Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Waxaas aad soo tixday hal caddeyn ah u keen, aniga waad aragtaa caddeymo maqal & muuqaal ah baan ku hordhigaye!.
  2. ^ Thank God, inaadan Jannada & Naarta furaheeda haysanin!.
  3. Faraq Weçel Rabshoole Dhibloow Ciyaala-suuq
  4. Dar es Salaam lee ka helee, u laabo. Jumca wanaagsan.
  5. NGONGE, Shabaab markey meesha ka bexeen kufsi baahsan ayaa meelihii ay qabsadeenoo dhan ka dhacay; Xamar, Marko, Kismaayo, iwm. Adigana waxaad u ololeyneysay in cawaantan waddanka qabsadaan "wax walba ayaa Shabaab ka fiican" ayaad lahayd, sidaa darteed, wixii dhib ah oo dhacaqayb libaax baad ku yeelanaysaa, siiba hablaha la kufsado oo marwooyin ku jiraan!.
  6. NGONGE, Shabaab markey meesha ka bexeen kufsi baahsan ayaa meelihii ay qabsadeenoo dhan ka dhacay; Xamar, Marko, Kismaayo, iwm. Adigana waxaad u ololeyneysay in cawaantan waddanka qabsadaan "wax walba ayaa Shabaab ka fiican" ayaad lahayd, sidaa darteed, wixii dhib ah oo dhacaqayb libaax baad ku yeelanaysaa, siiba hablaha la kufsado oo marwooyin ku jiraan!.
  7. Kismaayo dhibaato aa ka socoto oo dadka degan lagu hayaa, dhowaan moryaanta loo qabtay waxay kufsadeen gabar yaroo Idil Faarax la yiraahdo, baqtigii kufsadayna waa la garan oo magaaladuu iska mushaaxaa. Taa haddaan ka hadalno ma feker Shabaab baa?.
  8. ^ and ur desperately avoiding it!. Madaxweyne liddi uma aha Murtad, wax badan baa isaga kaa qaldan!!.
  9. Sh, Cali Dheere maa saas yiri?. Khatar aaba tahay, wax kasta oo Shabaab sheegaan & kan tolkaba waa la socotaa! Adi ma waxaa kula fiican in Madaxweyne dhan wafti uu soo diray dib garoonka looga celiyo?.
  10. Dhurwaa Dhurwaa ka gar daran ma arki karo!. Maanta waxaa la kala ogaanaa in ' Madaxweynaha' Kismaayo ka taliyo iyo in Kukuyada iyo Warlord Madoobe ka taliyaan?.
  11. Maaddeey

    X Ku taal

    Xaaraantoo la quuto Xarakadii kor noqota Xikoowsan ka degin Xaliimo afaraadoo...
  12. I iih!. Abwaan, waa i khasaarisay. Duf ku bixi waa.
  13. Cashar beel, ereyo iska taxan oon wixii adag la macneyneynin cashar maashee, 7 sano kadib Soomaaligaaga waa ka sii fiicnaadey kii hore ee bal haddana wax ku soo dar, wixii la soo amaahday ama la soo bililiqeystayna ha ka tegin!.
  14. ^ Plenty. Universal lee fiirso: Amaano, Iftin, Juba, Taran, Sahal, Hodan global iyo kuwo kaloon la tirin karin!. Salaams yaa Jamaacah.
  15. Che -Guevara;886649 wrote: What's up sxb Wax kale maahee, waxaan soo xasuustay markaan lahaa ninkan Boosaaso halaga fiiriyo!
  16. Dhulkaas fadhiyaa halka askariga Kenyanka uu kursi ku fariisiyey, that reminds me of his 10 kilo offer to a mere Kenyan reporter! (watch it below)
  17. Asalaamu Calaykum, dhamaantiin. See la yahay?.
  18. ^ Nimnaka maxay kaa halleeyeen adi?. Hello, Max.
  19. Abwaan, garaad xaal ha qaato!. Waa dhoobanahay, barwaaqada Jamaame aan ku dhex jiraa!. Edit: Adiga moryaanta hadda aadba la soo indha caddahay inaad taageersantahay ee kufsada ilmaha & marwooyinka la qabo.