Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. nuune saqiir suujiska aad sheegeysit xooyahay? maandhoow aniga ma ihi gabdhaha is yareeya believe me da'da waan isku soo dhawnahay.

    Waraa nuune meel ha iiga dhicin, eena dumaashigaa ka xishoo. why aad u leedahay iskuma raageysiin....maxaa ii xaaside? wiilkaan inuu fiican yahay lee kuu sheegay oo ii wanaagsan yahay, taas problem mee keeni kartaa? horta ma taqaana dadka lagu tilmaamo "caano madaadshe"? bal aan kaaga faaloodo...waxaa laga wadaa dadka aqlaaqdooda aad u wanaagsan tahay, oo dadka ku xad gudbin, una roon ehelkooda iyo asxaabtooda. ma is af-fahannay? Laakiin aniga kama dhigin xarfaankaan hal bacaad lagu lisay.....xarfaankaan sida oo ii qanciyay daraadeed baan aqlaaqdiisa ku faanaa ee iga ma eheen inaan ragnimadiisa meel uuga dhaco. taasna ma suurtooweyso sababtoo eh isaga waa 100% rag rag dhaafay, teeda kalena anaa mustaq bal la sameysanaayo soo ma aha?


  2. ^^qaxwo somali ma gaareyso Nescafe Original......lagama yaabo taas!

     

    wiilo dhareer aa iga keentay, alaabta igu socoto aa adna kugu socoto...girl we are gonna get along just fine, so bring your fine a$$...me really wanna get to know you better


  3. ^^^^midkaan waa baariyow, hadii aan hal mar ku dhaho xabiibi ma hadalkeyga aad aamineynin wexey isaga la tahay aduun gadoon, markaas oo wuxuu galaa inuu i qanciyo.....abayadiis midkaan waa caano madaadiye, farta afka loo galiyo ma qaniine. jaceyl caadi eheen aan ku abuuray...jecliyaa, kanoo kale lee'ba iga dago.

     

    nuune iyo wiilo labadiina aa insha-allah goobta la idinkiiga baxayaa, niiko iyo wax kastaba idinkaa ii qaabilsan, just dont let me down

     

    nuune maxaa tiri, mid spare ma haysataa aa? would uou like to volunteer? ;)


  4. hanad

    sharmaake

    yaasiin

    saadiq

    zakariya

    yaxya

    suleyman

    cabdilxamiid

     

    Abaadir firstly congratulation for your information, secondly I'll tell you what I would name my boys insha-allah (if God blesses me with children)

    Tarikh

    Sami

    Akram

    Saabir

    Michael

    Yonis

    Naasir

    and also Benjamin