Land_Soldier

Nomads
  • Content Count

    535
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Land_Soldier

  1. Xabashi friend passing by, you dont understand Somaliland. But it aint no Ethiopia. We dont arrest or kill political leaders, we cheer for them.
  2. After week long fights elite Puntland soldiers get massacred by villagers?
  3. There was no AMISOM with yeey, only Xabashi's. And the situations wasnt that much better. people and soldiers were complaining about the xabashis as well.
  4. Originally posted by A_Khadar: Iam 100% with Silanyo to say no what it's not the best interest of his and his people. I fully support on that. We need leader stand but not kiss ***.. Go Silanyo! Is SSC supporting Silaanyo as well? I think we finish the negotiations quickly. The air between us is getting cleared.
  5. Duke, is this true? That 15 High ranking officers of the elite Puntland Intelligent Service(PIS) have been killed in Galgala?
  6. My Somali-Ethiopian friend, If you had to choose to be petrayed or even murdered by a real somalinimo loving person carrying the blue flag or by a somalidiid. WHich one would you choose?
  7. You sound like the average next door Xabashi *** kisser.
  8. I dont recongnize these new kids on the block. Where are our all the wellknown warlords? Atleast they were average next door warlords respected and financed by their clans. Where is: -Ceyrow -Qanyare -Aidiid -Barre Hirraale -Yalahow -Osman Ato -Mohamed Dhere -Morgan -Qeybdiid -Shatiguduud
  9. Originally posted by kyz: Still the same donkeys are fighting over the beautiful city of Mogadishu. Atleast back then they were doing this with the blue flag held high on both sides of the battle field. Now there is this unrecongnisable black flag hanging everywhere in Moqadishu. Guys, do you think its better to be slaughtered by someone carrying the blue flag or by someone carrying the black flag?
  10. Originally posted by Thankful: I am not supporting SL, I am just saying that they have accused the SSC of being this terrorist group. So I am wondering if that is what they consider than why are you not doing anything about it?
  11. “You know you're getting older when your knees buckle, but your belt won't”
  12. We are no cowards who execute people. Infact the most and worst officers were from Puntland. Thats fact. Ask anyone from allover Somalia, and they will say Puntland officers were the most cruel of all.
  13. Tuutawayne Oo Ku Dhawaacmay Dagaaladii Galgala Ayaa Loo Qaaday Dubai Written by Jidbaale.com Saturday, 28 August 2010 13:59 Boosaaso(Jidbaale.com) Gen. Siciid Cabdi Faarax Oo ku magac dheer Tuutawayne ayaa ku dhaawacmay dagaaladii ka qarxay deegaanada buuralayda Galgala ee ay halkaasi foodda isku dareen ciidamada uu wato Sheekh Maxamed Siciid Atam iyo kuwa maamulka Garoowe, waxaana loo qaaday wadanka Isu tagga imaaraadka carabta gaar ahaan Dubaay. Wararka aanu ka helnay ilo si weyn loogu kalsoon yahay waxay noo sheegeen in Tuutawayne uu dhaawac ku soo gaadhay dagaaladii Galgala, waxaana muddo lagu daawaynayey magaalada Garoowe, balse haataan waxaa loo qaaday dhinaca Dubai, si loogu soo daaweeyo. Tuutawayne oo dhaawaciisa qaba kuna sugnaa garoowe iyo Faroole waxaa soo kala dhex galay khilaaf xoogan, waxaanu khilaafkaasi sababay in uu Faroole xilkii ka qaado una magacaabo Siciid Dheere oo ka mid ahaa raggii fadhi jirey jiidda hore ee gobolka Sool, markii dambana uu Cabdillaahi yuusuf u kaxaystay dhinaca Muqdisho. Jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Jidbaale.com Jidbaale
  14. I think some Kulmiye supporters should apologies to Dahir Riyaale and UDUB for blaming UDUB for the delays of the last election. Xaaji, I am waiting for an apology.
  15. Doorashooyinkii Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida Oo Dib Loo Dhigay La Isla Qaatayna.... Written by Qarannews Aug 30, 2010 at 11:33 AM Hargysa,(Qarannews)-Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay Guriga Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha JSL, madaxweyne ku xigeenka, Shir-guddonada labada gole (Guurtida iyo Wakiilada), hoggaamada saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Dorashoyinku, ayaa si guud layskula waafaqay in aanay sababo badan awgood aanay suurtagal ahayn qabashada doorashada goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada oo ay muddo aad u yari ka hadhay, iyada oo la ogyahay in ay tii deegaanaduna muddo dhaaf tahay, sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo uu ku saxeexnaa afahyeenka madaxtooyada mr Cukuse, warsaxaadadeedkaasi oo uu nuqul ka mid ah uu soo gaadhay shabakada qarannews waxa uu u dhignaa isga oo dhamaystiran sidani hoos ku xusan Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii uu qaranku talo uga yeelan lahaa doorashooyinka goleyaasha ee kaabiga inagu soo haya, ayey madaxdu ku lafo gureen duruufta dhaqaale iyo ta siyaasadeed ee dalka, gebagebadiina waxa la isku raacay in ay madaxda sadexda Xisbi iyo Komishanka doorashooyinku ka soo talo bixiyaan wakhtiyada ku habboon iyo duruufaha kale ee ku gedaaman doorashooyinka , sida shuruucda ay badhkood qabyo yihiin. Xubnaha ka qayb galay kulankan waxay kala ahaayeen sidan:- Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ( Silaanyo ) 2. M/wayne ku-xigeenka JSL Mudane: C/raxmaan C/laahi Ismaaciil ( Saylici) 3. Gudoomiye kuxigeenka Kowaad ee Golaha Guurtida Sh. Axmed Nuux 4. G/ xigeenka Labaad ee Golaha Guurtida Mudane: siciid Jaamac Cali 5. G/ ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax 6. Gudoomiyaha Komoshanka Doorashooyinka Qaranka Eng. Ciise Yuusuf Maxamed 7. Af-hayeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranka maxamed axmed Xirsi Geele 8. iyo laba Xubnood oo kale oo komishanka Qaranka ah oo kala ah - Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil - Faarax Abiib Aadan 9. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe 10. G/ xigeenka Xisbiga UCID Aadan maxamed Mire Waqaf 11. Af-hayeenka Xisbiga UCID Xasan Xuseen 12. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi 13. G/ ku Xigeen Xisbiga Kulmiye C/raxmaan Cabdi Qaadir 14. G/ ku xigeenka xisbiga Kulmiye C/raxmaan Talyanle 15. Xog-hayaha Guud ee Xisbiga kulmiye Kayse Xasan Cige 16. Madaxwayne ku-xigeenkii Hore JSL Axmed Yuusuf yaasiin (UDUB) 17. Wasiirkii Hore Maaliyada Cawil Cali Xuseen Xisbiga ( UDUB ) 18. Gudoomiha Siyaasada ee Xisbiga UDUB Cumar Jaamac
  16. Horses drinking water in Garadag(Sanaag, Somaliland)
  17. Ok, as long as the landing station will be in Berbera, then its all good.