Salahudin

Nomads
  • Content Count

    180
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Salahudin

  1. HAG turub baray hadduu madaxa isku galiyay dad walaalo ah... xildhibaal xidig's take on things. http://saadaalnews.com/2013/03/08/dhagayso-xildhibaan-cabdirashiid-xidig-oo-si-kulul-u-weeraray-madaxda-dowladda-iyo-ciidamadda-xogga-dalka-ee-gobolka-gedo/ Warfa's take on things. http://saadaalnews.com/2013/03/08/dhagayso-maamulka-dfs-ee-gobolka-gedo-oo-si-adag-oga-jawaabay-hadalkii-xildhibaan-cabdirashiid-xidig/
  2. More troubling news for Somalia, sxb...what will stop Kenya and Ethiopia to "donate" weapons to Somaliland, Puntland and Jubaland...Unfortunately this will start arms race in Somalia....
  3. The gedo folks r all over the place n should get their act together, bro...
  4. wadani, wixii larabo miya la'isku aqrinayaa, sxb...u must be eyeing one of the single sis here lol...
  5. Reer gedoow wan bahanahay baqti looma cuno...saacid wa inan layaal seediyadi call box u ah ee ka tashada
  6. Afhayeenka Shirka Wada tashiga Garbahaarey oo faahfaahin ka bixiyey Go’aanadii ka soo baxay Shirkaasi (Dhageyso) Print here| By: allgedo.com: Thursday, February 28, 2013 // 7 Jawaabood Shir wadatashi ah oo Maalmahan Magaalada Garbahaarey uga soconayey Ergooyin ka badan ilaa 45 ruux oo ka kala Socdey Mas’uuliyiinta Dowlada Gobolka Gedo iyo Xubno ka socdey Ururada Bulshada Rayidka oo gaarayey ilaa 17 xubnood ayaa gebagebadii shirka waxaa ka soo baxay Go’aano ay wada gaareen Xubnahii ka qeyb galey Shirkaasi. Nuur Siyaax Ilix oo ah Afhayeenka Shirka Wadtashiga ah ee Garbahaarey oo shir Jaraa’id ku Qabtey Garbahaarey ayaa sheegay in ay go’aan ku gaareen in aanan laga Qeybgelin Xilagan shika Maanta ka furmay Kismaayo, isagoo sheegayna shirkaasi in uusan Quseyn Gobolka Gedo. Nuur ayaa waxaa uu intaasi ku darey in marka hore la xoreeyo Gobolka Gedo degmooyinka ka maqan iyo weliba deegaanada kale ee Gobolada Jubada hoose iyo Dhexe oo ka maqan gacanta Dowlada, si arimahaasi loo fuliyo waxuu Gudiga ku heshiiyey in Xiligan ayan haboonayn ku mashquulida Maamul u sameynta Jubbooyinka. Halkaan ka dhageyso shir jaraa’id ee uu qabtay afhayeenka shirka wadatashiga Garbahaarey Maxamed Sheekh, Garbahaarey/Gedo. Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com
  7. Mintid, so u r admitting that mujrim Godane was sent from Hargaisa....
  8. Saacid is a nice guy, but I think he is in over his head.... !
  9. Juxa, I assume u r not going to represent him...
  10. Wefdigii Dawladda Federaalka Soomaaliyeed ee Magaaladda Kismaayo galabta soo gaaray ayaa loo diiday inay gudaha Magaaladda galaan,kadib markii lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen shaqaaqadii Saldhiga Kismaayo ay doraad weerareen rag ka tirsan Jabhadii burburtay ee (Dooxada-Jubba),inkastoo Sarkaalkii ciidanka watay ee Laba-Gare iyo 4-ka mid ah ciidamdiisa la dilay 18-ka mid ah ciidamadii Saldhiga Kismaayo soon weerarayna nolol lagu qabtay. Wefdigan loo diiday inay gudaha u soo galaan Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayey Wasiirka Arimaha Gudaha C/kariiin Xuseen Guuleed,Wasiirka Maaliyadda Cawil Saleebeen iyo Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi,Wefdigan oo qorshahoodii hore ahaa inay Casumaadda shirka beri Muqdisho lagu qabanayo inay Qolooyinka Kismaayo kasoo qeyb-galaan,ayaa lagu gacan-sayray,waxaana lagu wargeliyay in shirka Maamul u sameynta Jubooyinka lagu qabanayo Kismaayo. Is-jiid-jiid iyo muran kadib ayaa Wefdigii Muqdisho ka yimid loo ogolaaday muddo 2-saac ah inay kulan la qaataan Gudoomiyaha Maamulka KMG-ah ee Jubooyinka Sheekh Axmed Madoobe,waxayna ugu dambeyntii la isku afgartay in Wefdiga ay dib ugu noqdaan Muqdisho wadatashina lasoo sameeyaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo wefdigan soo diray. Arinta ugu yaabka badan ayaa noqotay in Xafiiska Reysalwasaare Saacied uusan ka warheynin Wefdigan uu Muqdisho ka diray Madaxweyne Xasan,waxayna arintaasi cadeyneysaa inuu jiro khilaaf aan soo shaac-bixin oo labadan mas'uul u dhexeeya,maadaama Wefdigan uusan ka warqabin Reysalwasaare Saacid.
  11. War qoloyinki xamar waxay ku washen kismaayo, cajib! http://www.warkii.com/dhagayso-odayaasha-******-oo-war-kasoo-saaray-dagaalkii-kismaayo-iyo-halka-xalku-ku-jiro/
  12. Abwaan, arintani wa arin quseysa koombe, yaaney ku wareerin bro...
  13. Apophis, the long-foot are in charge of all fronts including the info n propaganda war...i think its abt time that some of the task should be delegated to the fish eaters...atleast put them in charge in regards to the info n propaganda war...u know they r gud at it....
  14. Che, why r u posting non age appropriate videos, cami...isnt it illegal for underage kids like haatu to see this video....
  15. So jawahiri-ethiopia talks yield some results huh...talow muxuu odaygu ethiopia ku aqriyay...warjiraaba cakaaru iman
  16. Oba, on thursday nite, which drink would u prefer gin or vonka?
  17. Jacphar, I thought the H-group soldiers were based in joore, and not the crazy shabaab...
  18. Aaliya wa runta walal, laakin this is what married pple do, they play matchmakers...but, back to the topic I think u gave the best talo ang I cosign it....
  19. Africaown n aaliya would make a good couple, wouldnt they?
  20. Wadani, gabdhaha aad tilmaantay somali galbeed ayaa laga helaa un sxb, dhulka kale way ku yar yihiin mana aqan sababta....
  21. Lol...sxb masajidka ciyaarta ka daa, agah...
  22. If the presidency of jbland and the mayorship of kista go to the kab n lax whats left for gabbal's lot...
  23. Haatu, I heard governor and mayor from from xiins pple will be appointed for jubada dhexe and the city of kismayo...maxaa ka jira warka sxb
  24. Nuune, all I see is a white dot moving across the sky... it goes up and thn comes down...is that the asteroid, bro...