Passion_4_Fashion
-
Content Count
1,064 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Passion_4_Fashion
-
-
-
so girls....what are you getting your Boo?
I'm still thinking about what to get him but i know i'll get him something nice. Valentines day AKA couples day is very important and it needs to be celebrated. Giving your partner a gift on that day its just one of traditions of relationships.....so i dont see whats the big fuss.
-
^^si fiican baad u hadashay......
intiina kale wiilka ka qaleeya....he told you he wasnt aware of it
Shirwac- bro, Ilaah baa faraj furee ee cagahaaga wax ka day!
-
alla waan idiin xiisay kulligiin, labo isbuuc aa waxaa igu dhacay PC la'aan (magaalo kale aan dalxiis u aaday)........walaahi waan idin xiisay 100& XXXX 4 kulligiin. (baro family + MMA)
MMA- maxaan dhihi karaa? si fiican aad ii fahan siisay ganaagar. waad ku mahadsantahay sida sharafta badan...laakiin isma dhaheynin essay aad kasoo qoree ganaagar (meaning it was too much 4 me to read).....
haye dadow maxaa cusub, yaa kusoo darsamay baro fam, yaa sol laga buriyay.....2 isbuuc update-keeda yaa isiin karo? aaway checkmate?
-
Ngone, we are not Arabs, and majority of sol users cant understand that language, so whats the use of this poem?
-
^^^are you from Finland? those pictures are from finnish website? can you speak the language?
-
^^labadiinaba qaraar aa idin haayo, ismarjiya
-
Im watching it live now from the Satelite......they are chanting "labbeykalaah huma labeyk, labeykalaa shariika laka labbeyk, innal xamda wannicmata laka wal mulk, innal xamda wannicmata laka wal mulk, laa shariika lak"
in english Here I am, O God, at Thy Command! Here I am at Thy Command! Thou art without associate; Here I am at Thy Command! Thine are praise and grace and dominion! Thou art without associate
-
^^oo shukaansiga ma gabdhaha dhinacooda kaliix oo ka socdaa? aaway wiilashi?
-
^^soo dhawaaw
wiilo macaanto waa ikanaa, alxamdulillaah waa laguu faayaa, quf soor iyo caano geel diiday malaha adna waxaan kuu rajeynayaa caafimaad, cimri dheer iyo cibaado suuban
Laakiin abaayadiis, aaway wiilkii foorjada badnaay alle-ubaahane? Xaliimooyinka mareekanka oo ka tan badin waaye aan umaleenaa
-
wax nolosha iga mashquuliyo? KA ALLA MAGAN!
-
^^qufka dagaan kaas u dhashto, of course wuu fayninayaa, laakiin hadii aan aniga arki lahaay waxaan umaleenaa iney baadiyaha xitaa ka fool xuntahay
-
nolol la'aan lee amey igu dhacdaa?
-
SUBXANALLAH.....WHERE IS THE NEAREST MASAJID PPL?
-
^waxaan umaleynayaa inaad qaldoosit magaca magaalada aad ku dhalatay......umana socdo meesha aad sheegeysit, waxaanba ka shakisanahay inuu planet'keena ku yaalo
-
^^magaalada aad sheegeysit wax jiro maba aha aan umaleena.
-
FF - IS THAT FROM YOUR JEEB, :rolleyes:
-
^^not the trains used where im 4rm
-
^^wiilki madowka xalay goosha iska dhaliyay maa ka hadleysiin? kaas waan u baqaa, amey qaarajiyaan.
Northener - topic kaan maxaa usoo celisay?
-
^^ adi lee yaan hada shaqo la'aan ku dhigin
-
^^yaa kheeyow, quf kastoo arji soo qorta, ma in buuga naxariista loo fiiriya miyaa? naga qalleeya...dab shitkii hore aa la i dafay!
-
^thnx 4 the info.
-
I knewed Farxan is well raised boy and wouldnt post such thing.
-
^^OK, anna waxaan soo gashanaa abuu cumar oo al-falaax ninteen ah, iyo sasamaaniko
ladies...aint no future in loving a married man!!
in General
Posted
rudy..i believe u r partly to be blamed....im not puying this story..na-ah! boy how did she get ur mobile or email in the first place? ur x? tell us the whole story if u want our advice, i think some1 has been upto no good.
if u r telling the truth, tell her u r married if she doesnt believe u email her ur wedding pictures....that will give her heart attack, if she loves you, n hopefully she will leave u alone
my kummi n taano