-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Kominshanka Oo Ku Dhawaaqey In Aaney Doorashadii Dhaceen
-
War Deg Deg Ah:-Taliye Nuux Taani Oo Miiska Saraakiisha Ku Xidhay Taliyihii Guutada 31aad Oo Uu Xilkiina Ka Qaaday. Tuesday August 06, 2019 - 20:25:11 War Deg Deg Ah:-Taliye Nuux Taani Oo Miiska Saraakiisha Ku Xidhay Taliyihii Guutada 31aad Oo Uu Xilkiina Ka Qaaday. Hargeysa(HWN):-Taliyaha ciidanka qaranka somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa amray in xarunta miiska saraakiisha ee magaalada Hargeysa lagu xidho taliyihii guutada 31aad ee ciidanka qaranka oo fadhigeedu yahay gobolka Sool gaashaanle sare Ismaaciil Faarax Cawaale (Doolaal). Sida ay sheegeen warar rasmi ah oo Hadhwanaagnews soo gaadhay, taliyaha ciidanka qaranka sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa sidoo kale xilkii ka qaaday gaashaanle sare dool isla markaana amray in miiska saraakiisha lagu xidho gaashaanle sare Doolaal, iyada oo wararku sheegeen inuu jiro khilaaf u dhaxeeyey labadan masuul oo mudo soo jiitamayey. Sidoo kale waxa jirta waan waan la doonayo in layskugu soo dhaweeyo taliyaha ciidanka qaranka sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo gaashaanle sare Doolaal kuwaas oo ay wadaan saraakiil ka tirsan ciidanku balse aan ilaa hada wax natiijo ah laga gaadhin. War Deg Deg Ah:-Taliye Nuux Taani Oo Miiska Saraakiisha Ku Xidhay Taliyihii Guutada 31aad Oo Uu Xil Ka Qaadisna Ugu Hanjabay HADHWANAAG.CA War Deg Deg Ah:-Taliye Nuux Taani Oo Miiska Saraakiisha Ku Xidhay Taliyihii Guutada 31aad Oo Uu Xilka Qaadisna Ugu Hanjabay.
-
Very surprising news. This will get Farmaajo more supporters.
-
Now compare it to West Burco, Sanaag & South Hargeisa politicians who were part of the Federal government at one or another time. Caydiid Ilkaxanaf (Former Justice chief of the Supreme court of Somalia) - over 80 years old General Jama Mohamed Qalib (Jamac Yare) - 80 years old Cismaan Kaluun (80 years old) Ismail Hurre Buubaa (early 80s)
-
All those men from one community died suddenly from mysterious illness and many more died at the age of 60 and early 50s after eating from particular restaurants in Hargeisa. The question is how come politicians from West Burco, Sanaag & South Hargeisa in Sland region die young while those part of the federal government reach 80-90? Libaan Samatalis is currently doing a investigation. Their deaths should be investigated through post-mortem cause it is suspicious how all those prominent figures from one community died from the same "sudden illness" after being rushed to hospital. 1.Col Dhancade (the head of the eastern sector of the military) - Deceased 2013 2. Maxamed Ismaacil Bulaale (former chairman of UDUB party) - Deceased 2009 3.Yuusuf Talaabo (head of the SNM militia based in Kulmiye) and former minister - Deceased 2011 4.Cabdi Aw Daahir - Deceased 2016 5.Suldaan Maxamed Xasan (the second biggest shareholder of Telesom after Maxamed Eid) - 2015
-
It is Sland region that wants the "talks" though as evident to when they got stood in Nairobi by the SFG.
-
Somaliland region is not in a position to demand anything.
-
That should have been their policy since day one but better late than never.
-
The only *** are those RRU related to Muuse Bixi who were sent 6ft under in Ceel Afweyn.