OLOL

Nomads
  • Content Count

    632
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by OLOL

  1. These warlord bigots from Puntland, their clannish cheerleaders in this forum, the ones I have seen in Minneapolis....it all adds up...it is a pure hate and it is an ugly one. So intense, so intolerable...but will they succeed in their vengeful campaign to uproot people, reverse the power-balance and recreate past clannish glories with the help of the ethiopians? I really doubt it. Ethiopians will be in quagmire and the daydream will turn to a nightmare....
  2. Wiilo! yaa is gaaray? biloow waaye ma la buubaa? it aint done until they ( our resistence fighters) feast on the bodies of "the fake-liver" and his frat cheerleader-boy, Duke, the idamaale tabloid webmaster, the clannish mouthpiece taste the same " fatal" fate...as these unfortunate traitor soldiers
  3. TEN THINGS the U.S. should or should NOT do about Somalia 1. Forget force, think conciliation. Resist the temptation to throw armed "peacekeepers," whether ours or someone else's, at Somalia's problems. Instead, press for enforcement of the Security Council's total arms embargo—against everyone. In place of weapons, offer mediators, conciliators, brokers. Get Somalis talking to each other again, as they did in Nairobi. And be patient—don't expect a breakthrough overnight. 2. Don't take sides. So long as we continue to view Somalia in terms of good guys and bad guys, we're certain to choose the wrong side. By picking favorites, we only reinforce the ethnic and cultural divisions we should be helping Somalis overcome. 3. Don't project our terrorism issues onto Somalia. Somalia is not a War on Terror battlefield and isn't likely to become one (unless we make it happen). Embassy bombings elsewhere in Africa notwithstanding, the handful of Somali "radicals" on our terrorist list are simply incapable of seriously damaging vital U.S. interests. Chasing down suspected Al Qaeda followers only turns moderate Somalis into enemies. 4. Don't try to "rescue" Somalia by applying made-in-USA solutions. Resist tutoring them, even with the best of intentions, in how to organize their politics. Let them rediscover and update the traditional systems that served them well enough for a thousand years. We proved a decade ago that we didn't have the answers to Somalia's problems, and we still don't. 5. Don't take on the task of keeping peace in the Horn of Africa. Resist the imperial urge. No one appointed us to take on that task, much less to hire the Ethiopians, Ugandans, or Kenyans—each with its own private agenda in the Horn—as our surrogates. When the Berlin Wall fell, we swore we would not become the world's sheriff, but we're becoming just that. 6. Send a diplomat to be our eyes and ears in Somalia. Despite the risks, make the grand gesture. Establish an official presence, at least part time. Send a courageous veteran FSO to set up an office in Mog; establish regular contact with political leaders, the clergy, the business community, and NGO people; and report back regularly to Washington on what's really happening. 7. Consult seriously with friends and allies about joint, non-military, confidence-building steps. Listen carefully to what the British, Italians, Saudis, Omanis, and Scandinavians say; they know Somalia better than we do. Explore ways to be jointly supportive of reconciliation. 8. Be genuinely neutral. Don't be sucked into taking sides in clan or factional disputes. Resist being used by one side or another in settling local scores. Asking Somalis to "finger" terrorists has been highly disruptive of conciliation efforts. . . . and absurdly naïve. 9. Do good works and make them visible. Send food and medicine through NGOs. Nothing won us more Somali friends and admirers than "Operation Restore Hope." They danced in the streets when our troops arrived and pushed aside the warlords' militias when we brought food to the hungry and medicine to the sick. The mission only went sour when we undertook to repair the "root causes" of the country's disorder; we should have quit while we were ahead. 10. Try making friends. Deep down, the vast majority of Somalis love and admire Americans. Treat them as valuable friends and seek their collaboration as equals. Allying ourselves with warlords and with Ethiopia, to oust a faction that had actually done some good for lots of people, was a colossal PR mistake that won't be easily undone
  4. Caasho Beerlaawe (ina yeey ) ayaa la sheegay ineey tacbaan tahay oo hadda loo wado Nairobi.. Xasan Abshir waa dhaawac. Salaad cali Jeelle waa dhaawac oo kaaraan guri ku yaal aa lagu qarinaayaa... mar dhaw hadaan la wada qalin... 3000 oo daba dhilif ah, qabqablayaal iyo qaa'inul wadan ayaa hal mar meel lagu qali doonaa inshallah...qorshaha is qarxinta ayaa qalqaalintiisii la dhameeystiray..video cusub oo is-qarxiyayaasha naftoodda hurayaasha soo saareen ka fiirsadda internet-ka
  5. maybe I should translate it in English or any of the many Euro languages somali fugees now speak and express dem lazy souls
  6. Saaxiib jeego waa saaxiib aan leeyahay oo jooga Xamar. waa ardaydii islaax - waa nin fahansan waxa socda. it is his expression, so intimate and so sarcastic.
  7. Dahir Abdulle Alasow , the ex-roadblock chief, applied a job in the BBC and he had no qualifications whatsoever, no formal schooling, and had to compete with Sijuui brothers who are multi-talanted linguists with university degree. Dahir thinks since Yusuf is from his clan, he is entitled to work in the BBC. after his hullicination didn't materialize, he became bitter and fumes with disses here and there...
  8. Muqdisho: Madani& Maqaawimo – Shalay moooriyaan iyo maxkamad, maantana ma madani iyo maqaawimaa? Ma mujrimkii moorgan baa mar kale madax ah? musuqmaasuq, kow iyo hadda? arxaa maxaa siyaad laga rabay? Yeey villa Somalia mortarka ha loogu mashxarado. Tan iyo markii magaaladda Muqdisho xoog kula wareegeen ciidamadda duulaanka ee Meles Zenawi, kuwaasoo ku marmarsiyoonaayay ineey ka hor tagayeen wax eey ugu yeereen “Qatar kaga imaaneeysay argagixiso muslimiin ah” ama midowga maxaakiimta Islaamiga ee mar soo baxay misna sidii misbaaxa liifad belay damay, waxaa maanta Muqdisho la tacaaleeysaa iska horimaad hor leh oo uu muuqda laba geesle balse ka wajiyo badan. Iska hor-imaadkan waxuu ka dhaxeeyaa ciidamadda madaniga ee taabacsan dawlad-ku-meel-gaarka ah iyo kuwa muqaawimadda ee wax iska caabinta ah loona maleeynaayo ineey yihiin haraadigii Maxaakiimta. Waxaase ilaa iyo hadda iska hor-imaadkan ka daran oo ka xanuun badan Madaafiicta ciidanka huwanta ee ka soo jeeda gobolka mahbarteeniya, balse sheeganaayo ineey yihiin kuwo qaran iyo madaafiicda ciidanka duulaanka ee Xabashida ee sida naxariis daran een loo aabe yeelin loogu gumaadaayo xaafaddaha dadka rayidka ah dagan yihiin. Milicsiga minguurshaha mugdiga Waa kaasoo xamar laga qaxay? Qaxani durba la fasir. Waa rogaal iyo laba celis. Shalay waa tii la firxaday. Waryaa Dulli Ismaaciil Jabarti? Waryaa mugdi Samaale ah? Firxadkii iyo isku faankii maxaa ka danbeeyay? ? Dab munaafaq shiday maskiin aa ku dhinto. Ma waana is baacsigii xiriirnaa ee min Xamar ilaa iyo xadka keenya , boqolaal kun oo maato bay iyo bakool ahi ku macluulin oo magan alaaydii laga dhaga meersan. Macangag Mudug ka soo jeedo, ninkii mayalka adkaa ee Jeneraal Ceeydiid ahaa iyo maxeeysato uu qaad ka dharjiyay waa kii weeraray gurigii Manifesto habacsane kiish weeyne, Cali Nafto. Taasi waxeey keentay in Sulux iyo Manifesto Kaaraan lagu takooro. Galaal iyo Muxidiin Badar Xamar Af-Weyne ka kiciyay soow Cali Mahdi ma ag fadhiisan? Nero soow ma maleegan? Dagaal ehel kii ugu waalaa soow kolkaas lalama koowsan. Mudul-oodkii cismaan iyo Madar-Kiciskii hiraab, habaaraanaa intee habrooshinka u wadaan.. madaxa soow isla ma gelin? Ma waana maalmo guduhood xamar danbas soo madfac loogama dhigin? Kunton kun in ka badan ma weeysan halkaas ku naf bixin oo beelin. beeleey baaba' beladoow baaba.. Markii aduunku u adkeeysan waayay macluusha iyo maanakoobiyadda Muqdisho soow mareeykan ciidan kumaan ku ah soo ma dhoobin? Unisom – maxaa fashilay? Ma General Waaw baa la hishiin waayay General Howe? Ma black hawk down baa meesha ka dhicin? Intee ka baxaa meel alle. Mareeykam ma l yiri hilfahaaga raro? Ninba waa markiisee mus ma kula koray? ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibeeysaa waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa ..dhulka soo habaraaneey ma laha , dhasha soow ******** maaha? Soo joog laga waayo soo jiif aa laga helaa soow Cismaan Caato iyo Muuse Suudi Yalaxoow ciidama taabacsan xabad caasha kama gelin jeneraalkii la celin waayay? cakuye howl aduun badanaa ..ma cidla ciirsi baa ...? caasho yuusuf hadaa caarkii ka dansanaa kacay? mineey mukulaal meesha ka baxdo ..dooli aa dheel dheela .... Durba, ********, jifi iyo maxeeysato ma soo dilaacin? Geeridii jananka waxeey keentay ineey soo baxaan darsin qabqable dagaal oo arxan daran oo maxaa Qanyare u madax roon yahay? Waa qanad, qush iyo qab ma leh, anaa atoore ah iyo anaa atariishadeeyda la bood boodaa soow Xamar kama dhicin. Xamaroow xaal qaado waa lagu xumeeyay. Isbaaro , waa la isbaaranaa koontoroolka iyo kabtan dhagool iyo labadiisa waardiye, qaad iyo maqaaqo, calaq iyo valium,....cirkaan maraa waa ku ceejinaa .... Cabdiqaasin Salaad Booy iyo Ismaaciil Cilmi Geelle, soomaali sax ah, faranji iyo shuuci soo shiiqay soow Jabuuti kuma sameeyn Carta. Car dagaal oogoow marka kale ciil na bad...shibil soosaayatii , habareey habartaa ma tahay....aqoon garadoow indheer garad ma tahay? malaaqoow quraan meeri..afar iyo bar aan wax ku qeeybsano....ar xaa la qaldamay? Cabdulaahi Yeey iyo qabqable la ciilay soodare cadow Meles kuma soo dhisin? Intaas Muqdisho waa iska nooleeyd oo darbayada qaar baa la jafjafay, Xawaalo iyo Barakaat Beeso kala daabulaayo bed u furay. Dubaay iyo Dollar, Mobile iyo Internet soow tii la bartay? Kenya iyo xero doofaareey intii qabqable dagaal, qabiil quute iyo qaad welle ahaa soow tii looga baaqay? Dawlad ku sheeg ku meel gaar ah oo qabqbale beerlaawe qabiiliiste ina Yeey horboodaayo soow lama dooran? Caasho Yuusuf soow Fanaxleey Caaliyo Geedi ma calman? Waa Cilmiga Macatable Meles Sanlaawe. qamro, qaad , gayrash hoteel nairobi, isdaba mar, aydhis iyo u dhis, dufta ugu sin xiiran iyo sawaaxili ...soow dawlad looma maleeyn? Laba gardaro ku hishiisay xaqeey ku dagaalaane, Qanyare soow ma qoonsan qabyaaladda ina yeey? ******** aan nixin, isbaaro iyo masiibo aan dhamaan Muqdisho soow kuma badan? Mareeykan soo ragii arxanka darnaa ee qabqablaha ahaa doolar kama wada simin? Ii soo qabqabta gardheerayaasha? Xaa ka danbeeyay? Kacdoon shacab iyo rabi ka cabsi. Cirkeey ka baxday. Raxiimkeey u aaxeeyay, rag alaa u rooray. Laga reeysay is rasaaseeyntii, isbaaro la riix, qaad la rookeey. Markii ugu horeeysay taariiqdii mugdiga ahaa eek u habsatay Muqdishu muddo ka badan lix iyo toban sano soow lix todobaad laguma raadreebin? Qashinka iskaa wax u qabso, baro quraan, qaadka dhaaf, quudka raadso, qoryaha dhiiba, qabyadda ka guura, quursiga reeba, boolidda iyo qaanta guryaha lagu qaatay ha la siiyo kuwii lahaa. Dakadii iyo airaboortigii la fur. Safaru salaama. Abshir dhalatay yaa abshir bacadle ka shirbay. Safar baad ka qaad ma leh Baada iska dhiib ma leh iyo Buurkii diikow Seybiyaano gey ma leh Bowdyaha ka jabi ma leh Beesada ka qaad ma leh Gabdho buurashadii ma leh Leejo iyo baad ma leh Bowdkaan ku waranaa Banaankaa la seexdaa Hoogey iyo ba’ay ma leh Bacdigina Maxkamadaha iyo shacabka soo baxey. Wadaad gardheere surwaal gaab af carabi bartay maa siyaasad iyo dowloow yaqaan? Diplomaasiyadeey ka daaheen, daankeey iska yeereen, hadal laga fiirsan, daandaansi? Ar ka daa? Ar ka fiirso? Shariif la soo ganay dabuubtiisii daawadda aheeyd iyo Shiikh gargaduud garashadiisii, shabaab aan wax la showrin soow jaceeykeeygii shaanshaa degyee shatka iyo xargiihii gooysayeey kama dhigin? Cadoow, ibroow, janaqoow, abu cuteeyba , abu xamza, abuu xaliimo abuu abuu ....turki gariig ceyroow rooboow fahd iyo faysal ....shabaaboow naga shib dhaha ..indhacadoow indhaha madoobeeyso ....ar saan maaha ..mayee waa mayal adeeg ..waa jihaad iclaamin..waa jano tag.... Dagaal hor leh. Duulaan Cadow. Cabdulaahi iyo ciil-qabayaal reer tolkiis soo Itoobiya Muqdishi kuma soo kaxeeyn? xaruun kasta soo tigree laguma xareeyn...xabad soow la iskuma xakameeyn..duli hor leh, xoriyoow --- yaa ku qaba ? afar..alla afka u dhacayeey... Maanta iyo Muqdishoow Puntland ********teedii soow ciidan qaran maaha maanta? Janan kastoo reerkiisa ahaa soow jagooyin lagama simin? Soow butcherkii hargeeysa burburiyay ee xabadi keentay ka dhigay hadda Xamar Madani looma magaacibin? xabad u joogto xabad ku joogto xamareey xaalkaa ba'a Marna waa rasaaq, marna waa rashiid, marna waa Yuusuf, marna waa Yahuud, marna waa mareeykan , marna waa inta madaxa madoow iyo maatidii muqdisho. Maantana soow madani iyo muqaawimo maahan? Mee Galaalkii yiri waa shihiidaa ? waa kaasoo Xabashidii la xeertamay? Aaway Cabdi Salaad Booy? Waa kii beerlaawe qaa’inul wadan Villa Soomaaliya ku marxabeeyay? Aaway Cali Nafto? Waa kaas la laaluushay oo kiiskha loo buuxiyay? dardaaran Madani wax iga ma taree muqaawimooyo mortarka maareeya oo madfac miisaama oo mahbarka madaxa madoow ee reer masheexe iga ilaaliya. Malagga maanta anya madiina moowloow maanta na mooti. Ismaaciil Xasan Baroow (Jeego)
  9. dhuusamareeb.com does it for me.
  10. Walaahi, beerlaawe macangag, **********, khaa'inul wadan soow kursi ugu fariisto iyo soow u laayo reer xamar, inoow ciyaalkiisa iyo walaalihiis meesha ku baaba'aan ma kala jecla.... in the final analysis, he will be doomed and die violently.... Somalia president reported under attack By MOHAMED OLAD HASSAN, Associated Press Writer 2 hours, 34 minutes ago Somalia's president came under mortar attack in his palace Tuesday, hours after arriving for a rare visit to the increasingly violent capital, witnesses said. A 12-year-old boy was killed and three of his siblings were wounded in the shelling, but there was no immediate word on the fate of President Abdullahi Yusuf. Yusuf had arrived in Mogadishu from the government stronghold town of Baidoa shortly before the attack began, an Associated Press reporter said. "Six mortars have been fired at the presidential palace," said Abdiwahid Haji Mumin, who lives near the hilltop palace, known as Villa Somalia. "Two have hit inside the palace and four outside." Abdullah Ahmed said his 12-year-old son was killed by a mortar that missed the palace. Three of his children were also injured by shrapnel, he told AP. "They were sleeping when the mortar hit us. It is sad to see your children to be killed in front of you and you can't do anything," Ahmed said. Somalia's government and troops from neighboring Ethiopia drove out a radical Islamic movement late last year, but the government is now struggling with a growing insurgency and the Ethiopians have started pulling out. African Union peacekeepers who began arriving last week also have come under attack. The peacekeepers are the first here in more than a decade.
  11. So far, all we see on this embagathi farce is the ma-xishoodayaasha mujrinka horboodaayo on musuqmaasuq marathon..maba dhalinine dhowrteeysan ogaa - oo maxaa la isku dagaalay? maxaa siyaad barre loo maagay ? hadiiba inta madax madoow iyo qaraabo kiileeysi musuqmaasuq? war ma saan beey rabaan ineey wadan ku maamulaan oo ma qabiil baa qaran lagu dhisi karaa? mucjiso? weliba waxaa iigu darneeyd markii saaxiibkeey General Duke (editor-in-chief of the idamaale tabloid) was nominated for the "af-hayeenka madaxtooyadooda " maraxiin taa tihiin u sheega taas.. ma soconeyso ..madfac hadaanan madaxa la idiin ka gooyn...
  12. Cabdullaahi Yuusufow: Bahal Ceyriin ma daayo, Ninna caadadii ma daayo! W. Q. Ingiriis Posted to the Web Feb 12, 16:50 Waxaa Qoray: Maxamed Xaaji (Ingiriis) ingiriis@yahoo.com ILAAHEY marka uu qowm halligayo wuxuu ku sallidaa qabqable dagaal oo jaahil ah, naxariis daran, badow ah oo aan haba yaraatee wax xikmad ah lagu arag xarakaadkiisa. Musiibada lagu salliday Soomaaliya waxaa si sahlan looga dheehan karaa sheegashada madaxtinimo ee Col Cabdullaahi Yuusuf oo ah nin mar kasta si bareer ah ugu dooda inuu yahay kii billaabay basanbaaska, burburka iyo baa ba’a ku dhacay Soomaaliya. Haddaba intaanan guda-gelin falalka iyo ficillada dagaal-ooge Col Cabdullaahi Yuusuf, waxaan marka hore qooraansaneynaa taariikhdiisa oo kooban: Subax aroor ah sannadkii 1950-kii ayaa Cabdullaahi Yuusuf oo Geel ka waraabinaya tuulo waqooyi kaga beeggan Gaalkacyo oo ay degaan jufadiisu waxaa loo soo qoray Ciidanka Soomaaliya. Wuxuu markaa ahaa nin dhallinyaro ah oo Geeljire ah, waxaana saddex bilood ciidammada kaga horreeyey Gen Maxamed Faarax Caydiid. Caadada ciidammada waxaa ka mid ah in askariga cusub ee la soo qoro madaxa laga xiiro. Sidaa awgeed, dadka la socda taariikhda ciidanka waxay sheegaan in Caydiid uu ahaa ninkii u madax xiiray Cabdullaahi Yuusuf. Billowgii sannadihii kontameeyadii wuxuu Cabdullaahi Yuusuf nasiib u yeeshay inuu ka mid noqdo raacii labaad rag loogu qaadayey leyli sarkaalnimo waddanka Talyaaniga. Raggii maalintaas lala qaaday waxaa ka mid ahaa Gen Caydiid, Gen Salaad Gabeyre, Col Ibraahin Rooble Warfaa (Doonyaale), Col Maxamed Nuur (Baarqab), Col Cilmi Nuur Tarabi, Gen Nuur Caddow, Gen Abuukar Suulaleey, Col Abuukar Gacal, Gen Cabdalla Maxamed Faadil, Gen Maxamed Cali Sharmaan iyo Col Cabdiqaadir Dheel. Waxaa raggii maalintaas baxay maanta ka nool Gen Maxamed Cali Samatar iyo Col Xasan Gaamuri oo haatan deggan gobolka Virginia ee dalka Mareykanka. Xarumihii uu ka soo shaqeeyey waxaa ka mid ahaa Baydhabo iyo Bakool. Dagaalkii dhex maray Soomaaliya iyo Ethiopia sannadkii 1964-kii, Cabdullaahi Yuusuf iyo ciidankii uu watay ma aysan gelin duullaan ee waxay difaac kaga jireen jiidda Bakool. Markii uu dhashay kacaankii militariga ayaa isaga iyo Caydiid waxaa loo kala magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee Tanzania iyo Sudan. Markey diideen ayaa la dhigay xabsiga, waxaana ay soo liqeen lix sano. Col Cabdullaahi Yuusuf wuxuu ku jiray saraakiishii gashay dagaalkii 1977-kii, hase ahaatee dagaalka oo aan si dhab ah u soo afjarmin ayuu u fakaday dhinaca Kenya, markii dambena Ethiopia, kaddib markii isaga iyo saraakiil kale oo ay isku reer ahaayeen ay isku dayeen inay xukunka qaab qabiil kula wareegaan. Isaga iyo rag kale ayaa dalka Ethiopia ka aasaasay jabhad qoys oo markii hore la oran jiray SODAF, markii dambena loo bixiyey SSDF. Jabhaddan ayaa iskeed isaga burburtay markii Cabdullaahi Yuusuf uu jufadii uu ka dhashay u kala qaybiyey laba jilib oo uu hubka isugu dhiibay (******** vs ********). Muddadii ay jirtay SSDF uma suuragelin inay hal taako oo ciidda Soomaaliya ah ay soo galaan. Iyadoo uu jiro tuhun ku saabsan inuu ka dambeeyey dilka rag magac lahaa oo ka mid ahaa mucaaradkii aaday Ethiopia, sida Iikar Xaaji Maxamed Xuseen, Cabdiraxmaan Caydiid iyo Cabdilqaadir Cirrid Yaambo oo seedigii ahaa ayaa Col Cabdullaahi Yuusuf wuxuu heshiis qarsoodi ah oo hoose la saxiixday Maxamed Siyaad Barre. Markii mukhaabaraadka Ethiopia ay jiritaanka heshiiskaas wargeliyeen keligii-taliyihii Ethiopia, Mingiste Xayle Mariam oo taageeri jiray SSDF ayaa jeelka la dhigay Cabdullaahi Yuusuf iyo rag kale oo raacsanaa. Markii la xiray ayaa xubnihii jabhadda SSDF oo ay ka muuqato diif iyo daal waxay isu soo dhiibeen Maxamed Siyaad Barre, iyagoo ka qoomameynaya aadistii ay aadeen Ethiopia. Ragga soo soo gurya-noqday oo ahaa 90% jabhaddii SSDF, waxaa ku jiray magacyo waaweyn oo sida la sheego raadiyaha kaga hantaatacay “Aabbe Siyaadow i cafi anigoo Sheydaan i duufsaday ayaan mucaarad noqdaye.” Waxaa ragga qaarkiis laga hayaa “U tag tala-xume, ka tag tala-xume, waa tabtaan ahay.” Ugu yaraan saddex goor ayaa meel aan joogay wuxuu Col Cabdullaahi Yuusuf kaga dooday in sababta loo xiray ay ahayd isagoo ka diiday Ethiopia in calankeeda la suro Goldogob, hase yeeshee waxaa caddaan ah inuu Cabdllaahi Yuusuf aaminsan yahay in Soomaalidu ay isaga ka garasho hooseeyaan. Cabdullaahi Yuusuf, wuxuu is-diidsiinayaa in marka ay Ethiopia qabsatay Balanballe iyo Goldogob ee ay surtay calankeeda ay ahayd 1982, markii isaga la xirayna ay ahayd 1986. Haddaba, maxaa iska quseeya labada dhacdo oo ay u dhexeysay afar sannadood? Wuxuu Col Yuusuf xabsi ka soo baxay markii la riday xukuumadihii Maxamed Siyaad iyo Mingiste, wuxuuna ka qaybgalay shirkii Nabadeynta ee lagu qabtay Xamar. Muddadii uu noolaa Gen Caydiid wuxuu ahaa Cabdullaahi Yuusuf, sida qorayaasha ajnabiguba yiraahdaan, nin aan muuqan (less-flamboyant). Markii uu Gen Caydiid u diiday Cabdullaahi Yuusuf inuu ka dhigo Prime Minister ayuu isaga dhex go’doomay gobollada Waqooyi Bari, illaa markii dambe ay Ethiopia ku qancisay inuu sameeyo maamul goboleed uu madax u yahay. Dhismihii maamulkaas ayuu ku soo baxay doorasho ku-shubasho iyo musuq badan uu hareeyey oo dhacday 1998-kii. Markii uu dhammaaday xilligii maamulkaas oo ku aaddanayd 2001 ayuu diiday inuu aqbalo ninkii isaga beddelay oo ahaa Jaamac Cali Jaamac, waxaana isagoo kaashanaya xoogagga Ethiopia uu ku qasbay Jaamac inuu isaga cararo Waqooyi Bari. Sannadkii 2002 ayaa warbixin ku saabsan tacaddiyadda Xuquuqda Aadanaha oo ay qortay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka waxaa hoosta lagaga xarriiqay in ilaalada Col Cabdullaahi Yuusuf ay mas’uul ka ahaayeen dilkii nin suldaan ah oo la oran jiray Axmed Maxamed Hurre oo haystay dhalashada Britain iyo dilal kale oo ka dambeeyey oo laga geystay Bari iyo Baydhabo. Col Cabdullaahi Yuusuf ayaa wuxuu yahay nin dakano badan oo dadku aysan jecleyn. Wuxuu la mid yahay Dhurwaagii duqoobay ee weydiistay carruurtiisa inay qaadaan oo ay geeyaan meel nabadeed oo uu ku alleysto. Markey meel geeyaanba wuxuu yiraahdaa “halkaan waxaan ku cunay Lax heblaayo.” Meel kale markey u raadiyaan wuxuu ku calaacalaa “halkaanna waxaan habeen ku cunay Rati hebel oo ay habar heblaayo keligii ka lahayd.” Markii dambe ayay carruurtii Dhurwaagu yiraahdeen “hadde Aabbe xaggeen ku dhignaa?” Wuxuu ugu jawaabay “weligiinba kor ii sida.” Haddaba, Col Cabdullaahi Yuusuf wuxuu doonayaa inay weligii kor u sidaan Ethiopia ama ciidan kale oo ajnabi ah. Taariikhdaas kooban kaddib, waxaan qooraansaneynaa sida uu dadka wax ugu qaybiyo ninkan. Dhab ahaantii, ma jiro halbeeg iyo miisaan lagu cabiri karo caddaaladda Cabdullaahi Yuusuf, waana wax ka hor imaanaya caqli kasta oo fayow oo saliim ah, waxayse ka dhigan tahay tiisu maahmaahdii ahayd “Bahal Ceyriin ma daayo, Ninna caadadii ma daayo.” Dhanka Ciidammada 1. Wasiirka Gaashaandhigga Barre Aadan Shire (Hiiraale) - Reer Gedo 2. Abaanduulaha ciidammada Axmed Mahdi Cabdisalaan – Reer Dhagaxbuur 3. Taliyaha ciidanka Booliska Cali Madoobe - Reer Gedo 4. Taliyaha Ciidammada Cabdullaahi Cali Cumar (Ina libaaxsankataabte) – Yeey’s clan 5. Taliyaha ciidanka Sirdoonka Col Maxamed Darwiish – Yeey’s clan 6. Taliyaha guutada 1-aad Cabdirisaaq Afguduud – Yeey’s clan 7. Taliyaha guutada 2-aad Cabdullaahi Fartaag – Reer Gedo 8. Taliyaha guutada 3-aad Xiif Cali Taar – YYeey’s clan 9. Taliyaha guutada 4-aad Col Cabdullaahi Carays – Yeey’s clan 10. Taliyaha dekedda iyo airport-ka Xamar Laba Xiddigle Joocaar - Yeey’s clan Dhanka Madaxtooyada 1. Yuusuf Cumar Al-Azhari, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasada - Yeey’s clan 2. Jamaal Cumar, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga - Yeey’s clan 3. Yuusuf Cusmaan Baribari, Afhayeenka Madaxweynaha, ahna safiirka Brussels - Yeey’s clan 4. Cabdirashiid Seed, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha- Yeey’s clan 5. Daahir Mire Jibriil, Agaasimaha Madaxtooyada - Yeey’s clan 6. Cabdirisaaq Axmed Cali, Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada - Yeey’s clan 7. Axmed Yuusuf, Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha - Yeey’s clan 8. Cabdullaahi Dheere, Madaxa ilaalada Madaxweynaha - Yeey’s clan 9. Cali Jiis, Waardiyaha gaarka ah ee Madaxweynaha - Yeey’s clan 10. Axmed Cabdullaahi Yuusuf, wiilka Madaxweynaha, ahna qasnajiga Madaxtooyada - Yeey’s clan 11. Yuusuf Weyrax, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha - Yeey’s clan 12. Xasan Cali Yuusuf, Madaxa borotokoolka Madaxweynaha - Yeey’s clan 13. Hibo Maxamed Cilmi, La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca xiriirka bulshada - Yeey’s clan 14. Agaasimaha Madaxtooyada Baydhabo - Xuseen Cali Seelaan - Yeey’s clan 15. Xoghaynta Gaarka ee Madaxweynaha - C/risaaq Durqun - Yeey’s clan Haddaba, waxaa muuqata in dowladda Cabdullaahi Yuusuf aysan xitaa ahayn dowlad qabiil ee ay tahay dowlad qoys iyo mid jufo. Sidaa awgeed, ma ahan mid qaadan karta term-ka ‘dowlad’ ee waa jabhad lagu dhisay qaab xaaraan ah, Soomaaliduna waxay tiraahdaa “Hal xaaraan ah, Nirig xalaal ah ma dhasho.’ Tixraac (References) 1. Somalia: From Dawn to Civilization to Modern Times by Mohamed Farah Aidid and Dr Satya Pal Ruhela. 2. Somalia: Nation in Search of a State by David Laitin and Said S. Samatar. 3. Whatever Happened to Somalia by John Drysdale. 4. http://en.wikipedia.org/wiki/Abdullahi_Yusuf_Ahmed Waxaa Qoray: Maxamed Xaaji (Ingiriis) ingiriis@yahoo.com [ February 17, 2007, 02:59 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  13. a range of defeatist clannish accusations within and outside Yeey’s cronies and circles are now in doubt that the TFG’s current political and economic paralysis is firmly linked to policies of corruption, theft and plunder instituted, they say, Ghedi who is now in Cannes to take part a franco-phone conference. While Yeey was busy appointing military men from his immediate clan to security positions, Ghedi was busy making sure his buddies get hold of the only source of income ( the airport and the sea-port in Mogadishu and Kismayo) the ineffective TFG. With this, despite the unprecedented level of shameless nepotism Yeeys cronies, voices of dissent are multiplying, some coming from within the Yeeys once loyal and ever- cheering team. (look at Idamaale). The cheerleaders have appealed to the clansmen in the Diaspora to raise funds and so far the $200K raised was embezzelled by some opportunistic clan advocate pretender who is now sipping sweet tea in Duabi. I will keep u updated ....
  14. Yeey iyo Geedi gacal noo mahayaane ha na garab mareen ku meel gaarkoow Guura guri baas u guura Go’a gidigiin wada go’a Gubta oo gun alla idin ka dhig Guuloow garabkooda ka bax Geeri iyo goblin guudkood eebow ka yeel Garoowe geey ku meel gaarkaan gaboowgaa Garoowe geey gaaladdan gardaradda nagu soo gashay Garoowe geey gumeeysi raacan gorofkaa Garoowe geey inteeysan na galaafan oo na gadanin Garoow geey gacal nooma hayaane
  15. Omar Jamal and Kooshin Maxamad and Ciid Beddel waa ciyaal buufis ku dhacay
  16. Waxaanse rabaa inaan hal mid cad oo sax ah oo xasaasi ah (concrete, critical and concise) ugu bishaareeyo Soomaaliya weligeed kama dhalan doonto dowlad inta ay sidaas u hanqaltaagayaan waayo siduu sawiray Amiin Caamir ummadda Soomaaliyeed ee maanta joogtaa waa ummad indhaheedu balaqan yihiin, ummaddii ku hoos jirtay xukuumadihii lixdamaadkii waxay ahaayeen ummad indhaha deyn looga qaatay ee aan loo soo celin siduu Yaxaasku ku sameeyey Dawacada, nidaamka dowladnimo ee Maxamuud iyo ragiisu jecel yihiin waa nooca hoos ku lifaaqan: 1. Yuusuf Cumar Al-Azhari – La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasada 2. Jamaal Cumar – La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga 3. Yuusuf Cusmaan Baribari – Afhayeenka Madaxweynaha 4. Cabdirashiid Seed – Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada 5. Daahir Mire Jibriil – Agaasimaha Madaxtooyada 6. Axmed Yuusuf – Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha 7. Cabdullaahi Dheere – Madaxa ilaalada Madaxweynaha 8. Axmed Cabdullaahi Yuusuf – wiilka Madaxweynaha, ahna qasniga Madaxtooyada 9. Yuusuf Weyrax – La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha 10. Xasan Cali Yuusuf – Madaxa borotokoolka Madaxweynaha 11. Hibo Maxamed Cilmi - La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca xiriirka Kow iyo toban koodu waa caa’ilada hoose ee Madaxweynaha, waxaa la yaab leh in cunna kariyaha Madaxweynuhu tahay Faadumo Biliq oo ah gabar uu adeer u yahay Madaxweynuhu, halka cunna-kariyaha Madaxweyne C/qaasim uu ka ahaa Shariif Ibrow oo ahaa nin ********* ah, cunna-kariyihii Aaden Caddena uu ka ahaa Jaamac Joof oo ah nin reer Burco ah, wuxuu dhalay fanaankii Maxamed Jaamac Joof, reer Waqooyi Bari iyagaa dadkii daandaansanaya, mididii lagu gowrici lahaana gacanta midig ayay ku sitaan, C/laahi Yuusuf baa yiri cadowgeygu waa reer Waqooyi Bari, waayo iyagaa dad iga sii jeeda igu diraya oo indhahooda igu soo jeedinaya, waa runtiis C/laahi Yuusuf waayo waxaad hilmaantaba nin xun baa ku soo xusuusinaya, Jen Maxamed Jibriil Muuse waa tuu dhintay beri dhoweyd, waxaan soo xusuustay mar uu damcay inuu i xiro hada ka hor, markuu ciidan iigu yeeray ayaa niman Reer Boosaaso ah ku iri Soomaaliya waa dumi doontaa, dibna uma dhalan doonto, nimankaas oo ah niman dowladnimada jecel waa ka nexeen hadalkeyga, waana iga dhiciyeen, waxayna igu yiraahdeen maxaa dhacay, waxaan iri waxaa Jamhuuriyadda Soomaaliya anigoo u dhashay raba inuu i xiro Jen Jibriil oo ka yimid Qalloocan oo ku taalla gobolka Soomaalida Itoobiya sidaa darteed cadaalad darrada heerkaa gaartay sow kama dhigna gumeysiga madow wuu ka xun yahay kan cad, illeyn kan cad kaama qarsoomi karo oo kugu midab ma ahane., hadaba waxaan idinkula talin lahaa inaad ku raaxeysataan Puntland-tiina, waayo markaad hadashaanba waxaad ku hadashaan Puntland waa barwaaqo, haddey barwaaqo tahay korkiina ayay ka muuqan lahayd.
  17. u r wrong -Sheikh Hassan Dahir Aweys lived in Wardhiigleey close to Villa Somalia on a two storey villa close to Suuqa Xoolaha in front of laanta 2aad, close to Ceelka Xasan Qaareey.
  18. Omar Jamal is crazy guy and I like how he brings all these old ladies and makes them shout, insult and disrupt meetings. the guy being a nut-head is also too focused and obsessed clannits.
  19. Town Hall Meetings against TFG and Meles Zenawi
  20. each Somali group is trying to woo the Amhara groups who oppose Meles Zenawi..it is like the neney of your enemy is your friend
  21. I came across a breakthrough town hall meeting on Somalia and Ethiopian relationship. Former Prime Minister Ali Khalif Galayr is one of the speakers. I don't know who are the rest but after googling, the lady Zainab's profile seems very appealing to me. I also found out that there is an Ethiopian professor. The link of the event is on this blog with no further details. I hope they will give us more information.
  22. Abshir Bacadle oo la yaabay hab-dhaqanka Soomaalida ee nuxurkisu yahay in wax kasta la mucaarado, ayaa arrintaas ka gabayey wuxuu ku maansooday: Haddaan kii hore diidnay (MSBarre) Cali kiish-yarena diidnay (Cali Mahdi) Oda Koofina diidnay (MFCaydiid) Kan la doortayna diidnay (Cabdiqaasim) Kitaabkii Allena diidnay (Maxk. Islaamiga) Hal Xamiid Karasaaya ??? (Yeey or another one) Oo Kalifoorniya jooga, (ina-Caydiid?) Oo Kirishto jeebka ku haysta, (Abdullahi Sh. Ismail) Oo Kufaar Muslim sheegta ah, ( BUUBAA?) Oo Ey koor leh wataa, (Geedi) Naloo keeni rabaaye, (they did it already) Kartideeda lahaada, ( ka xaaxaabiyahee Waa laydiin kari-waayee, (O! SOmalis