Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,390
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Dagaal Saaka Dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Jabhada Suldaan Wabar. Friday November 15, 2019 - 21:42:10 in News by Hadhwanaag News Boorama (HWN) Faahfaahino dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saaka waabarigii dhinaca xadka Itoobiye ee duleedka galbeed ee magaalada Borama ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo jabhada uu hogaamiyo Suldaan Wabar. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dhashay khasaaro kooban,waxaana ciidamada Somaliland uga dhaawacay hal askari, iyadoo laga gubay-na hal gaari, sidoo kale ma jiraan wax khasaaro ah oo soo gaaray dhinaca Jabhada, sida ay shabakada Hadhwanaag u sheegeen dadka deegaankaasi. Dhinaca kale dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in ciidamo ka socda dawlada Itoobiya ay soo gaadheen xadka saaka waabarigii lagu dagaalamay iyadoo xukuumada Biixi ay halkaasi udirtay ciidamo xoojin ah oo ilaa iyo haatan kusii qul-qulaya deegaanadaasi xadka ku teedsan. Ilaa iyo hada ma jiraan waxa war ah oo kadoo baxay labada dhinac ee ku dagaalamay deegaanada Xadka ee u dhaw magaalada Borama, balse mar aan isku daynay inaan la xidhiidhno masuuliyiinta gobolka iyo jabhada wabar nooma suurtagalin inaan helno. Waxii warara ee kasoo kordha kala soco shabakada Hadhwanaagnews. Dagaal Saaka Dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Jabhada Suldaan Wabar. HADHWANAAGNEWS.CA Boorama (HWN) Faahfaahino dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saaka
  2. War deg-deg ah:- Maamul gobolleed lagaga dhawaaqaayo gobolka HAWD ee Baligubadle Wednesday November 13, 2019 - War deg-deg ah:- Maamul gobolleed lagaga dhawaaqaayo gobolka HAWD ee Baligubadle Hargeysa(HWN)-Waxa magaalada Baligubadle ee xarunta gobolka HAWD ka socda kulamo ay yeelanayaan Dhalinyaradda aqoonyahanka iyo waxgaradka deegaankaas, waxaannay kulamaddaasi daarran yihiin arrimo khuseeya Masiirkoodda ummaddeed iyo ka deegaankoodda labaddaba Kulamadda ay iskugu yimaaddeen Dhalinyaradda, Aqoonyahanka iyo Waxgaradka deegaankaas ayaa ujeedkiisu yahay samaynta Maamul-gobolleed, kadib markii ay sheegeen iskunna qanciyeen in Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku fashilantay waxyaabo badan, isla markaanna Xaaladdii dalkku ay meel halis ah marayso, bulshaddiina sii kala socoto, waxaannay sheegeen markii ay isla eeggeen arrimo door ah oo jira awgeed inay lama hurraan tahay samaynta maamul gobolleed ay taladdiisa gacanta ku hayaan. War deg-deg ah:- Maamul gobolleed lagaga dhawaaqaayo gobolka HAWD ee Baligubadle HADHWANAAGNEWS.CA War deg-deg ah:- Maamul gobolleed lagaga dhawaaqaayo gobolka HAWD ee Baligubadle
  3. Madaxweynaha Puntland Ayaa Lagu Soo Dhaweeyaya Dhahar
  4. Berbera Ciidanka Oo Soo Badbaadiyay Ajaanib La Afduubtay
  5. @galbeedi didn't the coastal communities of Awdal voted for Kulmiye mainly. They now realized it was a bad decision.
  6. He already did. The good general has big ambition. " Aniga ima Khusayso Arrintaasi, Waxaasina Waxba Kama jiraan Odayaashuna ima dhallin, Madaxweyne Ka Hadlimaayo Annigaa Madaxweyne Ah" Siciid Cawil Caare
  7. Deg Deg: Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Deblay Weerartay Saldhig Ku Yaala Boorama.
  8. Muuqal laga heley weerarkii lagu qaaday Saldhiga Ciidanka Booliska ee Magaalada Borama
  9. Dablay Hubeysan Oo Saaka Weerar Ku Qaadey Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Borama Monday October 28, 2019 - 08:29:34 Dablay Hubeysan Oo Saaka Weerar Ku Qaadey Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Borama Dabley hubeysan oo aan ilaa hada la garan heybtooda ayaa waxaa ay saaka abaaro 5 subaxnimo ay weerar gaadmo ah ku qaadeen saldhiga dhexe ee magaalada Borama . Dableyada ayaa waxaa ay iska caabin xoogan kala kulantay ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland ee saldhigaasi ku sugnaa taas oo sababtey in ay meesha ka cararaan dableyadu. Wax khasaare ahi oo goobta ka dhacay ilaa hada lama sheegin balse shacabka magaalada Borama oo la yaaban raraastii meesha ka dhacday ayaa saaka isku soo xoontey afaafka saldhiga dhexe ee magaalada Borama Ciidamada amaanka ayaa ku dabo jira dableyadii weeraran soo qaadey saaka Dablay Hubeysan Oo Saaka Weerar Ku Qaadey Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Borama BURCOONLINE.COM Dablay Hubeysan Oo Saaka Weerar Ku Qaadey Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Borama