-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Prof. Samatar: Ethiopia ayaa Somaliland Aqoonsanaysa
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by The Zack: ^I don't know what other times u referring to but I do know he is incorrect this time. all the other times he talked. -
this is the second topic u made about somalilands recognition , prof abdi ismacil samatar na wad hadal hayey tallow maxa jira oo so socda.
-
Hargaysa: Gaboose again talks about working with Puntland..
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Che na waxa haya Ethiopiaphobia -
Originally posted by Gabbal: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: you did not answer the question bal ku noqo. Caro is one word with two different meanings based on how you pronounce it (classic tonal language). Also inan is written inan, how do you signify masculine and feminine? Thats why its not caro its cadho and not caro caro means dhulka carada
-
Prof. Samatar: Ethiopia ayaa Somaliland Aqoonsanaysa
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Tallow muu sii baqanaya -
Let me tell you something gabbal bar = spot = barta Badh = half Bar can mean teach , bar ta teach comes from baro Kalmadaha Bar wax la barto waxad kula sooci for instance sentenceka siday ugu jirto . koonfurians when they are referring to the booty of the female body they say bari. but bari means east its badhi , how do i say in koonfurian badhi bari ka so jeeda??.
-
i predict more new TFG paper governments in the next coming years.And more islamic factions on the rise and not to forget,, Also new so called clan states yesterday i heard about greenland whatever that's supposed to mean.
-
Jb adigu soo borama ma joogtiid, maad baqatay ?
-
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: quote:Originally posted by Libaahe*: Taleexi. What minority? last time i checked the SNM block made up over 65-70% of Somaliland. Any reference of your percentile? 1960 state of somaliland Parliament. -
Originally posted by Taleexi: The aggressors must be dealt with by any means necessary. Let it be known peace is a non-discriminatory commodity for the parties in the conflict. Mudane Xaaji, your family should be content with what they have, and leave others to their own devices. However, where you may have differences with other northern communities; available conflict resolution techniques should be deployed. They both fought so there for they are both guilty these are skirmish clan wars this happends between neighboring clans but luckily we have our elders (salaadinta iyo cuqaasha) to resolve these kind of issues and so far everthing is going good , The quriluqud Community and The Buhoodle Community are closely related. And they should work towards peace in their district.
-
Somaliland army given green light to liberate Buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
No A khadar it's the Khusuusi and the so called clan jabhad they are the one who are politicising this particular incident when they write on their websites. Somaliland army is arming the clans from Quriluqud. And that's a lie you know that . The somaliland army came in between the two Brotherly clans and they forced a cease fire on both sides . We all know the so called ssc is hungry for a clan war. but it won't happen. -
Puntland parliament approves election committee + multi-party system
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: Xaaji: Inaadeerow talada xun ee aad had iyo goor soo bandhigto jooji, anba Udub kuguma dirqiyo oo waad ogtahay ee ina kala daa saaxiibow wayahay ilahay garowe wax kugu ma daro dee waxan is yidhi laascanood wata kulmiye ah , waxan is yidhi mala taleexi dhanka iyo garowe bu u si jeeda -
Puntland parliament approves election committee + multi-party system
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Taleexi geelinu manu gaadhin ilaa iyo nugaal guntisa waxad ku birii karta garowe clans xisbigooda cusub Xaji Xunjuf : is gaabi awoowe, oo golaha ka fariiso, maanta waa maalintii ikhyaartee! This is no time for the grieve-stricken kind to voice past injustice Xiinfnin shalay na waxad igu sheegtey shaydaan maantana waxad tidhi Akhyaar ma tihid . Mise Mamuulka budhcadbadeedka baad u haysata inay yihin akhyaar -
Puntland parliament approves election committee + multi-party system
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: Good development except Farole naming 5 out of 9... déjà vu all over again methinks. And, mark my word if it is ku dayo SL, ku dayo instead of ku dayo PL, ku dayo all would be parties should belong to the three sub clans of Galkaio, Garowe, and Qardho like the Habraha in the North West aka “SL”. However, Maakhir and SSC remain vigilant this time around since they’ve watched the same movies before. Taleexi geelinu manu gaadhin ilaa iyo nugaal guntisa waxad ku birii karta garowe clans xisbigooda cusub -
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: Waa bilaabatay tartiib, tartiib oo kiniininga Somaliweyn (whatever the version)loo laqsiinaa . Ooyi doonow ayar joog.. Somaliweyn riyadasi waxay dhamaatay 1977 27 june Maalinti Ay Jabuuti Xornimada qaadatay ay farta dhexe u taagtay Koonfurianska -
Puntland parliament approves election committee + multi-party system
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Originally posted by Libaahe*: Now i wonder if there will be a Sheikh atam party lol. Xisbiga Kaluunka iyo kala dirka Puntland -
Taariikhda Allahu Naxriiste Suldaan Ciise Xassan Cumar
Xaaji Xunjuf replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Alaya raxma raximin ,, Salaadintu wa bir ma geydo , who ever did this should be brought to justice -
Ergada Dhexdhexaadinta oo Tuulada Maygaagle ka Bilawday Wajiga Labaad ee Nabadaynta Burco (Waaheen)- Ergada ku hawlanayd nabadaynta beelihii dirirtu ku dhex-martay deegaanka Karshaale, ayaa markii u horaysay gaadhay Tuulada Maygaagle oo ku taala meel u dhaxaysa Buuhoodle iyo Qori-lugud, halkaasi oo ay kulankii u horayeey isku hor-fadhiisteen madax-dhaqameedka iyo waxgaradka deegaanka Buuhoodle. Ergadan ayaa tiradoodu gaadhaysay 40-taneeyo xubnood ayaa waxa la sheegay in weftiga ergada Somaliland oo ah Salaadiin iyo Madax-dhaqameed sooc ah oo uu horkacayo Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar, ay 10:30 subaxnimo ka dhaqaaqeen magaalada Qorilugud, halkaasi oo ay ku sii hadheen ergadii iyagu ka socday dhinaca gole-dhaqameedka Guurtida, iyaga oo ka dhursugi doona jawiga ay la kulmaan Salaadiintu marka ay qaabisho beesha Buuhoodle. Ergada nabadeed ee Salaadiinta ah ayaa warku waxa uu intaasi ku darayaa in ay shalay gogol kuwada qadeeyeen madax-dhaqameedka deegaanka Buuhoodle, halkaasi oo ay ku bilawdeen wada-hadalkoodii, waxaana loo balansan yahay manta in waxgaradka beesha Buuhoodle ay saxeexaan heshiiska wajiga koowaad ee nabadda, kaasi oo ay si buuxda oo loo dhan yahay ay qalinka ugu duugeen beesha Qorilugud. Warku waxa uu intaa raaciyay in deegaanka Buuhoodle ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo lagu diidan yahay wada-hadalka ergada nabada iyo beesha deegaankaasi ku dhex-maraya Maygaagle oo ay wadaan Kooxda nabad-diidka ah ee SSC. Waxa iyaguna dib ugu soo laabtay magaalada Burco weftigii ka socday dhinaca hogaanka Axsaabta qaranka oo uu hogaaminaayo Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Axmed Yuusuf Yaasiin, iyada oo ay iyana magaalada hore usii joogeen weftigii Wasiirada ahaa ee uu hogaaminayay Wasiirka Gaashaan-dhiggu. Geesta kale Afar maalmood ayaa laga joogaa maalintii ay ergada nabadeed ee ay magacawday xukuumada Somaliland soo gaadheen magaalada Burco, iyaga oo is qaybiyay, qaarkoodna isla maalintii labaad ee socdaalkoodaba hawshoodii ka bilaabeen deegaanka Qorilugud. Ugu danbeyntii Ergada nabadeed ayaa lagu wadaa inay deegaanadaas ku sugnaadaan illaa xal nabadeed oo dhab ah laga gaadhayo dhex-dhexaadinta dhinacyada ku diriray deegaanka Karshaale.
-
Somaliland army given green light to liberate Buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidamada Qaranka Oo Ku Ruqaansaday Duleedka Buhoodle, Xukuumada S/land Oo Uga Digtay Puntland Iyo Maleeshiyada Nabadiidka Inay Soo Faro Galiyaan Gogosha Nabada Ee Maygaagle “Ciidamadayadu Waa U Heegan Amar Baanay U Haystaan Inay Talaabo Ka Qaadaan Wasiirada Puntland Iyo Kooxda Qaska Wada” Cismaan Garaad Soofe Wasiir Ku Xigeenka Arrmaha Gudaha Hargeysa, November 23, 2010 (Haatuf) - Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugnaa maalmahan u danbeeyay jiida Maygaagle iyo Kalshaale ee colaadu dhawaan ku dhex martay beelaha Qori-lugud iyo Buhoodle ayaa ilo lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay deegaankaas waxay noo xaqijiyeen in ciidamada Qaranka Somaliland ay xalay u ruqaan sadeen dhinaca magaalada Buhoodle, taas oo oo ilo wareedyadu ay noo xaqijiyeen in ciidamo ka socda Somaliland oo wata gawaadhida gaashaaman ee dagaalka ay isku balaadhiyeen jihooyinka kala duwan ee deegaanka Buhoodle oo fadhiisin u ah maleeshiyada nabad diidka ah. Ciidamada Somaliland ee xalay u ruqaansaday magaladaasi Buhodle masaafo u jirta 2Km ayaa waxay ilo wareedyadu noo sheegeen in magaalada Buhoodle gudaheega dadka ku dhaqani ay dareemeen dhaqdhaqaaqyada ciidanka qaranka Somaliland ee jiidaasi isku balaadhiyay, kuwaas oo ujeedada ay heeganka ugu jiraan ciidamada Qarankuna ay la xidhiidh inay ka difaacaan Maleeshiyada nabad diidka ah iyo maamul goboleedka Puntland inay wax farogalin ah ku sameeyaan gogosha wada hadalka labada beelood ee Qori-lugud iyo Buhoodle, iyadoo xukuumadda Somaliland ay si weyn uga taxadirayso inay saamayn ku yeelato Shirkaasi nabadaynta Beelahaasi. Dhinaca kale Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horeeysay digniin culus ugu jeedisay maamul goboleedka Puntland, kuwaas oo sheegay haddii ay faro galiyaan gogosha nabada ee deegaanka Maygaagle ay talaabo ka qaadi doonaan cidii isku dayda inay carqaladayso geedi socodka nabada ee laga dhex wado labada beelood ee ku dagaalamay Kalshaale. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha, isla markaana hadda ah ku simaha wasiirka arrimah gudaha Cismaan Garaad Soofe oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa oo digniintaa culus u jeediyay maamulak Puntland iyo maleeshiyada Buhoodle ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Waxaan doonayaa inaan shirkan jaraa’id kaga hadlo dhibaatada ka dhacday meesha la yidhaahdo Kalshaale ee u dhaxaysa Qori-lugud iyo Buuhoodle, waxa dhibaato ka dhex dhacday laba beelood oo walaalo ah oo dhaqan iyo dhiigba wadaaga. Waxaan tacsi u dirayaa dadkii halkaasi ku geeriyooday qoysaskoodii iyo qaraabadoodii waxaan ILAAHAY uga baryayaa inuu naxariistii janada fardawsa ka waraabiyo maalin ciid ah ayay dhibaatadaasi dhacdayee”. Wasiir Ku Xigeenka waxa kale oo uu ka hadlayay dhinaca shaqaaqadaasi wuxuu yidhi “Isku qabashada labadaasi beelood ee isku qabtay baraago ayaanu qodaynaynaa iyo qodan maysaan waxay dhacday oo ay bilaabantay bishii October xiligaasi oo aanu tagnay anigoo watay wefti aan guddoomiye u ahaa waxaanu la hadalay waxgaradka labada beelood. Waxaanu kala hadalay in mar dambe la isu yimaado. Shaqaaqadani markii imika ay dhacday waxa loo diray wufuud balaadhan oo ka kooban Golaha Wasiirrada, Guurtida, Baarlamaanka, Salaadiin iyo Xisbiyada. Dawlada Somaliland waxay doonaysaa inay waardiye ka hayso nabadgelyada aynu ku caan baxnay. Labada beelood ee shaqaaqadu dhex martayna labaduba waxay sameeyeen tanaasul iyo arrin fiican oo waxay doonayaan u diyaar garoobeen inay wada hadlaan. Shalay labada beelood mid ka mid ah ayaa sheegay inay qaadanayso ergada iyo Nabadda. Qoladii kalena maanta ayaa loo fadhiyaa meesha la yidhaahdo Maygaagle.” Cismaan Garaad Soofe wuxuu sheegay in aanay Somaliland ogolayn inay goobaha lagu heshiisiinayo labadaasi beelood ay ka soo qeyb galaan siyaasiyiin ka socda maamul goboleedka Puntland, waxaanu yidhi “Waxa jira oo aan doonayaa inaan sheego koox siyaasiyiin ah oo ka soo jeeda maamulka Puntland oo ay Wasiiro iyo rag siyaasiyiin ah oo doonaya inay yimaadaan meesha lagu wada hadal siinayo beelahaas, ma ogolin in wax shaqaaqo ah iyo wax isku *** ah iyo wax dhibaato ah laga dhex dhaliyo labadaasi beelood ee arrintoodu meesha fiican marayso waxaanay arrintoodu taagan tahay wada hadal iyo meeshii lagu wada hadli lahaa. Arrinta ay u socdaan waa inay shaqaaqo hor leh iyo isku dirid ay ka sameeyaan. Waanu uga digaynaa kooxda Wasiirada sheeganaysa iyo dadka kale ee siyaasiyiinta ah ee la socda waxaanu uga digaynaa inay yimaadaan deegaanada Buuhoodle ee ay ka socoto nabadeyntu. Meel kasta oo ay nimankaasi rabshooleyaasha ahi ka soo galayaan deegaanka ee ka imanaya Puntland u dul qaadan mayno. Anagoo aan dawlada waxba ka sheegayn. Waxaanu ka hadlaynaa waa kuwa ka soo jeeda deegaanka. Ciidamadayaduna waa u heegan arrintaasi amar baanay u haystaan inay ka celiyaan meel kasta oo ay ka soo geli karaan.” Wasiirku Xigeenku waxa kale oo uu hanjabaad kulul u jeediyay wax uu ugu yeedhay kooxda nabad diidka ah ee SSC oo uu ku eedeeyay inay falal nabadgelyo xumo iyo kharbudaad ah ka wada deegaanada hoos yimaada Buuhoodle “Kooxaha nabad diidka ah ee joogta Buuhoodle iyo agagaarkeeda ee qaska iyo nabadgelyo darada ka wada uma dul qaadan karno waxaanu iyaga qudhooda leenahay dadka ha ka daayaan dhibaatada ay ku hayaan ee isku diririda ah Wasiir Ku Xigeenku waxa kale oo uu ugu baaqay dawlada Itoobiya inay ka wada shaqeeyaan nabadgelyada deegaamada Buuhoodle u dhow iskana kaashadaan sidii tallaabo looga qaadi lahaa kooxaha nabad diidka ah. Dhinaca kale tuulada Maygaagle oo qiyaastii magaalada Buhoodle dhinaca Qori-lugud ka soo xigta 30km ayaa wada hadalkii ergada madax dhaqameedada Somaliland uu shalay ka furmay shirkoodii, kaas oo kalsooni nabadeed ergadu ku weydiisanaysay isimada Buhoodle. -
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Libaahe*: The Zack. Oo yaad ka xiigta Sool, Sanaag, Awdal? wa yaab ee. bal adba awdal wa dhulkeygi sool sanaag wa dhulkeeygi jamhuuriyada soomaliland oo idil wa dhulkeygi