Taako Man

Nomads
  • Content Count

    1,143
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taako Man

  1. Originally posted by Mujaahid: Red Sea: ^So two wrongs don't make it right, right? then you have a thumbs up for the flag burning. Personally burning the flag doesnt'mean much if whatever the flag stands for isn't upheld,yes I am speaking of the blue flag which you fakely waive,yet you cheer on for the Xabashi invasion. As for the burning of SL flag, I hope they atleast burned one that didnt' have the tawhiid, as long as they burned the red,white,and green in response,well than that is fine with me, it's not going to change anything. OH the irony. Higher then thou are you today? Remember just yesterday? AAah,it took place in Hargeysa right? I can burn all I want,it's my hood....and what are you getting so hot about kiddo. Then you passed it off as a joke later. Qisaas. Eye for an Eye. Tooth for a tooth. You burn, we burn. Its only fair SNM hero
  2. Read my response. Two wrongs don't make a right. But if one wrong is committed the second can't really be faulted. The clan region started inciting rediculous rhetoric and from Buhoodle Toghdeer to Raas Casaayr to Raas Kambooni the Somali people feel disgusted by such actions.
  3. ^ Sheikh Faarax Gacmey has alot of respect from the whole Puntland populace. I know sheik Umal is neither a puntlander nor a Somali national. he is based in nairobi if I am correct. The other ones I am not sure.
  4. Che They had no right to burn the somalia flag. When they did that they were asking for their Iranian imitation to be burnt. Sadly two wrongs don't make a right. But if the people of Burco, Toghdheer have a right to burn the Somalia flag then the people of Buhoodle, Toghdeer have the same right to burn the clan flag.
  5. Dowladda Somalia oo la wareegtay Hubkii Xildhi. Cumar Filish Mogadishu 18, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Xildhibaan Cumar Max'ed Max'uud Cumar Filish ayaa maanta hubkiisa ku wareejiyay dowladda KMG ah ee Somalia, iyadoo maanta meel la isugu geeyay dhamaan hubkii ay lahaayeen Hogaamiye kooxeedyada ee shalay lagala wareegay. C/raxmaan Max'ed Nuur Diinaari oo ah Afhayeenka dowladda SOmalia waxa uu sheegay in talaabadaasi ay ka dambeysay ka dib markii gudiga dowladda KMG ah ay u magacowday hub uruurinta caasimadda ay si rasmi ah ugu guuleeysteen in lagu soo wareejiyo hubkii hogaamiye kooxeedyada. Maanta ayaa waxaa si rasmi ah hubkiisa ugu wareejiyay dowladda KMG ah ee Somalia xildhibaan Cumar Filish oo ka mid ah hogaamiyeyaashii dagaalka ee Muqdisho, iyadoo qeybo ka mid ah maleeshiyadiisana lagu biiriyay dowladda KMG ah ee Somalia si loo siiyo tababaro ciidameyn ah. Diinaari ayaa sidoo kale shabelle u sheegay in hubkii ay lahaayeen Qanyare, Xuseen ceydiid iyo Muuse Suudi la isugu geeyay Dugsiga tababarka xalane halkaasi oo dowladdu ay kula wareegtay. Waxa uu hoosta ka xariiqay in dhamaan hubka yaala Muqdisho ay la wareegeyso dowladda Somalia. Waxa uu sheegay in Hogaamiye kooxeedyo ay ka mid yihiin Max'ed Dheere, Barre Hiiraale iyo Bootaan Ciise ay haatan diyaar u yihiin in hubkooda ay ku wareejiyaan dowladda Somalia Shabelle Media Network Somalia
  6. Muqdisho:- Xildhibaan Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta hubkiisii intii u hartay ku wareejiyey Dowlada Somaliya. Munaasabad maanta oo Khamiis ah ka dhacday Xarunta Cumar Filish ee magaalada Muqdisho ayaa lagu wareejiyey dowlada 394 maleeshiyadii ka amar qaadan jirtay Xildhibaankaasi oo kamid ahaan jiray Hogaamiye kooxeedka Muqdisho. Hubka la wareejiyey maanta ayaa u badnaa madaafiic iyo qoryaha kale ee daraandooriga u dhaca. Cumar Filish ayaa si rasmi hubka maanta ugu wareejiyey Taliyaha Ciidamada Dowlada Somaliya Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji iyo Guddoomiyaha guddiga hub ururinta Col. C/risaaq Axmed Cali. Wuxuuna Xildhibaan Cumar Filish sheegay in hubkaasi uu ahaa intii u hartay. Cumar Filish ayaa horey gaadiidkiisii dagaalka ugu wareejiyey Maxaakiimta Islaamiga xiligii ay halkaasi ka talin jireen. Cumar Filish ayaa noqonaya hogaamiye kooxeedkii Muqdisho ee 4aad oo hubkiisa ku wareejiya Dowlada Federaalka. Xussen Caydiid Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax iyo Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow ayaa ayagu horey hubkooda ugu wareejiyey Dowlada Federaalka.
  7. Xildhibaan Cumar Finish oo maanta hub iyo boqollaal maliishiyo ah ku wareejiyay dowladda Soomaaliya Xildhibaan Cumar maxamed Maxamuud oo loo Yaqaanno cumar Finish ayaa maanta guddiga hub ka dhigista qaranka waxaa uu ku wareejiyay.... Xildhibaan Cumar maxamed Maxamuud oo loo Yaqaanno cumar Finish ayaa maanta guddiga hub ka dhigista qaranka waxaa uu ku wareejiyay dhamaanba hubkii uu lahaa iyo in ka badan 600 oo ah maliishiyooyinkiisii,waxaana munaasabadda hub wareejintu ay ka dhacday xarunta uu Xildhibaanku ku leeyahay degmada Madiina. Munaasabadda hubwarejinta ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu horkacayay abaanduulaha ciidanka qalabka sida General ISmaaciil Qaasim Naaji,iyadoo sidoo kalana ay halkaa xaadir ku ahaayeen saraakiil ka tirsan mamulka xildhibaanka. Xildhibaanka oo munasabaddaa hadal ka jediyay ayaa sheegay in uu maanta aad ugu faraxsanyahay in la qarameeyo maliishiyooyinkisii oo ay helaan daryeel wanagsan,isagoo sidoo kalana sheegay in hub wareejinta uu sameeyay ay tahay mid uu aad ugu qanacsanyahay. Waxaaa sidoo kale munaasabaddaa hadal gaaban ka jeediyay abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya General Naaji oo sheegay in xildhibaanada horay hoggaamiye kooxeeedyada u ahaanjiray ay qaadeen tallaabo wanaagsan oo kudayasho mudan,isagoo dhamaanba shaqsiyaadka hubka ku heysta gudaha dalka ugu baaqay inay soo raacaaan wadada ay xildhibaanadu jeexeen. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.comn ee Muqdisho.
  8. Xildhibaan Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta ku wareejiyay guddiga hub-ururinta Qaranka Soomaaiyeed hub iyo Malleeshiyooyin fara badan. Somaliweyn (Mogadishu,January 18,2006) Kulankaan oo ka dhacay xaruntii hore ee Cumar Filish ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddiga hub-ururinta Qaranka Soomaaiyeed, taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji, Guddoomiyaha guddiga hub ururinta Col. C/risaaq Axmed Cali iyo xubno kale oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa sheegay inay hubkooda ku wareejiyeen dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana uu sheegay inay doonayaan wixii hadda ka dambeeya dowladda Federaalka Soomaaliya. Hubka uu wareejiyay Xildhibaan Cumar Filish oo ahaa intooda badna kuwo aan ku xirnayn gawaarida dagaalka ayaa waxay kala ahaayeen: 2-qori oo nooca Jiibka (106mm) loo yaqaan ah, Qoriga Hoobiyaha (120mm) oo laba xabbo isagana ahaa, 37-taha qoriga loo yaqaan oo hal dhuun ah, Madfaca Arti 5 ama (85mm), Qoriga Jiijoot-ka loo yaqaan oo madfaca uu ka dhaco, iyo weliba rasaasta hubkaas iyo hub kale oo aad u fara badan. Xildhibaan Cumar Filish ayaa ku wareejiyay sidoo kale guddigii maanta ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya ciidammo gaaraya 678-askari, waxaase uu sheegay inay diyaar yihiin oo maantaba lagu wareejiyay 334-askari oo ka tirsan Malleeshiyooyinkiisa. Taliyaha ciidammada Cumar Filish oo warbixin ka bixiyay ciidammada ay wareejiyeen ayaa yiri: "117-askari oo ka tirsan Malleeshiyooyinka la wareejiyay waxay ku sugan yihiin Xerada laanta buuro, halkaasoo ay waardiye ka hayaan, isla markaana ay ku wareejinayaan dowladda marka doonto, sidoo kale 66-askari ayaa waxay xalay ahaayeen waardiye, sidaa daraadeedna waa la fasaxay maanta, 154-askari waxay ku sugan yihiin Deegaanka jiiro-maskiin, halkaasoo iyagana ay diyaar ku yihiin, 57-askari ayaa iyaguna shaqo gaar ah ku maqan, balse diyaar ah in la wareejiyo". Sidoo kale wuxuu sheegay taliyuhu in ciidammada ay isugu jiraan kuwo qoryahooda haysata iyo kuwo aan haysan oo sacabooley ah, waxayna sheegeen mas'uuliyiinta halkaas ka hadlay ee ka socday dhanka Cumar Filish inay diyaar u yihiin inay nabadda ka shaqeeyaan isla markaana ay dowladda federaalka Soomaaliya gacan-siiyaan. Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay inuu aad u soo dhaweynayo ciidammada iyo hubka lagu wareejiyay, isla markaana ay aad ugu faraxsan yihiin in dhallinyaradii Cumar Filish ay ku biiraan dowladda Federaalka Soomaaliya. "Dowladda Federaalka waxay ballanqaadaysaa wixii maanta ka dambeeyay inay damaanad qaadayso askari kasta oo ka mid ah kuwa maanta dowladda lagu wareejiyay, gaar ahaan kuwa qoryaha wata" ayuu yiri Gen. Naaji oo sheegay in xuquuqda askarta ay tahay mid ay dhowrayaan isla markaana ku cad qoraalkii ka soo baxay Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ee ku saabsan howlaha hub ururinta. Guddoomiyaha Guddiga hub ururinta Qaranka Soomaaliyeed Col. C/risaaq Axmed Cali oo isagana hadal halkaas ka jeediyay ayaa sheegay inay tixgelinayaan askarta maanta lagu wareejiyay ayna maanta wixii ka dambeeya mas'uul ka tahay dowladda Federaalka Soomaaliya, lana siinayo tababarro iyo xuquuqda ay leeyihiin. Hub wareejintaas ayaa markii ay dhammaatay waxaa hubka rartay guddiga oo sheegay inay geynayaan goobihii ay hubka ugu talo galeen in lagu hayo, waxayna sheegeen in Cumar Filish uu noqday hoggaamiye kooxeedkii ugu horreeyay ee hubkiisa ay qaataan. Cumar Filish oo isagna warbixin ka bixiyay markii hubka la qaaday kaddib ayaa sheegay in iyagu aysan wax tikniko ah hadda hayn, balse tiknikooyinkoodii ay qaateen Maxkamadaha, balse kuwo ay iska tuureen oo u socon waayay ay ku wareejiyeen guddiga ayna tuseen iyagana ay ka doonanayaan goobahaas. Guddiga ayaa waxay shalay kala wareegeen hubkooda Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Xuseen Maxamed Caydiid iyo weliba Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow.
  9. Originally posted by Northerner: Slightly off topic,,,,,,,,, ARTICLE 20 FREEDOM OF INFORMATION AND MEDIA. 1. The Transitional Federal Government shall guarantee the freedom of press and independent media in accordance with Law. 2. Every person shall have the rights to freely express his/her own opinion in any manner, subject to any limitation which, may be prescribed by law for the purpose of safeguarding morals and public security. Well duh No actually, well duh
  10. Where is the audio of abdiqasim asking for foreign assistance namely Habeshi?
  11. Jimcaale Sheik shariif sheik ahmed was not involved in the civil war. Was a mere school teacher. A man who was willing to negotiate with the upper hand. How can I hate him or even Cadoow who were both willing to negotiate? Prison warden Aweys has fought in Bossaso, in Gedo, in Raas Kambooni etc but never in dhuusamareeb or guriceel were there was no resistance. How can any rationale person not see a connection? Does the druglord turned sheik turned asylum seeker need any measure? Your beating an empty drum sxb.
  12. ^ That is as likely as Hargeisa being captured by liberation troops. Actually it less likely. Remember Good Muslim Fidelo to say inshallah. Dua'a to Allah Swt require that simple word.
  13. Mystic That is highly unlikely. Even if Abdullahi yusuf's first cousin was the best man for Prime minister he wouldn't be allowed because it would show a clan nepotism of top positions. People used to scream "Marna wa Rasheed, Marna wa Razaq inte kale ma roatiye" LOOOOL. Imagine if they were any closer and both president and prime minister. Many people have profound respect for both individuals but it wasn't excepted then when they were PM and outgoing PM. It want be accepted now. Thats just the Somalia we live in.
  14. Here is the Somali Federal Charter http://www.iss.co.za/AF/profiles/Somalia/charterfeb04.pdf
  15. Jimcaale Many non ICU supporters who if you asked them, WHO WOULD YOU SUPPORT OUT OF THE ICU? 95% would say sheik shariif sheik ahmed. The druglord turned sheik and the prison warden turned fighting in 'Enemy territory' but not anywhere near 'his turf' are unlikely candidates. Mystic If I am not mistaken Sheik Shariif and PM Geedi are from the same sub sub clan rite? That is not feasible. Wouldn't it look like a hostility to the people of Bay and Bakool who helped host the gov't for such a long period of time. Wouldn't the people of Xamar find it unfair that the president and the Prime minister weren't not only from the same clan but the same sub sub clan?
  16. ^ For clan reasons that is highly unlikely. The speaker has to represent a diversity of Somalia. most likely the new speaker will either be a person from Bay/Bakool or the present deputy.
  17. ^ Your being very generous with 50/50 possibilty of recognition. The likelyhood of a stable Somalia with peace and reconstruction are even more so the pitfall of Somaliland concept. The best chance of recogntion was in the past when for 16 years much of Somalia proper was in utter chaos. If those achievements (North West region are not anymore safe then the rest of Somalia) are not visible, then it is simply knocking on door that will never be open. However I do agree. The notion that hostility between the people of Northwest and the rest of Somalia are still present are no different then a Puntlander and Xamarawi having difficulties with each other. If the latter can come to an agreement surely the former is bound to be back one way or another.
  18. Sheik shariif needs to be integrated as a minister. He is a moderate man. Islam doesn't tell us to take extreme standards either way. He is an examplary muslim and leader for future generations. I would hope President Yusuf and Prime Minister Geedi include him in a shortened and revised Cabinet.
  19. Brown Show me were it says anything in the somalia consitution? Until otherwise your barking up an empty tree.
  20. LOL whatever you say sister. Tabloids get tabloid respect. Thats all.
  21. Originally posted by Mansa Munsa: quote:Originally posted by Taako Man: Garoowe Online is the Shariif Hassan of Somalia media. GaroweOnline has the right to publish whatever it thinks it is worth reading to its audience, of course considering the authenticity of the sources What they publish is garbage and from a disgruntled perspective. They have little to no objectivity. If Faroole were given his post back tommorow they would do a 360 spin. Which is the sad part.
  22. Manshallah. They need police cars and patrols and they need to set up a phone line so that people can air their grievances and the police can handle problems.
  23. Inshallah. Faroole is still taking his nacnac to new heights. He needs to be censored or closed down.