna kal tashan, Waxana uu Md. Sugaal Xukuumada ka dalbaday in ay arintaas wax ka qabato. Waxa isaguna halkaasika hadlay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga , Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Md.Cabdirisaaq Khaliif Axmed Waxana uu sheegay in ay muhiim tahay in la xoogiyo wax-soo-saarka dalka waxaanuu sheegay Wasiirku in carwadan lagu soo bandhigayo wax-soo-saarka Warshadaha,Beeraha. Waxa kaloo hadaladii wasiirka ka mid ahaa “waxa xusid mudan in maanta carwadan ay shirkada Telesom soo bandhigayso barnaamij maqal iyo muuqaal ah oo si toosa loogu la xidhiidhi karo guud ahaa magaalooyinka Somaliland, barmaaijkaas waxa inaga la qayb qaadanaya Gudoomiyayaasha Gobolada qaar kamida oo si toosa khadka ugu jira.” Sidaana waxa yidhi Wasiirka Ganacsiga Md. Cabdirisaaq Khaliif. Waxa kaloo uu Wasiirku xukuumada ka dalbaday in ay dhul siiso Runta Ganacsiga si ay ugu Qabato Carwooyinka ganacsi ee noocsn oo kale ah.
-
Bomb explosion in galkacyo causes death and injuries
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Galkacyo,(Lasanod Online)- inta la ogyahay laba ruux ayaa geeriyootay kidib markii uu goor dhawayd qarax ka dhacay mid ka mid ah .... Xaafadaha Magalada Gaalkacyo.guri ku yaala. Qaraxaa ayaa lugu soo waramayaa in wax yar ka hor uu ka dhacay Xaafdda Garsoor ee Magalada Gaalkacyo kidib markii miinadda dhulka lugu aaso ay la kacday rag la sheegay in ay guri halkaa ku yiila ku miinadaa ku rakibayeen sida loo malaynayo. Goobta qaraxu ka dhacay ayaa lagu soo warramayaa in lugu arkayay dhiig daadsan waxaana adag in si dhhab ah loo ogaado in khasaaruhu intaa ka sii badan yahay maadama dad farabadan ay halkaa soo buuxiyeen. Raga qaraxani la kacay ayaa dadku siyaaba kala duwan uga hadlayaan waxaana la sheegay in qaraxa guriga uu ka dhacay laga yaabo in miinadaa lugu rakibayay sidoo kale waxaa soo gaadhay guri kale oo isna dhinaca ku hayay guriga qaraxu ka dhacay bur bur xoogan. Lama oga sababta qaraxaa keentay iyo raga wada dhintay in ay ahaayeen ragii rakibayay bamkaa hasayeeshee waxaa goobta shilkaa ka dhacay gaadhay Ciidamada booliiska Magaalada Gaalkacyo. Kuwaas oo la wareegay goobta qaraxaa ka dhacay,.kuwaas oo Risaas cirka u ridayay sida dadka halkaa isku soo baxay u kala eryaan. Ma jirto cid ka tirsan Maamulka Gobalka oo arintaa ka hadashay ilaa iyo haatan mana jirto cid sheegatay waxaana socda baadhitaano arrimahaa la xidhiidha. -
Bomb explosion in galkacyo causes death and injuries
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Gaalkacyo October 10, 20100 comments| leave your own!Qarax loo maleynaayo inuu yahay nooca miinada ayaa goor dhow ka dhacay mid kamid ah guryaha ku yaalla magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wararka ay warbaahinta Horseed Media helayso ayaa sheegaaya in qaraxa uu ka dhacay guri ku yaalla xaafada Garsoor oo la aaminsanyahay in lagu sameynaayay walxaha qarxa. Xirriro kala duwan aan la sameynay dad goobjoogeyaal ah ayaa sheegay in labo qof oo ku sugnaa gurigaas ay geeriyoodeen iyadoo uu jiro sidoo kale khasaaro dhaawac ah. Ma jirto faahfaahin intaas ka baxsan oo la helaayo,waxaana guriga uu qaraxu ka dhacay gaaray dadweyne fara badan. Wixii faahfaahin waan idin soo gudbin doona Insha’allah -
Faahfaahin qarixii saaka ka dhacey Xaafada Garsoor ee Gaalkacyo Posted by admin on October 10th, 2010 Gaalkacyo(Puntlandi.com) Qaraxa saaka ka dhacey guri kuyaal xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ayaa ahaa mid ku qarxey niman sameynayey waxyaabaha qarxa. inta lahubo 3 qof oo ahaa nimankii qaraxa farsameynayey ayaa ku dhintey, waxaana loo maleynayaa iney nimankaan doonayen iney fuliyaan fal argagixiso markey sameeyaan waxyaabahaan qarxa, balse intey farsameynayeen ayuu iyagii ku qarxey, Bileyska ayaa xirey xaafad qaruxu ka dhacey waxeyna hada wada baaritaan. Qaraxa oo aad u xoogan wuxuu kaloo waxyeelo ugeystey guryo daris la ahaa guriga qaruxu ka dhacey. Nimanka qaraxa ku dhintey ilaa hada lama aqoonsan waxaase loo badinayaa iney ka yimaadeen Koonfurta Soomaalia, Wariyaha Puntlandi.com ayaa hada goobta qaruxu ka dhacey jooga Sawirada iyo wareysiyo arintaan ku saabsan ayaan idiinsoo wadnaa mardhow. Puntlandi.com Gaalkacyo
-
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
^^ Odayga waxa la Yidhi qabrigi somaliya u ka wayey bu Yemen ka heley halkasu siyayad yar dhigtay lol -
ABWAAN ABSHIR BACADLE OO CAAWA KU GEERIYOODAY MUQDISHO
Xaaji Xunjuf replied to ANWAR's topic in Politics
alayara raxmo raximin -
Anwar we can no longer be called north the new north are your pirate friends
-
But Most likely he will be from the pirate state that's for sure.
-
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
^^laakin odaygu wu qaxay runta hada la sheego -
Anwar Your right Northern clans = Puntland
-
He can't be Pm the 4.5 Clan Formula doesn't allow it The pm will be from Puntland.
-
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by NinaNC: Soomalida waxay dhahaan “Cagtii meel joogi weydaaba mar beey ceeb la kulantaa.” Maanta meeshu joogo ka warama hee! He should put a gun to his mouth and end his misery already. -
Legendary Poet Abshiir Bacadle passes away ( AUN )
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Ilaahay ha u naxaristo wala wada tagaya waleh he was a great poet Qalbi qooqaan iyo qoodha aan wax tarin qaadow adiga leh lol -
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
NinaNewyork cityey Cabdulahi yusuf anigu waxan odhan laha halooga yeedho Maxkamada aduunka eeh ku taala holland for crimes against The people of Mogadisho, Amiin ilahay ha u naxaristo dadki gacanta amxaarada iyo kuwii ay wateen ku dhintay -
Somaliland: Laasqoray nationlink hostages released
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Timur: If you khat people want to be independent so bad, why do you consider yourselves part of Somalia's political problems, why do you keep posting articles from Somalia and few from your khat state? Maxaad tidhi timiray maxaad qaadka journaal u dul saartan maad tidhi -
Somaliland: Laasqoray nationlink hostages released
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
suldaanka yes it's good news the elders and the governor of sanaag did a good job -
Somaliland:deploys more troops to widh widh and the Hawd Region
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taleex it's just a matter of time abti till these nabaddiids are cleaned from your country and inshallah 2011 harada cayneed will be back to normal few days back we opened a school in yagoori inshallah there will be more projects like that in buhoodle and horuffadhi Yeyle dhalamacune xammarluguxidh xadhdhanka dharkeyn widhwidh ,, soo ducee abti. -
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
^^Anwar do you find it normal if your neighbours just invade you and kill your people and raise their flag on your soil. And even if they slap the so called president he will turn the other cheek is that how a leader should lead a country? -
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Let me break it down for you Ethiopia didn't invade Somaliland , Ethiopia and somaliland the two countries have an agreement both sides will work together to fight against those who are willing to cause instability in the region. wether its regional jabhads or irhaabis (terrorist) groups clan jabhads ssc etc.With the approval somaliland officals local police can cross the border to Ethiopia and vica versa. You may have heard some of the kilinka shanaad administration visited Seylac a group of four people and some other Ethiopian officals from The Kilinka shanaad administration with the approval from our government.Now compare the Ethiopian delegation that visited seylac. with the 30.000 Tigray mercenaries and War planes bombing Mogadisho day in day out Killings raping, raising their flag on your soil and even humiliating your president in such a demeaning way. -
Somaliland:deploys more troops to widh widh and the Hawd Region
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Suldaanka inadeer the soldiers are just going there to protect the people From these terrorist. But i do agree we will indeed build schools and hospitals etc in the region. -
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
There is a difference between having Ethiopia as your neigbouring country and letting your neighbours invade you and murder your citizens while your so called leader finds it absolutely normal that his neighbours invade him and destroy his capital and even slap him a few times . As long as his regional clan city garowe is spared he finds it completely normal. yet he claims to be the president of somalia from raskambooni till raas caseer weak i say , Thankful we are not pointing out Yeys Mistakes because he is Yey or because he is old or young we do it because he made real bad mistakes. And unfortunately he took part of destruction of somalia with his Ethiopian superiors and the tigray mercenaries who commmitted heinous crimes against the somali people,,while he was the so called president. So you can't compare Yey With the father of somaliland Honourable Maxammad xaji ibrahim Cigaal. The father of the republic never let his country be invaded by it's neighbours wether it was Ethiopia Djbouti or koonfuria. Thankful awoowo stop defending traitors these people destroyed your country Yey and all the other warlords. -
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Yeah yeah Thankful Ethiopia invaded somaliland and occupied it for two years and they destroyed our capital plundered looted killed raped and burned down our holy mosques , this all happened according to you don't compare apples with oranges my friend ,Ethiopia invaded somalia and Abdilahi yusuf said it's oke just destroy Mogadisho raise your Ethiopian flag if you like slap me if you want gen gabre i could care less that was your Abdilahi yusuf what are you going to teach your grand kids Ethiopia was fighting on our behalf and was taking revenge on our traditional enemies .
-
Popular Contributors
