-
Content Count
10,390 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
There is other things to eat besides ice in iceland. and yes i am Ceerigaabo.
-
Originally posted by Sikaawe: quote:Originally posted by Sacad *Ducaale: Sikaawe, JB is not properly happy since his name is not on there. We can add his name to it bro if he is honest and want to share something with his brothers honestly. Not always cunningly clever ideas will work for you Indeed sxb he properly got tired of berbera aswell too much ethiopians there, so its time to move to Maydh the real sland port.
-
Originally posted by Qudhac: sacad actually waxa magacaabay the elders who have been over seing this project, this is privately funded project and has nothing to do with local government. True that sxb this project is funded by the natives of Sanaag iyo Maydh and their elders, the natives can properly do more work then the government itself, laakinse it's assisted by also mamuulayaasha deegmaada ceerigaabu such as Haji Ismaaciil Nuur , Yusuf talabo, sanaag diaspora, sanaag businessman's alot of people are involved in this project then you think.
-
Sayyid Somaal, are those sanaag or bari elders?
-
JB, it's not our fault your name isn't in there.
-
Sikaawe, JB is not properly happy since his name is not on there.
-
dee^^^^^ waxa magacabay mamuulka sanaag-somaliland.
-
Waxaa Shabakada Wararka ee SanaagNews soo gaadhaya Hambalyooyin aad u tira badan kuwaas oo ku aadan war farxadeed in badanba dadwaynaha reer Sanaag mar uun sugaayeen, Waa barnaamijka Horumarinta Gobolka Oo Runtii u baahan in loo guntado , lana yeesho hal hadaf oo qudha kaas oo ah waar sidee uga fikirnaa degaankeena o isku filaada, taas hadii loo maro wadada wanaagsan si dhib yar aaya loo gaadhi karaa. hadaba Qaar kamida hambalyooyinka Naga soo gaadhay mid ka mida akhristayaashada nala eeg. Hambalyo ku socota dhamaan inta ku lahayd fikir , talo iyo dhaqaajin waxaan leeyahay waad naga farxiseen... halkaa ka sii wada waxaan xusi doonaa ashkaas aan is leyahay wax badan ayay qabteen. 1)Suldaan Maxamed Xirsi Qani 2) suldaan rashiid suldaan cali ducaale 3) cabdalle cali cigaal 4)aniis maxamed ismaciil 5)gud cabdiraxman ducaale damir 6)Nuur Cilmi 7)Mayor Ismaciil Xaaji Nuur 8)Ibraahim Farax George 9)naasir Jamac Collad 10) Axmed fais Maxamed Cali(naahi) waxa mudo aad u dheer lagu hawalana side magalada tarikhaga e maydh dekad logo samayn laha taso anfacaysa jamuriyada somaliland iyado laga marmi doni hadi mashrucasi hir gelo puntland iyo bassaso iyo lacaga falsada e dhaqale buburka ku kaliftay bariga somaliland hada waxa mahad leh ugu horayn cuqaashan iyo &aqoon yahanada hawshan u guntaday waxanu ogeysinaysa cuqashan iyo wax garadkan hadi anu nahay qurba-joga somaliland iyo golka sanaag anu ka qayb qadan dono mashrucan wax ku olka ango kashanayna hayadaha calamiga iyo international NGOs waxano kale is weydin mudan faido inte leg ba dekeda maydh so kordhinaysa 1) gobolka sanaag wuxu noqonaya gobol dhaqaale ahan isku filan (economicly self suffient) 2) misaniyada somaliland o e ku kordheyso dhaqaale ah ila 40% marka laga marmo dekadaha puntland 3) dekada iyo ganacsiga wax kalo laga faidi shaqoyanka faraha badan ka so bixi dona dhaqdhaqgaa ganacsi 4) dekada maydh waxay u horsedaysa hor mar baladhan gobolka sanaag ka so ka denbeya gobolada kale e somaliland . waxan ku so gunanadaya qoralka gabaygi xaaji adan afqalooc Ta aynu manta qabana bere tahay asaskiye Dhasene caqibo tahay iyo ti e mahadshane
-
JB what do you think now? do you still hold your radical views towards L.Q?
-
Koora-Tuunshe - aariinta wa siida sxb a Maydh development is a sanaag development and will benefit all of us in the long run inshallah. Liiska Gudiga loo magacaabay dhismaha dekeda maydh Liiska Gudiga loo magacaabay dedaal ka soo ulkamay fikrad ka soo maaxatay dhalinta Gobol Sanaag kuwaas oo ka bilaabmay hindise ay soo unkeen aqoon yahanadaasi taas oo dhowaan dhagaxa la dhigi doono dekedan cusub ayay gudiga Debeda ee ku hawlani soo gaadhsiiyeen shabakada wararka ee Sanaag.org liis ay ku qoran yihiin magacyada ka hawl geli doona dhismaha dekeda maydh kuwaas oo kala ah sidan: 1- ibraahim faarax jooj Gudomiyaha maamulka dhismaha dekedda maydha 2-ismaaciil jaamac jibriil: Ku xigeen 3-xmed cali xasan :Xoghayn 4-siciid axmed xaashi xisaabiye 5- naasir cali jaamac madaxa shaqaalha 6- maxamed cali cigaal : khasnajiga guuud 7-hodon barre cabdi maamulka iibka iyo saadka 8-saalax siciid axmed maamulka gaadiidka 9--maxmed siciid cabdi : xubin 10-axmed jaamac ismaciil Dafac Xubin 11-cali xasan nuur xubin 12cabdi siciid axmed xubin 13-yaasiin mire maxmed xubin 14-siciid cabdi xuseen. xubin hadaba gudiyadan oo aanay weli shaqada dusheeda ku wada kulmi iyda oo dalka iyo debedaba kala joogaan liiskan oo uu shabakada u soo gudbiyey aqoon yahan cabdale cali cigaal ayaa sidan u qoraa.
-
Liiska Gudiga loo magacaabay dedaal ka soo ulkamay fikrad ka soo maaxatay dhalinta Gobol Sanaag kuwaas oo ka bilaabmay hindise ay soo unkeen aqoon yahanadaasi taas oo dhowaan dhagaxa la dhigi doono dekedan cusub ayay gudiga Debeda ee ku hawlani soo gaadhsiiyeen shabakada wararka ee Sanaag.org liis ay ku qoran yihiin magacyada ka hawl geli doona dhismaha dekeda maydh kuwaas oo kala ah sidan: 1- ibraahim faarax jooj Gudomiyaha maamulka dhismaha dekedda maydha 2-ismaaciil jaamac jibriil: Ku xigeen 3-xmed cali xasan :Xoghayn 4-siciid axmed xaashi xisaabiye 5- naasir cali jaamac madaxa shaqaalha 6- maxamed cali cigaal : khasnajiga guuud 7-hodon barre cabdi maamulka iibka iyo saadka 8-saalax siciid axmed maamulka gaadiidka 9--maxmed siciid cabdi : xubin 10-axmed jaamac ismaciil Dafac Xubin 11-cali xasan nuur xubin 12cabdi siciid axmed xubin 13-yaasiin mire maxmed xubin 14-siciid cabdi xuseen. xubin hadaba gudiyadan oo aanay weli shaqada dusheeda ku wada kulmi iyda oo dalka iyo debedaba kala joogaan liiskan oo uu shabakada u soo gudbiyey aqoon yahan cabdale cali cigaal ayaa sidan u qoraa.
-
^^^^^^ Pictures speak thousand words, this is the only flag respected in the city. Soon that flag will also be in garowe and beyond.
-
^^^ I never said Baraxley was part of puntland i said when will Galckayo have 1 admin instead of two sides galmudug and puntland lol, if somaliland managed to put Ceerigaabo under 1 admin , why can't puntland do the same with galckayo surely since they claim to be 70 percent of the city mise they are afraid of another baraxley karbashing just like few months ago.
-
I don't think we can call him a president yet, horta first let him bring galckayo under 1 admin and liberate Las anod then he can be a proper president.
-
Indeed Qudhac, Juma think its going to be a huge port like the 1 in mogadishu or berbera but that is not the case , since the port will be just a small or medium functioning port which will create jobs , and pave the way for development in the eastern somaliland regions. the most positive thing is the sanaagian somalilanders will no longer have to go to far west in berbera or rely on the far east ports of puntland such as Bosaso.
-
Qudhac, sxb i have no problem with Las qorey being developed aswell for the last time , anigu all i am saying is Maydh and Las qorey are two different respectable places and each need their economical and development needs, but what JB is implying is that we should desert Maydh and instead build las qorey only waxas ma wax lagu hadla? mise ma wax caqliga gali kara ba? that is like saying lets desert burco and instead develop las anod only. some people really need to get their priorities right.